site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Abaayo Qalbi Wax Jeclaado Haduu Kugu Yaalo

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Abaayo Qalbi Wax Jeclaado Haduu Kugu Yaalo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qalbi

Unrecorded Date
hi!
Waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo Europe ku
nool.Waxaana Raadiskeed Ku jiraa Gabar soomaaliyeed oo Waxa jaceeyl La yiraahdo wax ka taqaan.Gabar soomaaliyeed oo jecel ineey nolosha la qeeybsato qof uu jeceeyl dhex maro oo aan rabin waa ku arkay waa ku caashaqay dhab i dheh.gabar soomaaliyeed oo rabto ineey xiriir jaceeyl ku bilaawdo ilaa iyo guur hadii calaf ilaaheey iskugu keen daro.Gabar soomaaliyeed oo u Qalanto Wax walbo oo Wanaag iyo xushmad in loo sameeyo.
Gabar soomaaliyeed oo jeclaan laheed maanta ineey inta nolosheeda ka dhiman ku noolaato
Farxad.Hadii aa tahay gabartaas Please, Fadlan
Igala Soo Xiriir E-mailkaan
Qalbi_j@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar yar

Unrecorded Date
qalbi
anaa raba ee intee joogtaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qalbi

Unrecorded Date
To.gabar yar
Abaayo E-mail aan ku wado xiriirno
(qalbi_j) waaye E-mailka hadii aa arki weeyso siduu u qoran yahay "in case"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
Qalbi,
waxoogaay faah-faahin ah ugu dar gabdhaha sida,nooca aad ka hesho.
gabar mise garoob.
ma weeydiinee in ay bikro tahay iyo in kaleh.
check up caafimaad ah ma jiraa.
mudada aad wada soconeeysaan.
adigase aan ku weeydiiyee gabar dooqaada aad ku jeclaato oo aad ku guursato ma weeysay?
reer iyo daris midna ma lihid?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qalbi

Unrecorded Date
Xamardaye!
Bro bikro adeey dhib weeyn kugu heeysaa laakiin ani waxaas ma raadinaayo caafimaadka aa sheegtayna adiga hadaa buktid mid bukto lee helee caafimaad raadis meeshaan ma taalo
reerka aa sheegtayna walaaloow inaa qabiil ama ina adeer wax ku guursado igama heeyso
wax kale ma ii sheegee??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fardoowso

Unrecorded Date
wow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar yar

Unrecorded Date
to qalbi e-mailkaagu ma hagaagsana

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qalbi

Unrecorded Date
To gabar yar
Abaayo waxaa sameeynee e_mailka meesha aan ku qoray ee kor farta buluuga ah "click" ku samee iyadaa kuu soo baxeeyso meesha aa massage aad ku qori laheed
raalina iga ahoow hadaan ku dhibay
bye!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAADIYA

Unrecorded Date
qalbi
laba mid ayaad tahay umulgaad ama dhoocilgaad,waayo inanta aad ka rabto jaceel iyo guur xalaal ah,waa in ay sifo kuu gaar ah lahaataa
adigana open baad ka dhigtay taasi waxay ina tusineeysaa in aad sheeko iska rabto oo cidlo ay ku heeyso,hablaha beenta ka daa,taksiile umulo gaad ah ayaad tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suleeqa

Unrecorded Date
qalbi,sida raga ay u raadsadaan ooridooda u raadso oo kalsooni isku qab sidaan si gabdho lagu raadiyo ma ahan,waa maxay sidaan ha ceebeenin raga somalida ah,haddii aadan aqoonin sida hablaha lagu soo xiro geliyo waa loo kada loobsadaa,haddii kaleh la tasho ragan akhayaarta ah oo ay ka mid yihiin:ciiserooti,hebel.xamardaye.warta iyo abwaanka jaceelka neefoow kaniini.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qalbi

Unrecorded Date
To:Naadiyo iyo Suleeqo
waa ku mahadsan tihiin fikradiina laakiin
Naadiya qofyaheey kuma aqaano lakiin"You Sound like MOM A BIG 1!"waxa aa ka hadleeysidna umulgaad iyo dhooqil gaad waqtigaa adiga gabarta yar aheed ayaa laga soo tagey hada laakiin aduunka waxuu noqday "OPEN" weli ma ku soo gaarin sheekadaas?
Suleeqo: nimanka aa ii soo tirisay ma aqaan sis,
jaceelna tashid ma galaayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Qalbi

Oday sida la wada sheegayba, qaabkaa aad wax u raadineyso ayaa kaa xun. marka maadama aadan faah faahin dheerah bixin si aan wax kuugu sheego ma'aqaan.

Suleeqa

See bay wax kaa noqdeen, waxaadba naga soo qaaday Match makers, dee raaligelin baynu kaa sugi.

Naadiya

lol...waa maxay Umulgaadka aad sheegina?

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

naadiya

Unrecorded Date
qalbi, ninka raga ah wuxuu ku fiican yahay in mabdaiisa uu cadeesto adigase weli hadaladaada mugdi ayaa ku jiro,hooyada ama islaanta aad sheegtay oo aad caayeeysaneh waa mid malaha gabdho leh,nin sodohdii u quuray in uu caayaneh maba is taahilo inan, washiinsi mehered laawe ah ayaad tahay ee hablaha yar-yar qob moos ah ha u dhigin ka bax meesha haddii kaleh afka weyn oo aad igu sheegtay ayaan kugu qaadi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Walaal Qalbi waxaad ka hadashay only what you want in a girl. Please try to tell us a little bet about yourself...So we have an idea who we are contacting.


Bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QUruxleey

Unrecorded Date
TO: naadiya
Hooyada meesha ku qoran BIG MAMMA adiga ayuu kaa wadaa
ma fahmeeysid miyaa mise af gaaleedka ayaa kuu gooyey teeda kale abaayo maxaa saan ugu kulushahayna oo u caaytamee wiilasha gabdho ma kaa raadsan karaan miyaa haduu qaldan yahay iyo hadii kale qofkii rabto aa ku raaceeyso adiga see wax kaa yihiin mise qalbi waaba is taqaaniin oo gambar gaaban aa ugu fadhiday? lol!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
qalbi,
ninka raga ah saddex mar ayuu rag ubaahdaa baa la yiri:
marka uu dhasho.
marka uu guurdoon yahay,
iyo geeridiisa.
qalbi far kaliyah fool ma dhaqdo,
ninki kula taliyo waa lala arinsadaa intaas ayaan horay kuu iri waxaadse u fahamtay qalad,aneh u gargaar ayeey iga ahayd,masoo dabacday oo akhiyaartana ma u yeeraa?mise weli geedki ayaad saaran tahay? be xariif,adeer ha igu noqonin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ESTAR

Unrecorded Date
WOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

EDNA

Unrecorded Date
TO.qalbi
kaalay adi gabdhaha maa u geeraartaa saa wax u qortay maxaa waaye geeraar camal si fiican wax u qor lakhme
TO:xamardaye
Oday adi meesha maa ka shaqeeysaana maxaa waaye ninkaan aa waxaa ku heeysataa hawaanbo aan kula taliyo xoog miyaa waxaaga ka qaleenoo hurguf waaxid just joooooke!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye oo ku sii fiirinaayo

Unrecorded Date
EDNA,
armaad iga sii jeedin kartaa bal i dheh talo ayaan u baaha nahay dishka dhinacaada aan u soo wareejisanaa,adiga waaba ii kululaataye,waxba kama qabo talo iyo waano inta ba in aan ku siiyo.
hurguf xoow ahaay?lakhme waaba gartaye.
adi hiloow maa ku haayo.

peace iyo kaftan sis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAADIYA

Unrecorded Date
QALBI = QOLOF

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Leilaa

Friday, August 18, 2000 - 05:59 am
asalama caleykum

ma hada iyo gabar raadis, kuwii horaa loo waayey , waxaan ku oran walaal Allaah macaak, da'daal waad gaari dantaada tawakalna saaro arintaada

wa bilaah tawfiiq

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.