site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Somaliland,Puntland,England,Poland, Switzerland..........Xland

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Somaliland,Puntland,England,Poland, Switzerland..........Xland
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samawade

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum.
Allahayow gaal jacayl baan kaa magan galnay.War wuxu gaala jecelaa.
Aayadaha ku soo arooray in aan gaalada waday laga dhigan waa tiro badan yihiin.Nabigii Allaahna (NNK) wuu noo cadeeyey. Waxaad la yaabaysaa Xadiiskii macnahiisu ahaa waad raacaysaa gaalada taako-taako xataa haday god abeeso lugaleey galaana waad ka daba galaysaan.
Walaalayaaloow! Ingiriis baa Soomaaliya kala googooyey mararka qaarkoodna waa layaabaysaa siduu wax ukala qaybshay,tusaale ahaan Laascaanood iyo Garoowe wuxuu ka dhigay labo qaybood Gaalkacyo iyo Baraawana isku qayb.Markii la isku darsaday hada reer Somaliland waxay leeyihiin sidii Ingiriiska ha layeelo.
Waryaarahee siday arintu idin latahay?
Puntland iyadu way ka sii caqli xuntahay berri la soco hadii Allaah idmo.
WABILLAAHI TOWFIIQ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mel.abraham

Unrecorded Date
hai get the fucking point.
adigu markaa ma waxaad leedahay reer puntland ayaan u doodayaa. fine, go ahead.
Baroortu orgiga ka weyn ee sama baas wadow galka seefta ka saar, hadal iyo ilkaba waa la cadeeyaa, anigu somaliland iyo puntland midna ma ahi ee somali ayaan ahey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qof somali ah

Unrecorded Date
samawade,
ma moowduuc kaleh oo aad soo qaadato oo laga wada doodo ayaad weeysay,maxaa qabiilka iyo reero reero ku gu diray,ingiriis tag arimahu waa arimo somaliyeed isku dir,balaayo,musuqmaasuq,rufiyaanimo,xaaraan xalaaleeysi iyo balaayo ayaad la ordeeysaa ee dabka aad shideeyso adiga ha ku guban.
(horay ayaa loo yiri carabi inta ku nabto ayeey nabigana kaaga hor martaa)wabilaahi toowfiiq maxaad ugu soo hadalqabsatay?caruur baad tahay ee ka bax arimaha foosha xun oo aad wado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Unrecorded Date
WAR CARUURTAAN YAA KA QABTA QOLALKA SAMAWADE MA SIDAAN BAAD U HADASHAY,HORTAA HOR ALLAH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samawade

Unrecorded Date
Mel.Abraham,qof somaliiyo Xaar daye,
Asalaamu calaykum.
Axmaqnimada waxaa kamid ah deg-dega.anigu sidaan horay idiin ku balamiyey inaan arimaha Puntland maanta u galno, marka dadka qaarkii waxay igu eedeeyeen in aan Puntland u doodayo! waa tahay!
Waa maxay Puntland? Ilaa iyo hadda garan maayo micnaheeda.Laakiin sida kalmada ka muuqata Soomaali maaha Carabina maaha maxaa yeelay may laha xarafka 'P' labaduba.
English-ku wuu leeyahay kalmad saan u qoranta oo fal iyo magacba leh.Waxaa macnaheeda ka mid ah (Punt) laashka ama khooriga yar ee usha inta biyaha la dhex istaajiyo lagu taagsado ama laashkaas raacidiisa fal ahaan. sidoo kale lacag la malgo oo maalgashi qaab daran lagu sameeyo ama lagu khamaarana waa la yiraa sidoo kale 'unit' ka mid ah lacagta Ireland waa la dhahaa.Marka maxay ka wadaan.
Teeda kale markii aan dadka waydiiyey macnaha laga wado magacaa waxay ii sheegeen dhowr macnood:
Mar waxay dhaheen waa dhulkii uduga marna waa dhulkii Ilaahyada.
Waxay u badantahay in ay kalmadu tahay wax la xiriira diimo iyo caadooyin hore oo fooxaas iyo beeyadaa ay dad hore xuskooda diineed ama boqoreed u isticmaali jireen.
Waxaa kaloo dhici karta in laga wado 'binti' Soomaal (Carabi ahaan)iyagoo ka wada beeyada iyo fooxa sida qaxwaha Yemen loo dhaho binti-Yemen.
Si kasta arintu ha ahaato ee waxaa nacasnimo ah in waxaasoo kale lala baxo. Waxaa kaaga daran maxay tahay 'Land' magaca may kaligii dhahaan imisa magac oo afar xaraf English ahaan loo qoraa jira sida Iraq, Iran, iyo Mali.
Waxaa igu kalifay inaan maqaalkan soo qoro markaan arkay dad ducaad sheeganaya oo isugu yeeraya ama la dhacsan magacyadan sida Somaliland iyo Puntland.
Islaamku dadka wuxuu baraa akhlaaqda wanaagsan mana aha in magac xun lala baxo.Waliba magacyada khayrka tusinaya oo tafaa'ul lagu sameeyo.
Waxaa taa ka daran hadaad istiraahdo dadkan way il duufeen markaad dastuurkii akhriso kii England iyo koodu wax isma dhaamaan oo waa dimuqraadi.
Sida hogaamiyaasha Somaliland ay cadaanka Ingiriiska ah u jecelyihiin hogaamiyayaasha Puntland waxay jecelyihiin Xabashida madow.
Mowduucu Insha-Allaah wuu socondoonaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Unrecorded Date
Alla Somalidu fududaa!!!cajiib.

War ninka maad ka sugtaan sheekada intaad iska deysaan fudeydka waliba negative-ka ah, ma waxaad daalacataan dadka maskaxdooda oo waxaad ogtihiin waxay soo wadaan, acuudu Billaah. Mise hebel-land hadaad maqashaan waxaad moodeysaan in qabiilkiina la weerarayo.

Samawade, bal noo wad waa sheeko xiiso leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PaPa

Unrecorded Date
We have clearly proved that we CANNOT GET ALONG as one country.

Somalia has become a gangster paradise.

It would be in the "best interest of all" that Somalia is divided into small enclaves that are politicaly, economicaly and ideologicaly independent.

Samwade,your aurgument does not hold any water. you are calling for One Somali state. The notion of a "State" itself was introduced to Africa by the Colonial powers.

It was an "Ingiriis" idea.

So on one hand you are oppossed to an "ingiriis idea" and on the other hand you are calling for an "ingiriis solution".

The idea of a state itself is alien to Somalia.
So let Somalis decide what is "work-able" lets not hold on to ideas that dont make any sense.
Somali weyn does not mean anything you can see the people are dying in every corner.

Dont bite more than you can chew !!!

Easy for you to sit back in Exile and try to dectate to others what is best for them. Let them work it out.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cunaaye.

Unrecorded Date
War ninkaagaa mel abraham isku magacaabey, dee nafyahay miyadan iibsan walaaltinimadii soomaaliyeed mar hadaad diintii ka baxdey?. Gaw, waar muxuu leeyahay wuxu?. Dee orodoo na dhaaf oo gaaladaada dhex maquuro. Kufriga daacuflaa dooni meyno innaguye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cunaaye.

Unrecorded Date
What the hell is wrong with you guys?. sheekada ha innaga qasina wax sidan oo kale innoogu sheekeeya maanan arag muddo haatan laga joogo dhowr sannadood.


Waryaa samawade;

Nin yohow wadaad balo ah baad tahay. Aniga waan xiiseynayaa sheekadaada ee halkaa innooga miis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qofsomali ah

Unrecorded Date
cunaaye,samawade:
wuxuba waa isku qof,qof xiiseeyneeyso sheekadaada oo aan adiga ahayn ma jirto,horay ayaana loo yiri GADAAL KA GAAR WAA GOOB DUMIS,wax laga wada hadlo oo aad meesha keentay ma jirto ee walaaloow oo weliba walaaloow ayaan ku leeyahay ee dabeecad xumida iyo wax garasho la'aanta iska daa dadku yuusan kugu yaabine.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samawade

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum kuligeen.
Hadaad magac Soomaaliyeedna qaadatay aadna dadka ku been abuuranayso oo dad kala duwan aad leedahay waa isku qof ma sugi wayday inaad akhyaarta 'forumska' maamusha waydiiso inaan isku meel xataa isku wadan ka soo dirayno iyo inkale.
waxaan damcay inaan magaca Soomaalida ee aad ku faanayso aan quranka lagu dhajiyey ,land' ka daahiriyo.
Waa sidii Ninkii doqonka ahaa ee Nabi Muuse (NNK) damcay inuu ninkii ka cesho, doqonkiina sirtii ka shifay.Marka adoon igaranayn hadaad been korka iga saartay waxaan ku leeyahay xishood.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samawade

Unrecorded Date
Ina Abraham
Kolay adiga qumayaa ku qaadaye waa ilmaha Soomaaliyed waxaan hada u danaynayno.Marka ninkii tiisa daryeelaa mid kale ku dara.
waxa laga xishoodo in doqonku iskaga faano.Marka anagu maanagaaba isku soomaaliya.
Adigu ilmo Zenaawi baad isku rag tihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Somali waxay ku fiicantahay uun in cid waliba degaankeeda ay goosato kuna dadaasho sidii loo aqoonsanlahaa dowlad ahaan. Its been 31 yrs and we say no more to "SOMALI HA IS RAACDO" dat phony sh*t, I hardly typed it. goormay Somali isku mid ahayd? yaase yiri? waxaynu kala nahay kala lahjad, kala dhaqan, kala nolol. marka maxaa isukaaya keenay, jawaabtu waa maya.

Dat maniac, wuddayacalim >>Afweyne<< new it all, dat is why uu hubka ugu qeybiyey isagana hor keenay. in aysan isku mid ahayn ayuu ogaa.

Nagu kala wada meecha

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Ciise-Rooti

Muslin ma tihid miyaa maxaaad ku hadleysaa? pls think b4 you open Ur big qaad chewing stinky Af
all somaliys are the same nobody is better than the other this qabiil sh*t and land sh*t it is not going to take You anywhere that is how You end up like tusbax go'ay all over the world ppl like You is waxa wadan la'aanta na dhigey Siyaad Barrena God bless his soul afkaaga ka deyso Doqon Yahoow hadii uu xumaane maxaa dal la'aanta iyo madaxweyne la'aan idin dhigey
hadii aad ka xininyo weyn tihiina maxaa dowlad u dhisan weydeen idinkoo mid ah. 10yrs weli dagaal,dil,dhac iyo abaar aad ku jirtiin. Gumeysi uun baad istahishaan somali hadad tihiin weligiin meel ma gareysaan unless uu qeyr qabo kale like Siyaad ah idiin yimaado oo idin mideeya intaadan afka ku taagin Siyaadna think about waxaad qabsateen after him!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samowade

Unrecorded Date
She
Asalaamu calaykum kuligeen.
Walaal awal baan khaati ka taagnayn qabiil marka hadii lagu daro qoomiyad goormaan khayrkeen wax la qaybsanaynaa.
Marka meesha rag ma joogee hahayeen ubadkee faraha kaqaad.
Marka uu ninkasta wax qabsanwaayo oo oradka laga badsho buu ku waashaa dhulkayaga ha naloo gooyo.Waxa ma hilib bay moodeen.Waa sidii Soomaalidu u tiri ninkii ka baqa in dhaxalka laga qadiyo wuxuu ku waashaa ha naloo qaybiyo dhaxalka.Marka ninkii raba inta qaad ka dhargo in uu rag wax laqaybsado waa qof riyoonaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISMAHAAN

Unrecorded Date
S A M A W A D E W A L A A L O

ADIGA AYAA SABABAY DADKA IN AY KA HADLAAN QABIIL,
WAAYO ADIGAA QABIILIISTE WAYN AH BILAABAYNA IN QABIIL LAGA WADA HADLO,DHULKU QABIIL QABIIL BAA LOO DEGAN YAHAY HADDII AAD TIRI DEGAAN BAAN WAX KA SHEEGAYAA QABIIL BAAD WAX KA SHEEKTAY,SIDAAS AYAAN ANIGU U ARKAA,WAANA LA SOCDAY QOLKA MARKI AAD FURTAY ILAA IYO HADDA.
HADDII ARAGTI KALEH AY KUGU JIRTO OO AADAN WELI DIBEDDA SOO DHIGANIN AAN KU MAQALNO,WAY DHICI KARTAA IN QALAD AAN KAA FAHMAY ANIGUBA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Salaan guud dhamaan mid gaar ahna to Samawade God
bless you walaal!
Waa sidaad sheektay rag meesha ma joogaan iyo Somali dhiig leh ba waxa keliya oo aan arkaa ilaa iyo hada waa " Gorayaa Baqtisee Ninba Baal ha Jiito"

Kuligeena waxaan nahey "Budo Qabe iyo Biya Qabe" way su baahan nahey. Arag maanta waxa heysta Somaliland hadey Calan Sucuudi soo qaateen ama dastuurkooda ay ku qoreen in luuqada koowad ee lagu maamulo wadanka ay tahey English.Dowladaha ugu horeeyey oo aqoonsan diidey waxa ka mid aha Sucudiga iyo Engriiska Waayo waxey u arkaan Somalida in ay mid yihiin. Dad isku luuqad, dhaqan,diin iyo midab. waxaa maskaxdiina gelisaan in uu marnaba Qabiil noqon karin Qaran......

peace and love
She

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samowade

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum.
She walaal adiga aad baan kuu salaamay.
Waxaan aad uga xumahay in dadka badankiisu ayna fahmayn khatarta soo socota, hadaad runta lasheegana dhahaya qabiil baad wadaa. Marka qofkii arinta wax ka qaba fikradiisa ha cabiro. Waliba hadda waxaan rabaa inaan doodo ka kulul furo.Fidno ugama dan lihi laakiin waa guubaabo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Samawade Aboowe Salaantaada waan kaa gudoomey
iyadooo Sagaal jibarana iga hoo!

I hear Ya bro loud and Clear keep up the good work
Somaali hadaan naheyna ilaah ha noo naxariisto
anaga iyo intii Ibnu-Aadam ah Amiin.

To;dhamaan

Qabiilistayaasha iyo Qorshaxumayaasha!

Tusaale Xun

FaqashLand,,,,,,,,,,BurcadLand,,,,,,,,,TuugLand,,,,,,,,FaruureyLand,,,,,,,,RabistLand,,,,,,,,KillerLand,,,,,,CirfiidLand,,,,,,,,Xaasidland,,,,,,,,,,Barbericland,,,,,HabarkuuleeyLand,,,,CagodhuudhiLand,,,,,XaarLand,,,MariidLand,,JinooleLand iyo wixii la halmaala is Equal to HELL-LAND uu SATAN ka madax yahey it is HUNTED-LAND.....

Horeyna waxaa loo Yiri "Far kaliya Fool ma dhaqdo"

Tusaale Wanagsan!

Hal Soomaaliya Calan bluug 5 geesood dhexda ku leh iyo Soomali midoowdey oo laga jaray Qabyaalad = XURNIMO and HEAVAN-LAND

Always Remembar "Baqiil labo jeer u Qasaaraa"

Tusmo Xun ----> Noo Good

Tusmo Fiican----> Goooooooooooooooooood!

Peace and one love dhaman!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Samawade Aboowe Salaantaada waan kaa gudoomey
iyadooo Sagaal jibarana iga hoo!

I hear Ya bro loud and Clear.
keep up the good work
Somaali hadaan naheyna ilaah ha noo naxariisto
anaga iyo intii Ibnu-Aadam ah Amiin.

To;dhamaan

Qabiilistayaasha iyo Qorshaxumayaasha!

Tusaale Xun

FaqashLand,BurcadLand,TuugLand,FaruureyLand,
RabistLand,KillerLand,CirfiidLand,Xaasidland,
Barbericland,HabarkuuleeyLand,CagodhuudhiLand,
XaarLand,MariidLand,JinooleLand iyo wixii la halmaala is Equal to HELL-LAND uu SATAN ka madax yahey it is HUNTED-LAND.....

Horeyna waxaa loo Yiri
"Far kaliya Fool ma dhaqdo"

Tusaale Wanagsan!

Hal Soomaaliya Calan bluug 5 geesood dhexda ku leh iyo Soomali midoowdey oo laga jaray Qabyaalad = XURNIMO and HEAVAN-LAND

Always Remembar "Baqiil labo jeer u Qasaaraa"

Tusmo Xun ----> Noo Good

Tusmo Fiican----> Goooooooooooooooooood!

Peace and one love dhaman!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
She&Samawade
Waxaad iila egtihiin dad waxay sheegen waayey, ilaa waa idinkan kalmada Jaad cuskanaya ee, ee meel walba la taagan, hadaanse jaad cuno ma iigada idin iri diiniihiinana yaanan gaarine, war wuxu aqlaaq xumaa ma koritaankoodi hodhe baa dabayli madhay, daamn it.

Samawade

Waxaad tiri and I Quote" Marka ninkii raba inta qaad ka dhargo in uu rag wax laqaybsado waa qof riyoonaya".

She

Adiguna Sis waabad ka waalisay oo waxaadu cay bay dhaafeen
ka fiirso hadalkaada " pls think b4 you open Ur big qaad chewing stinky Af"

Waxaan idin weeydiiyey, hadii dadka aragtidiina iyadaba foosha xun leh idinku raaci waayeen , mayaad ku qadhaadheysan oo caytameysaan?

Mida kale miyeydan ogeyn shaqsigu in uusan cufsanayn isla markaan uu muujin karo aragtidiisa shaqsi ahaaneed

waa maxay qabiil ka aad sheegaysaan, coz anigu qabiil wax la halmaala maanan oran, Waxaan aaminsanay in SOMALIYA KALA GO'GO DAA CID WALBANA EEY MEESHA AY DEGANTAHAY ILAAHEY KU NABAD YEELA KUWO BADANI GUUSHA WEEY GAADHEEN SIDA SOMALILAND/PUNTLAND/MAYMAYLAND OR WHATEVER YA CALL IT, 31 SANO AYUU WADANKU XASILOONI DARI KU SUGNAA. MARKA WAXAAN IDI LEEYAHAY SOMALIYEY, MARKII HODHEBA ISKU MID MAANAN AHAYN EE NAGUKALA GOOBTA.


Caydana hala joojiyo, xaqiiqada yaanan laga leexleexan, Time and History would tell.

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samowade

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum dhamaantiin.
waxaan si gaar ah u salaamayaa She iyo Ismahaan.
Allahayoow adaa mahad leh hadii gabdhihiina saa u hadlayaan Ciise rootina caqligiisu hada dhaafi la'yahay goosasho.
Ciise rooti waxaa ku sheegay Xaafuun oo yiri adeer buu wax la raadinayaa laakiin adeer inta cirku u jiro bay madaxwaynimo u jirtaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khadrayar

Unrecorded Date
samowade,adigana yaad u raadineeysaa m/weeyne nimo,adiguse somali maanta waxaad ka tahay,
Jaaji,badaada isaga jir oo afka qabso.
maxaa kuu geeyay in amuuraha odayaasha aad gasho,qol kasto qofbaad afka ku taageeysaa,afka
BAN GELI,tiqsi yahoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Samawade

Oday waxaad iila egtahay nin wuxuu sheega waayey ee ha igu dhiiqoon....aight.

Mida kale Cabdullahiga aad sheegayso waa maxayna, isku ciidba inalagama abuurine.....man ya fucked up duh.

dadka wax fiican hortooda la'imoow, naacdana inaga yaree, sxb, forums-kiiba waad wasaqayse'e.
.
.
.
Duh.... daaamn it... getta live outta here

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
SamaWade

Salaan iga gudoon!

Qolka waa adiga iyo Dad la'aane keep up the good work bro 20 adigoo kale ah hadan qabno Somaali dad sharaf leh oo meel gaaro ayey noqon lahayeen!

Cajiib!!! Cimrigaaga dheeraadeyna Ciise-Rootiyuu ku tusaa!!!!

Maskiin xigmadii ka guurtey aad tehee ilaah hakuu naxariisto...
Kuwo adigoo kale oo Simpal-minded ah ayaa meesha na dhigey ee xishooooooood wixii laga xishoon jiraad Xarago moodaaye....
Nin weyn oo gar iyo gafuur leh aad teeheee, oo Aragtidadana qolkaan ma dhaafto......

Acuudi bilaah adigoo kalena raga waa ku jiraaaa ilaa.
Goormeen meel garaynaa oo aan asaageen wax la qeybsaneynaa markaay most of us yihiin Like U Talo xume,dib u socod ah.....

Waar qolka waa Rag=SamoWade iyo Rag La'aan..

Asaas xumadaad sheegeysano iyo Ba'a iyo hoogba adiga ku sugan oo Doqonimo ku heysaaa...

I bet ciyaal iskoris inaad aheydoo adan guri ibna'adam jooga ku soo korin....
Waxaana ku rajeynayaaa Maskax caafimaad qabta.....Qayilaadana meesha ka sii wado....

Reasonka Qayilaada looga hadleyna waxey tahey as U Know qaadka waa Drug maanka ku dooriya.
Dadka mar key cunaana sidaadoo kale ayey noqdaan I hope u get the picture big bro........

That is if U are Not Chewing Coos markaad Aqrineysid warkan :)

Cakuyee Ciise-Rootiyoo Cooska,Ceeshmooda Cidlaa dhaanta!

Ciisoow Af ilaahaa ku siiya sidaad jaadka ugu calaalis gooso weynede isaga key celi.. Farahaaga yey ku ciilin waxaad heysona so daa. Ciisoow waxba dhowran maynee dhagaxyo soo daadi.....

peace and 1 somalia and 1love dhamaan!
walaashiin Somaaliyeed!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samowade

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum
She aad baad u salaamantahay Allahana ku xafido.
Khadro yar abaayo waan ku salaamay aniguna gabdhaha ma caayo. Waxa halkan aan haysto waa qab-qablayaal oo qof dumar ah kumo jirto.
Miyaadan mustaqbal rabin waa ku sidee?.
Marka ragaag u doodaysid waa Ciise rooti oo kale marka bal hadaladiisa raac-raac aad ogaatid wuxuu yahee.
Waligaana qof aadan aqoon ama aadan caqligiisa arag ha caayin. Teeda kale gabdhuhu qabiil ma leh waa Soomaali waa lakala guursadaa.Marka waa inoo sidaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

komaande

Unrecorded Date
War eyda laan-laan kooda maahee waa in dhulka laga qabtaa gaalo raac yada ah. Wadankeenii bay rabaan inay toban wadan ka dhigaan si warlord-kasta madaxwayne u noqdo. Laakiin.......••••.... yaa dhulka ka qabta.

Ninkii aabahay dilay
Awoowgay ninkii adoonsaday
Ninkii anigana i iibsaday
Hadaan arkayoonan ka aarsan karayn
An ooyee albaabka ii xira........
An ooyee albaabka ii xira........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Salute all!

Samawade-Sirmaqabe Amiin bro!

To;Qadrayar

Habaarka hoostaada la hel asago 9jibaran oo nin Ciisa-Rooti camalan kuugu duceeyey! Habarbadnidaa waxan maqli jiray "Waayeel Taag waayaa habaartama" EE Ayeeyo warka amaad si qalad ah u aqrisatey??? if so cafi iyo musamax.

To;Komaande

Bro I am glad finally in aaan U and I hal wax isku racno waa ilaah mahadii!
peace & 1 <3 all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axmedyare

Unrecorded Date
S/Wade,
reerka weligoodba waa la gu yaqiinay
dumarka oo ay adeegsadaan,
waxaa la yiri nin daad qaaday xumbo cuskay
waqooyi iyo koonfur,
afkaada waxba ku noqon maayaan
hurdada ka toos oo dadkaada dhinac karaac.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samowade

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum dhamaantiin.
Gaar ahaan Komaande iyo She.
Axmed yare.
Horta marka hore dumarku maahan wax laga maarmo xaqoodana waa garanaysaa waxaana ka mid ah hooyo, walaasheen iyo xaasas.
Marka waxa Soomaali wayn raba ma aha gabdhoo kaliya ee waxaa qolka ku jira rag iyo dumar.
Marka maangaab baad tahay ee 10 sano baa Soomaaliya kala qob-qobnayd ee maxay qabsatay waa ayaga qolo walba gudaheedii islaynaysee ee nacasyahow wararka nacabka anfacaya hayso hadaadan waxtarayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

labi

Unrecorded Date
salaan dhammaan

waar badidiin maydaan fahmin kobta uu ka hadlayo SAMAWADE. "hubsiimo hal baa la siistaa" bal marka hore waxa uu ka hadlayo darsa ka dibna odhaah ka dhiibta intaydaan qaarkiin daalac u raacin ninkaas

waxay ila tahay inuu arrin muhiima ka hadlayo .
luuqaddu waxay ka mid tahay waxyaabaha shakhsiga ka madha amaba sooca shakhsiyaadka kale amaba summadda u yeela; marka haddaad tii haysan wayday waxkale ood haysan kartaa ma jiro. waana taas tuu ka hadlayo SAMAWADE waa saan u fahmaye. may afsoomaali u bixiyaan intay puntland,somaliland etc gurayaan.

nabaadiin.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.