site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAAN U SOO SOCDAA AMERIKA YAA WAX IIGA SHEEGA

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): WAXAAN U SOO SOCDAA AMERIKA YAA WAX IIGA SHEEGA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMED

Unrecorded Date
SALAAM KULIGIINA

WAXAAN RABAA IN AAN IMAADO USA EE WALALAYAAL WAX IIGA SHEEGA ARINTAAS. AYADOO JIRIN AFLAGAADO PLAESE.

MAHAD SANID ALL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Unrecorded Date
Mohamed,

Hadde maxaad rabtaa inaad ka ogaato, bal arintaada balballaadhi oo wixii kuugu daran sheeg ha lagaa daweeyee, ma waxaad ka hadlaysaa shaqo, waxbarasho, caafimaad, dhaqaale, etc.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Unrecorded Date
MAXAMED,
UDBAHAADA HA KA SOO TEGIN OO HORAY U SOO QAADO,SI AAD MAROOGSINTA U MUDATO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
WELCOME

Marka hore maraykanka waa dal wayn oo aad iyo aad u horumarsan walibana wax walbahi oo nolosha ku saabsan ay fudud yihiin,lakinse waxan kuu sheegayaa dalkan waxad kala kulmi doontaa wax yaalo runtii kaa nixiya dhinaca fitrada bulshada maraykanka way ka dhimatay iyadoo maalinba maalinta ka danbaysaa ay soo muuqanayso nooc cusub oo luudhnimo ah marka hadii aad ilmo leedahay ilah hakuu garab galo runtii way adag tahay in ilmahagu iska celiyaan awooda warbahin ee dunida ugu wayn oo u jirta kaliya in ay iimanka ummadda ka siibto hadiiwaxbarasho iyo caafimadse runtiii aad iyo aad ayay u fiican tahay,marka saxibow maraykan fasad iyo fisqi aa u taliyo,labo waxa aad ku riyonaysid oo ah in maraykanku uu janno yahay runtii ma jirto ee adigaa arki doono

walaalkiis soo dhowow ilahna hakaa dhigo duulkii aan bedelmin
wabillahi tawfiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sam

Unrecorded Date
Ask someone to send you a tape of Jerry Springer and you will have a clear picture of what America is all about. I wish someone sent me one before I came.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
maxamed labo xaboo macawis ah iyo beer janbal ah oo weliba maaska fiican ah hore maygu soo qaadi?
gadaal aan kaa siin doonaaye?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.