Unrecorded Date DAD AYAA JIRA DADKA MAGACYADOODA ISTICMAALA MARKA WAXAAN IDINKA CODSANAYAA IN LA ISKA DAAYO
CHARACTER ASSASIN DADKA QAARKII WADAAN.
MACAYTAMO QABIIL SHAQO KUMA LIHI RUNTANA WAAN KA HADLAA
SHAQSI AYAA MAGACAYGA DAD KU CAAYEY MARKA DADKAA HA IGA RAALI AHAADEEN HANA GARTEEN IN MEESHAN AY TAHAY "CYBERSPACE" CID WALBAN AY SAMAYNKARTO WAXAY DOONTAA MAANAN EEGIN POSTING KAAS MAGACAYGA LAGU ISTICMAALAY, BALSE MARKAAN ARKAY AFKA UUNBAAN QABSADAY.
CiiseRooti, Baana Oolyo Adina Ma Lagu Soo Galay. Protest Oo Ah Dabar Gooynta "Impersonating" In La Sameeyo Waaye. Aniba Midkoo Aa Meel Ka Galo Aa Waayey. Laakiin Iska Deey Us Lee Haraayo Nooh Mugii Wax Ka Neefiyo Aas Waayo.
Unrecorded Date CIISE ROOTI, Wadaayoow yaa dambi ka gashay oo sidaas kuu daba taagan?ma ciyaalka ayaad la fara ka ciyaartaa?mise islaamaha?ilaah ha kuu fududeeyo ciyaalka ma sahlano haddii ay ku bartaan. waxaan maqli jiray ciyaal qofki la ciyaaro futada ayeey ka feeydaan ee bal ilaasho,sababtaas ayaan su'aasha kuu weeydiiyay.