site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ka waraama arrintaan !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Ka waraama arrintaan !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ismoog

Unrecorded Date
Soomaaliyeey arrintaan ka waraama.
Wiil baa gabar ka bartay internetka, markaa buu ka codsaday inay qaas uu sheekaystaan. Gabadhii waa ka ogolaatay. Muddo dhowr bilood (4-5) ah bay sheekata socotay. Ninkii guur buu soo hadal qaaday, gabadhii waxay tiri aan qumati isku barano, mayo yiri ee balan iga qaad. balankii bay qaaday. Maalin uun buu ninkii xiriirkii gooyey, asagoo sabab sheegin! Dhowr bilood ka dib baa nin kale oo anaan aqoon gabdha uu laheen email uu soo diray gabadhii. Gabadhu ninka ma taqaan, asagase nolosheeda arrima ku saabseen ee ninkii hore ka lahadashe buu ogaa!!. Ninku, ninkii hore maha, lakiinse waxaa cadaatay gabdhu emails ee uu diray jirdhay ninkii hore buu wuxuu la wadaag raag ee asxaab yihiin!! Waawareeeee, bal taa ka warama, email ruux loo diray, oo koox lala wadaago!!!
Haatan, ninkaan dhambe sheeko iyo shukaansi cusub buu wataaye, ee ma la aamini kara nin uu saxiibkii emails private ah public ka dhigay? Shimbriba, shimbirkiisu la duula soo ma aha.
Naxdiinta waxaa tahay, raagaan, waa raag waaweyn oo aan lagu eedi kariin ciyaalnimo ee talo maxaa qaadey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Halkaas ayaan sheekadan ka garan karaa ninka sheekadu ku dhacdayna waa adiga.
ee bal si E-mail khaas ah laguugu sameeyo falowgeed qabo si aanay mar danbe filimadu kaaga guban.

Salaama.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
ismoog,
armaa meesha khiyaano ku jirtaa oo wiilka laga xaday e-mailkiisa?waa wax hubis u baahan,yaan la degdegin ee waxa hala hubsado,waa sideey ila tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Ismoog

Saaxib adigu E mail-baadba ka hadleeysaa war real live bay Somalida waxaa iyo wax kasii daranba isugu sameeyan.

Waligaad maad arag sxbkaa oo foqda aad wada socotaan kugu dira oo war aadan u sheegin ula taga oo ku yiraada heblaayo ma'ogtahay in Ciise igu yiri saa. iyo sidaa, iyo naac oo galabtii dambe gabadhii oo kuu dhirifsan ma aragtay? finnaly-na ma garanwaydey meesha wax ka jiraan? mana ay kugu adkaatey sidaad give up ugu sameeyn lahayd ilaa ma'ogid meesha wax ka socdaane?

maan..E-mail..aa war wajigayaga ayaa waxaa lala yimi.

Saaxib iska iloow hadii kale 99 caliper iibso oo saaxibkaa habeenimo drive by shoot ku samee dat is da only way ya can forget it

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
neefoowkaniini,
saaxib sida aad tiri waa:
@@@@@@ka daran oo dibi dhal%%%%%%lol kaniini.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shengaani

Unrecorded Date
to ismoog

there is something fishy going on around 'ere
so ismoog tell us the whole story

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.