site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

NAA NACAS YAHAY RAGA WAA LAGA TABCADAA!!!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): NAA NACAS YAHAY RAGA WAA LAGA TABCADAA!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum

walaalayaal

Waxaan rabaa inaan bidhaamiyo ama toosh ku ifiyo figrada ay kumuransan yihiin SAYGA IYO MARWADA SOOMAALIYEED.waxaan idiin rajeeynaa in qofwalbaa si akhlaaqleh udhiibto fikradiisa.

waxaa layiri marka laguursado gabadha soomaaliyeed,waxaa u yimaada naago khubaro ah oo reer soo dhaqanayay uugu yaraan 10-30 sano,waxay reerkaa cusub kulataliyan oo gabadha usheegaan arooska ah.gabareey wax ma ogid ee ninka dahab makuu gaday? cidiina lacag masiiyay? guriga aad ku jirtaa alaab fiican oo kuu qalantaa kama muuqato!!!gabadhan arooska ahi howlahaa laga hadlayo wayba layaaban tahay maxaa yeelay CADAYGA JIIFKA EEYBA KU MASH QUULSANTAHAY.
markaa waxay ku khatimaan NAA NACAS YAHAY RAGA WAALAGA TABCADAA.

halkaas baa ninkii khiyaano aygabadhii uu jeclaa kula noolaan oo xoolihiisa ay marwalba si toosa iyo sidadban ba ubaabi in.RAGA SOOMAALI YEED waxay ku doodayaan NAAGO DAACAD AH MAHEEYSANO.hadiiba layska tabcanayo.

HAWEEN KII WAXAY LEE YIHIIN HADII AAN XOOLAHA NINKA LA BAABI,ININ AMA AAN SIGOONIYA LOOGA TABCAN BARI BUU NAAKALE GUURSANAA.arintaan waa mid dhailsay furiin iyo muran ween oo dhex yaal RAGA IYO HAWEENKA SOOMAALIYEED.HADABA sideed u aragtaa labadaa fikradood ee kala fog maxaad se RAGA USOO JEEDIN LAHEED AMA DUMARKA USOO JEEDIN LAHEED.waad kumahad santahay akhriskaaga bogaan waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kutubeey

Unrecorded Date
waa runtaa arinta aad sheegtay naagaha qaarna markey ilmo badan ninka udhalaan, ayay ku soo jeestaan, ayagoo dhahaya markaan ukumo ayaan ka hayaa,xagee buu iga adaya,marka,naagaha waa balaayo loo bahan yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Gureey, xaa kugu dhacay ninyohoow, malagu xantiiriyay? Taasi waa kaftan.

Aniga waxay ila tahay arrimaha qaarkood waxaa wanaagsan in la ogaado sababta keentay, hadaan ku hormaro arrinka keenay "nin waa laga tabcadaa" muxuu noqon karaa? bal ila fiiriya:

1) Awoowgaa iyo awoowgeey iyo awoowayaashiin waligood dumarkooda lama tashan.
2) Ma aysan dareensiinin dumarkooda in xoolaha uu tabcaday eey ayadana wax ka leedahay oo aysan dareemin inay marti ka tahay xoolihiisa (No partnership and financial confidence ).
3) In markii ay wax u baahato ay tuugmo, cabaad, qaylo iyo bililiqo uga qaadato ma ahanaee asaga inuu wax u garto haka yaabin.

Qodobadaas iyo kuwa kale oo aan akhristayaasha u dhaafi doono ayaa keentay horta hore in ay haweenku sidaa u fakaraan, waxay noqotay marka dhaqan iyo dardaaran ay islaan waliba gabadheeda dhaxal uga dhigto ( Ka tabco meesha ).

Anugu hablaheena eed masaari karo jeeroo aan arko rageeniyoo is badala, oo ay la tashadaan haweenka gaar ahaan maamulka guriga, mustaqbalka caruurta, dhaqaalaha guriga, maamulka hantida iyo wixii la mid ah oo dhan. Aan su'aal isweeydiino;

Hadii ay gabadha aad qabtid kula ogtahay wax waliba iyo talaaba waliba aad qaadaysid islamarkaasna aad u garatid bani aadan adiga kula mid ah ee aqoon iyo maskax leh kuna kaalmayn karta (Naa ka tabco) ma imaateen. Laakinse (Naa ka tabco) waxa keenaya waxa ay tahay (Naag cadaw waaye, iska ilaali, yeeysan ku mulfin, xoolaha kaaga dheelin, la guurso, hadeey iswaasho ceynka u jar iyo wax la mid ah) oo raggu isku waaniyaan!! Sirtaada ka qarso, wax ha u sheegin, hantidaada yeeysan ogaanin (sick ideas) oo miiran ayaa mujtamaceena ka buuxa, ayadoo aanan laga bixin arrinkaas u malaymaayo in daawo la heli doono

Anugu xalka ii muuqda qasab ma ahan inuu sax noqdo laakinse waxaan ogahay inaan ku guuleeystay markaan reero badan kula taliyay inay isku saraaxoodaan oo gurigooda (mugdi iyo qarqariska ka daayaan).

( Haweenoow anna waxaan idinku ogahay ragga jeebebkooda kasoo bixiya lacagaha jiijiifo ee caruurtiina wax ugu qabsada) intay jaad iyo sigaar ku gubi lahaayeen adinka ayaa uga xaq badan. Diin iyo dhaqan diidaya ma jirto ee iga koobiya arrinkaas.

Hadlaka inaan saarnaado ma rabo inkastoo aan jeclaa in aan arrima badan ee ku saabsan hawlahaan ka hadlo.

Mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kutubeey

Unrecorded Date
Kutubeey Waa Tanaa

Why Do I Feel Like That I'm In State Of Being Worthy?? Hmmmm, Coz Everyone Wants To Impersonate Me HeeeHaaaa ..

Small kutubeey, I've Been Using This Name Over Period Of Time Now. However, I've Been Given A Particular Attention And Respect From This Community So Plz Spare Me Some Dignity Aight..


Kutubeey Waa Qul Qushay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Damn Lady, Who cares If You Gone!?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
GUREY1,
dumarka dhaqaala haada waa laga qarsadaa,inta aad sheegtay waa wax dhab ah oo jiro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Midigtaada

Unrecorded Date
Alxamdullilah, wax la qarsanaayo hadeey jiraan. Waxaanba uu maleenayaa nimankii inay ka soo hareen jeeb taraq; qawaaf iyo warlord.
Aloore, rajeeda maxuma:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum
TO:warta suuqa

Waxaan filayaa inaadan khaldaneen hadaad kaftan aad igu soo tuurtay,sidaasi waa uun dhaqan soomaali.sxb wax dumara oo aan is haynaa majiro,balse waa mujtamac aan ka dhashay oo waxaan arkaa muranka dhex yaal dumarka iyo raga soomaaliyeed.

Waxaan oran lahaa waxaa haboon in marwada soomaaliyeed loo daayo maamulka gurigeeda(arimaha hoose ee qoyska) in ay dib uuga joogsadaan qolada aan ku tilmaamo XAAWALEEYDA GAAMURTAY dhagta wax uugu sheega gabar jecel nolal iyo raaxo ninkeeda.

waad kumahad santahay akhrintaada waakabaxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
MIDIGTAADA,
ha iga marin midigta dumarka bidixda ayaan marsadaa,teeda kaleh raga weli rag kheeyreeysan ayaa ku jira,iskana ilaaliyo in dumarka ee naafeeyaan,SINIORINA; inanka sirta waan u qarinayay ee dhagadheeridee miyaad ina maqashay.

peace & love.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum

Waxaa is weeydiin leh in aynu hadaba xusno in dumarka soomaaliyeed JACEELKOODA aysan daacad u aheen,waxaana taa daliil u ah kadib markii cilmi baaris iyo u kuurgal lagu sameeyay hab dhaqameedka marwada soomaaliyeed ay kumaa mulato gurigeeda,taaso cadaatay in ay kashiidaal qaadato marwadu BAANDADA GABOOWDAY EE BAALO DHABANAYSA ku waas oo aan ku tilmaamay "XAAWALEEYDA GAAMURTAY"hadaba soow ma haboona in dumarku dib u xisaabtamaan oo ragooda daacad u noqdaan sida dumarka caalamka joogaa ay u aamin san yihiin ragooda.hablaha soomaaliyeed kuligood maha ee waa intooda badan baan ula jeedaa.aas aaska qoyska hadii uu kudhisan yahay halku dhaga ah" NAA NACAS YAHAY NINKA KATABCO" waxaan filayaa in aytahay sababta uugu ween ee gabarbadan cidlo taagtay kadib markii odaygu 3 dhaadheer tuurtay.waad kumahad santahay akhrintaada waakabaxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ggggggg

Thursday, June 15, 2000 - 04:18 am
test

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Thursday, June 15, 2000 - 04:26 am
kutubeeey sug ha qulquline...aan kaa aargutee
hada kahor aad i caaysay waxaad i dhahday (soco jangaliyahaw).taas weligay ma hilmaamaayi.
meelkasta waakaa raadiyay ceelgaab,xamarjajab,casa popolare,wardhigleey,kootka xamarweyne,xitaa buur karoole waakaa raadiyay,maantaan kusoo qabtay.
seen ku yeelaa hee.......mise waakaa qaleehaa markaan...ok keliya waxaan ku dhahaa kutubeey halagu kutubeeyo aamiin dheh?

warta suuqa iyo xamardaye gacanteey weli kor..
waaba i daashay..markaan is dhaho deji waxaan idinku arkaa qol cusub hadane korlee usii taagnaahee...taloow for how long?
lets hope not too long.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Thursday, June 15, 2000 - 07:04 pm
Jamal,

JiiJa maa kusoo ceejisay maanta see waaye yaaqay ?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.