site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Haleeys jiro" xeebtaan walaga wada qaraabanayaaye"dad aan soomali aheeyn aya dadka kudhexjira!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Haleeys jiro" xeebtaan walaga wada qaraabanayaaye"dad aan soomali aheeyn aya dadka kudhexjira!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
dadoow yaab waakanaa"

yaab! waakayaabey markaan nin cad oo dadka wadankaan aanjoogo udhashey ah oon arkey anoo goob waxbarasho jooga asagoo dhexdabaalanaaya websidekaan"somalinet.com"
goobo badana fikrado kadhiibanaya,dhawr gabdhood oo soomali ah sawiradooda uu i utusey oo uu sheegey inuu kabartey qolalkaan somalinet.com qeeybta forunka iyo tan chatkaba,inkastoo uu igu iyiri in labadeyda waalid mid soomli yahay ayaan usheegtaa dadkaas markaan baranaayay af soomalina maaqaan ee luuqada englishka ayaan isku afgaranaa, "" waa yaabey""


dadka fikarda afafka ajnebi kudhiibta hada kadib anigu koleeyba waa iska jiraa!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,,Maxaa ku jaban laba iyo seddex sawir hadduu ku tusiyo,,,,,Geesi tartiibtaa wadaayoow!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
neefka/ sxboow laakiin anigu taas kama didsani ee qolalka lagu doodaayo in uu qof ajnabi ah inoo dhakado aan diidanahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,Geesi yaa ajnabi yaansa ahayn walaale!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
neefka sxboow see wax u fahanta adi nin indho buluug forumska fikrad kadhiibanaaya aan arki aan kudhahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xumoow

Unrecorded Date
To:geesi
saaxiiboow wax aa wax ka qaban karto iyo wax kale aa jiro
Mid waaye ninkaas bajaqyaasha uu masawirkood ku tusiyay hadeeybo run tahay wax maka qaban kartid maya
Mida labaad meeshaan amaa ka hor joogsan kartaa heeyhaata! marka bro iska iloow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Geesi...Forget dat hatred sh*t man.

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to geesi

wax maa ku jiro taasne unukaba waan ka qaraaban jirnay intii la sameenin somalinetka,,,,,,ar dadka daay waxaas wax ma ku jiraanee,,,.ana waxaan u maleeye ku wacdaro ka dhigay meesha intaas lee miyaa,,,,,ar yac ka dheh!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Unrecorded Date
aniga waxaan arkay anoo shaqo ku jira labo philiphine ah oo ka qaraabanaaya chatka marka ka warrama ,ani waa la qabaa geesi in afsoomaali lagu doodo kii ma ksaayi dhahana ha la dhaho soo baro sida dad badan aan ogahay oo site ku jira.
ma sheegaa kuwaas mise waan dhaafaa?

nabadeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
mim,
meel aad ku soo sheegtay dadkaas,
ayaan qol kaleh ku soo arkay,
waana jirtaa sida aad sheegeeyso,
yaase is maqlaayo,

nabad iyo caano.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.