site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

waa su,aalee cowramale ma warsangali baa

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): waa su,aalee cowramale ma warsangali baa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

widhwidh

Unrecorded Date
waxaan maqalay qabiil ladhaho cowramale waxa ah
gabar aan saaxiibo nahay waxay ugu tiri cowramale
waa daddarood ayadana waxay ka timid boosaaso
aniga maqal cowramale bal iiga jaahil bixiya
ma dad darood miyaa oo dago boosaaso waxay kaloo
igu tiri waxay dagnaa kismaayo
gabardha waxay ku hadashaa af arabi had iyo jeer af somaligana waxay ku hadashaa kii reer bariga
ka soo jawaab waa su,aal aan xiisay naayee

by widhwidh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Neef, ka warayso isagaa ku fiican afaro qabiilka iyo falanqeeyntiisa ee hadii kale la aad Dunkin/Donut durbadiiba jawaab baa lagu siine.

Neeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeefoooooooooooooooooooow
Waaaaa howlahaaaaaaaaaaaaaaaagi ooooooooooodaaaaay

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
runtaa neefoowkaniini aan qabiiliste eh weydii.
.
.
.
.
mida kale qabiil muxuu ku tari lahaa awal widhwidh waa kaa hore shaki kuugu beeree?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Widhwidh Native

Unrecorded Date
Widhwidh, reer Widhwidh maad tahay, amba reer Widhwidh baan ahee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUN

Unrecorded Date
Cowramaleh
Uurarweyn
Muus Dheriyo
Madhibaan
Tuuryar
UUrmidig
Gaalgale
Muxumud
Abroone
WadalMugge

Waxaas waa dad asalkoodi Midgo ahaayeen hadana DArood noqday. Abkey Ablaawe dhan albaabkaa u furan oo Darood waa Semi-Sab.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xabbibo cadey

Unrecorded Date
somalinet arintaan ma raali bay ka tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kissima

Unrecorded Date
Cawrmale waa Warsengeli soo dhumay waxayna degaan agagaarka magaalada Kismayo, sida tuuloyinka Bulo Xaaji, Arba Qarsaa, Canjeel,Allanka Oor, Qodqod, Cabdalla Biroole, Far Waamo, kor kala soo gaddoon oo soo mar waddada Cag Libaax, Hoosingow, Xararka, Matoorka Biibi, Qooqaani kor ka mar ee saad u soo socotid illaa iyo Yaaqa Saaca Moja ku keen.

Dhulka Cowrmalaha waa kaas waana Warsengeli dadkaasi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
WIDHWIDH,
Saaxib adiga oo aan u fasiranin si qalad ah qabiilka aad sheegtay waaba ii hadda,horay uma maqlin,waxna kama sheegi karo.
kissima: warsengeli ayaad ku sheegtay,warsengali gee?bal fikrad iga sii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
to:widhwidh

Asalaamu Aleeykum

hadii aad daacad wardoon ah tahay

waxaan kuu sheegaa CAWRMALE in ay yihiin dad somaaliyeed,qabiil ahaana waa darood.waxana maha wax kaftan gala in khalad laga sheego hido farac ab iyo awoow oo lagu arooro.sidaa daraadeed waxay xidid ahaan ka soo jeedaan warsangali.nasabka in laleexiyana diintu waydiiday.waayo waa adoo wiilkaaga layiraahdo madan dhalin ee waxaa dhalay NIN kale. waad kumahad santahay akhrintaada waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FADUMO

Unrecorded Date
TO RUN

WALAAL HADII AANAHAY MIDGO ANIGA WAXAN HUBAA SOMALI OO DHAN IN AAN NAHAY NASABKOODII
LAAKIIN MAGARANAYO ISKA DHEH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FADUMO

Unrecorded Date
TO WIDHWIDH

ANIGA WAXAN AHAY GABAR COWRAMALE QABIIL MAJEECLI
WAXAN AHAY REER KENYA REER SOMALI UBAA KAGA SOOGARAY QABIIL EE GABADHA AAD SHEEGESO
WEEY SOO OGANI WARKA AAD QORTAY IYO WARXUMATASHIIKADA BALSE WAXAAN SHEEGAAYAA BIRLABO
IN AYKADARAN YAHIIN DILA AADANKA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waranle

Unrecorded Date
Dembigeena Ilaahay ha dhaafo.
AAMIIN:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
RUN,
magacyada aad soo tirisay in yar ayaan ka aqaanaa,waxaanse ku weeydiiyay sida aad u sheegtay prove ma u heeysaa (wax cadaan ah),
anigaa aqoon daro i heeysaa ee bal wax iiga sheeg.

FADUMO ha deg-degin ee jawaabta dhageeyso,waaba haddii ay soo jawaabtee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUN

Unrecorded Date
Uf...

Daaroood waa qaad badanaa wax walba ma galaan..
Yaa yiri dadkaanaa nasab ah. Maanatay Cawramalehna yiraahdeen waa Darood.
The list goes on and on and on and on..
Sab oo dhan waa sheegateen ee miyaad iska quusateen maxaad cid walboo inan-gumeeda ugu badsataan tirada.

Cawramaleh hadday idinka tahay wax dib danbe looga guursado ma tihidine. Laakiin Gaalgale oo Yibiraha Sabta ugu xun ahba sheegate ee MUSHUNGULI ayakana sheegta..
Qolyo kale ayaan idiin hayaa ee ayana ku darsada illeen Nasabkiinnii qarniyo ka horbuu badhxamaye.

Wax midgaan uun sheegan sidee Nasab loogu sheegi karaa
Mushunguli Koonbe
Shiidle Aawe Noolays
Jiiddo Harti
Muuse Dheriyo Kuumade Kablallax
MaDhibaan Siciid Harti
Baqti-ruug Habarwaa Cabdalle
Warrawarrood Absame
Waddaya-Qoyan Geri koonbe

intaasna ku darsada si tiradiinu isu tarto illeen tayo malaha wax maalin walba dad nasab-dhiman ah sheeganayaaye. Aad baan u kala gedisannahay markay NASAB timaaddo oo adinka Albaab furan waaye Darood oo Dirxigii rabaaba Dalaq yidhaahdo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Unrecorded Date
Ninkii asaga ahaa baa soo noqday gax gax gax walaahay nin majaajilo badan baad tahay. Balaayaduse waxay tahay waxa nimanka ku daba dhigay. Tolow maxay ninka dhengedayn jireen, mise waa magacu Ruun oo Ogaadeen Caardheer baa ka miisan jiray.....lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ardo

Unrecorded Date
to run
saxib nin run sheeg ah ayaad tahay cidana
aad ayaad ugu fiirsatay marka adigana yaanay
kugu biirsan ileyn cid waliba sheegteen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
run,
inta kaleh oo aad sheegtay aqoon uma lihi waxaanse arkay hal qolo oo aan aqaano waa JIIDO,
sideey ku noqodeen nasab dhiman iga jaahil bixi,
waxaa soo arooray SHIRIB la leeyahay (sagaal jiido,sagaal ujuuraan,sagaal abgaal socod waa ku sugaa),marka jiido iyo ujuuraan waa qabiilo waa wayn taariikh horana leh,••••••• oo aan wadankaba imaanin, soona xukumay wadanka iyagoo welibo qaarkood boqor leeyihiin sideed u tiri waa nasab dhiman inaga jaahil bixi.

peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOWDA

Unrecorded Date
TO RUN IYO ARDO

IDINKU MAXAAD TIHIIN DAD NASAB AH HADII AAN NAHAY
NASAB DHIMAN ALOOW YAA NII OGAADO WAXAD TIHIIN
WAXAN KU IRI RUNOOW WAXAAD TAHAY QOF QABIIL
QABIGA KA DAGAY EE KATANASUL AYAAN KU ORON LAHAA


TO FADUMA

WALAAL FATIMA WAXAN KU WEYDINAYAA MATA AHAY COWRAMALE WAA SHOWGA INTERNET KA WALAAL HADII
AAD TAHAY SU,AAL

BY YOU SISTER

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xisbi

Unrecorded Date
to run

F*U*C*K
you mather fuker and learn how to talk bastard!

waa adiga waxaas oo dhan soo tirinaayee ma ka maseersantehe .i know who they are and they know who they are><<

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
to run,

waxaan filaayay su'aasheeyda in aad iiga soo
jawaabto,si aan u fahmo waxa aad sheegtay,
mase dhicin,hadaba waxaan ku oran lahaa,
umada amaan hakaa hesho,
haddii ay jiraan dad qilaaf idinka dhaxeeyo si
toos ah u abaar,laakiin umada ha haraseeynin.

dadkiina caaytamaya,idinkoon dhihin aan ku dhabo,
si dood leh u goosta cadkiina,waa sidaan yeeli lahaa.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

she

Unrecorded Date
first of all cinwanka wuxu dhahayaa coworamale ma warsangali baa?
Cowra-maleh= cawro-laawe

Warsangeli= Nin warka wanagsan gudbiya ama geliya?

Who is "Baa"??
Baa xasanaa?,baa xusenaa?,baa caliyaa? baa cumaraa? baa cabasa?
baa salim?? baa da wax ii raciyaa

Gurey1 iyo xoogsade tuugo la qabtey talo malaha if u know what i mean????

peace n luv all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Unrecorded Date
She:

Hortaa forumsku xiisaba ma laheyne ma awoowgaa baa loox kuugu dhigay hadalka iyo kaftanka badan waxani wax ka badane, lol.

Ha ka didin arrinta sare waa abtigayoo saaxiib baanu nahayoo waa isla kaftanaa.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
she,

good point,

Baa,
armoow hee carab galaa,
kuwaasaa baa baa leeye.

hadaad wax kaleh u weeydo BAA CARAB,
is ka dheh,
yoow basiin kaaga bixin.

salutti,

nabad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BATUULA

Unrecorded Date
ANIGA WAXAAN IDIN DHIHI LAHAA WAXAAN AAD KAHADLEEYSAAN RUNTII WAA WAX QALDAN NASAB IYO MIDGAAN NINKII AH IDINKA LDIIMA DIRSAN HOWL IDIIN TAALANA MAHAN EE ADOOMADA ILAAHEY HAKU XAD GUDBINA. NASABKA AAD SHEEGEYSAANA WAXAA AH NINKII ILAAHEY KACABSADO. SIDAA IYO NABAD GALYO .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, June 30, 2000 - 03:07 am
Cawromale waa warsageli dhalad ah ee afkiina huurada leh ka daaya, ma gaadhaanne.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KALEIF

Saturday, July 01, 2000 - 02:24 am
.. CAWRAMALLEH WA WARSANGALI.YES CAWRAMALEH IS WARSANGALI . THE FAMILY TREE OF CAWRAMEL AS FOLLOWS.CAWRAMLEH SHEIK OSMAN SHEIK IBRAHIM XASAN NICK NAME XAMERGLEH ABDULLAHI NICK NAME DEEDIN FIRST GARAD OF WARSANGALI WARMA EIKEH KOKEH WARSANGALI MOHAMOOD HARTI NICK NAME MORAH SANTI MOHAMWD NICK NAME KABLALAH ABDULRAHMAN NICK NAME DAROOD SHEIK ISMAIL. SO STOP INSULTING THE PEOPLE . THE WRITER OF THIS SUBJECT IS KALEIF ABDULLAHI JAMA ALI QALAF . FROM CARDIFF SOUTH WALES U.K 1 JULY -2000 WA SALAMA CALAKOOM

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.