site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AQOON LA AANI WAA AYAAN DAREE WAR YAA BAHDEEY AHEEY

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): AQOON LA AANI WAA AYAAN DAREE WAR YAA BAHDEEY AHEEY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum

Walaalayaal

Waxaa xusid mudan dhacdada taariikhiga ah ee kadhacday geeska africa iyo gayigeenii hooyo biloow gii sandihii 1990,taasoo aheed dagaalka looyaqaan DAGAALKA SOKEEYE.waxa uu inagu reebay radad ilaa hada socda oo cashar fiican u ah dadka soomaaliyeed.inta gudaha joogta markaan kabaxo faaladooda imisaa hee haabtayoo dunida meereeysa.imisaa kukala firidh san aduun yada dacalkeeda.hadaba halku dhageeygu waa war inteenaan hada wadamada reer galbeedka joogtaa manoqonaa kuwo isku gubaabiya tacliinta? waxaan walaalayaal idiin sheegi lahaa qofka soomaaliyeed ee qofwaloow aad garan karto ama aad si uun u kulantaan kawada hadla wax barashada.aan kubalano inaan wax barano.waxa kala oo dhan hala calool adeeygo balse ujeedadeenu ha ahaato WAXBARASHO.hadaadan awoodin kugubaabi walaalkaa.THE EDUCATION IS POWER.aqoon la aani waa iftiin laaanee wa aqal iyo ileeys la aanee.walaalayaal.lacag hala iloobo dhimo adoo mutacalim ah fiqiirba aad ahaatidee.baaqeenu ha ahaato qarnigaan qarnigii waxbarashada soomaaliyeed.markaa bahdeeyeey aan wax barano.meel dheer baan idin kala hadlay ee macnaha maha buug iyo qalin qaado ee jaamacada tag,ee waa aamin waxbarashada dhiiga iyo lafaha gali.waayo daliil nabigeena waxa layiri koow akhri... aduun kaani waa tacliin iyo baaaaaaaaaaaabah.waabadiyay waakabaxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
Gurey1,
waano wanaagsan,ballan wax ku ool ah,jamaacada oo aan lakala reebin,dhiiga oo lagu shaqeeyo,lafaha oo la adkeeyo,darbiba hala seexdo haddii ay kuu qabato,masuuliyad dheeraad ah oo wax barashada la iska saaro.
inan iyo inan,gabar iyo wiil,hooyo iyo aabbe oo loo wada dhan yahay hala gurmado waxna hala barto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Gurey1
Maasha alaah bro taladaada aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahey God Bless You aboowe qeyr iyo Tacliinta oo lagu dadaalo aan isku ognahey..

peace and one love dhamaan!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
gurey1/ waano abuur baa ka horeeysey soomali tiri in badan ayaan maqlayaay iyadoo leeysku waaninaayo( waxbarta an barwaaqo gaarne) radio muqdisho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Salut all!

Geesi bro U said "Waano abuuris baaa ka horeysey"
what do U mean by that adigoo raali ah?
Waxaan sugaaba waa jawaabtaada!!!
peace & 1 <3 dhamaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
geesi,
iska jir hee maah-maah da somalida qaar ayaa la ogaaday in ay qaldan yihiin,haddii aad dooneeyso in laguu cadeeyaneh waa laguu haayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
she/ iyo xamardaye/ ujeedadeeydu waa oo keliya qofka sidii ilaah u uuntey ee ugu talagalay waxba adigu hadal kamaga bedlikarto waayo waa ilaah abuuristiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Hi all!

Geesi
What Ya mean Gods will????????

#10. Does that mean if U were born sick U stay sick coz God created U that way? U won't seek help?

#9. Does that mean If I wan't to kill some1 that is god's will and I won't change cuz he created me that way?

#8. Y in the world do I have to work hard for heaven if God already wants me to go to hell? since he already made up his mind b4 he created me. if I should be good/bad or Rotten ?

#7.if I misundrestood sorry! and pls explain it to me and thank U.

#6. blah? y? #5. Y? #4. blah? #3. y? y? #2. blaaaaaaaaaah? Y? #1.yada yadayada? Y?
peace &1 <3 all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum

Waxaan dhamaan u mahad celinaa barbaarta soomaaliyeed ee wax garadka ah sida SHE,XAMARDAYE,GEESI.

Waxaa kaloo aan marlabaad xusaa in aan isku gubaabino baaqa ween oo ah wax barasho.waxaana idin leeyahay dhibta oo dhan waxaa inoo keenay aqoon laaanta waayo nin ka cadi nama minjo xaabiyeen hadeey naan aheen mad madoobe alaa ku yaqaan.


abwaan ma ihi iyo wax udhaw laakiin bal aan isku dayo.

Aqoon laa,ni waa iftiin la aaneey
Waa dulmi iyoooo dareen la,aane
Waa damiinomo iyoooo damac la,ane
Waa doqnimo iyooooo dadkaada laa yee
Waa dariska leeyn iyooo dulqaad la,aane
Waa dalkaada iibso iyooo damiir la,aane
Waa dawdarnimo iyooo diin la,aane
aqoon la,aani waa iftiin la aaneeeeeeeeey.


waa soo gaabiyay waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
GEESI,
saaxib ilaah sida uu biniaadamkiisa u abuuray,qof biniaadam ah oo ka hadli karo ama wax inooga sheegi karo ma jiro,sidaas darteed waxay ila tahay in la is waaniyo wax sharci ah oo diidayo inuusan jirin.
teeda kaleh yaa kuu sheegay in ilaah inoo abuuray si waano aysan waxba inoogu tareeynin,calaa ayi xaal aniga ilaa xoogaa waan ku fahmi karaa ula jeedadaada,waxaase iga daran SHE ee bal iyada isku day inaad fahamsiiso waxa aad ula jeedo.
peace and luv

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Brotha Gurey1

U are abwaan indeed Gabaygana aad ayan maqsuud uga ahey....................
Teeda kale I agree with U ilaa iyo xad lakin tan minjaxaabiska dood aan ka qabaa....

Geesi
Aboow maxa kugu dhacey?
mise afkii baa juuqda gabay? hadaad coma ku jirtid markaad ka soo baxdid drop me a line and take your time aboow no rush Iam not going anywhere! Mahadsanid


Xamar-Daye!
Aboow kista aad fahantey maa ila qeybsatid. I am your sister, since aan dhinaca kale ka soo jeedo oo aad adna dhexda taagan tahey it will only be fair to make me undrastand...Mahadsanid
peace & one love all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum

TO:SHE

Waxaad moodaa ineey far kuutaagantahay= macnaha dood baad qabtaa.arinta kor kuxusan ee laxariira qoraal keeyga labaad,ah na minjo xaabinta nin ka cad.mawaxaan in kireeynaa inuu inagu sameeyay nidaamka adamaha loo gumaado oo ah maskax kaguumeeysi fog,asagoo waab kasameey tay gudaha madaxa qof walba oo soomaaliyeed.ninka cadi ama indho baliilka ahi waa uun sheeydaan loo soodiray gumaadka, dilka, dhaca, xasuuqa, isku dirka, kushaqeeysiga, noocyada aadamaha ah ee uu isagu kanooca duwan yahay.ilaahna wuxuu inoo sheegay in aan ka dig toonaano sheeydaan kaan.waxa uu udiyariyay meel uu harsado oo layiraahdo JAXIIMA.jaxiima gacalisooy maxaad kataqaan ama akhristoow waa hoyaad meel loo hoydo meesha uugu xun.ufiirso awoow yaasheen,aabayaasheen,hanti iyo kheeyraad waxaan laheen isagaa qaba.hadana wax dacwo u heeysto majiraan!!!!hada uuba iila soobaxay xaquuqda aadamaha aan ilaaliyaa!!! iska dhaaf wax loo raacdee anagii aaba qiil qiil ku jiro.ebedkeey halkaan sheey daan wax ka indho adag,kan waxaa celin karta uun jaxiima iyo qofkii wabarta oo aqoontiisu tusisaa khaa inimada sheeydaanka markaasna sidaa isku difaacaa hadaba baaqaanu waa barashiyo aqoonee bar baartii bahdeey daay waakabaxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
she,been kuma aadan sheegin in aan walaalkaa ahay,
weliba waxaad ii dooratay in aan noqdo (qoorti labada garbood u dhaxeeysay).
ilaah sida uu inoo abuuray ama inoogu talo galay in ay nolosheeyna noqoto waa kan kaliyah oo og,min dhalasho illaa iyo dhimasho,waxa aad mareeyso inta u dhaxeeyso qof ka bedeli karo wax sida ay tahay majirto,taas waa mid dhab ah oo aan aaminsan nahay,waxaase aysan maah-maahdu ku qabinin meesha,yaa u sheegay qofka maah-maahda keenay in ilaah sidaas inoo abuuray oo aynan waxba ka bedeli karin,marka ka soo qaadashada laga soo qaatay wax qabad ilaahiya ah oo uusan ilaah inoo sheegin waa been,biniaadamka ilaah dadaal ayuu faray,dadaalkaas ayaana la iska rabaa,
she waa uun isku dayay in aan ku soo jawaabo ee wax maka fahamtay.
waad mahad san thay walaalo.
GEESI,
saaxib:waa runtaa ilaah abuuristiis waxba kama bedeli karno,laakiin ma ogin sida inoo dambeeyso ama ilaah inoo gu talo galay,ee umada inala waani.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi on his way out of the forums

Unrecorded Date
hi u all my ppl i am out so i hope u will keep on the work.... see ya when i wil be back here


sooner or latter i will be back in alah,s will

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.