site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BAYDHABO JINAAY HOOY ANNI KIIN HIISII''''''''''''""""""""

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): BAYDHABO JINAAY HOOY ANNI KIIN HIISII''''''''''''""""""""
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DALAL

Unrecorded Date
Kuusoow iyo reer arlaadii anna waaba ka si waayeey,sii in dawahaanii leey shal dhunnii. widaayoow haddi nafba siin ki jarte heey ha dawahooy.AAY OOMAN dhimitii yaa dheegeey murugoodii,hindhoogeey biyii ku kooyii,waybaa ha tawaeey koodshee iyo sidii ha iin dhawaayi jartii,maddi anna baydhaba ka ku tabaayiine 7shillin yaa ii lahaayteey saahiibkey WOOBIYO yaa iin sheegii inii usu oo biyii.
saas niin haatooy.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
Wah-wah waxaasaa fila cusub eh,war unukaa kaalinayno oo hadana soo amirayno,oo markii gof walba soo dheego usigaaba kalinaayo oo waanu wada kaalinayna yar iyo wiinba,sow waxaad garatay maa'han,lan oo reer arladi eh ooba dheego waa ku gasab inii kaaliyo halakan,teedi kale widaayow eed iyo eed baad iiki mahadsantahay,inii Fila Baydhabo furtid oo maga'eeni hustid ..


Aad iyo aad baad ugu mahadsantahay furitaanka qolka cusub,ee aad noo furtay dhamaantayada hadii aynu nahay reer ALTA-JUBA,


Dalal widaayow keer dhamaantiis ALA hakiin sahlo,sidii niin sharafti ilaah hakiin sharafo,madii ruumka ha aragi ki farahi oo eed iiy eed aa iin ka farahi ee dhamaanteenba hakoo yaane oo lan haraaye majere,,,,,,,,,,


dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
DALAL
ariirtaan meey ka fadaase BAYDHABO JINAAY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fiidey ordimow

Tuesday, February 13, 2001 - 06:38 pm
dalal
salaaminti salaan ku bacdi walii ki warsideey inti magi ilaahay suubiyi may likiinki biyi dalal misi askarti sayidka aawka hayi. hanas kaftan lay oo haayatey raalahaaw iyaa. eed iyo eed ya inki mahadsinta albaabki adi furti laakin way erteena megelay fadaani maay bilaanti liin diidi ?


mahadsinti ariikayni

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.