site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gableey shimbir,Axmed Caalin,Maracade,Fooldibi,Faaygaruun iyo jamaacadooda

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Gableey shimbir,Axmed Caalin,Maracade,Fooldibi,Faaygaruun iyo jamaacadooda
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAASHIN

Unrecorded Date
Maxaad ka taqaan Gableey Shimbir?abwaano ayaa isu fafakanaayo ee dhageesta kana qayb qaata.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Nin murqaamay dheh.
Saxiib imisa marduuf baad soo laqday caawa adoo raali ah!?
Gise bom
Gaan geyti
Dabo musmaar
Uurbeyto
Caqaar
Biyoole
Harari
Mise xaalku intaaba ka wayn!?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laashin oo degan

Unrecorded Date
mowlid-macaane,
saaxib,inta aad sheegtayba waa ka ladanahay,xaalka intaas waa ka wayn yahay sida xun adigoon u fasiranin,saaxiboow SUUGAAN,MURTI IYO BAASHAAL,ayaan u soo taaganahay wax bartood ayaana is biday oo SHIRIBKA ayaan tiriyaa,in lakala faa'iideesto ma ceeb baa? waxna waa iigu hoos jiraano dadka shribka tiriyo jacayl kama fogaadaan,ee adigoo raalli iga ah aan wada shiribno,geedkii jaceelka ee hore ayaan wada hoos fadhinaahe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ismahaan oo u riyaaqday

Unrecorded Date
PPL;

Waxaan mar la kulmay raga iyo dumarka shirba qaarkood,iyagoo koox ah oo is wato rag iyo dumar,gabadh aan isku xaafad ahayn ayaa la aroosayay gabadhi waxay dalbatay in kooxda shiribto loo yeero,shiribku amaan,xumaan,iyo samo intaba waa laga helaa,waa sida gabayada,heesaha iwm,kooxdi marki ay isa soo hor fariisteen ama isa soo horistaageen oo ay afka kala qaadeen waan ka yaabay murtida ka baxeeysay,amaanti marki ay dhameeyeen ayeey dhex dooda is xifaaladeeyeen oo laba koox u kala safteen,dhan waxaa isla maray nin aan is iri waa ugu laashin san yahay iyo laba nin oo kaleh,dhan neh waxaa isla maray inti kaleh.
ninka laashinka ahaa waxaa lagu dacaayadeeynayay gabadh uu jeclaa,shiribka qaarkiis waan idiin soo tabin doonaa,waxaadse ogaatiin in shiribku uu yahay suugaanta tan ugu fudud oraahda,qofkii bartaa ama ilaah u siiyo hibo.
waa inoo qaybta dhambe,soo dhawaada,nabadgelyo.
LAASHIN;waad ku mahadsantahay xusuusinta aad ina soo xasuusisay SHIRIB.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Ismahaan yahooy hanagu kala gooyn ee waxaad yeeshaa bahasha soo duraanduri. Aan aragno annakana waxaan ka dhihi karno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,Yahooy Magaca Ismahaan iyo geedki hee shirib ahaay aa isu keey qaban waaye'e ee saay wax iga yihiin,,,
Manaan magaca damoodo manaansa Shirib damoodo ,,

,,Yahoow Ismahaan oo u Riyaaqday iyo Shiribhe meel ma wada galaane maad noolaga he aashiin,,,,
Ya waa ku indha adeegaas ,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAAYMUXUMAD

Unrecorded Date
LAASHIN;
faay-muxumad waxay idin leedahay goobta waa goglan tahay MAHSXARAD iyo CARABDHAW waa diyaar,ee ku soo dhawaada LAASHIMIINTA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laashinAA SOO WERIYAY

Unrecorded Date
TO:gabdhala goglay goobta,
laashin oo yiri:
Guntii noo gogoshay,gabar iyo wiil salaan u geeyhaa.

laashimiinta mid ka mid ah oo yiri;
gabdhihii loo gableey,gableey haayay armaad gaari kartiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
armeeshaaN walaxaa igu dhaafay ee aan ka qayb qaato:
GOBAA SOORYA TAQAAN, GABAY NINKI BARTOOW GUDOOMIHEE,
TO;NEEFOOWKANIINI;
saaxib maxaa ku helay,mise shiribka aa kuu gooyay?
gabadha dariska ayaan ahay haddii ay ku tiri ka har,dhib badanidee,aan kaa caweeyno gabar la'aan ha ina dhigin,ee soo dhawooooooooooow saaxib.
ar akhayaarti aaween isku kaalaya,hala careestee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
Nal maa muddeen waxa Nuuraaya Naas waaye
Alla tubooy waa urtee yaa Aroosaayo!!!!!
Dhalayareey iyo Dhuceey isku dabiibe xay dhaleen


Asxaabeey intaas aan bargga idin weydihaa ee gableey shinbir miyaa mise shirib ii guuroow xey naqeydaa,,,,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
waah waah waxaas aa sanifaad eh laashin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXMEDCAALIN OO JACAYL LA LIITA

Unrecorded Date
LAASHIN IYO LAASHIMIINTA;
waxaad usoo dambamleedihiin,waa jacaylka mar igalay ee aan la kacay lana kufay,ma aniga ayaa la iga kiin celcelinaa:

WAXAAD GAARTIIN KA GOOYA ANEH IDIIN SOO GADOODIMAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
neefoowkaniini,
waa saas waa hubaa in ay wax kuu bilaaban yihiin,waan filaayay in aad ka mid noqoneeyso laashimiinta,waadna soo gamatay ee waxaa iga su'aal ah:gableeyda habeenki ayaa la tumaa,ee ma waxaad ku jirtay kuwa BIISHKA u tago saaxib,makaaryoos aa?lafihi hore,waayeel aan waayeel kaleh jirin ayaad tahay.

hebel,meel dagaal igu dhaafay ayaanba nacay,sanifaadneh ka daran,waana la sanifeeynaa LAASHIN,wuxuu haayo ha soo daayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

By Warta suuqa

Unrecorded Date
axmed caalin,

GABLEEYDA GUDOON YAA U AH,YAA GARABSAAR YIRAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GABYAA

Unrecorded Date
(NINKII GEESIYOO GABAY BARTAA GUDOOMIHAAYO)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Meceey

Unrecorded Date
Warta suuqa & Gabyaa iga hooda alalaas;

alalalalalalalalalallululululuuuuuuuuuuuuuuuy.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAASHIN

Unrecorded Date
Ahmed Alein,
saaxib qofta aad jeceshahay in ay baalka kaaga jirto ayeey ku fiican tahay laakiin:

Gamuun geed ku jiroo,gacan ku heeynin xoow galaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AHMEDALEIN

Unrecorded Date
laashin jawaab iga hoo:
biniaadamka oo dhan waa sidaas gobalba si,
dadku,qaarba si.
Gobol gulufoow ku jiraa,gobolna waa garguuraa.
ah ah aaaaah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
waryaada Axmed Caalin in la iska daayo armeey roon tahay,ninkaan jacayl ayaa ka xumaaday,sidi uu rabay waayay,halaga daayo qutqutleeska,yuusan nagu ciil bixine.
Axmedoow gabartaan iyo adiga wax badan waa la iska kiin daba waday,ee armaad?
ARMAAD GUURSATAYOO,GABARTI AAD JECLEED GUDOONTAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamed Cabdi

Unrecorded Date
Wayaada sidaas ma ahan,goobta waa la fadhiyaa,
tartiibsada oo yaan la isku daadinin,

"Guntaa inoo fadhidoo,Gudi iyo Garsoore waaye"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
bacaadka isku kala gedi lee ahaa taas laashin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Laashin

Unrecorded Date
hebel,
weli malagu yiri(ma careeysanee,mise waa ku noqsanee).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Laashin

Unrecorded Date
Axmed caalinoow,
gabadhaan iyo adiga kini waa la idin hadal haayay
ee maad noo sheegtay waxaad ka heeyso:

"AMEEY KAA GUDUBTOO.GODOBTII CAASHAQOO GUDOONTEE"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed cabdi

Unrecorded Date
AXMED CAALIN,SAAXIB
wixi kuu qarsan iska sheego,dadkaan kuu bax bax sahaayana iska celi,aneh garabkaada iga fiiri:

ALIF ILAA Y AAN AQAANAA ADEEY SOOTIRIYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axmedcaalin

Unrecorded Date
makaa guuri karaa
makaa guuri karaa adiga
(garka wadnaa ku gaarar yaale makaa guuri karaa adiga)...........
&*&%&$#%%^*^%&(((*%^@@@%))).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axmedcaalin

Unrecorded Date
to.laashin
Itaalkeeygi yaraa ad adagaa maxaan ku aaday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
maya laashin laakiin ani oo meel dhexe mar maraa aa caro koo baac eh iiga shubay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAXAMED CABDI

Unrecorded Date
MAXAMED CABDI,
Ahmed Caalin waxoow yiri:
alif waa quraan,ilaah waa amaraheey,
waxoow yiriAXMED CAALIN:caashiqii irmaanaa moow cidloosidiisi
oonkiyo xanuunkii ma ku daayay olokiisi iyo uur ku taaladiisi mise oodintiisiyaa oofta kaaga taalo waa erayo iga weeynee,hebloow heleeee
Axmedoow ma iloowday naagtii aad u jecleed aduunyada,mise waad aroostoo aqalkii aad leheed ayeey dhex agaasimeeysaa,mise waad iloowdoo umadaha kaleh ayaad ka aroostay naag kaleh,hebloow hoobeeeeeeeeeeeeeeee,maanta waxaan kaa rabtaa inaa inoo sheego jacaylkaada in uu been yahay inuu dhab yahay aan kaa rabnaa, LA QUUTO OOW ILOOBAY''''''''''''
AMOOW KU DILOO OOBA LA QUUTO OOW ILAABAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Unrecorded Date
Axmed Caalin,waxoow yiri arinteeyda lamaba socotiin waxoow yiri:idimada orokoodi iyo itaalki waa yaraaday,indhahana iftiinii iyo aragoodiyaa liita,caqligana aqoontiisi iyo awoodiisi malaha,dhiigii wadnaha aadi jiray iridkii waa dhaafyay,sambabahana arimi mar beey ku ag wareegtaa,hobaloow hooooooooooooooobeeeeeeeeeeeee.
naagta inaad lacag leedahayeey kugu rabtaa,haddeeyse taqaan agool tahay asaad eger ku maaleeynin,aboorkaa ku cuna meel haddaan laga aruureenin,ilkana waxay ku gooyaan hilbaha in ay siman yihiine,haddii inaxba meel ku yaal waa af kala taage,helele heeelleeee heeeeeeeeele.
Waxoow yiri aadaanka leeylkii markaa urugada u tooso,oon garguurto ilaahaan baryaa oon iraa sahal amuurteeyda,cabdiyoow waxoow yiri Axmed,
AMUURTEEYDA HADAAD OGTAHAY WAYLA OOY LEHEEDE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laashin

Unrecorded Date
hebel,
baaca armuu aniga saaxibkeey ahaa kaas ayaa edeb daran oo kooytada necebe,caro mushkilo maleh macalin carada waa lagu socdaa,haba ku fiiq-fiiqmee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
waa u maleehaa koleey ii koleey sidaa camal aas sambac ahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Laashin

Unrecorded Date
hebel,
ani maaba i caayhee,
waaba kugu shirbaa,
shakshuuk hebeloow,
adigoo joqofeey qabo,
minaad naag jabaq ku sii maagto,
jeljeleec sameeysidee,........
hadaan sii wado ceeb ayaad u
tagi ee su'aal aan ku weeydiiyo,
adiga ma waxaad eheed kuwa marki
hore duudka laga rari jiray,
mise waxaad tahay kuwa hadda
caloosha laga raro.lol saaxib,
ka fiirso jawaabta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axmed caalin

Unrecorded Date
LAASHIN IYO AKHIYAARTA KALABA,

aduunyadaan dad ay oomisoo iilanaa jira,dadna waa u iid iyo aroos uumiyaha jooga,
kurtuma waaye caashaqa nafteey ehel wadaagaane,
caqli naago koodaana waa minoow anfaco heesto,
almaaniya nimaan iibiheenin maba arooseeyso,
heleloo heeeeeeeeele,araajidiisa igaarka waaga,
(adeegiisa armaad ku aragteen araajidiisa).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
N.KANIINI,WARTA,HEBEL,M.MACAANE,GUREY,GUREY1,LAASHIN,QOFKIINI JACAYL HAAYO,NINKAAN AXMED CAALIN AH OO JACAYL SHEEGTAY AYAAN WAANINAA EE IDINKANEH,LA DHAGEESTA;

Axmedoow,nin walboow ayaantaan hadaad dhigato oow guulka,
aduun yeey ku eedeeynin kaa daba ordoohaayo,
Axmedoow nimeey injir ku taalaan arkoo ee adiga kaaliita,
naag ashuunka dhigataan arkoo kibir la ooyeeysa,
ananaati waa loo galaa aashaq madaxiisa,
uunrees beerta kama aali karo mana abuuraayo,
waadse eedi doontaa hadaad taladeeyda diidee.....
hooriya hee.........
# aduunkaad ku arkee aakhiro kuu imaa ma doontee#
# aduunkaad ku arkee aakhiro kuu imaa ma doontee@

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUCDI

Unrecorded Date
xamardaye,
ar waa ka helay,laakiin micnihi aa ii gooyay,
ar yaa ii sharaxo ani,meeshaan amoore jidkiisa waa la mariyay,amoore waa la xusay,amoore waa la soo maray,amoore waa la jilay,atoore nool waa yeh
atooraha jaceelka waa iska celiyay baadiyo.

walaalkeey adigaa ku dhex jiro kuwaan ee ma ii sharaxdidoo,meelaha qaarkood waa gafoohaahe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAXAMED CABDI

Unrecorded Date
,
wiilka goorba awoodiisi ayaa yaraataye:
>>>>armeey awoodiisa u ekaatay diin socodkii>>>>>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ani waxaan ahaay waa laguu ogyahay ee bax xaga gableey shinbir is kalagedi...xaba ani igama gooysidee handaroow duqa.
.
.
.
.
su'aasha iiga jawaab xaaji dee caarka yaan taraq kaaga daarine. caarkaaga waxaas ku samee mee dhihi kireen awal?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ar xamardaye ar shimee saan laguu qabti xay tahay jugtaa qarsaheesid?
.
.
.
.
.
walaa xawla walaa quwata inaa bilaahi cadiim.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
hebel,

jugtaas waa jugti ay igu riday madiino mur dheer,
ani waa iska jalbooday,dikri aa igu soo dhacay,
waana iska dikriyay ee adi inta dambe shirib maad ka wadaa?


inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARMIYEERI FALSO

Unrecorded Date
faxaan daymooday aa igu fiintaysee yaa foori yaqaano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
farmiyeeri falso,

fax,
daymoosho,
fiintees,
foori,adigaaba laashin kaleh ah.

ee ha loo fiijiyee bar-barkee lagaaga badan yahay.

hebel,

su'aashaada waxaa ka horeeysay su'aasheeyda ee aan ka wada jawaabno,aniga foorbish ha iila imaanine.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
FARMIYEERI-FAALSO magacaa idilay macalinka.
hadiin kala wareejisano ka waran?
.
.
.
waa kuu foorin lahaahe macalinka afarta horaan la'ahay.
.
.
.
.
xey tahay shribkaad sheegeesid xamardaye?
tacsiyaaba noo taalee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
hebel,
yaa idinka intiqaalay?
anigoon ogeyn waa iska sii ooyay,
ilaah samir iyo iimaan ha idinka siiyo,

macallinka waa runta,nin faruuran foorida ma
karo fiijo haba sheegine,
armaad bajaq faruuran baashi ku boobtay?
af duleel yahoow

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARMIYEERI FALSO

Unrecorded Date
hebel

minaan feeraha iidaansado fajarkuna cadaayo xay fooridaadu iitaree?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
xay kuu tareehe afkaa ileersahaaye minaan isku dayona calyaa iga fakahee e?
.
.
.
.
aryaa xamar-cade ar ninkii maanyo ahaay shimee isugukiin danbeesi?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
hebel,

calyadaada iga leexi,
oo markaad ila hadlee,
barkaas u jeeso,

saaxib,
maanyo aniga waa ku qaldamay habareey maanyo
aan u mudaayay,armoow hee aniga iga cararay,
ma arag,qof sheegeeneh ma maqal.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALAS

Unrecorded Date
AXMEDOOW,

ANFAC EEBE QORAY LAGAA ALBAABIMAA.........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
muga magac beec ahaan heeynaaye.....armaanyo yaa gedehaa meha?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.