site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Hadaad Guurasaneyso, ma weydiin lahayd inanta in ay VIRGIN tahay iyo inkale,hadaaney aheyna ma Guursan lahayd..

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Hadaad Guurasaneyso, ma weydiin lahayd inanta in ay VIRGIN tahay iyo inkale,hadaaney aheyna ma Guursan lahayd..
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaaliye

Unrecorded Date
Hawl yar baa i haysata, ma la weydiin karaa inanta in ay Virgin tahay, inta aanad Guursan.
walaalyaal qof walowba si sharaff leh oo aqoon is weydaarsi ah rayigaaga u bixi rag iyo dumarba.
xasuusnaada (wax is weydiini ma xumee wax is weydaaris baa daran)..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waxaan umalaynayaa maadama aad xumaan samaysid iyi sinaa inaad umalaysid gabarkstaa inay xun tahay.

waxaan kugu talin lahaa stay away somali sisters you bloody dhilay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

timiro

Unrecorded Date
kaaliye adiga malagu waydiin karaa? hadii aad si qurxoon u soo jawaabto adigana waalagaga jawaabayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Oday_duq_ah

Unrecorded Date
yes'n'no

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaaliye

Unrecorded Date
To Ann
Salaan.
maad fahin suaash ee ku noqo walaal....
gabadh aanad garaneyn, oo guur xaq ah isugu imaneysaan,for the best intersest of every body and the best of your clean marriage and live... would you ask, it's inevitable Q.


To timiro...Salaan
Haa weeye jawaabto gu'an,si dhaqanka iyo Diinta loo ilaaliyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

timiro

Unrecorded Date
hadaba kaaliye waad na weydiin kartaa lakiin su'aashaadu waa in ay ku saleysan tahay ma guursatey mise gabar ayaad tahay .sababtoo ah dadka badankood qurbaha joogo siyaabo kala duwan ayaa la isku bartaa marka qof walba xaq buu u
lee yahay in wax la is weydiiyo lakiin raga waxey-
u arkaan in ay u banaan tahay su'aalaha raga oo-
kaliya qaar waxey yiraahdaan gabadhii rabto in ay-
wax ka ogaato ninka ay guursaneyso tan anigeba-
ishukaansane marka walaalyaal halawada sheekesto -
si la isu fahmo reer adag loo helo hanalaga daayo cayda-
waagii hore walidkeen ayaa noo fiirin jirey hada-
laakiin waa idin shukaansaneynaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Oday_Duq_Ah

Unrecorded Date
my GOD.......ciyaalki way naga fakadeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fardoowso

Unrecorded Date
to. kaaliye walaal waad weydiin kartaa kolley ani hadii la i weydiiyo xumaan uma arkeen ,laakiin walaal ku dadaal wanaaga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
fardowso: hadii lagu su,aalo laakin adigu maxaad ku jawaabi laheeyd...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Oday_duq-ah

Unrecorded Date
War ciyaalka yaa noo soo cesha.

ila taliya ooooo ma isaka tagaa
aaa aaaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
odey_duq-ah. xaajiyada hadeesan kaa tagin nasiib aa leedehey ciyaal ka tagey dhiblee kaala tageen,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaaliye

Unrecorded Date
To fardoosa.
Mhadsanid walaalo taladaa iyo maskaxdaa fiican,
waan ku dadaali wanaagaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fartuun

Unrecorded Date
kaaliye sidey gabdhaha iga horeeyayba kuu sheegeen u qaado wanaagana ku dadaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muwaxid

Unrecorded Date
Kaaliye.

Gabdhaha sida fiican kuugu jawaabey aan hal arrin kuugu daro.

Haddii gabadha ay bikro noqon weydo GUURSO oo ay diinteeda immikadan la joogo hagaagsan tahay. Ilaahey wuxuu kaasiin doonaa abal marin wanaagsan maadaama kurbo aad ka qaaddey. Waxaa laga yaabaa iney aad u murugto markaad dhinac marto bikro la'aanta aawadeed oo sheydaan ka faa'iideysto dabadeedna suuqa gasho iyadoo is leh "BIKRO MAA TAHAY BAA KU SUGEYSA KOLLEY". Walaal sheydaan baa dadka ku xariira gaar ahaan dhallinyarada "laba meel kuma kaliyoobaan illaa sheydaan baa saddexeeya" ayuu yiri rasuulka sallalaahu caleyhi wasllam. Nolosha maantana soomaalida dibadda gaar ahaan waa "UNCHEKED ACCESS TO SEX" meel walba. Marka gabadhii ilaahey badbaadiyo ayaa badbaadeysa ee walaaloow intaad katala baxdo LEX JECLEYSIGA GABADHAAS NIYADDA HAKA DILIN. Iney ilaahey si fiican ugu toobadkeento towbad khaalis ah ayaa la arkaa oo ay kuu duceyso adna dulqaadkaada. Marka
waxaa kaloo la yiri "ALL THAT GLITTERS IS NOT GOLD" oo waxaa laga yaabaa bikro intaad u xilato- haddey gabadha noqon weydo- mid kale oo ilaahey balaayo kaa raaciyo ee tan ku nasiibso haddey diinteeda fiican tahay.

XOR INAAD TAHAYNA OGOW OO WAXAAD DOONTO AAD SAMEYN KARTO WAA IGA WAANO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
"BIKRO" ereygan foosha xun lehna waa in gebigiisoo dhanba laga saara af Somaliga.

asalkiisaba halkuu naga soo galay ereygan "BIKRO" horta?

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Unrecorded Date
Ciiserooti,

Markii horeba ereygu af Somali ma ahayn ee waa carabi.

Kaaliye,

Horta wixii waano iyo war celin ahaa waxaa kuu dhameyay MUWAXID ajar iyo xasanaad Allaha ka siiyee, anna waxaan ku dari lahaa marka aad gabadha weydiineysid inay bikro tahay adiga laftaadu bikro ma tahay marka hore, mise intaad waxaagii soo qaddimatay ayaad haddana raadinaysaa mis cusub. Mushkiladda aan qabno raggeenu wa taas, annagii waxaan samayno su'aal ma leh gabadhii waxay samayso waa in la baaraa. CAJIIB!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fartuun

Unrecorded Date
muwaxid iyo muriidi afkiina caano lagu qabay walaalayaal horta waxaad u hadasheen sida dhabta ah ee ay gabdhaha somaliyeed ka xishoonayeen ajir badana alaha idinka siiyo aamin.waxaan ku soo gabagabeen in labada dhinacba rag iyo dumarba xumaanta naga dhowro aamin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUHUUR

Unrecorded Date
Maansha allah!

Kaliye you and cocacola bottles have something in common, and do you know what? Both of you are empty from the neck up. And i am through.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin Bikro jecel

Unrecorded Date
Suhuur

And u are empty from the waist down....you lose your virginity and that is why you hate that particular word.
I will ask my girl if she is a virgin. There is nothing wrong with that girls. There are millions of reasons for asking that question. I don't want to sleep with Macsileey with Aids.

By
Nin Bikro jecel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
kaaliye,
ayamaa waxa wax guursanayo ma ninka mise naagta?
taas marka aad jawaab u hesho is weeydii factor yaa ah?ofcourse naagta,so ninka xaq buuxo ayuu u leeyahay in uu weeydiiyo naagta in ay bikro tahay iyo in kaleh,si ka sahlan haddii aan wax kuugu sheego,marka la isku kiin mehrinaayo adiga iyo inanta shiikha idin meherinayo wuu weeydiin ,ma bikraa?mise waa loo galmooday?warqada nikaaxana waa lagu qoraa sidaas darteed waa lagama maarmaan in aad weeydiiso waxa ay tahy ceebna ma aha,dadka leh kalmada carab ayeey ka timid ogaada in quraanka uu ku qoran yahay carabi,lagana soo qaaday kalmadaha carabiga ah.
haddii aan u soo noqdo haddii aysan ahayn bikro ma guursanaa?taas adiga ayeey kuu taalaa laakiin labadaba way kuu banaan tahay.
wixi su'aal ah oo arintaan ku saabsan wax waad iga soo weeydiin kartaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
xamardaye hadba kii sharci leh baa guursada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
hebel

aan dhageeysano kaaliye waxa uu ka yiraahdo.
maxaa sariirti catiirka eheed looga soo dhibkaas ayeey keentay miyaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
haa sxb
haday gabadhu sharci leedahay iyadaa wax guursata.
haduu ninku sharci leeyahayna isagaa wax guursada.
haday wada leeyihiina wey siguursadeen.
soo maahan huunayaal?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burhaan

Unrecorded Date
To: Kaaliye

Wallaal Su'aashan iiga jawaab, dabadeedna talo anaa ku siinayee: Haddii ay gabadhu ku tiraahdo Bikro ma ihi oo qalad ayaan soo sameeyay, kolkaas maxaad sameeyneeysaa?

Thanx

Burhaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ala dhurwaa (waraabe dadoow akhyaarta) aa wuxuu yiri:
dadna hilib gugii ka qad....dadna jilaalkan taagan beyba futada ku sitaan.
.
.
.
.
burhaan saaxiib anaguna (aniga warta neefoowkaniini shengaani michigan maanyo iyo qaar kaleba) gabadhiiba ma hayno adna bikraad dooni?
walee sheekh macow canjeelo aakhiro war (hee) aa jiraaaaaaaaaaaaaaaaaa.
.
.
.
jaaw hee wa is kala gediyay ani.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
gabdhahaan koley waxee soo taataabteen ama bikro dheh ama ha dhihin gacmahaa la ursadaa hadii shiir shiir uri waayaan waa la aroosaa.
.
.
baasho bikro jibis miyaa?
biish bikro jibis miyaa?
naas ka jiid-jiid bikro jibis miyaa?
cajir salaaxoow bikro jibis miyaa?
buraashoow bikro jibis miyaa?
masterjerk ( for him or for her) bikro jibis miyaa?
usaaroow bikro jibis miyaa?
1-900 do-me bikro jibis miyaa?
.
.
.
burhaan xaa bikro jebis wadaayoow?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali Dhareeroow

Unrecorded Date
ninka haduu siigeysto bigrada maka jabee oo ma waxaa la leeyahay ninkaasi bigro ma aha.... iisoo cadeeya taas!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
sxb dhareerka xaaji su'aashaas anaa hore la iigu diiday jawaabteed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
hebel,
taataabasho jaceel biloowgiis lee ahaa waxaa bikro jebis ah BAROOMIS (ka dhex bixid),ursiis wax ma dhibaayo haddii uusan cabin koktail oon balaayo ka imaanin.

CALI DHAREEROOW,ninka practice ka waa loo rabaa,waxaa u dhinaanayo markaas ka dib in cambarka la tuso meesha uu ku yaalo,isaga waa iska bikro inta uu tiir uga baahanaayo.
hebel iska seegeeyso baas maleh,wax lee baro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaaliye

Unrecorded Date
Salaan dhamaan,
Muwaxid, mahadsanid si fiican tusaalaha hanaanka leh.
To nin bikro jecel: ninyaow magacaaga kuguma raacsani, laakin waxaan kugu raacay oo kelya when you mention that there are many reasons.
Xamardaye, Million thanks.
Haddaba su'aasha iyo nolosha anigu (MUWAXIDOW) aan xaq u leeyahay gaar ahaan waxa weeye in aan shaki la'aan nolosheyda ku jirro, hadaaney BIKRO ahayn sidaan nolol NADIIFA oo aan saxan saxo laheyn loogu noolan kara.
hadaan BIKRO jirin qofku ma aha DAAHIR.
labada qof haddey hore isu yaqaanan (SINEYSTEEN) waa sheeko kale, laakin haddii ay guur isgu imanayaan waxaan filayaa diin iyo dhaqan in aan laga tagin, inanta BIKRO ahi waa is hubtaa sharaf iyo nolol nadiif ahana waa faani kartaa ( with her husbend).
laakin gabadh wareegta sideed u odhan kartaa dambi ka qaad oo ha qalbi jabin( nolosheedii dar yeeley, aniga teydi meedey).
nolosh waa la noolan kara , laakin noloshu nadiif ma tahay.
Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asad

Unrecorded Date
yes, u can ask and if she is virgin, make her come out and enjoy this world. why not? of course you can marry, bye the way, i would recomend you marry non virgin, its better believe me.from my point of view, i see nothing between virgin and non virgin, gosh these stories are gone long ago. there r alot of reason why a girl can loose her viginity and if we glue these reason that she slept with someone then u r fool. even if she does what is wrong with that, you also did. so go ahead and get her.
baka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhilo ma ihi

Unrecorded Date
anigana arrinteydo waa bariga dhex.ma doonayo inaad i soo ceydaan ama aad tiraaahan waa dhilo waayo ma ihi.
wali la igu ma sheegin gabadhii ina hebel ayaa xagaa mareesay diskotag iyo ragga iyo wax la mid ah
waxaa laga yaabaa ineydan i rumesan laakiin waa run
ani bikro ma ahi nina lama seexanin oo taa ilaahey ayaa og
mida kale gabadho markey nin la seexato way is badishaa oo jiidh keeda ayaa looga jeedaa.laakiin ani jidheygu waa sidii
jecel wax la dhaho na ima qaboto ragga waxaa jira ragga badan oo guur igu imid iyo kuwo hada soo socda oo magalo kale kaimaanaya

maxaan sameyaa?
waxaana rabaa guurxalaal iyo nolol fiican laakiin bikro ma ihi horena la iima soo guursan walaahi marmarka qaar niyad jab ayaa igu dhac, nin gaalana ma doonayo iyo wax la dhigma ah. bal xal keen walaalayaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaaliye

Unrecorded Date
To asad.
Hello;
thanks for flouting your participation,but i do not know why you recommend to me the none virgin,and presicely speaking when you opine like that i think you are hurting alot of traditional clean women,and it's upsured to say they are same.
and when you say it's better,i can only explain that you mean "she must be BITCH on the bed" and i don't want that.


To Dhilo ma ihi.
Hello.
Run xaalkaagu bariga dhexe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muwaxid.

Unrecorded Date
Kaaliye.

Saaxiib, waxaad tiri "Haddaba su'aasha iyo nolosha anigu (MUWAXIDOW) aan xaq u leeyahay gaar ahaan waxa weeye in aan shaki la'aan nolosheyda ku jirro"

Waa runtaa oo qof waliba xaq buu u leeyahay inuu ku noolaado shaki la'aan. Raggana xagga guurka wey ku weyn tahay qarkood. Aniga walaal intaan hore kuugu sheegey ka badan kuuma sheegi karo oo ah inaad ama weydiiso o aad ku sabarto jawaabtey ku siiso ama ku gacan seyrto haddaad ku qanci weydo jawaabta. Inkastoo aan aniga calool jilicsanahay oo aan oran karin orodoo iga tag gabar aan guur niyadda u galiyey.Wey igu adag tahay saaxiib. Maan marka hore ka fiirsado intaan meelahaa isla gaarin gabadha.?. Ama hadii la i siiyo(in kastoo aan jeclahay midaan calmadey) marka hore weydiiyo xaaladdeeda?.

Waxaad tiri "hadaaney BIKRO ahayn sidaan nolol NADIIFA oo aan saxan saxo laheyn loogu noolan kara."

Saaxiib, maxaa kugu dhaliyey in mar haddii gabadha ayan bikro aheyn ay nin waliba la seexaneyso xitaa markaad guursato?. Ka warran shakigaas haddaad naag bikro ah guursato waa halis inuu niyadda kaa galo. Maxaa yeeley waa qatar in labo is qabtaayi ay iska shakiyaan. Bur bur buu keenaa iyo furriin.

Shakiga wax yaalaha looga fogaan karo waa tarbiyada diinta iyo qancinta aad qanciso naagtaada adiga dhinac walba. Xagga sexka, dhaqanka wanaagsan, wacyi galinta iyo tusaleynta, u noqosho aad u noqoto indhihii ay wax ku arki laheyd. Marka haddey intaas qancin waayaan qofta aad nolol la qeybsaneyso ogoow waa mid bahalo qaad ah oo waad ka tegi kartaa laakiin waxaa la yiri "Kamaa taddiinu tudaan". Sidaad ku dhaqanto ayaa laguugula dhaqmaa. Marka saaxiib naagta ninkaa mar walba la rabaa inuu tusaale u noqdo oo haddii ballan adag aad kala xirataan aadna noqoto nin aan laalaabad aqoon waa beenteed iyana iney taas wax ka duwan kugula dhaqanto marka sida ula soco. Naag si kastey wax u taqaan ama karti u leedahay ninkaa tusaale u ah oo la rabaa inuu isaga wax waliba kaga horreeyo. Marka shakiga meeshas yaa lagu daweeyey oo karti iyo aqlaaq wanaagsan haddii ninka laga helo waxey u badan tahay naagtana iney ku raacdo ninkeeda wanagga. Hadduu wax qasto iyana wey qasaneysaa koley ku xumeyso ninka. Marka ninkii is huba waxba ka halaabi maayaan.

Hadii aad aad u dhibsaneyso bikro la'aanta marka horeba ha gelin laakiin hadalkeyga waa tusaaleyn meel kale aan wax kaa tusinaayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muwaxid.

Unrecorded Date
Dhillo ma ihi.

Abbaayo don't you worry, hadda sidii hore maaha ragga soomaalida. Waxaad heleysaa mid fiican inshallaah oo ku qanacsan aqlaaqdaada iyo sharaftaada kale oo aan alaabta dumarka ka hormarin dadnimada kale.

Reer magaalkii in kastoo la boobey haddana calfkaagaad suagneysaa in shallaah. Ogow nolosha inaan ilaahey kuu siinnin inaad wax guursato ee muhimmadda ya tahay inaad isaga caabuddo. Guurka waa la helaa waana la waayaa. Gaaladii baaba hadda la gursadaa kaadida aan iska dhaqi aqoon waaba gabar soomaaliyeed oo boqorad ah. Abbaayo take care and be strong you will survive.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muwaxid.

Unrecorded Date
Dhillo ma ihi.

Waxaan kaa illobbey inaad runta u sheegto nimanka guur doonka ah iyo inaadan bikro aheyn adigoo u sharxaaya arrinta sidey tahay. Waayi meysid mid kugu raaca. Inshallah anigana waan kuusoo duceynayaa in ilaahey guur xalaal ah ku siiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahamed2

Unrecorded Date
To dhillo maihi

Walaal salaamu caleykum marka hore

walaal waxad ogaa taa in qofkii ilaahay hagaajiyo ayuun baa dhowrsoon . walaal axad ogaataa in wixii ilaahay kuu qoray aanay marnaba ku seegayn oo kii ilaahay kuu qoray uu isagoo soconaya kuu iman doono
markaa walaal naftaada wanaag u sheeg hasyna odhan maxaa adiga ku gu dhacay ooy wax kuu gu iman la yihiin. walaal ilaahay waxan kaaga baryaa in nin saalixa oo wanaagsa oo ilaahisa yaqaana uu ulaahay ku siyo adiguna waxad ku dadaa shaa allacabsiga iyo cibaadada
asalaamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhilo maihi

Unrecorded Date
to mohamed2 mahadsanid aboowe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhiloma ihi

Unrecorded Date
to muwaxid mahadsanid walaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
To;Kaaliye

Do U want to marry the person or the Vagina ???????????????

Peace all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asad

Unrecorded Date
kaaliye weli waad yar tahay, nolosha addunka nus ayaa kuu harsan. koley ninka intuu gabar uu ku yiri waa ku rabaa, waan ku jeclahay hadana dhahaayo bikro ma tahay inuu waalan yahay ayaan u heystaa hadaad mid saas ah rabtid baadiyo kac oo ka doono.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Asad Good point my brotha!
So far 2-0 ey shekada maroysa.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To;she
i assume you miss one part, let me repeat.
waxay ahayd, haddii aydin gabadha isugu imaneysaan guur xaq oo laysu kiin keeney (eg through family traditions).
I mentioned earlier (haddii gabadha is taqaanan waa sheeko kale taaso ah ama is jeclaada ama kala Sinneysta).
regarding your Q surly the answer is the PERSON, but also don't forget that the VIGINA,(as you definate ) plays huge part of the marriage.
To asad:
SXB haddii dunnida nus ii hadday ( i can't waite to see may be another live)
SXB mar labaad aan kugu celiyo jacayl meesh kuma jiro adiga iyo QOFKA ( She ) dush sare wax umeydaan eegin.
waxay ahyd, guur xaq ah oo keliyo isgu timaadeen sabatoo ah QOFTA Isma TAQAANAAN.
haddii iydin hore isu taqaaneen ama isjecleydeen waa arrin kale, taaso ah barasho hore ama sineysi hore.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
aniga waan weydiin lahaa haday tidhaah HAA waxaa kale oo aan weydiin lahaa intey girgin ahayd iyo worentiga inuu yahay factory mise limited worrenty.
laga yaabe inaan by ashindanti ku dilaaciyo.
.
.
.
.
wa bilaahi toofiiq....toowfiiq yaa arkay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Mudane Kaaliye/Anonymous

No baby I didn't mis a (.)...
U are intrested in marying women that U don't even know "through family tradition" that is fine by me aboow!

U don't know her personaly yet U are willing to marry her Y on earth do U care if she is Virgin or Dis-Virgin my bro?
When U don't even give a Sh*t about who she is and U want to spend the rest of your life with her
The conclusion from my small head will be He wants to marry the SABIIL/VAGINA/PUNAANI/SH*TO/SISIN ETC
Not the owner of the Vagina!
If I am wrong aboow pls correct me and Thank U!

Just out of curiosity Are U virgin Bro? that means U never did the grown up stuff by your-self or with the company of others

Hebel
Stooooop pls U killing me Lol

peace & <3 all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaamuur

Unrecorded Date
She

nin maa la weydiiyaa virgin maa tahay, waa maxay sheekada gaalada camal aa noo keentay...nin bigro ma noqdo man bigro jabo ee abayo afkaaga suubso...ask the guy if he is DOOB or not taas aan naqaan inaga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,Gabdhaha Reer Virgina beryahan waa leysku arkay ,,,


,,,Hebeloow hortu Virginia-dan la sheegaa sow taad daganayd maaha,,,...


,,,,,,Walaashay She adiguna ma gabdhaha Virginia-daa la isku arkay kuwan Deggan baad ku jidhaa walaashay,,,Suaashu waa su'aale adoon Xumaan iigaga qaadan oo si kale u fasiran,,...


,,,,,Ninka hablaha Virginia deggan ku waashoow Cajaladaanu halakan ku daawanay oo Gabdhahaa lagu amaanayee heedhe ka gaadh tii waloo aad ka heshaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ukhtii

Unrecorded Date
Malaaq NeefowKaniini, xumaan ha iga qaadaniin, lakiin magac sidaad uu sheegtay "Virginia" ma aha, ee waa Firjinia.
Firjinia, waa magaaalo asalkeedba taariikhi ah, dadkuu waxaa ka soo jeedaan dulaal kale oo waa:
Fir-jiini, arki meeysid cid dacas ku socota, waa la cag cad yahay oo la is baacsanahay.
Ruux walba ama wux uu socda therapy ama waa ka yimid and asag ama iyaada ayaab ah a mental therapist. Xalwaadii iyo barfuunkii uun baa maqan, durbanka waxaa inoo haya omar yare rappers

,,,,maama uu weeyne, war sar maama uweyn
,,,,ow malaaq madax daa darmaanta ha iska laayn
,,,,ow ha iska laaynin, dab iyo ciil hanna badine


War meeye reer Firjinia?
Usheega ninkakani in a Firjinia tahay for lovers, roobkana uu aad inoogu da'iin sida magaaloyinka qaarkood.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
She
Let me ask yar small head a very big question:
If a female creature does grownup stuff with a vibrator and the damn thing broke and she goes to a hospital in a small town with outback steak-house and she stays there in the hospital without having her steak medium-rare and the doctor says is there a nurse in the house and the woman says (yes me) and finally the town's farmer a 95 years old man who will retire in 3 years gets the damn vibrator out with piece of pliers does that make woman un-girgin or soon-to-be-un-girgin or ex-girgin or never-was-a-girgin or girgin-on-high-heels or a bloody-girgin-whose-steak-hasn't-been-done-yet?
.
.
.
Please it's a tricky question so don't jump onto yar high-donkeys...they said it's never too good for the canbar.
.
.
.
Thanks ma'am.
.
.
.
Oh! By the way ya forgot canbar....what's the matter with ya?
.
.
.
.
.
Neefoowsaaxiib Virginia waa degenahay aan welibo saabuun umarsadi (ifyanowhatImea)
.
.
.
Gaamuur markuu macmacaanku kaa imanayo haduu cubeedku gariiro oo qudha oo waxba tifiq soo oran waayaan iskaba daa iney kusoo jiidhaane waxaad tahay sxb girgin canbar doon ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonmous

Unrecorded Date
To she,
The answer is YES i am marrying the VAGINA as you said,but ofcourse i have to care about the OWNER as you also said,being nice with the OWNER or the HOLDER and caring about her,is reqired since she is connected to a thing which is huge part of the marrige.
pre-arranged marriage through our thankless culture( for only this matter ) then you have to go for the thing, since the person is not yours.
by the way,these are out of the quation SH*TO,PUNNAI,SABIIL and SISIN, they'r from the reasoning of your small head, by the way is he shaking.
To neefeewkannini+Ukhtii+hebel;
guys anigu afkeena iyo sheekadiina fahmi waayey.
nabadeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
soo baro afsoomaali duqa intaadan girgin isku taagin horta.
.
.
.
.
neefoowgudoomiye u hees ninka sxb.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Jaale Gaamuur!
let me correct ya bro Doob = nin an weligis gursan
Virgin= qof an weligis wax cajimin oona la cajimin ok thank U..

Jaale Anon/kaaliye

Come Again??????????

Anyway Vagina is very hard to deal with bro specially if U don't have any expirience with that "V"so I suggest U watch Dr Ruth Randals Sunday Night Sex Show trust moi that is b4 U make any contact with the Vagina or the Owner.

Undrestanding the owner is more complicated than the "V" with or with out expirence so don't even think about comunicating with the owner Just focus on pleasing the "V"

Note; the G spot is not in the "V" is in her brain,U can't get there by U self so ask Directions listen and focus. Don't give up unless u find the G spot Next time ur looking for the G don't assume is in the some place like yesterday.........Big NO NO
V and owner V & owner U can't have one or the other V n owner,,,,,,,,or forget about everything n act like al-bundy :)

Jaale Hebel

No comment to your big head with the Small brain!
peace n <3 all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
hebel,

abaayadeey waa fur furantay,
darsi ay bixisay,
adigana xoosh aa lagu siiyay,
mac sonkor ay kugu tahay,

she,
ani maba guursanaayi haddii aysan
eheen,perche dariska inaas dhageestaan aan la rabaa.
isbitaal meeshii ku yaalo ma aqaani,
ani farsamadeey leen rabaa.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaaliye

Unrecorded Date
She;
my fingertips are capable of reaching the biggest of all the G-spot,that will happen gradually when I am going down,intently(gaze) no hurry.
about the show, i can only watch a live show,(just kidding)
i agree with you, you won't get all the things and the best of it unless you go through the person nice and slow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adam yare

Unrecorded Date
to kaaliye iyo dhamaan ragga soomaaliyeed suŽaal !!!!!! hadii ay gabadho faraheeda is galiso ooy kuu sheegto arrintaa yacni hadii ayna la seexan ninkale adi kahor laakiin ay iyado sameysay wax bikrada ka jabiyay ma guursanlaheed

si daacad ah igu soo jawaab walaalayaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Biismilaah alRahmani alRahiim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

canab

Tuesday, August 08, 2000 - 01:51 pm
To kaaliye.. Haa weeye walaal waa la wediin karaa aniga waa fahmi hadii lay waydiiyo si fiicana waan uga jawaabi.inanta haddii aaney aheyn Virgin sharaf iyo reer wanaagasan ma dhaqato..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugr

Thursday, August 10, 2000 - 06:10 am
aniga miskoo ayaa i weydiiyey virgine maa tahay markii aan dhahay haa
wuxuu i yiri ma jecli virgine girls
marka kaaliye adiga ma virgine ayaad jeceshay´?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.