This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date I am somalia girl, who live in state. I work part time I am 27 years old. I am looking for a man between the age of 30 to 44.
| |
Unrecorded Date Mgirl: how about 44½ yrs old man.
| |
Unrecorded Date GET IN TOUCH WITH HEBEL. WHAT ABOUT HEBEL HE IS 27 YEARS OLD AND LOOKING THRUE LOVE THOUGH THE FORUM 4 YEARS
| |
Unrecorded Date oh my god hebel was looking for someone the whole time. Hebel this is your chance man called Mgirl and fast.
| |
Unrecorded Date No I don't qualify. She wants a daddy not a husband. why 30? Can U tell me why? Why? Why? Why 30? Huh? Huh?. . . . . . U make me sick. . . . . . . I have to go over there now.
| |
Unrecorded Date Part time, what about the rest of your day? CiiseRooti
| |
Unrecorded Date Hi I am 28yrs single and I live in Toronto. I am looking for a good looking somalian guy.
| |
Unrecorded Date Hello My name is Hani 24yrs old single and Beautiful. Looking a fine Somalian guy who lives in Toronto
| |
Unrecorded Date GABDHAHEENA GUUR EE RABAAN GAROOBKEENA SIDOO KALE NIMANKEENANA WAR AYEY KU MASHQUULSAN YAHIIN NA GUURSADA WADAN KUWA HAGAAJINAYA UMA EKADINE GAROOB LABA CUNUG LEH QURXOON 26JIR AH CIDII DONEYSO HA II REBAAN MEEL AAN KALA XARIIRO
| |
Unrecorded Date garoob/ANON: mid garoob raadis ah ayaa hadaayay buska ila saarna boosteejada uu ku haree bal isaga utagba,gabdhaha aan wareeystee.
| |
Unrecorded Date anigaa shurdahaga soo buuxiyee e-mailkaga iisoodir
| |
Unrecorded Date ala hoogooyin,kuwii lagu khasaarayoow..ishiish gabadh fadhiga lagu soo doontaanu arki jirnaye ma naago wadooyinka is wadhoo "yaa i guursanaya"la yidhaahdaanu arki jirney? naa ordoo masaajidada iska naadiya oo wadada ka kaca xishoodoo. alaa,alaa waaa duni aakhiru saban...meelahay ragu dumarka ka doondooni jireen ayey dumarkii maanta wax doonanayaan,cajiib. To Geesi. islaantii ilkaha beeshayeed 3 sano ka hor soo guursatay miyey kici kari weydey bisinkee? peace and luv.
| |
Unrecorded Date qumayo waa gartaa kubeertaa hoosta uga jirtaa markaasaa dadka caaynee haye . wallaahi caqli waa kugu jiraa , dhaaf dadka ha kaa qaraabtaane. akhyaarta wax raadiska ani ducaa idiin hayaa ee qumayo warkeeda ka baxa.
| |
Unrecorded Date qumayo/qumanyo: heeyaahe xundhurta caaro kugooysey ma kudhaha waa xumadoobey meel xunbad igaga soobaxdey,waaxeey tan kuu abtirisaan islahaa,ileeyn waa tii qumanyada eheeyde horeey an ugu guurey raaskeeda iyo rugteeda,heeyaahe bal si deji oo dumarka calafdoonkaa faraha ka qaad. mim: qumanyo ma iila araketey fuurbo waaye haye ayda waxeeyd tutulaare waaye,masaakiinta qaboowga waxeey iska xejiyaan raadinaayo eey dhuunta u galee. waa yaabi.
| |
Unrecorded Date Naa Qumayo, sow adigii qudhaadu wax doonka ahaa een is ogeyn, ma waxaad heshay meel aad jaanta dhigato, cawo iyo ayaankaaba ma adigaa leh, mise adaa masaajidda tagoo wax ka helay. Haweenku hadday diirrimaad doon yihiin, maxaad adigu calafkooda u hortaagan tahay, naa ka baydh waddada ha lagaa maree.
| |
Unrecorded Date salaan dhamaan waxaan ahay gabar somaliyeed waxaan jiraa 52 sanno 7 caruur ayaan leeyahay waxaan ku noolahay toronto odaygi waan iska eryay waxaan raadinayaa wiil somaliyeed oo u dadiisu tahay 25--35 haddii aad wax isku heysid si deg deg ah iila soo xiriir HEBEL 514 KAMA SOO JAWABI KARTID
| |
Unrecorded Date ok MA'AM
| |
Unrecorded Date oh god, people discust me sometimes. coming to the net and looking for mates???girls please, don't act like cheap once now.Peace
| |
Unrecorded Date Hey I am 28 years old man lives in States "MN" looking to meet good somali girl. Never married goes Univ. Have nice part time job. Any serious girl can contact me at "Abdi118@hotmail.com"
| |
Unrecorded Date and what do U do fulltime?
| |
Unrecorded Date hani, what's up. i am 25 years old, and i live in T.o. so lets have some fun sis.
| |
Unrecorded Date Watch this. I'll set thingson fire. MGIRL I know a really nice guy who lives in the DC area. Smart, hard working, faithful, respectful of women, intelligent and worked in Somalia and is familiar with Somali culture. He is, however, Gaal. He's 36 years old. Watch everyone wig out over this.
| |
Unrecorded Date Is he willing to change religions for a chick with troubles?
| |
Unrecorded Date Mad Mac. I thought you said you were 19 years old. Ha hahaha you never stop lying do you?. you suck man.
| |
Unrecorded Date To: All LOL you lot r jokers, but i hope your dreams to come trueeeeee peace.... click here >>> http://master-j.pyar.com
| |
Unrecorded Date why should I?
| |
Unrecorded Date Asskicker When did I say I was 19? I'm 38 dude. I haven't been 19 in a long time. You've got me confused with someone else. I see you're chewing too much kaht while sitting at the keyboard again. How could I be 19 and a veteran of Restore Hope. You think the US Army has 11 year old soldiers? whether I suck or not I guess is debatable. My mother would disagree with you, but my ex-wife would be with you all the way.
| |
Unrecorded Date TO all the ladies looking for men, l am available and willing to have four women as my wives. e-mail me if your interested at khadar40@hotmail.com p.s l have no job nor a car but l willing to share my life with any one. The only thing l have is a bus pass, so if your interested with a nigger with a bus pass e-mail. thx
| |
Unrecorded Date man that khat thing is a powerful joint I tell ya.
| |
Unrecorded Date HEBEL;Islaamaha iyo caruurta haka tuurin hoobaal. TO;UDGOON MUUSE,ma waxaad tahay gabar?mise islaan laga dhameestay?ha qaldin inamada,ee ku shaqeey kaniiniga hurdada,haddii aad iska erisay odaygi kuu ceeb asturi lahaa,qaatumo xumo ayaad ku jirtaa. MGIRL;ka waran maalin fulltime,maalin neh off,waayoo waxaan leeyahay islaamo kaleh oo aan...
| |
Unrecorded Date I wonder how anyone can come here and ask for a life time partner,without knowing him or her deeply!!!!!!Amazing Grace!!!!!!! Hebel,you are too much easy bro...lol@@ Bye Y'all
| |
Unrecorded Date hey what I do now?
| |
Unrecorded Date you know what you did!!!! Peace ya'all
| |
Unrecorded Date Mad mac i know U must be confused by now with Somali people cause I am and, although I am Somali too
| |
Unrecorded Date Keep us entertained ppl I just can't help laughing !! lol lol ha ha its soo funny what you guys came up with. what ever next ay ?. peace..
| |
Unrecorded Date To: All the lonely ladies Doqonbaa ka taga siill hadduu meel dayacan yaale Give me your e-mail and I will be there for you. I am allowed to marry four wives, and I have enough for every girl in the house. The sis who posted that she is "52 year-old girl". Get a grip sis, you are Habar not gabar and it is time for you to visit your dentist and fix those broken teeth. Only hoochies between 13 - 39 are qualified. No kids or Habrooshin are allowed. Qumayo; If you eat bread every day, there are so many sisters who are out there starving.
| |
Unrecorded Date alow canbar dayacmay hana siin....imisa kabood baa maray.
| |
Unrecorded Date Canbar oo sijilaato eh maa rabtaa hebel?
| |
Unrecorded Date sijilaataha olyadaa doobiyo ku eh asaa marba dhinac aas ka furmaahe iga deey. . . . kutuleeti mikiyato ma heesaa?
| |
Unrecorded Date MGirl I am 30 year-old male 160lb, 6'1" tall brown comlexsion Educated, working. loving, caring and very sensitive. if that interests you, please leave a message.
| |
Unrecorded Date and still single...........brrrrrfffff yeah right.
| |
Unrecorded Date hebel, ha yeh runta sheeg aniga 4 adiga 3.
| |
Unrecorded Date MAJIRAAN WAX YURUB JOOGA ? oo luqada soomaaliga wax kuqora?
| |
Unrecorded Date aniga girgin adigana afar yaa meel isla kaaya dhigi kara hee?
| |
Unrecorded Date ,,,,,welli Girgin aa!!!!!!!
| |
Unrecorded Date nacam.....weli girgim.
| |
Unrecorded Date hebel, plse ka kac fadhiga oo ila tartan,waa ku ogahay oday quxuub ah in aad tahay ee saaxiboow girgim xoow yahay?ah ah ahaaaa ahaaaaahaaha aahaahaa,
| |
Unrecorded Date girgim ma ahee waa girgin ee magaca ha haleen duqa. . . .. sxb odey baan ahay weliba orodka kaa dheereeyee laakiin maxaynu horta u barantanaa?
| |
Unrecorded Date XAMARDAYE, Hadaad rabto inaad ogaato Girginty waxaad tagtaa bogga ila tali, gabar 19 jir ah oo tala raadis ah ayaa laga hayaa hadalkaas asaga ah oo qosol iyo dood culus baa ka dhacday hadda ka hor.
| |
Unrecorded Date HEBEL, hal si ayaad iiga orod badin kartaa saa waa haddii aan kaa badsaday MAS mugdi ku diloow,lol girgim goorba waa iska qalad madbaceed ha u bixin. WARTA, wax fiican ayaad ii sheegtay waloow hebel aan ka dhadhamiyay in wuxu ay magac yihiin,hadda ayaana aadaa meeshaas walaxaa igu dhaafay aan u mudaa.
|