site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Haleeys jiro" xeebtaan walaga wada qaraabanayaaye"dad aan soomali aheeyn aya dadka kudhexjira!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Haleeys jiro" xeebtaan walaga wada qaraabanayaaye"dad aan soomali aheeyn aya dadka kudhexjira!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
dadoow yaab waakanaa"

yaab! waakayaabey markaan nin cad oo dadka wadankaan aanjoogo udhashey ah oon arkey anoo goob waxbarasho jooga asagoo dhexdabaalanaaya websidekaan"somalinet.com"
goobo badana fikrado kadhiibanaya,dhawr gabdhood oo soomali ah sawiradooda uu i utusey oo uu sheegey inuu kabartey qolalkaan somalinet.com qeeybta forunka iyo tan chatkaba,inkastoo uu igu iyiri in labadeyda waalid mid soomli yahay ayaan usheegtaa dadkaas markaan baranaayay af soomalina maaqaan ee luuqada englishka ayaan isku afgaranaa, "" waa yaabey""

dadka fikarda afafka ajnebi kudhiibta hada kadib anuu koleeyba waa iska jiraa!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KUSSEEY

Unrecorded Date
ooh my gosh

geesi ...GOOBI GALOONDAR maa soo laabtey na??? ...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Geesi...Forget dat sh*t man.

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warta suuqa

Unrecorded Date
Geesi, dhibaatooyinka qurbaha ayay ka mid tahay arimahaas ee qof waliba daadka socda xeendaab haka sameeysto, hadii kale dacda aa lawada raacaa.

Kuuseey where you've been nawa days?

Ciise Rooti, iska warran ina adeer?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusseey

Unrecorded Date
WARTA SUUQA

Man i thought u told me to back off lol..see i told u..dat u can't live without me...Yeah i have been playing hidin n seat....Care to join me in next episode of four play......Nacash Nacash lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
When was that Kuuseey? I think my shadow frightened you while playing Nacash thing.

I'll be nice and gentle next time.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
GEESI,
meelaha qaarkood waan ku arkay qaar aana aqoonin afsomaliga oo leh ha la ii tarjumo,taasna waxay ku tusineeysaa waxa aad sheegtay in ay wax ka jiraan,hala iska jiro in aad tiraahdo waa waajib.

WARTA SUUQA,
dacda ka dabaalasho ayeey rabtaa ninki bartay neh waa ka dabaalanaa,inta la dabaali karaneh waa la dabaalinaa,meeqaad ku filan tahay adiga?
ku aaway?halagu maqlo ewelbo maqalka ayaad ku rooneed haddase waad goosatay,akhbaarna waan kuu haayaa ila soo xiriir.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusseey

Unrecorded Date
Xamardaye

waraa wiilka ha'iga kaxeesan hee.......fiiri can i come too..ayaan canuuni iyo isbaandhees ma cunin nooh.....mircoodna daa warkiisabo!!

Warta
loooool understood sir......yeah i was playing doze dim games u know how da story goes...once u get hooked u can never go back....yeah u can say i need reality check...ne'wayz am back to reality ..hook me with da 411 what did i miss....Meherka waa beelay maseeroow muusmuustee....aan maqley maxaa ka jira hee....Wara Xamardaye naga celi nooh inuu akubaato kaa dhigo uus rabaa ani buzy intaan ka badan kuuma ogali nooh!!

Geesi ...adi geesinimo aas laguuuga ogaa ee Shaydaan indha blueeg xaas uga ganbanaa ...kawaanka saaarno nooh!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
kuusta/ ani waafiigey aan kudhahay siin u arkey igaar indho biliil ah oo meehaan fikard ka dhiibanaayo, gadaal lee iskaga noqdey,hadal dame inaan inta ku qoro markiin damco halkii ayaantaas aan arkey lee i horimaanaayo.

xamardaye/ haa runta waaye macalinka isha aad karidey,kaas camal aa inoo dhakanaayo umada waxyaalehey ka hadlayaan iyo fikradahooda in shisheeye ogaadona wa qasaaro weeyn,

warta/ daadka deris aanba lanahee ilaah sharkood hanaga xijaabo sxb.

waa idinkaas indho buluug aan banaanka uga nimi qolka hadii noo soo galo geesha halaga galo haleeysku cesho ilaa indhahiis isbedalaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Kuuseey,

Hooked up! I'm afraid not. But you know what "Quful Sided" is my favorite game. So I can be the "GM" game master not General Motors Kuuseey or General Manager. Lol. I like when I do this, man. By the way XAMARDAYE waa gambistay anaa la hadlay so don't worry now on all lines are available. Tell me Kuusta what is "Cirday" ?

Geesi, sxb. Masiibo meel taal oon loo maara hayn moolahaan ka magan galnay ee makaankastood joogtid malaaik hakula maamusho arrimahaaga. Aamiin dheh.

XAMARDAYE, warka isii widaay, baryahaan waaba ku waayay ee xagee u qaraab tagtay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
kussey;
Muryood,Murcud,Isbaandheer,Hiinfaal,Canuuni,Qoone iyo fal-faliir aad isaga dejiso.
Shuu-shuumoow,Bajiye,Bas-baas liin leh,Sambuus,macsharo,intaas neh waa kuula gambanahay,armuu dhareer kaa yimid?.
Dhalad aad tahay,kor kama imaanin,ee qayb saddexaadneh iga war sug,dhuun yuc yuc aad igu ridayeh.
GEESI,indho bulug iyo indho cagaar waa hore ayaan meel iska dhigay nin iyo naagtood,yeey isoo marin.
Warta:waa ku mahadsantahay in aan maqlo codkaada mar kaleh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
kussey;
Muryood,Murcud,Isbaandhees,Hiinfaal,Canuuni,Qoone iyo fal-faliir aad isaga dejiso.

XAMARDAYE,

Mareer, gob, jicib, gocoso iyo shanfarood aad ka tagtay see waaye adiga. Teeda kale saddax qorka naga ilaali.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusseey

Unrecorded Date
Warta Suuqa

considered hired..now when can u start da job..its in need of emergency lol

Xamardaye

loooooooool ha i soo marin adi bo..ani hoodi hoodi lee ku dhahay waaba i daftey aanoo dhan..iradaas ey inuu fadhiyo aan u maleenaaye laakiin shukulaato iyo jalaato leeba la iga horkeenay lol
adi waxii isku dartabo waxaad ka iloowday ...BEENDAAN NOOH...caala kuli xaal ani ..adi...Warta....Jabkah...iyo geesi maqaayadii lee inoo tahay nooh.inkastoo GEESI uu naga xoogweyn yahay kaas dhagax tuur waaye nooh....waa isugu tageenaa nooh!!

GEESI

bes waaye hee ...guuntiinana waan xirtay...ganbadana waan tuurtey...guudkana waan jartay...intaan gacanta midig qabtey GEESIGAAN jeclaa "gacal" iyo "aboowena" waan dhahay!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
What is my job description Kuuseey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi/ oo caro iyo ciil kax la ah!

Unrecorded Date
aqyaarta salaan duqii Geesi oo soo gadoomey waaye.

kuusta/ saas ha idhihin yaan maseeyrin,kaas ani aaba isku qorsheeynayey inaan noqdee yaa iga kaa hoos qaadey intaan shaqada iyo aduunka ku mashquulsana maa gaacanta laguu taagey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
KUSSEEY,
ma aadan maqlin miyaa GEESI waxa uu yiri:wuxuu yiri:madaxeeygana aqoonti waa gabay.
indhihina araga way yareeyeen.
itaalkana sidi hore ma ahan.
in uu kuu soo dhakdhakanaayay neh waan arkay,dafe camal kusseey uga boob ayaa igu jirtay,haddana ma waxaad noo keentay kukaleh aan gacanta heestaa,labadeeynaba in aad naga dhex bixisho aad kutalo gashay,waase haddii aan kaa haro.
SHANFAROOD iyo BEEYDAAN, neh waan kuugu daraa ee ku aaway?
warta:JICIB iyo waxa aad sheegeeyso KUSSEEY uma biloowna.
GEESI,saaxib baratan aan ku jiraa,ha ila yaabin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Geesi

Idinku qosol ayey idiinka cadahay balse aniguna waaba aan la yaabanahay Geesi waxa uu meecha la yimid. Why are you so worried about them loose cannon chicks?
Maad at least kuwa kula dhashay uun ku dadaashid sidaad wax positive ah uga dhaadhicn lahay si aysan u lumin. Maxaa maryooley oo dhan dusha isaga saari.

Oday ka reer magaale meesha

Warta

Ina adeer fiican

Kuusey

I miss ya Sis

Xamardaye

Adiguna ma sidii Geesi baad jirantahay, sxb gabdhaha dadyoowga kaleba waan daba cararnaa,ee maxaan u diidi haday nimankoodu ha shaqeeystaan kuwaayaga Somalida lagu sheego ee iyaguba ka tegey dhaqankii,sharaftii, asluubtii lagu ogaa.

Xaqiiqada hala eego yaanan concul...lagu cararin

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
ciiserooti/ war wa kusideee sibaad daaqad iiga aragtey sidii beer aad laheeyd iyo daaro waa weeynoo kudhisna aan ku dumiyaye.

ciisoow mid ogoow hadalkaan iri ee ahaa dad aan soomali aheeynbaa inaku dhexjiree haloo deeymo dheeraado midaas leeygu gacan saar mudane iyo murwoba dadkii mahadi hadalkeeyga dumarkiina wa ii mashxaradeene,midyaroo xasad wado maahane dadkii mahadbeey beey ii celiyeen.

mida kale kuwa ila dhashey sidaan wax ugu sheegi lahaa mid kuu taal iyo mid aad halkaan aad iigusheegeykartid maaha ogoow "hadal nin si yiri nina si uqaadey" markaad walaalaha wax usheeg ileedehey miyeey dhunsanyihiin maba aad ogide,masalooyin kaa waaweeyn oodan wax ka ogeeyn inaad fara gashataa waa kuu aqoon xumo iyo diciifnimo,hadalku yusan ila durkin,rag odayaaloo maqaaxidaan ka shaah cabeeynu nahay bada dhinacaaga ka dabaalo.
hadalka halkaasinoo ku xir intaaswaxii kasiibadana xumaan beey tageeysaa.

xamar daye/ iyo aqyaarta kale jiiro aan soo gala sheekada halkaas ka siiwada..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
CIISEROOTI,
saaxib maxaa ku kululeeyay?bal la soco sidan:
Xamardaye,Warta,Geesi iyo Kusseey kuu didiyay martiqaad.
saaxib jimcaha dambe waxaan qabnaa alla bari(sab),waadna marti qaadan tahay soo dhawoow,markaan ku dherjino ka dibna qaboojiye ayaan kuu diyaarinay si aan kuugu dhex jirno illaa iyo inta aad ka qaboobeeyso,ka dib ayaan wada hadli doonaa adigoo qaboowsaday.
KUSSEEY;ku aaway?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
xamardaye/ waaba yaabaye sookan ninku sidii wiilashii garka yar yaraaye al itixaadka ahaa sidoodii daf uun hal mar isoo yiri,bal ninkaas ku dadaal sidii udegi lahaana falankeeda gal,

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.