site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wiil aan gurigooda jooga ayaa i jecel

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Wiil aan gurigooda jooga ayaa i jecel
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shankaroon

Unrecorded Date
waxaan ahay gabar madhoow soo gashay quraha
wiil ay eeday dhashay oo gurigada jooga ayaa
jecelaaday aniga marabo eeday waay ugu raacantahay marka aan wadiiyay waxay ugu tiri
kuuma qalmo waa nin quraha kudahay oo dhaqan badashay wiilkiina wuu jecelyahay
ila taliya aqtaaray

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Xamardaye, markuu Grammar-kaada soo saxo ayaad war iga heli abaaye, isagaa noogu qaabilsan xagga saxista dadka iyagoo xiisadu ku dhacayso wax soo post gareeya.

Sis ma xiisadii labaad baa kuugu dhacdey mise midii guriga lagu aadi jirey, koleyba waxaad iila egtahay in tii guriga kuugu dhacday oo tiri "alow mar uun yaa kaa saara school-kan" daaaamn it, muxuu ahaa computer-kan slow-ga ah nacalaa ku yaalka.

Xamaradaye dee inanta iga soo sax baan ku niri.

CiiseRooti

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusseey

Unrecorded Date
ciisa Rooti
loooooooooooooooool
ar adigaa Xaasidan Idaa Xasadan
Ciise mar hore soo kuuma sheeygin .iska daa umada aad qalinka iyo Waraaqda la daba taagan tahay !!
Macalin Qaabiid yahow!!!!!!

Shankaron::

How do u feel about him....How about if u step to higher Level....say likee his Daddy or better yet His Uncle.....Or what better than Wise Awoowe!!

let me know how freakin with Awoowe Sounds ok!! i might try myself sometime ...but i preffer Abkoow!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maanyo

Unrecorded Date
To: shankaroon
Abaayo dhar jaalo ma gaarti Iskoolka
carabkana maxaa kaa heli

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shankaroon

Unrecorded Date
ciisa-rooti adiga ma ahayno macalinkii ppda oo af somaliga noo dhigi jiray dhuusa mareeb.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calasoow

Unrecorded Date
...shankaroon, yo sound like, qof habar aheed oo dhuusa mareeb ka tuugsan jirtay...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Unrecorded Date
SHANKAROON:AFKAAGA HOOYO QORITAANKIISA WAAD KU DHACDAY,
MADHOOW,
QURAHA,
EEDAY,
GURIGADA,
WAAY,
UGU,WAA LAMAANAN TAHAY.
WADIIYAY,
KUDAHAY,
AQTAARAY,
CIISE,SI AAN U SAXO MALEH,LAAKIIN 10/100,AAN ISKA SIINAA ADIGA MADAXAAGA,AFKA HOOYO BARASHADIISA SOO BAR ADIGAA PP AH SIDA LA SHEEGAY SAAXIB,ADRESS KEEDA WAA KAN: GKJQL 5F2H8R3W.

75

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shankaroon

Unrecorded Date
to dhman

aniga miyaad imataleesan waryarahee
war ceeydakadaya meeshee
ee ila tali hadii kale kalataga meesha waxaad
ii heesan majirtee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
SHANKAROON,
ha inaga ceeyrinin qolka waan kula talineeynaa,
inanka ma ku jecelyahay?
adiga ma jeceshahay?
haddii jawaabtaada ay haa tahay,
noqo sidi oday irish ah,
madax adeeg la i moow,
gacantaad ku dhexgto ha lagula gooyo,islaanta aad sheegeeyso ma iyadaa ku dhaqaneeyso,war ka carar meesha oo fadhiga ka kac,oo isku duub inanka,and smile.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waayeel

Unrecorded Date
Abaayo maxaan kula talinaa mabagara nayno waxaad
qortay..............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amiira

Unrecorded Date
dear shankaroon
Abaayo waan jecelnahay inaan ku caawino dhamaanteen, laakiin fadlan qoridaada ka fiirso oo si sax ah u soo qor, mise walaal waad inagu ciyaareysaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shankaroon

Unrecorded Date
to amiir


wax ciyaar ladhaho majiraan waa iga run laakiin
afka somaliga waa igu adag yahay walaal macan
aniga waxan ahay reer itoobiya waxaan ku dhashay
itoobiya waligeena ma rag soomaliya sida run oo dacadnimo ku jidha laakiin waa afkeega hooyo
hadii anqoro afqalaad miyaad garan

tan kale maxaad ugula talin laheed
aniga wiilka waxuu ii shegay in uu i jecelyahay
anigoo u jaawaabiin ayeey hooyadii ugu itidhi
ninkani waa fasahaad sidii ay ugu tidhi anigoo
soo koobaayo
marka koobaad qaadka iyo qami waa u caadi
laakin aniga maku arag madanbabiko
wiilkina mar waliba waxuu iga sugayaa jawaab
dee maxaa irah daa maxay idilatahay dhamaan

jaaw iyo jawaaabaaaaaaaaaaaaaaaaaaajawaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

smart sis

Saturday, June 17, 2000 - 02:41 pm
shankaroon>
sis haday eedadaa sidaas ku tiri marka walaalay hade waa hooyadiise iska daa oo isku day inaad jacaylkaan aad hilmaantid cause it won't be healthy and good for you.
I realy do believe that his mom is telling the truth.
sis waad ku cusubtahay qubaha ee wax baro at least isku day luqada dalkaad joogto inaad si wanaagsan aad u baratid.(adigay beri wax ku tari doontaye)

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.