site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

This Message is for FAYSAL AHMED XASAN.. BUUG QORE

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): This Message is for FAYSAL AHMED XASAN.. BUUG QORE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NII

Unrecorded Date
Somaalida qiimaha iyo qaayaha leh, salaan
iga gudooma dhamantiin.
NINKA LA YIDHAAHDO FAYSAL AHMED XASAN EE CODKA BEESHA KA HADLI JIRAY AYAA MESSAGE KANISKA LEH,
RUN AHANTII, QABBIL KALIYI DHILOOYIN MA AHA MANA FIICNA IN AAD AFLAGAADAYSO DADKA, QABIIL KASTA
HA AHAADEENE, ANIGUMA QABIILKAAGA IYO QABIILKALEBA MA CAAYIKOR CAUSE SHARAF IIMA AHA.
MARKA HORE, WAXAAD TAHAY MALAAYACNI, INTAAD
BUUGQORTAY AYAAN DADKU CAAYEYSAA, MARLABAAD KANA
NAFTAA WAX U BARO, CAUSE, HADAAD QOF CILMI LEH
AAD TAHAY WAXAAD KU MAAD HADASHEEN.

RUNAHAANTII, NAAGAHA AAD LA DHALATAY IYO TII KUDHASHAY AYAA DHILOOYIN AHAA OO WAX LAGU SAMAYN JIRAY, EE DADKA SIDAA HA U CAAYIN, INKAST OON JECLAA IN AAN WAXKASTA IDHAAH DO HADANA SHARAF IIMA AHA.
lAAKIIN IS JIR, XAGEED GALI DOONTAA, WALAAHI
WAAD LAGUU WADA DHAARSANYAHEE,
INA DHILAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Unrecorded Date
What is this fury?,

Bal see wax u dheceen, fariiso, shaah cab ama biyo qabow oo bal is deji. Maxaa dhacay, muxuu sameeyay ninkaan aad labada geed kala booday. Bal noo sheeg anakana aan kula aragnee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
NII,

nin rag ah ayaad tahay si caro ku jirtaneh waad u hadashay,caradana waxbeey ku dheeshaa ee wax ma ha gaajiso,waxaana ku leeyahay haddii nin rag ah uu qalad kaa galo waa lala gartamaa,haddii ay ku cadaataneh SANKA IYO AFKA ayaa la isku jebiyaa iyadoon la qeel qeeylinin.
ee aan idiin gar naqnee sideey wax u jiraan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

beeeeeeeeee

Unrecorded Date
Hi Guys!
Muridii and Xamardaye

Marka hore salaan, marlabaadkana ninka wax aanu isugunimid ma jirto, muuqiisa uun baad dirqikugaranayaa, lakiin walaalayaal, qabiil dhan intaad buug ka qorto ma iska caayillahayd? Aniga soomaali oo dhami waa dadkaygii, qabiil kasta ha adaadeene, waxbayna isku wada yihiin dhamantood, oo wey is wadadhaleen.

Walaal waxkale iskuma haysano, ee aflagaado xun ayuu ka sameeyey qabiiloka mida umada soomaaliyeed, aad baanan ugaxumaaday.

Saalaamu Calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,Wiilka inoo soo gudbiyayoow Walaale ma inoo soo bayaamin kadhaa oo kolley beyd ay ku ahaatayba,,,,Ninkanee feysal ah waxa uu qoray bal aanu kula ogaano waxa uu qoray iyo dambiga uu umadda ka galay adigoo inaga raalli ah,,,,,,


Walaalkaa
Neefoow
Kaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
Muriidi Ku mee bal aan su'aal ku weydiiyee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Unrecorded Date
Qumayo,

Wax i daydaya adaan kuugu jeclahay, xalay oo dhan baan kugu riyoonayay, oo ma sidaasaad raaliya u tahay huuno.

Bal ii soo daa sheekada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
To Muriidi.

ma wax ku daydaya mise Qof ku daydaya?kala garan waayaye sababtoo ah wax i daydayaad tidhi anna wax ma ihiye qof baan ahay.

su'aashu way dambaysaa ee yara sug.

peace and luv.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Unrecorded Date
NII,
beeeeeeeee,
ma garan,marki hore NII ayaa dacwo ahaa,soona bandhigtay qalad laga galay xanaaqiis,haddana waxaa inoo soo jawaabay BEEEEEEEEEEEEE,miyaan qaldanahay? sidaas darteed wax aan ka dhihi karo ayaan jirin oo aan ahayn ku meeh NII.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ha-imuurjinin

Unrecorded Date
Idinak sheekada ma fahmin miyaaaaaaaaaaa?
Meeshaan waxaa ka socodo xayeesis buug la qorey?

Dadkaan waa raqiis, ma rabaan inay bixiyaan lacag xayeesis loogu sameeyo buuga, marka dadka ayeey 'curoisity' ku beeraayaan.

Ani, labadeed kumi waa dhuuqsaha, buug waxaan sugaa markii laabareeriga la keeno!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to nii

bro tell us the whole story,,,,before we judge him.


intaan qaqabano oon xirxirno oo hadane wariiri iyo jinac lagi kor shubaa hadiis kaa gardarnyahe.

noo soo sheeg hee si tartiib looguma haraayee,,,,


,,,,,,,,,,,,,bzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzz,,,,,,,,waa shangaani,,,,,,bac-dhul-qalaf......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
Shengaani,

wariiri waa kasi,
us JINAC,maxaas ahaayneh?
ma iga dambeeyay magacaan?
mise waa la cilmiyeeyay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to xamardaye

jinac lee ma kasi wayse wariiri adoogiis lee waaye.


<<<<<<<<<<bzzzzzzzzzzz>>>>>>>>>>war quuq>>>quuq
<<<<,bac-dhul qalaf>>>>>>>>>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
shengaani,


ah ah aah aaaah aaaaaaah,waa iga qoslisiisay,
afsomali yaraa,duf ku bax kuma dhihi karo,ee
ii sheeg hee hooyadiis ne yaa waaye.
adi koodka inii fadhidid weli aa loo mudaa,
wax iska kaa bedelay malehan.lol

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to xamardaye

wariiriga habartiis waxaa waaye <<adi maskaxdaada ka sameeso>> wixii kale isoo weydiibo.
waxa iskamakaa bedelin aaa see loo ilaawaa shengaani qalbiga boqol sano oo dambe kama go'eeso,,,lol,,,


<<<<<BZZZZZZ>>><<ADIOS TUTTI>>>>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
shengaani,

wariiri iyo jinac isku hooyo waayeh,
waxaa dhashay oo hooyo u eh QURAANJO,
adi shengaani qaxii koowaad,
ma joogtay?
Bankaha Dhexe.................
mise weli ma bahaloobin.

nawad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Unrecorded Date
Buugga gabdho qabiil reer woqooyi ah ayaa lagu caayay markaa adba waad fahmi kartaa hadduu yarku ka gaabsaday inuu carabka ku dhufto arrintuu ka xanaaqay ee buugga ku qoran. Ana waa iga sidoo afkayga soo mari mayso. Ninkii buugga qorayna maraan arkay gacmahaanu isula tegi gaadhnay markaan u sheegay in wuxuu qorayba yihiin qarboosh aan meelaba ahayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to xamardaye

ani meel lagu kale tagey maxaa ijoojinaayo,,,dabaalyaaw

fagtii hore ani banaanka lee imaadey ,laakiin otange ay iigu dhamaatey adiotaango ma taqaanaay???


<<<<<<<bZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZ>>>>>>>\

to xoogsade

haa saas miyaa ha ka harin kabtiis ka laalaad hee

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.