site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

FG FAALKA XAAJIGA XAGUU KU DANBEEYEY?

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): FG FAALKA XAAJIGA XAGUU KU DANBEEYEY?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe,

Unrecorded Date
Sxb hadaad nooshahay isa soo xaadiri sheekooyin badan baa kaa danbeeyee!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
mowlidmacaane,
waa ina kan,
soo daa saaxib,waxa naga dambeeyay na sii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Waxa idinka danbeeyey.

Neefowkaniiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiini
Wartasuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuqa
Hebeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeel
Shengaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaani
Geeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeesi
Xamardaye
Gurey 1
Mad Mac
Ninmasayrsan
Wareer
Jabka
Ciise rooti
Qumayo
Jiijo
Maria
Mila
Mailman
BBQ
Honey
Papa
Caraweelo
Sam
Lafo lafo
Fardowsa fara dheer
Emixsista
Sisteract
Ma sii wadaa mise halkaasaan ku joojaa!
Waar ileyn anagaa ilaah waxna tusay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
waryaa Mowliid-qadhaadhe.

maxaad magacayga qofka 13 iiga dhigtay? qofka ugu horeeyaan is moodayee?
peace and luv.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Kooca
Waxaan ka baqay hadaan safka hore kugu daro in anigoo isla baraadla' oo labo qaw iyo Baar siiga case afka cad ceedinaya inaad igu soo xagaa baxdo oo xaga iyo samada igaga soo degto ka dibna layga cuudiyo

SAAR
ARDOOYIN
QUROOMO
ROOXAAN
ka dibna xaalkaygu noqdo sidan:
Shaan shaan la ii qaad
Dhakhtarada shisheeyuhu
ila shire dhamaantood....xusuuso hadaad xis leedahay lol.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
hadaad safka hore ku dartid in wax lagu helayeey moodeysaa adna nasiibkey kaa qaribiye naga daa mowliid ha ugu danbeysee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Unrecorded Date
mowlid ina adeer oo anaaba ka daran oodan i sheegin waxaaban
is lahaa somalinet caan baad ka tahay oo maalinkaa
wax ku qoro waa lawada akhriyaa. lol.
qumayooy aamus nasiib baabad leedahay oo waaba lagu sheegee laguma illoowine.lol.
wallee rag muxuu isku maqan yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Foodcade

Unrecorded Date
nabad
Runtii Faal gurey, jagadii uu beryanba ka maqnaa weli cid kusii sintay ma aan hayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faalka saxibki

Unrecorded Date
saxibayal faal gurey ama faalka xaaji
wuxuu u guuray south afria halkaas oo uu ka noqday businessman waxaan idin soo heli kara telephonkiisa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Mim
sxb xaal qaado habeenkaas waan murqaansaayoo xataa geed gurigeyga ku horyaala baan bahal mooday sidaas daraadeed baan dad badan oo xigmad golaha keena u ilaabay.

Food-cade

Waa runtaaye cid booskiisii buuxisa lama hayo, waxaanse u malaynayaa waxa ugu dhow Neefowkaniini oo sidii faalka xaajiga ku hadla lahjadaha soomaalida oo dhan, maxay kula tahay?

Faalka saxiibkiis

Yaakhi nagu salaan kow dheh, waxaadna naga gaadhsiisaa dee bal mar mar nasoo booqo oday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Foodcade

Unrecorded Date
Mawliidmacaane

Jagadii Faal gurey(garta, talo bixinta iyo suugaantaba) cidii qaban lahayd waa la sugayaa.
Neefoowkiniini iyo rag badanoo inaga mid ah oo murti hayaa waa muush(way badan yihiin).
Mawliidoow igu salaan Heblaayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Food cade

Heblaayo weli waxay ku maqantahay xajka, calala markay soo noqoto, ana waxa laga yaabaa inaan gaadho Buur dhaab.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Foodcade

Unrecorded Date
Mawliidmacaane
Waan gartay, laakiin xaalkaagu ma waxa weeyaan:
halkuu xaaji geydh xamaanta dhigtiyo
xajkeenu xidhinta weeyaan(calaashaan Buur dhaab)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
To Food cade

Dabcan bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to qumayo
safka hore in raashintii U.N ta lagu qeebinaayo maad u qabtaay?cantarbaqashyaay!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim -oo-qoslahaya.

Unrecorded Date
mawliidow ma geed baad mooday bahal , wallee wax baad u duur xuliye warka caddee ,kollay anigu ku gartaye n.kaniini ma ila garatey xikmaddan.

nabadey##

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Geed yahow
ma waxaan ku moodey
mise waxaad tahay
mise waxaan loo noqon doonin

Jawaab
waxaan ku moodey bahal
waxaadse tahay geed
waxaanse loo noqon doonin
guuro danbe oo habeenimo

Cigaal shiidaad baa intaa laga hayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
us cigaal kii oo fulayga,
ahaay lee maahinoo.

moowliid,
see camal waaye,
adigana ma ku biirtay,
biiqyaasha.

foodcade,
gabayga wax yar ku dar,
laba beet oo kaleh,saaxib

nabad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hibaaq

Thursday, June 29, 2000 - 05:40 am
aslaam calaykum


To: mawliid lol mawliid waa sidaa aad sheegtay
waa geed guuro danbena looma noqondoono.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.