site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ciise Rooti, lallabo, yaqyaqsi, xajiin, cuncun, karaahiyo

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Ciise Rooti, lallabo, yaqyaqsi, xajiin, cuncun, karaahiyo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luuley

Unrecorded Date
Ciise Rooti,

Hebel adiga ayaaba ka daray oo waxaad noqotay yalaalugo, qaras, hunqaaco, qashin qub, meel walba yaalow, laga roone, anna waa i kan, malario, daqsi, garaabo, tiifow, teetano, dallac bilaash, cusbolaawe, iyo wax kale oo aanan granayn.

ee is daba qabo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
adi daba ma iga qabanee ani dabadeey waa qabti waxna ilaa ii hada ma isbadalin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Tolow godobtaan kaa galay weeynaa, Mise waxaad aragtay Axadka magacayga dadka ku caayayey.

Sidaad u aragtayba shaqsi ayaa magacayga dad ku caayey so hadaad taa ka wado waa meel
Hadii kalena isoo sheeg aan kawada xaajoone.

Pleaze wixii dhaliilyo ahna ha igala bakhylin isoo sheeg

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaadiyo

Unrecorded Date
ciisa rooti hadaladaada markaan maqlo waan ka helaa aboowe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Unrecorded Date
yaa waye qofka magacga isticmaalaya walee waa cajiib.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
CIISE ROOTI,
waan ka xumahay qolkaan iyo qolkalehba oo magacaada la isticmaalay caay iyo balaayana laguu geestay waan arkay,waxaadse ogaataa qofkaan in uu yahay qof aan shaqsiyad laheen ama daciif ba ah,kartina aan lagu arag,waxaanse dhihi lahaa qofyahoow sidi dumarka raga dabadooda haka hadli ee u bareer haddii ay wax idin dhex mareen la xaaltay.(rag waa kii arimiyo).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ciise rooti kawaan kale aa la furay haye?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Unrecorded Date
anigoo ah shadiya cadey majecli in magacayga la is
tacmaalo, hadaba aniga qof waa ka heli karaa ,qofna waa nici karaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Unrecorded Date
doqon yohow maskaxda ka jiran maa ii dhaftid magacaga waran kulul hakugu dhaceen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Shadiya

Sis wax kalood sheegtaa miyaad weydeyna waa adigan igu qardhoobsaday'e, marna LUULEY isugu yeedh marna SHAADIYA oo hadana SHADIYA oo kaaley adigu tiro badnidaa, mise anaa la ii kaa soodireyna, waxan shido ka badane.

Hebel

Dee markaad duug noqotay baan ku badalay
ma istirina?

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
CIISEROOTI,

cambaha geedkiisa marka aad hoos fadhido sida loo cuno ma taqaan?meel yar ayaa laga bajiyaa,ka dibna dhuuqid aa lagu dhameeyaa,ee qolkaan iska dhuuq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

.

Unrecorded Date
CIISO ROOTI CAGA WEENE QURMUUNLE
MEELKASTA WAAD DHAX TAALAA MAAL KASTA
WAAD HOR ORODAA WAXAAD TAHEY MAANGAAAB
AAN WAXBA OGEEN.HADALADAA MARKII LA ARKO
WAA LAGU LAB LABOODAA. QOFKASTA MEEL AYAA
LOO RAACAA . ADIGUSE MEEL LAGUU RAACO
MALAHID .WAXAAN KU DHI LAHAA IS DABA QABO
INTAAD DHAWDAHEY...ADIGOO KALE WAXAAD
TAHEY CIYAAL OORFANE IS NACEY.....
ADIGOO DA'WEEN KU JIRA OO HADA SIDAAS
WAX U QOREEYSO WAA WAX LA LA YAABO....
.........................................
.........................................
.........................................
..........................................
...........................................
.........................................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to y'all
ciise rooti waa laga roonyahay wax kale ma sheegeesaan heeeeh,,,,,


to xamardaye

adi qof kasta tifoose maad u tehe ?si xun ha u qaadan su'aal lee iga waaye OK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
shengaani,

inta aan isku ra'yiga ama isku garaadka
nahay haa,danaano aa la yiraa taas af-somali baro,
adiibo waa ku jirtaa,biiq bandhaboow ah waaxid,
meeqa mar aan kaaga soo dhigay,
iyadoo dharka lagaaga xoogay Hoobaal jamalkiisa.

xumaanta aad sheegeeysid maxay tahay,biiq sidaad
rabto u kaftan saaxib,caadiyoos,lol........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Unrecorded Date
talow ma is tiraahdeen shangaani magaciisa waa la isticmaalay.
allow magacyada noo dhawr.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Who care's???????????????????????????????????????????

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
mim,

haddii laga isticmaalay magaca shengaani,
jawaabta waxay u socotaa qofki ka isticmaalay,
haddii uu isaga yahayne maxaa sugee?ha liqo.

nabad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to xamardaye


waan iska ogaay inaad tehe mascar-buunshe oo waliba biiq eh anoo dharka liga dhigay intee ku aragtey adaabo lacagta mamada suuqa kuugu diri jirtay markii lagaa xoogo kaaga soo dhigi jiray faay calida REMEMBER!

,,,,budkaaga ha soo qaado lakiin waan isku leenahay ogaaw heeeeee wixiin kuu gale lee ogaaw


<<<<<<bzzzzzzzzzzz>>>>>>>>adios PLLe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Mugoo 1 thing is for suuuuuuuuuuuuure My Ciise-Rat is not laga roone maybe mashiidiyo taasna anigaa aaqiro la ii so kicinaaaa!
hadabo mana ku jecli mana ku necbi.........


Shingaani
Yaroow stop canfusing us Ciyaal Faa-Cali Madiino ey joogeen wilogood ne xamar-weyne ii meel u dhow ma arkin marka intey ku jeebsiibeen Xamardaye?
Kuligood heer baadiyo ey ahayeen shitaawo ebedkood ma fuulin Madinone lug aay ku imaadeen!
mac salaama!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
shengaani,

jawaabtaan meeshaan ma leheen,meeshii leheed,
iigu i moow,ma anigaad igu leedahay fulay baad tahay?ma fahamtay?luqad kaleh ma ahinoo.

fooreteembo aad baxdi,c.f.cali ma jiri dhinacooda.
budkeeyga adi ma ku qabto,ciyaal maama waaxid.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Wada alaylehe....Waan ka helaa naacdiina'e.

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
ciiseRooti,

saaxib,

ku naax,
oo nafta ku cesho.

nabad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to xamardaye

dofoqofonkifii refeer kifismafaayafo wafaaxifid
adi doqon kaa daran ma arkin meelaa ka hadleesid ani ma fahmin ee iga jilci warka,,wax aad garati mahinoo taas?

to she
reer baadiyaasha sheegeesid waan iska garaneenaa laakiin in magacaawno ma rebno mahinoo??

to mim

sxboow waa iska garatey in ani hadal doqonimadaas aqoonin waxaan u maleeynaain uu yahay xamardaygaas ee mar dhiw waxa ku dhaco aragbo!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.