site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Asalaamu Caleykum (From : Khadar) (DILKII SHIIQ M.A BOQOLSOON)Marka hore waad salaamantahiin dhamaan akhristayaasha . Waxaa jaclaaanlahaa in aan baaro dilkii " Shiiq M.A Boqolsoon " iyo sababtii loodilay iyo meeshii?Waxaa jiro oo kale dad badan oo wax tar u lahaa dalka iyo dadka Soomaaliyeed.Marka hadii aad ogtahay ama la socoto ama aad maqashay dilkaas ? ii soo dir sheekadaas mahadsanid . Email : PPD_007@HOTMAIL.COM

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Asalaamu Caleykum (From : Khadar) (DILKII SHIIQ M.A BOQOLSOON)Marka hore waad salaamantahiin dhamaan akhristayaasha . Waxaa jaclaaanlahaa in aan baaro dilkii " Shiiq M.A Boqolsoon " iyo sababtii loodilay iyo meeshii?Waxaa jiro oo kale dad badan oo wax tar u lahaa dalka iyo dadka Soomaaliyeed.Marka hadii aad ogtahay ama la socoto ama aad maqashay dilkaas ? ii soo dir sheekadaas mahadsanid . Email : PPD_007@HOTMAIL.COM
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHADAR

Unrecorded Date
Asalaamu Caleykum

From : Khadar

Marka hore waad salaamantahiin dhamaan akhristayaasha . Waxaa jaclaaanlahaa in aan baaro dilkii
" Shiiq M.A Boqolsoon " iyo sababtii loodilay iyo meeshii?
Waxaa jiro oo kale dad badan oo wax tar u lahaa dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
Marka hadii aad ogtahay ama la socoto ama aad maqashay dilkaas ? ii soo dir
sheekadaas mahadsanid .
Email:PPD_007@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaalkayo

Unrecorded Date
waxaa dilay •••••••• asagoo safar kujira una socda gobolda dhexe,

dadka dilay koley lam soo qaban laakiin qabiilka meeshaas lagu dilay dagan waa layaqaana, dilku ma ahayn mid asaga loo gu danlahaa laakiin waxay rabeen inay dhamaan waxa gariga saaaran oo dhan dhacaan.

your br in islaam
london
Uk

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIIxaaji

Unrecorded Date
CEEYDIID IYO HAWIYEEE MOORYAANTIISA WEEYDII IYADA DISHAYE MEEQASE DADKA SHARAF CILMI IYO AQOON BADAN HAWIYEEE DILEY MAXAAD NOOGA DABA WADAA NINKAS HAWIYEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khadar

Unrecorded Date
Asalaamu Caleykum

From: Khadar
To:Gaalkayo

waan ku salaamay sxb sheekadaadan waan fahmay ee waxaan ka jeclaanlahaa in aad ii faahfaahiso:=
1:Iisoo sheeg sida ay wax u dhaceyn oo dhan?
2:Gaariga aad ka hadleyso oo uu saarnaa ?
3:Dadkii saarnaa gaariga qof maka taqaan ?
aad ayaad u mahad santahay sxb.

Homicide10YR@Hotmail.com ama PPD_007@Hotmail.com
______________________________________
Asalaamu Caleykum

From: Khadar
To:LIIxaaji

waan ku salaamay sxb ma ahan Qabiil ee waa dad soomaaliyeed oo mahiim ah su'aashaan ma aheyn mid adiga ku quseyso raali naqo sxb .
Hadii aad wax ka ogtahay ii soo sheek


Homicide10YR@Hotmail.com ama PPD_007@Hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

chanwa

Unrecorded Date
Assalamucalyakum

To U All,

needless to say, but don't u have a respect for the diseased. MAY ALLAH HAVE MECRY UPON HIS SOUL AND GRANT HIM JANNAH. FEAR ALLAH IKHWANI AND ACCOUNT UR DEED BEFORE ALLAH ACCOUNTS ON YAMULQIYA. this topic just discusses me, where have we gonne wrong, wana udubillah and now we can't even respect the scholars who have left us To MEET their LORD. Inaa lillaahi Wa inaa ilayhi Rajicoon. Do urselves a favour and keep quiet unless u have something better to say. May Allah azzawaj guide us to what's Haqq.

peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haweya

Unrecorded Date
waxaa dilay mooryan caydiid biijo watay who cares hadii ladilay waa run meqa ka cilmi badan baa ladilay oo daroodah maxmed warsame iyo abyan ba sow maryaan ma dilin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaalkayo

Unrecorded Date
asalmau alaykum br khadar
aniga waxay ila tahay mawduuca inaan iska dhaafno sababtoo ah markaan arkay dadka soo jawaabay sida ilaa xad u xadgudbeen aad iyo aad ayaan uga qiraanyooday, in boqolsoon saas oo kale ladhaho,
ilaahay aan ka cabsano yaa ikhwaan yaan culumadena qabiil malaha,
saas inaad u hadashaan waa laga fiican yahay.
i do care sida uu u dhintay,
ilaahay ha idiin danbi dhaafo waxad ku hadlaysaan miisaama.

my br khadar for the sake of the sheekh stop this topic.
wasalmu alykum
yours in islaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ansaari

Unrecorded Date
Salamu Caleykum,

Dadkiina jiran culimada jirrada kalataga. Culimada Alle qabiil malaha waana ku raacsanahay walaalkay Gaalkayo.

Qabiilkuu doono halaahaado, wadaad kasta oo caalim ah oo Ilaah cilmi siiyay waan jeclahay waa walaalkay, waa rafiiqay waan kanixi haddii la yiraahdo wuu xanuunsan yahay, waan ka nixi ilaahna u baryi inuu bogsiiyo, haddiu geeridiis la iisoo sheego sidoo kale waa nixi Allaahna u baryi naxariis iyo ka raali noqosho.

Boqolsoona wuxuu ahaa mid kamid ah culimaddii waa weeyneed ee Soomalia. Ilaaheey Naxariistiisa Jano ha siiyo'e -Amiin-.

Balse maxay ugu taal qof aan aqoonin shiikha wuxuu doona ayuu iska qori. Shiikh Albaaniba (raximahul Laah) dad baa caynayay.

..Balse Aakhira ayuu war yaal. Markhaatina waanu ka nahay dadka ku xadgubaya culimada Alle.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Boqolsoon ayaan baan masaajid iskula tukanay,
marka agteyda ayuu wuxuu ku tukanayey salaad suna ah markaas baa salaadi la aqimay, isla markiiba wuxuu ka boodey salaadii sunaha ahayd waxaana oo safka iga horeeyey buu galay, marka halkaa waxaan ka faa'iideystay in hadii aan suna tukanayso aan salaada waqtiga ku taagan aan uga bixi karo ama salaada sunaha aysan saas muhiim u ahayn INTAA WAXAY AHAYD CILMI AAN KA FAAIIDEYSTAY.

Shaqsi walbaa wuxuu leeyahay dhaliilyo ama wax lagu dhaliilo, balse sheekhan "ASAL RAACA AHI" waxiisu waali way dhaafeen inkastuu runta sheegi jirey hadana weligii wuxuu ku jirey buuq iyo muran aanan loo baahneyn aaqirna waxaa ku tegey rag aanan u bogin dabeecadahiisii MACANGAGA AHAA.

Fiiro Gaar ah

H*WIYE IYO DAAROD MIDNA MA IHI QABIILNA WAAN KA SOO HOR JEEDAY TAN IYO INTII AAN WAX FAHMAY MARKA YAANAN QALAD LA'II ARKIN

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
gaalkayo I do agree with U bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumeya

Unrecorded Date
AsALAMU CALEYKUM'DHAMAANTIHIIN Bolosoono.ilaahey ha u naxaaristo hana ka warbiyo jannadii fardosa.bolosoon waxuu ahaa nin ilaahey ku baneytay cilmi iyo wanaag.aduun iyo aaqirna isag oo kale ayaa ka nabada galha.

marka dadka caytamahy sharaf aad iyo aad u badan ayuu idiin dheerahay mid aaqiro iyo mida aduno marka back off'

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaafuun

Unrecorded Date
INNAA LI LAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN!!

Qofka bogan bilaabayow malaha adoon aqoon u lahayn forumskan ayaad mawduucan bilawday. Shan maalmood keliya waad aragtaa jawaab qiimo lehna ma aadan helin, dembi iyo aflagaado aadan u qasdaynina waa dhaceen.Fadlan dadkani ma wada yaqaanaan qiimaha cilmiga iyo cilmibaarista aad wado hawshaanuna waa xasaasi ee meel munaasab ah u doono. Ogowna inaan Somalinet shaqo ku lahayn tirtirida aflagaadooyinka halkan ku qoran muddo dheerna dad aadan aqoon ayaa halkan isugu jawaabi doona iskuna aflagaadayn doona.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fartun

Unrecorded Date
INAA LILAAHI WA INAA ILEEHI RAJICUUN

Intaas wixi dambi ahaa ha idiin kaga ekaado ee meesheeda ha lagu xiro arimaha noocaas oo kale ah. walaahi waa iga dhab ee somaaliyeey saan si maaha ee hadalada aad is leedihiin dad ku xumeeya dambi iyo caro alle ha ku gadanina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xawiye xanaaqay

Unrecorded Date
to liixaaji
waa markii seddexaad oo aan arko iyada oo
wax caadi ah laga hadlayo oo aad haawiye
afkaada huurada badan la soo aado
waryaa cudud ayaa ku haya ilaahayna ha kuu
siyaadiyo ogow inaga ayaa haawiye ah waadna
ogayd sidii aad u soo carartay waad ogtahay xereda qaxootiga wixii idinku gaaray
marka haday XABAD NOQOTANA KAA ADKI
HADDII AY GACAN NOQOTANA KAA XOOG BADNI
OGOW MARKAA FUTDA AYAAN GUSSKEYGA DHEER OO
KII HAAWIYE KAA GELIN ILAYN KAA ADKIYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
war hawiyaha yaa qaboojiya?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

a/salam

Unrecorded Date
asalamu alaykum
nin yahaow qofbaan dilay iyo habar baan kufsaday wax lagu faano maaha nin yahow ilaahay ka cabso arinku yuusan kulafo'gaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciise Rooti

Unrecorded Date
Haweya

Naayaa waa naagta xun ee uuska weyn ee daarod.. Ma sheekh hawwiye oo Caalim ah iyi beenaalayaashii diinta ku gabban jirey ee Daarod dabaweyne ayaad isku meel dhigaysaa.. Daarodka wadaaddada ah waxay u basaasi jireen Afka-Xaaji .. Daaroodka dhintayna waa 50 kun oo denbiile ah ee afka ka leexi culimada hawiyee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KUSSEEY

Unrecorded Date
CIISA ROOTI

Ar maanta see u hadasheyna .....ka Waran hada Haweya aad ceyneesid waxna ma dhaantid...oo adigan umad wada dhan afka la galay..Ciisa Rooti ilaahey ka Baq ee Qabyaalada iska xoor...godka kaligaa un baa galeysid ..ka roonoo adiga pleez

UFF DHAHA QABIILKA

AAN QARRAR DHIS NEE ..UF DHAHA QABIILKA...AAN GACANTA IS QABSANEE UF DHAHA QABIILKA....AAN MID QURA NOQONEE UF DHAHA QABIILKA!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cunaye

Unrecorded Date
ciise rooti idoor urayaa tahay marna •••••• uraye oo dad uliita sheego marna idoor maqnuud.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciise Rooti

Unrecorded Date
Cunayso/jaqayso/ruugeyso/dhalfo-cunayso

DHilaa ku dhashay. Maqnuud adaa ah ee haddaan dabada qoore lagaa gelin maxaa waxaan ugu hadashaa. Isaaaq aa ku xoogey aan u malaynaa oo dabadaa ku cuncunayso. Kenya raggiinna iyo naagihiinna isku si aa loogu tagaa. Dumarkii aa maseereen oo raggii aa ku cariiriyey sharmuudnimadii.. Dabdaada daba daarud alla ha ka dhigo. Guskii hawiyye aa u xiistaan u malaynaa. Naagihiinna naasahaan kaf ka siinee xaa tari karta maqnuud yohow. Raggiina, dabda aan basbaas uga shubnay oo ma kacsadayaal ay noqdeen saan u garaaceyney.
Dhillaa ku dhashay adna qaniis aa tahay dabda timo dhedheer ku leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cunaye

Unrecorded Date
ciise rooti
miskiin ma haday kuu gaysay inaa hawiyeaad shegatid baqdin aad ka baqaysid ragii ku soo lahaan jiray idoor af qarmuun waxaan ahay nimankii ragiina ebar ka soo dhigay 100 kun baan burco habeen kaliya ku dilnay inuu ciil wayn ku hayo waan ogahay lakiin wax maqadi kartaa intaa dad aadan hayn iska dhigaysid nacas yohow waxaad tahay hawiyaha shegaysid iyo idoorka tahayba anagaa usoo talinay .idoorna jabkuu darood idin baday waydinka somali magaceda ka xanaaqa adna shegateen yuhuud madow .aniga ila caytan nin hadaa tahay intaa gabdho caynaysid waxan tahay kuwii siinay jaad walsyasha ahaa ee burka yar wadanjiray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Af-yaqaan

Unrecorded Date
UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! WAR IS DAAYA! CEEB WAR IS DAAYA!CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB, CEEB,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAXAMED

Unrecorded Date
asalaamu aleekum

walaal khadar ilaahay ka cabsoo forumskaan iskaxir
waa ujeedaa in somalidu ay wali QABIIL ayna ilaawin ,iskuna caynayaan,waa waxa dalkeena burburiyay oo dal ajnabi noo diray...
Walaal ALAHA UNAXARIISTO SHEEQA ,qofkii dilayna waxaa udan beeqsa NAARU JAHANAMA ?INSHA'ALLAH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusseey

Unrecorded Date
Ciise Rooti

i see u ignoring me ....Ciise wey kuu dhamaatey sidii laga roone ayaad u hadashey .....Qabiil Hebel hadaa ceysid ceel iyo Caro kaa baabi in meeysee ..Iska daaa afka un baad iska laheen!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciise Rooti

Unrecorded Date
Dhalfo-Cunaaye/Shaadiya/Cawo/ins siill balaq

Sharmuuta ku maarisey was. Issaaq Dawlo waaye ee afkaada iyo futadaada ka jeedi shiiraayahaa tahay xaan dhahnaa.
MAr nin aa tahay, mar magac naag aa wadataay, mar labeebshe aa tahay, mar dabaweyn aa luxdaa, mar duburtaada weyn aa far gelisaa oo urkeeda sanka laga qabsadaa.
Daarud dad maahan waxna ma dili karaan ee xaa u hafree dabaalyaaw.. Boqol kun nagama dhiman oo Daarud nimanka 80kun ka soo reebay Aqyaarta Issaaq waaye.. 1969-1990 intii u dhaxaysey waxaa dhintey 6kun oo issaaq ah, 3kun Mariixaan (Saleemaal aa gam ka dhigay),3kun oo majeertin ah, 1kun oo dhali-hante ah, 20kun oo Qaxooti ogadeyn ur badne ah. Isku dar oo 5kun isaaaq iyo 37kun oo Darud dabaWanle ah aa dhintee xaa beenta ku falee.
1990-2000, Illaa 50Kun oo Darud DabaWeen ayaa la gumaaday. Video aan haayaa Niman Abgaal ii Habar Gidir isugu jiraa dumarkiina Naasaha goynaayaan ee addresskaada i sii aan kuu soo diree. Raggiinnii aaween?, Anagaa gun idinka dhignee xaa tari kartiin dameeryaaw .

Adi Meeeshaan aa lagugu dhalaan u malaynaa. Mise caruuraa ku shashay illeen dabadaa ka rintaan minaa Darud tahiine.
Futo weynkaa tahay xaan dhahnaa...
Reer Siinaay waa ku dhaamaan oo weli siinaay ay joogaan ee car Xamar ma ku soo laaba kartaan.
Sidii Dameer Camal aan kuu tumaa hadaa Xamar timaadi eriyaaw erigiisa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciise Rooti

Unrecorded Date
Kuuseey

uf waraa daba kuusantaa tahay xaan dhahnaa.
Naag daarod Macsileey waaye ee iga dheeroow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusseey

Unrecorded Date
Ciise Rooti

oooh my god how pathetic ..i really thought u were at least thiz much better...bro don't get me wrong i don't give a freak what kind of women u desire ..i don't claim to be nobody ok...Qabiil Soomaliya aan uga soo tagey..ee waxaan is idhi Ciisa Rooti ka jaahil Bixi ...Sorry hadee sheeko heerkaa taagan tahay.....Pleez matterska meesha yaala ka hadal ani Personally afka balaq ha'igu soo siin!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cunaye

Unrecorded Date
Inaa habar baqtiday tahay iyo inaa dhilo idoor tahayba waa la iska arkaa umalayn mayo saa u hadlaysid in aa nin tahay qurunle yohow meel kasta waa lagaa bartay meshii aa wax ku qortidba qortaa lagu soo qaban xayawaan waxaa la seexan ladhay ciil . Dhila yahay idoor ee maxishootada ha xamar afkaan ••• ka soo gashay 1988 ma xusuusatid adigoo tuugsanaya xamar aan kugu soo wasay xabad hamburger ah adoo gajo ku hayso aan haysana meel aad sexatid dhilo ileen ma xishooto naa naagyahay qarmuun orod waa lagaa bartay forums caydadee orod jamacan aad haku waseene.Qurjiile/xirsi amaan/ciise rooti/magacyo badne walee ismaqarisid labaray qashinkaa qoraysid .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
DAD AYAA JIRA DADKA MAGACYADOODA ISTICMAALA
MARKA WAXAAN IDINKA CODSANAYAA IN LA ISKA DAAYO

CHARACTER ASSASIN DADKA QAARKII WADAAN.

MACAYTAMO
QABIIL SHAQO KUMA LIHI
RUNTANA WAAN KA HADLAA

SHAQSI AYAA MAGACAYGA DAD KU CAAYEY
MARKA DADKAA HA IGA RAALI AHAADEEN HANA GARTEEN IN MEESHAN AY TAHAY "CYBERSPACE" CID WALBAN AY SAMAYNKARTO WAXAY DOONTAA
MAANAN EEGIN POSTING KAAS MAGACAYGA LAGU ISTICMAALAY, BALSE MARKAAN ARKAY AFKA UUNBAAN QABSADAY.

PLEAZE YA GOTTA STOP DA CHARACTER ASSASIN THING

THNX

CiiseRooti


--------------------------------------------------------------------------------

Add a Message

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciise Rooti

Unrecorded Date
Guss-Cunaaye

Habartaa was maxaa Guu weyn cuntay.
Ani Afkaan dhalfo weyn kuu gelinaa oo afkaan biyo kuugu shubaa sharmuutoyahay Darod.
Anigaa ku qaba oo North iyo South ba minority aa ku tahay ee sow gun kaama dhigin.
Cajal aan haayo waxa ku duuban naago 200 Daorod ah oo Naasaha laga goynayo. raggina inta xiniinyaha mid laga gooyo aa kan kale afka loo gelshey.
Kenya brothel badan aa ka furateen rag ii dumar.
Kenya iska jooga anshax xumadiina ha kula soo laabanina dalka. Adigana Bari weyn baad leedahay ee malagaa farteeya illeen Darood aa tahoo dabada in wax kaaga jiraan lee rabtaahe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Observer

Unrecorded Date
Ninka isticmaalaaya magaca Ciise Rooti, waa ninkii marna isgu yeeray "Garad Cawsle" marna "•••• jecle".
Waa xoolo maan gaab ah iska ilooba oo ignore gareeya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciro

Unrecorded Date
Waa geed dhintay oo sida hore loo shegay meshan laga bartay waraa xabad maa madaxa kaaga jirta bax dhaqtar aad halaga soo saro no!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
A/Salaan, Kusseey, Cunaye, Af-yaqaan Haweya

Horta hore waxaan aad uga xumahay in si fool xun uu shaqsigan idiinla dhaqmay, waxaana aan idinka codsanayaa in ayda wuxuushkan waxba kasoo qaadin.

Sidaad u ogtihiinba meeshan cid walba cidii dooneysa ayaa wax kusoo qori karta, dadkuna qaadhkii way garaad yar yihiin sida shaqsiga magacayga Isticmaalay oo kale marka waxaa fadlan idinka codsanyaa in aad shaqsigaa sida uu Observer sheegayba ignore-ka ugu dadaashaan.

Shaqsigan isagu Wuxuushka

Oday horta hodhe salaan, marka ku xigaana, maxaa ku dhacay magacaagi? ilaa waa adigan dadka magacyadooda isticmaalaya'e.

Mida kale maxaa dan ah oo kuugu jira ceyda?
Miyaad ogtahay dadka aad wax ka sheegi in ay in badan ku dhaaman ilaa iyagu macaytamyaan'e
Sidan ma caqli baad moodey Wuxuush?

Waxaan kuu sheegi marlabaad in aanan qabiil shaqo ku lahayn, mana aanan kusoo korin, dadka aad soo tirisana midna maahi. Darood/H*wiye/Idoor midna shaqo kuma aan lihi, dadkaana waa dad jira sida ay u dhan yihiin, waxaadna ogaata in dad qaas ah oo aad koow katahay uun shaqaaqada wadaan.

Waxaan kaa codsan,in aad qabiilka iska iloowdid for good, faraha gebigiiba ka qaadid.

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cunaye

Unrecorded Date
Ciise rooti walaalkis saa shegtay baa lagu dhaqmayaa hada ka dib in aan lala hadlin xayawaankan ,waana ka xumahay in magacaga la isticmaalo saasna ha inoo ahato .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
CIISEROOTI,
saaxib meesha jiniga kaa raacay waa badaan ceebteeda ee inta aan kaaga keenaayo dadka jinka la hadlo oo ay ka mid yihiin ......,......,.....
si ay kaaga saaraan jinka mudulkaada dhex jiif.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waranle

Unrecorded Date
Ilaahow gefkayaga iyo geeridayada ha kulmin.
Aamiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khadar

Unrecorded Date
Asalaamu Caleekum

From : Khadar

Waxaan halkaan ugu mahad celinayaa dhalinyarad waxa garadka ah oo aan ka helay rayi fiican iyo kuwa wax waaniyay sida shiiq :MAHAMED GALGACYO IWM

waxan ka xumahay dadka u qaatay Qabiil oo af xumeeyay ummadda dhan oo muslim ah

PPD_007@HOTMAIL.COM

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.