site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waa maxay Mooryaan?

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Waa maxay Mooryaan?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Maxay tahay kelmaddani? Does it mean warlord?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

moryan

Unrecorded Date
Waa Hawiyeha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
waa askari macawis wata xaga sarena shaadh tuute ah iyo labo kabood oo janbal ahoo jagagac-jagagac-jagagac leh xidhan.
qoriguu watana isoo weydii hadhow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fardoowso

Unrecorded Date
to hebel maxaa hada u sheegi weeyse

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
hebel: tintiisa sey u jarantahay aa hilmaamtey(oneply) aa ujaran.
macawista waxeey ujoogta jilbaha korkooda,lugihiisna (juqufeey) aa baabah ka dhigtey.!
banooni asoo cayaara hadii aragtid kala dheerta oow teestu ku celinaa.!

qoreyga wato adaa iga badiya noocuu yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anony

Unrecorded Date
anonymous Look at this and

<img src=" http://www.wallonie.com/w4/jmcso004.jpg">

Let me if that answered your question

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TO; ANONY LOOK AT THIS AND AANOO DHAHEE HALKOO OO JAREER AH AA NOO SOO QABANEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
•••••••• waxaa la dhahaa dadka dadka kale beerahooda xoog ku haysta, guryahooda inuu shaqaysto ma rabo kaliya wuxuu kunool yahay dhiiga dadka kale sida waxa ka dhacay xamar tobansano kahor

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
moryaan muuqata iyo moryaan qarsoon aa jiraan ee iska jir.

moryaan qarsoon: waa kuwi waagoow waddanka daganaa dadka dhiigooda miiran jiray (Blod Suckers) beeraha sharciyeystay waagaas ee aabeheey iyo aabahaa ka dhacay xaqoodi, mugoow xaa dhacay yirina? Gaalshiro qoorta loo geliyay. Kuwaas waa X moryaan. laakinse dadka magacya cusub iyo dhar dahsoon eey ku qaldi jireen.

moryaan Muuqata: Arrinku ways badalay ee ogoow, kuwii gaalshiraha ku jiri jiray ee beerahoodi iyo guryahahoodi la dhacay waagi hore, aa hadda soo jeestay aaseey xaqoodi gacanta ku dhigeen.

moryaanki hore waa cararay koo cusubaa yimid.

Laakinse hal qolo aa waligood jiri jiray oo kuwaas waaxaa la dhihi jiray "Yamaahuur". ...................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
Qofka rabo kalmada macnaheeda:
Maqabo sida ay beerta kuu galiyeen in ay tahay macnaheedu,ee waa ••••••••= ka rogoo laba saar.

xaq u dirir,it's very simple.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

smiley

Unrecorded Date
arba,aa warta suuqa maxaa meelwalba dhigey ma dhilooyin dhig dhigaa.
mooryaanta bal ii kaadsha aan waydiiyo saaxiibaday, HAA WWAA GARANEY OO IDINKU MAXAA HAYDEEN MA TA QARSOON MISE TA MUUQATA
anagu waxaanu nahay ta dadban meel kasta oo ay joogtana dhulkey taakotaako ugu jirtaa waa deydey, mooryaa, yamaahuur , angaa isku fuuqsaney oo habeen ku casheyney
HA DHICIN HA JABIN , SOO SOCO WAAD QAB0OBIYE AUYAAN KU MAAWEELINAA MARKAASEY IS ILAABAAAN, KA DIB MAXAA DHaCA MA TAQAAN MAYA/?
lafahooda ayaan maraq ku dhuuqnaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
waana indho gadgaduudan yahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIIxaaji

Unrecorded Date
•••••••• waa dadka HAWIYAHA SIDA NAARTA HAAWIYA ZULU cawaan aan caqli iyo cilmi midna laheeyn diintuna ku yartahay,islaanimaduna dhahwaan gaartey,badankood waxeey ahaayeen kuwo gaalda talyaaniga kuhoos nool xilaydii soomalida saxda ahi ladagaalmaysay guumeeystaha,ka horna magaalda muqdisho baadiyaheeda ayeey ku hareereeysnaayeen oo caanaha keeni jireen,gabal dahca markeey tahayna magaalada wa laga saarijirey,inta duub yar oo sokor ah loo xiro. •••••••• WAA DADKAAS WAANA DADKA HAWIYAHA AH,
TAARIIKHDA DADKA SOOMALIDA AH LAGUMA HAYO •••••• OO MAAMUL MEEL KAGALAY AMASE HAWEEYSTEY INUU WAX MAAMULO,WA MARKII UHOREYSEY MARKEEY •••••••• HUBEEYSAN MAGAALADA MUQDISHO SOO GALEEN WAX HOR MAR AH OO DADKA IYO DALKU GAAREYNA MALEH,DIB UDHAC IYO BUR BUR MAAHANE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIIxaaji

Unrecorded Date
HAWIYEEEEEEEEEEEEEEEEEEEE
WAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA
MOOOOOOOOOOOOOOORYAAAAAAN
NAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAARTA
HAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAWIYA
EEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEE
WALAAAAAAAAAAAAAAAAAAALLO
YIIIIIIIIIIIIIIIIIIHIIIIN
WAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAANA
ZUUUUUUUUUUUUUUUUUULLLLLU
SIDAAAAAAAAAAAAAAAAA
TUTSI IYO HUTI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Aryaa LEE Xaaji,

Ciyaalki SOS maa tahay? Lee & Xaaji ismaraacaane kala deey.

Horta hore waxaan ilaah ugu mahad celeynaa inuusan naxariistiisa adiga gacmaha kuu galin saa mar horaad ummadda gubi lahaydee.

Tan labaad adeer nin ragaa tahee adkeeysi lahow, haday shalay kuugu jirtay maanta dadkalay ugu jirtaa ee caaydana iska dhaaf sidi dumarka ha caytamine. Hadii taariikhda Soomaliya halaga hadla la yiraahdana waa ogtahay facshir iyo foolxumo aabaheed aa ku dabataal ee hanagu faaqidin yaan lakala cararine.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIIxaaji

Unrecorded Date
KANAXOO NAFTA WAA
TAARIIKHD MID DUUGOOWDA MAAHA,ANIGA SHALAY WAA IIGU JIRTEY KUMALIHI,MAANTANA MA LITOO OO SOOMALI BAAN WAX LAQABAA SANGAHEEYGUNA MAGAABSHO,INAAN SHALAYNA KA ROONA MAANTANA 100% KU DHAAMO AYAAN KUU SHEEGAYA,TAARIIKHDU WAA MADUUGOOWDO,•••••• WAXUU GALO IYO WAXUU GUDABA WAALAYAQAAN,EE ADIGA YAAN QABIIL JECEEYL KULA TAGIN TAARIIKHDANA HA DAFIRIN.
HADADEEY MAANGAABNIMO KU MOODSIISEY INEEY HAAWIYEE MAANTEY WAX YIHIIN SIDAAD MAANTAY TAHAYBA HADAAD KU QANACSANTAHAY,DOOFAARNA KA ABAAL LIIDATE,SHALAY WAAD NOOLEED MAANTA SE ADIGAA NOLOSHII ISKU CUNEY,FIIRI DUGAAGIIBAA KULA DAGAALAMAAYA DADBA ISKA DAAYO DAD •••••• AH AYAA EEYO SOO WEERANEEN OO CUNEEYN,WAA WARARKA XAMAR NAGA SOO GAARAYA,MEEQA •••••••• AYA MALINKASTA XAMAR LAGU DILAA,MAXEEYSE MACNO DARO,IYO JINGAD MEEL LAGA FUQSADEY QOF UGU DISHAAN.
DHULKA ISKA QAAD NOLOL ADIGAA HOREY ISUGU DIIDEY MAANTANA ISU DIDAN WAA ADIGA •••••• •••••••• AH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAKIIKOOS III

Unrecorded Date
liixaaji,

dhoore fowqal dhoore! hadaad habartey habarteey ka hadlaysid si tekniko ah u sheegnoo hiwiye daar'ood ha ku hadaaqainee shaalaleydaa tahay maxaan dhahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ninkii bogga furay

Unrecorded Date
War heedhe maxaa laga rabaa nimanka Tutsi iyo Zulu, waa niman gob ahe. Runtii waxay ila tahay foolxumo in dad Soomaali ay qabiil ahaan isu caayaan oo gidigeen walaalaan nahay. Hawwiye iyo Daarrood iyo Issaaq gidigood waa muslimiin kii dembi u gaara geystana xukunka eebaa sugaya. Haddayba heerkaa iddinka gaadhay laakiin maad caydiina mid meel-ku-ool ah ka dhigtaan, Zulu iyo Tutsi wax laysku caaayo ma ahee. Zulu waaba ammaan siday ila tahay oo nimankan dagaalyahanimadooda iyo tii ay Ingiriis ku dhigeen weli madaxay ruxaan. Boqorkoodii Shaka Zulu isagana sheekadiisii waxay gaadhay dunidoo dhan, habka dagaalkana wuxuu ahaa tactician weyn oo casriyeeyey. Marka nimankan taariikhdooda dabagala oo haku khaldina Afrikaanka kalee dadcunka ahaa sida reer Congo ee markay caddaanka arkeen mooday illaahay oo u sujuuday. Tutsiguna waa niman baas oo iyaguna ma istaahilaan in la aflagaadeeyo. Iyagoo dad dhan 10% ayay nimankan Hutu u talin jireen oo maskax iyo geesinimo ku qabsadeen nimanka Hutu-ga. Waxaana la yidhi nimankanu, illeyn arladaa umay dhalanoo sansaanka Africanka dadcunka ma laha, waa askartii Axmed Gurey oo markii la jebiyay mujaahidkii ku go'doomay galbeedka Xabashida, oo markay arkeen inaysan soo dhex jibaaxi karin etoopia oo dhan ayay galbeed u sii guureen illaa ay gaadheen Barwaaqada harooyinka waaweyn. Markaa labadaa reeroodba tixgelin ha la siiyo illeyn xushmadaasu waa mid ay mutaysteene.

PS. Dhamaantiin waad ku mahadsan tihiin si fiican baad fikrad iiga siiseen kelmaddan iyo macneheeda. Meelo badan baan ka maqlay waana garan macneheeda. Maalintaan meesha ku soo qoray su'aasha waxaan dhegeysanayey cajalid diini ah oo ka hadlaysa tarbiyada ciyaalka iyo in diinta lagu ababiyo markay yar yihiin. Oo gabay waxaa ku jiray waalidiinta lagu canaanayo dhalaankoodii ay dayaceen aawadeed inay noqdeen Moorryaan. Ma rabo inaan qofna u gafo, haddiise dareen ku galay iga raali ahoow, ula kac ma ahayne.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Nina si wax u dheh nina si u qaaday. Adoo ku mahadsan sidaad wax u tafatirtay ninka bogga furoow, haddana waxaa foolxuma noqotay in dad lagu dhaleeceeyo meeshaan. Calaa kulli xaal waxaan idiin kugu bishaaraynayaa anugu inaan ahayn nin HAWEYE ah. Laakinse waxaa foolxuma ah dad aanan meeshaan joogin islamarkaana isdifaaci karin in la isu dhiidhiibo oo lagu jeejeeso, waxaa qasab igu noqotay in arinka la dheeli tiro intii laga helaayo laba gees oo iskasoo horjeeda. Ka baxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIIxaaji

Unrecorded Date
ADUNYO GAADOON •••••• DAD NOQOEY WAAKAS WARTABA RAG MIISKA LASOO FARIISTEY,IYADOON •••••• MEEL RAG WAX KU QAAYBSANYAAN AMA KUSHEEKEEYNAAYAAN BOOS KU LAHAYN INEEY SHAAHA DADKA U KEENAAN KABAHANA KA BAXSHAAN IRIDANA WAARDIYE KANOQDAAN AYAAN OGAA,MAANTANA RAGBUU KUSOO AFCELINAAYAA,
.DURBA WAXEEY ILOOWDAA UMULI DISHASHADEEDIIYE. BEEY AHEEYD WAXAAD AHEYDEEN AYAAD MUDO YAR KU ILOOWDEEN OO WAX KALE EEYDINIIN NOQON KARIN DOONTEEN.
WAA CAQLI •••••• XISKII NIN KII DAMEERKA SAARNAA E ••••••.


•••••••• •••••• WELI WALIGIIN WAXAAD AHAANEEYSAAN SAAD AHAANJIRTEEN.NINKUU TALINJIREYNA WAA KUU NOOLYAHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Kaalay adiga meel meeshaasaa lagugu jarjaraayaahe maad iska celisid dadkaas qolka kuu furtay, xaad dadkaan masaakiinta ah ugu daacdaacsee, war inleen anagaa balaaya aragnay. Xagaas ma ujeedaa xagaas --------> qolka u danbeeya gal rag seeftooda bannaanka taal aa joogo ee isxaadiri saaxiib hadaa wax isku heysid. hadda carabkaaga kaliyaa gaduud ah koowdheh minaad adoo madax duuban soo bixin xabbad ma aqaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIIxaaji

Unrecorded Date
•••••••• iyo HAAWIYE DAMEERO DAANYEERO AH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
,,,,,,Asalaamu calaykum warax matulaahi wabarakaat,,,,,,


amaa bacdi; dhamaan walaalahayga muslimiinta eh ee halkaan isugu yimid cowdi bileesta,oo ilaahay ka baqa,tankale mawduuca ma'sidii uu ahaa mise sidaad u rogteen waa laba arin oo aanan is laheen,

waa ninkii furay beejka war nin yahoow dad bukaat u furtay mawduuc ay ku mar-marsiyoodaan oo kan buko ku gaban karo ee somaali baa waxay ku maah-maahday kafiirso intaadan falin oo mic naheedu yahay qof walba oo ku qoro wax danbi eh beejka aadfurtay waxaad helaysaa in la mid eh,waadna taqaanaa dadkaan waa dad soomaali eh oo af lagaadadu waa shaqa dooda,oo anigaan kula hadlaya weligay ma furin beej sababatuna waa dadka oo hadhow u badalaya mowduucaaga ooku wajihan meel meel kale,ee walaalow wixii dhacay waa dhacay bal markale is ilaali hadii ay kuuu gaysay qalad oo waxaanu nahay bani'aadam,tankalena walaalow iska kay cafi hadii aan ku canaantay oo aan kugu fudu daaday,,,,,,,,,,,,
Liixaaji; walaalow ilaahay ka baq oo is taaq furu layso waad fogaatay,maxaayeelay waxaa lays wey diiyay waa maxay Mooryaani oo jawaab teedu tahay Mooryaani=Jirri, oo runtii adoon aflagaadaynin qabiilo dhan oo ilaahay abuuray,mase ogtahay in ilaahay Quraankiisa ku yiri adoomankaygu waxaa u fadli badan hadba kii taqwadiisa sareyso oo xageyga u dhow,teeda kale ma'ogtahay in laba wada dhalatay uu midna yahay Mooryaani kankalena uusan aheyn oo uu yahay nin wadaad eh oo maanta uu ka mid yahay raga ilaahay tilmaamay oo uu ku sheegay dadka ilaahay xagiisa ka sharfan,ee walaalow usoo noqo ilaahay xagiisa oo mar walba towbada way furan tahay,igana raali noqo hadaan canaan dhagaha kuu geliyay ee waa walaalkaa oo xoogohoo ajar eh shaqeysanaya ee iska kay cafi ilaah baan kugu dhaarsheee,,,,,,,,,

Wartasuuqa;waraa macalinka ma'ogtahay in nin ama qabiil difaaciisa uusan kaa celinaynin aaqira ama yoonka xisaabta,tankale in dhaweydba waan arkaayay meeshay dooda idiin mareysay oo waxaan diidanaa hadii aan ka hadlo in aan qaldamo oo hadhowna aan meel ka dhac iyo aaqiradeeyda ku seego,waraa fiiri sidey wax uqoreen walaalaheena sida Hebel iyo geesi runtii wey ka dabaasheen oo qofna meel uguma dhacin weyna kaftameen waloow aysan aheyn in ay mawduucaan ookale ka hadlaan ee bal waxaa kugu filnaa inaad tiraahdid Mooryaani waa Jirri oo kale waana isku mid maxaa yeelay labadaa weeye waxa wax qasay,oo iyaguna maan gaab nimadooda ayaa waxaa ku adeegtay nin aanan kala jecleen geeridooda iyo noloshooda,ee walaalow iska kay cafi hadii aan kugu fogaaday waa saxiibkaa Dacar oo is hayn waayay ee aanu is cafino saxiib,,,,,,,


dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaali

Unrecorded Date
Dacar-Dacar-Dacar, Allaha-ya-cizak bro!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ninkii bogga furay

Unrecorded Date
Dacar: taladaadii waan garwaaqsaday, sida raggeediina xaajada waad uga arrimisay, oo dhamaan dhalinyariyo waayeel ha layga raalli ahaado anoo khabar-maafish ahbaan iskaga dhex dhacay meesha e.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Unrecorded Date
sxb dacar
maantaaban imid golihii sheeq dacar bal noo ducee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIIxaaji

Unrecorded Date
MOORYAANTA HAAWIYO WAXEEY LA CAQLI YIHIIN CAWAANTA MADOOW EE SIMBABWE DADKII SHAQEEYNAAYEY GUROHOODI IYO BEERAHOODI GUBEY,BAL HAWIIYO IYO KUWAAS INEEY ISKU CAQLI YIHIIN,CAWAANTA REER SIMBABWE GURYAHA IYO BEERAHA DADKII LAHAANA KA CEEYRIYE IYAGIINA WAXNA KAMA MUNAAFACADIN, OO DAB AYEEY BEERIHII GELIYEEN, GURIHIINA JINAGADIHII AYEY KA FUQSADEEN, CAQLI UMA HELIN INEEY KU NOOLAADAAN WAXAAN MARBA HADII LOOGA TAGEY.
HAWIIYO XAMAR OO DAWLAD IYO WADAN MAAMUL LEH OO DHISAN AYUU KASOO DULDHACEY,XAFIISYADII QALABKII YAALA AYEEY GURTEEN DAD GURYOOOD AYEEY DHACEEYN OO JINGADIHII KORE KA FUQSADEEN,GARAN WAYE QOF KI KA TAGYE WAXAAN KU NOOLAADA,""" WA MEESHUU BACAADLE KA YIRI DADNA UMA OGALA CAANAHA KAMA DUR DURRTAANE" WARKII LOOGU DUUR XULIJIREYNA WAA KUSOO DUXAYE ALEEYLEHE GUNIMO DAAHIRSADE MARAG MADOONTAAYE""" INKASTOO ISAGA UJEEDADIISU AHEEYD TOLKAA GUUBAABI LAAKIIN WAANO ABUUR AYAA KAHOREEYSEY DAD SI XUN LO ABUUREY MIYAA WAX MAQLAAYA.
HAAWIYE WELIGIIS WAX MA MAAMULIN IN LA MAAMULO MAAHANE, MAALINTII KELIYA EEY SOOMALI MAAMULKEED UGU DHOWAAYEENA WA KUWAAS SOOMALI KALA FIRDHIYEY,OO DAD SOOMALINIMAD JECLAA KU QASBEY INEEY KA GO,AAN SOOMALIYA, SIDA SOMALI LAND. IYO PUNTLAND OO MAAMUL SAMEEYSATEY.
HAWIIYO WAA KAAS CAWAANTA REER SIMBABWINA WAA LOO JEDA WAXEEY SAMEEYNAAYAAN WA ISKU FICIL WA ISKU QAAB WAA ISKU DHAQAN, WAA DAD IS LEH DHIBKUNA IYAGUU KUDAMEEYNDOONA CAWAANTA REER SIMBABWE, OO DAGAAL IYO GAAJO AYAA KUSOO FOODLEH, SIDA HAWIYEBA MAANTA YAHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikafi haji abdilahi

Unrecorded Date
TO LIIXAAJI
saxib maxaa ku helay ma waxaad tahay af barad mise sheekada qabiilka ayaa kugu cusub
meelo badan oo aan aqriyay ayan ku arkay iyada oo wax kale laga hadlayo adigoo sheekadi qabiil u rogay maxaa si kaa ah
badana naceyb aad haawiye u qabtaahi maxay
ku yeelen ????????????????????????????????????/
maqlay in ay naago badan oo cidihiina kufsadeen miyay adigana ku fuuleen????????haawiye waa dad somaliyeed afkaada huurada
lehna waxba kuma noqonayaan ee adigu ciilka
ha ku cadaab tegin doqon baad tahaye
waxaanse ku leeyahay markii la joogo meelaha
lagu sheekeysto cidna ma caysid oo haawiyaha ku ladegan magalada wax ba ma sheektid markay kula joogan hadaba
ma INTERNETKA AYAAD GEESI KU TAHAY?????????/

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
lee xaaji wanted isagoo xirxiran iyo isagoo furfuran oo faruuran.
QABIIL adiga daraadaa loo caay maayo,waayo maba istaahishid,adigase aniga raga ma dhabo,laakiin isagoo dansan ayaan rooti camal kuu dhex dhigaa.
magacyo islaameed ha soo erganin wasaqyaheey ciyaalka ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
To DACAR,

Wadaayoow waa kugu raacsanahay hadalkaaga, eebe aa igu og inaan qabiil waligeey dad ku raacin, hasa ahaatee foolxumo meel taal nin u adkeeysan kara ma ahi. Diinta waxay ka qabtana waa la ii sheegay. Hadaan taraaraxyna Macalimuu jug ka dheh firdhiskeeyga yoow kusoo gaarin. LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Moryaan

Unrecorded Date
Moryaan=Daarod dile=kaga xaarsiiye=kaga dhuusiye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shengaani

Unrecorded Date
to ••••••••
areey xaad naga soo daba doonte waan kuu dhaafne dooroyinkaaga iyo dameerahaaga.•••••••• hadii kaftan ka baxno meeqa qof aad soo qararamsate?runta noo sheeg hee.meeqa habrood aad boqolkii doolar oo wiilka abootada u tahe u soo diri ka dhacdi????????????? huh
wixii •••••••• raadinaaayoow waa kanaay qabta oo xirxira oo xafiiska geeya gooryaanka i mean mooryaanka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shengaani

Unrecorded Date
to dacar
is aqwaaninta iska daay adi anaka waa ku naqaanaay iniid tehe mid qawaafsadee
xataa anaa ma igu dayee,naga khalee hee alla ha ku qaribee

to ya'all

somaaliyeey qabiil inaad ka xorowdaan boqol sano oo dambe aa inii qabte
ka soo fakara.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XUKUNKA

Unrecorded Date
TO ••••••••
GOORYAANYAHAY MADAA ••••••• KU DHACA DAMEERKA AGTIISA LAGUGU OGAA BADARKA LA DAAQDAAN HADII AAD ••••••• IDINKA TAGAY MAXAAD KEENTEEN FAGATAHAY

•••••••• GOORYAAN ••••••

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamal

Unrecorded Date
as-salama aleakum warahmatulahi wabarakatu

walaalayaal dhamaantiin waxaan idiin sheegayaa
in qabiil uu wax faa'iido laheen,waana u jeedaan
wadankeenii hooyo siduu maantey noqdey.
maraka walaalayaal rabi ka cabsada oo iska
dhaafa qabyaalada, umada maantey aqoon ayey
kala faa'iidestaan iyo sidii ay wax ku qabsan
lahaayee..........
as-salama aleakum bro/sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
JAMAL,
waa waano wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamal

Unrecorded Date
Xamardaye:

Mahadsanid brother !!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TO SHANKANI
NACAS BARO SIDA LOO HADLO
AND FACK YOU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZAKIYA

Unrecorded Date
TO NACASKA LAMAC BAX LIIXAJI
WARYAA •••••• HADAAD NECEB TAHAY MAXAA KA QAATI KARTAA?ALOOW YAA IKAAA TUSA SIDAA UTAAL FOOLXUMADA KAA MUUQATO.WASAQ FOOLXUN SILAC UDHIMO.OO NAARTA AAD •••••• OO DHAN LA RABTID ADIG KALIGAA GAL.DHILADII CIDIINI WAS.MAR DANBE HAA NAHABAARIN QUMAYOOW OO GUSKA LAHEEN.WAR •••••• MA KU FULEEN AMA GABDHAHA •••••• YAA KU DIIDAY.HADEEY NACEEN FOOLXUDA MA QARAASEESA.EE •••••••• WAA RAG RAG DHALAY.EE HA UQABIN QANIIS DAROOD OO FULEEY AH .DAMEER NIN WATO WAA NIN DHUL LEH EE ADIGA DHUL MALEE DAHAY? SIDAAS UWADA CAAYTAMA SAQIIR IYO GABIIR HADAAD TIHIIN DAROOD WAXKELE MA SAMEEN KARTIIN. HAA KUGU TAAGNAADO •••••• HAA JIRO HANA JOOGA GAAR HAAN ••••••••.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZAKIYA

Unrecorded Date
TO SHANGAANI
WARYAA MAGACA HAA KU CIYAARIN ABKAA IYO ISIRKAA SHANGAANI MA ARAG. DADKA AAD DHAAJINEESID WAA GESIYAASHE.SOMAAALIYA OO WADANKA KAA SOO CEERIYA WASAQ.OO KU NOQO MEESHAAD KA IMAATAY.WALIGAA MOGADISHO MA ARKEESID.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZAKIYA

Unrecorded Date
TO SHARMUTO DAROOD OO LA DHAHO XUKUN
NAYAA MA WAXAAD O DARSATAY.JIDADKII AAD KA SHAQEESAN JIRTAY DILO FOOLXUN YAA TAHEE ORAD UTAANKO U NOQO.ADIGA CAMAL WAAN AQAAN GUMEES YAA TAHAY EE EDAB YEELO ANIGA MA CAANAYO DAROOD MAXAA YEELAY? WAAN KA XOOG BADANAHAY OO WALIGOOD CIIL IYO CALOOL XUMO YAYEE KU NOOL YIHIIN.WALIGIIN CAYTAMA AFKANOOLAYAAL YAATIHIIN. HAA KUU MACAANTO DILO FUTO YAR.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shengaani

Unrecorded Date
to zakiya

ooooooooooohhhhhhh
dhiig ma ku soo qaade naayaa jiriyaheey
naayaa shangaani maxaad ka taqaanaay waligaay xataa xamar ma soo agmarinee cantarbakhashad waaxid
karnuuto eh
kalkalyooni,koronyoda eh
anaa hadi isoo dhacdi yaah
walaahi abkaa diinssor kaa joogi aan meeshaa joogtid kuugu keenaa dabaalyaheey
shengaani afkaaga dambe yeenbo ka soo bixin
nacal bushacasar waaxid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZAKIYA

Unrecorded Date
TO SHANGAANI
HADAAD SHANGAANI KA TIMID YAA KU BARAY QABIIL?
OO WALI WAXAAD ISKA DHIGEESA QOF MAGAALO KU DHASHAY.OO AFREER XAMAR AYAA KU HADLEE QATAR.
SIDAA REER XAMAR MA KU NAQONEESID.EE SHANGAANI WAA XAAFAD EE MAGAACAGA ISTICMAAL. DHOORE YAHEE
MARDANBE HAA SOO CAYTAMIN BAQTIYEHEE. DILSOOR DAD KAA FIICAN AYAA KAYIMAADO EE WAX HAA KA SHEEGIN
OK.TEEDA KALE REER SHAGAANI DAD LAYAQAAN OO REER MAGAAL YAA KA YIMAADO.EE QABIIL WAX KAMA SHEEGAN
HADAAD MAGACAAS AAD SHEEGTAY RUN KAA YAHAY EDEBYEELO. OO QABIIL WAX HAA KA SHEEGIN
OK BY HAA KUU MACAANTO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
ZAKIYA & SHENGAANI,
saan xeey ahayd,is dejiya,biyo qaboow hala idiin shubo,qaxwo iyo shaah kee madaxa idiin dejiyo,la idin siiyay sida isu dhaama,qabiil iyo caaydiis,
hadal xumees intaba waa laga fiican yahay,hala kaftamo ayaa la yiri,waan idinku hagoogtay markaleh ha noo celinina caay,thanx labadiinaba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZAKIYA

Unrecorded Date
TO XAMARDAYE
WAAD SAXSAN TAHAY WAANA KUGU RAACAY EE MAHADSANID.
WALAALKIIS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TO NINKA BOGGAN FURAY.
MAXAAD KA HEESA DADKA OO DHAN WAAD ISKU DHIRTAY?
WASAQ DHILADII CIDINII WAS. RUFYAAN QALBI XUN
AND FACK YOU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ninkii bogga furay

Unrecorded Date
Ha ii gafin ninyahaw(naagyahay?) dadkaa is baacsanaya excuse uma baahnee. Mida kale, dhila cidaydiyo cid kaleba uma aabbe yeelo ee waa ku daa'imiyaa tii walba. I have an equal opportunity dick. Haddaad gabadh tahayna waa ku daf siinayaa haddaad damacdo.

Soomaalida inteeda kalena Internet waxba ma taree orda billaawaha isu soofaystoo suuqa ku balama aan aragno inta geesiga ahe. Shaah iyo keeg iyo iskiriim iyo bun intaad isku goosataan baad meelahan ka haddaaqaysaan kuna afgobaadsanysaan danleyda dalkii ku hadhay kuna dhiban. Nimanyahaw(iyo dumaryow) dalkii baa laynooga baahanyahaye aan wax u tacabno.

Ka baxay( for now only, in all likelihood)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shengaani

Unrecorded Date
to zakiya
ar hooooyyyyy
caga dhigo horte shengaani intee ku maqashi horte
reer shengaani mexee u kasi waayeen qabiil markii arkeen dadkii dhen oo dabada ka wado.marka hore dib ugu noqo wixiin qore qaablaay waaxid ani qabiil wax kama sheegin ee ha laga talo baxo aan iri cantar baqshyaay.

enough said.
peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warame

Unrecorded Date
to shangaani
maxaa waaye tan in xarig laga soo daaye u qabtid
waaba u omaneed in kula hadsho yaaah
ha ka baqin taneeto kabteed buur ka saar iskoronyada.

to anonymous
bro you are one skid kid i have ever seen
if you wanna say something just say it don't hesitate but don't sware and talk like a man and for one thang don't start with shangaani cuz he is way gentleman than you are.OK
garabkaa shangaani

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
WOW,

Aryaa meeshaan mar horaa iigu danbeeysay ee seey wax u jiraan?

Shangani, maleexaanki maa kaa dhamaaday adiga, digloow dhamoow aadbo qaras aa ku heeso sxb. Ooliyo calooshaa wax maka tareeso.

XAMARDAYE,

Nabadoonimo aan kugu ogohay ee keep it up bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TO SHENGAANI
HAYE WAAN CAGO DHIGTAY
LAKIIN WAXAAN KU WEEDIYE MA LAGA ROONE YAA TAHAY?
MAXAAWAYE SIDAA U HADLEESID.SI FIICAN UHADAL WASAQ QANIIS AH MARDANBE WAX AA II SOO QORIN
HAA KU MACAANTO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHENGAANI

Unrecorded Date
TO ANONYMOUS
SXB SI LOO HADLO SOO BARO HORTI!LAGAROONEYAAW.
ADI HORTE INTE IGALA QABSATI HORTA.MEEL HALKAAN WAA IS SOO XIIMINOOSAAYEE AR YAC KA DHEH

MACASARBUUTO WAAXID
TO WARAME
HAYE MAXAA ISKU DHACAAYO MEEL HALKAAN GOORYAAMIINTA WAA SOO BATEEN NOO MAR DHEW WAA SII LUUDI DOONAAY.
TO WARTASUUQA
HAYE ADNA MAXAA ISKU HEESA.QARAS INTII ISKU CELIN LEHEED IN KAA BAXDO MA KA ROONOO.
CIAO A TUTTI!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TO SHENGAANI
SOO BARO SIDA LOO HADLO QANIIS WAA TAHAY MANA TIIDI KARTID. MAXAA YEELAY SIDAA UHADLEESID FIIRI.
CARA BUUTAY NOQO MANTA YAA IKAA TUSA KUUNTADA INTEE WEEN LA EGTAHAY.WACAL FUDO LAASTIGO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TO WARAME
MAXAA KU HAAYO WACAL YAHOOW XARIG ADIGAA LAGAA SOO DAAYE. MAXAAN KU FALAA HADALKIISA. SHANGAANI URAAYE.LABA QANIIS YAA TIHIIN AFKINA WASAQADA LEH HAA IIFURIN MAR DANBE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZegZaag

Unrecorded Date
BRO/SIS BRO/SIS BRO/SIS

Time Out......................Out!!!!
Time Out......................Out!!!

Stop.........Stop............stop....

joojiya walaalyaal cayda dad walaalo
ayaad tihiin.. waxaad isku heesitiin
dib u fiiriya..... kala xishooda is
xaqdhoowra walaalayaa...wax kala faa'iideysta
mahadsanidiin dhamaantiin !!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye oo kaftamaayo

Unrecorded Date
ZEGZAAG,

mahadsanid,wax waad u sheegtay haddii lagaa maqlaayo,horayna waa loogu sheegay,caay waa laga fiican yahay,hala kaftamo,meel ka dhacase hala iska dhaafo.
SHENGAANI;saaxib carabkaada waa dheeraaday wuxuu u baahan yahay tumbuluq iyo shaleemo africa agagaarkeeda biyaha dacda ah oo ku jiro in lagu soo dhaqo.
peace HABIIBTII.ar maxaan ku iri eskuuse.lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikafi hahi abdilahi

Unrecorded Date
to ZAKIYA
afkaaga caano lagu qabay aad ayaan uga helay walaal meeshas ka sii wad shaqo
fiican aad ayaan ugu faraxsanahay
waa aderka abdikafi oo kuleh guuleyso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haweya

Thursday, June 15, 2000 - 01:14 am
To LIIxaaji

Asalaamu caleykum

Walaalkiis waxaanan garan inaad tahay jaahil iyo inaad ciyaalsuuq tahey waayo qaabilo aan loo joogin baad ka hadashaa sidii ay caadadiin aheyd
laakiin soomali weyreysan laheyd haddi aad ka bixi laheydeen laakiin don't worry oo saad sheley doon ugu timaadeen ayaan idiin celin ee soo raadso meel aad qastaan soomali waa ini nacdey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zzeg-zag

Monday, June 19, 2000 - 03:17 am
dhamaantiin salaaama

waxaan idiin sheegayaa dhamaantiin
in aadan is caynin is xaasisidin isna dalin
waxaad tihiin dad walaalo ah dadka oo
dhan wey wada dhasheen (dir •••••• darood
••••• iyo qof kasata oo somali ah oo ku
wadanka hooyo) waa jiraan dad heysata
cudur qabaa'il, marka waxaan idin sheygayaa
in aad iska iloowedaan dhibaatooyinka la soo marey iyo kalmada aad isku heysataan(moriyan)
salaaaama bro / sis paece and love

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriya

Unrecorded Date
waraa moryaan waxaa la dhahaa kuwa dadka dilo soomaaliya daaarood ama hawiiye ninkuu doono ha ahaaadee kuwaas waaye

hebel walaahi waad shjeegtay hee ka waean hee amaad adiguba aheed kuwaas heehe --lol just kaftan yaah aqyaarku

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.