site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qumayaan Jeclaaday.

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Qumayaan Jeclaaday.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yuusuf

Unrecorded Date
sxbyaal qumayaan jeclaaday maxaa sameenaa? wee iiga dhagtay noo,ila taliya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,Waa Kow!!!!!!!Oo Waabad jeclaatay!!!!ka waasacan,,,,,Oo Qumanyo ah ,,,,,Oo la hubo,,,Ilaahay kugu ogyahay ,,,Adigaa cirka roob ku og,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
ala bisinka, ala cawadayda calanka le, weligay wiil i jeclaada kanaa iigu horeeyey.

soo dhowow bal Yuusuf cadoow aynu wada qaadaa dhignee.

NeefowKaniini.

inaabti hadaad magacayga run moodey adaa cirka roob ku og.

peace and luv.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Yuusuf,

Waxaa ka dheeftaa leedahay ee geesi habartiisa gablantee iska ilaali hoobaal haka dhicin. Ninkii mishionkaan oo kala galaa SHAHIID aan u aqaan aniga. oo waliba Fidaa'i ah.

Fadlan hadaad u baahato gargaar just qeeyla dhaan aan kugu ognahay. warkaagana awal bi awal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
YUUSUF,
QUMAYO waa qof la jeclaan karo,weliba waa QAMAR
15 jir ah,
lakiin shuruudo ayaa jiro ee maka soo bixi kartaa shuruudaheeda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
yuusuf/ adlee waaye meehii kugeeyso lee arkeeynaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Yuusuf

Waxba kama qabee Yaradka isii.

Geel
Geenyo
Qori maadhiin ah
Macawis xariir ah
Cimaamad
go shaala
Intaa markaad igu soo wareejiso hay noo ahaato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
alaa, soomaalidaa waxay tidhaahdaa( Ninka adari joogee jifada ii tumayaa ma jintuu isoo jiidi saw arligu makala jiidna)Yuusufow ku mee? qof i jeclaada adaa iigu horeeyee?

To Mowliid-Qadhaadhe.

yarad iyo waxaasi ma jiraan ee 30 jus ee quraankaa laygu meherinayaa.

xamardaye.
adaa war hayee bal shuruudahaasi maxay ahaayeen?ha odhan uun gudaafadaad ka soo dul toosi yuusufow.

peace and luv.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
qumayo(qamar),
sida dhaqanku yahay gabadh waxaa bixiya adeerkeed,
aniga iyo Mowliid ayaana meesha ka joogna,
shuruudaheeyna aan ku qabano yuusuf haddii uu daacad yahay ee adiga ha nagu hor cararin ee welaayada inoo dhiib,
waa maxay inan is bixineeysa iyada oo waa maxay
raqiis ha noqon,oo adneh aad afka subag la gashid
waa ku sidee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
qumayo(qamar),
sida dhaqanku yahay gabadh waxaa bixiya adeerkeed,
aniga iyo Mowliid ayaana meesha ka joogna,
shuruudaheeyna aan ku qabano yuusuf haddii uu daacad yahay ee adiga ha nagu hor cararin ee welaayada inoo dhiib,
waa maxay inan is bixineeysa iyada oo waa maxay
raqiis ha noqon.

peace & luv

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
Xamardaye.

adeer arrintu waa sidaad sheegtay kow dhe,markaa horta sidaad ogtahayba reerkii dhisnaa ee (Ninmasayrsan)lagu kala carar kow dhe,markaa dee imikana waxaan is idhi mar hadii adeeradaa ay kuu haystaan gabadh dhib badan oo yacnii reer aan xajisan karina waxba ha dhibine adigu uun adoon is raqiisin walaalkaa yuusufna aan dhibin 30 jus uun halagugu meheriyo.markaas een,een dee aabana weli umaan sheegin oo waan ka yara cabsanayaa inaan ku degdego ee bal aan yarka iska hubiyo in jacaylkiisu dhabyahay iyo in kalee idinkuna cimaamadaha dib ula noqda ha soo hoorinina oo lacag ha suginee.

peace and luv.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHANGAANI

Unrecorded Date
TO YUUSUF
QUMAYO AAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA
CAWDUBILOOW RAMAAJIIN.BISMILOOW RAMAAXIIN
JUG JUG MEESHAADA JOOG DHEH.....

SHAQSHAQ WARIIJIYOOW HURGUF QUMAYADA.

ENOUGH SAID.
PEACE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
Yuusufow ku mee? baal kaa wardoonee.
peace and luv.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Yussuf

Waryaahe war halkaad ka baxadayna? waa adigan Gabadhiiba hurdo la'aanta dhigaye.

Qumayo

Maxaad magacaa ku jeclaatayna?

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
Roodhi baaraxday.

sababta magaca aan ula baxay is a long story.
peace and luv.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
QUMAYO
malaha \yuusuf wuxuu ogaaday sirtaadi oo inaad raqiis tahay marki aad u sheegtay ayuu xiradi ka booday,qamareey talo yeeli meeysid waad madax adag tahay war raga la iskuma jilciyo ee is qaali garee.
\yuusuf\; oo inanti intaad hunguriga ka soo riday baad cagaha wax ka dayday walee inaan lagaa harin waa sidaad jacayl u sheegatay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo oo is qaaliyeyneysa.

Unrecorded Date
waryaa meeyey ninkii yusuf isku sheegayey? waryaa anigu gabadh sharafteeda lagu ciyaaro ma ihi iyo kuwa aad meelahaas kula qos qosashee orodoo shaqo yeelo.


xamardaye.adeer xaal baa ku qabtay,sawdigan meel igaga dhacee yidhi( yuusuf wuxuu ogaaday sirtaadii inaad raqiis tahay) waa maxay raqiisnimada aad sheegaysaayi? adeer gabadhuu adeerka u yahay waxaas afka u soo mariyaba adaa iigu horeeyey.

peace and luv.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
QUMAYO,
war aniga raqiis baad tahay kuma aanan oranin,
ee waxaan ku iri inaad is raqiisisay ayuu ku ogaaday Yuusuf, waa ku sidee ma inanta aan adeerka u ahay baan sidaas iraahdaa,war mid dhaceeyso ma ahan,ee adiga ayaa la soo booday xoolo kama rabo,hadde adeeradaana waxay doonayeey in cimaamadaha ay gog ladaan ,adneh aad afka subag la gashid,oo waa ku sidee adeer?anigi baadba igu soo jiireeysay marki aad waysay \yuusufe.
qamar waan kaa bedelay oo hadaneh aan kuula baxay
qaali cali,sideey kugu tahay?lol......

nabad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
Xamardaye.lol

adeer haa maad mar hore sidaa iga tidhaahdid waan yaabaybee..soo gal adeer aqalka oo kaalay sharaab cab waad soo daashay sidaad (Ninmasayrsan) u soo doondoonayseene.

peace and luv.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
qumayo,
soo dhaafimaayo,
adeer hadda ayaa la la'yahay,
kii ku soo dalbaday,
ma xaafada ayaan kuu dhex fariistaa,
taasi dhici meeyso,
haddii yuusuf la waayay kaligaa
joog xaafada waa intaaso,
dhallinyaro kaleh oo damac kaaga jiro yimaadane,
ooimoodaan inaan anigaba isa sharaxaayo,
yeeysan iga didine,
naa halkaada fadhi oo calafkaa sugo,
marka aad inan heshana isoo wargeli,
aan cimaamada hoorsadee.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
XAMARDAYE, LOL.

Qumaya waxeey noqotay haye BADEECO la gadaa camal. Bisinka. Adeer qatar ahaa tahay walaahi.

Laakin waxaan la yaabanahay ninkastoo Qumayo soo doonto muxuu u cararaa? Adaa adeerkeed eh ee bal halxiraalahaas ka jawaab?

Qumayo,

Go'do aanan ahayn, dee sida isu dhaan. Oo hal baa la iska calfadaayo, lasoo dhaweeystaa, geegada kan mawaxaad doonaysaa inuu cimrigaagu sidaa ku dhamaado. Baraka laay ha noqon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
Warta,
aan kaa qaraabano ee naga leexo,
inantaa waa loo hayaa gayaankeed,
inta ka horeeyso waa lagu bun cunaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,Ku ye ; Qumanyo baan jeclaaday,,oo ma Qawsaarkii reerkaad ahayd
,,,,Ku ye ; Qumanyo baan jeclaaday,,oo ma Qooqaa Bakhsar baa waxi isku kiin galeen
,,,,Ku ye Qumanyo baan jeclaaday,,Qiiqa lagu duugye
,,,,Ku ye Qumanyo baan jeclaaday,,Qaadirkeey magane
,,,,Ku ye Qumanyo baan jeclaaday,,Waa Midaan lagy qaboobeyne,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
n.kaniini,


xeey tahay kan neh ma hal xiraale kale baa,
adigu inta aad sheegtay ma tahay walbo aan kuu doonee qumayo.
hal xiraale ka adag halxiraa lahaada ima soo marin,waaba yaabaye mala iska dhex dusinaa saaxib.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yuusuf

Wednesday, June 28, 2000 - 06:21 am
Qumayo, waa i kan abaayo,
waan kaa xisoonayaaye maxaan sameeyee, mar alla markaan arko quraalkaaga ayaa wadnuhu i boodboodayaa, ma aqaan waxay tahay, hablaha kalena waan ku dhiiranahay, adna waad i shiiqisaye, see yeelaa, ma laha waad iga burji weyn tahay,
talo isoo sii kugu soo dhici wayaye,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yuusuf

Thursday, June 29, 2000 - 04:08 am
Qumayo sis meesha uma badni soo baaqashadeeda ee Emailka dhaaf aan kelyaha is qabtee, oo ku soo booqdee,
ma daawatay riwaayaddii xishood iyo jacayl?
tabtii baan ahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yuusuf

Thursday, June 29, 2000 - 06:43 am
Waar kaalaya..show intaan biyaha badda iyo cagaarka daawanayey, oo qumayo meeshaan soo mar marin lahaa todoba baxeedda u dey deyayey, ayaa rag iyo dumar halakan daaqad layga furtay, iminkaan nin walba u miisayaaye iga war suga.

Neefoow kiniini
ka fiirso intaadan falin.

Wartasuuqa
Ka joog adiga maahee.

Xamardaye

Qumayo waa qalanjo yaabloo
qurux iyo illaah baa
u dhameeyey qaayee
ileyn way qarsoonayd!
Qun markaan u eeggee
Qoraalkeeda fiirshaa
kalgacayl i qariyaa.
Alla igama qaadaan
Rabboow Qumayo ii daa!

SHANGAANI
waar jug jug layne, waxba jooggi maynee na dhegayso, Qumayo meesha aan ka arkay hadaad ka arki lahayd, walaahay waa iiga hor mari lahayd.

Ciise rooti
saaxiib xishood iyo jaceel ayaa igu kulmay isku mar, see yeelaa dee adaan talo kuu dhiibee, Qumayona Maseer iyo waxeey sheeg sheegoosaa, marka waxaan is dhahay intay arintu kala maaxanayso cagta u dhig noo, computerna ma qabi, shaqaalena waa ahay oo waqtigiiyaa igu yar, hadda bil ma soo booqan inta, maantaa iigu horaysey, marka yaa akhii war fiicanaa sheegaysaa, Qumayo hadday jiif diidey, anigana oomatidaan diidayaa.

Mawliid macaane

mar haddaad tiri xiddid ayaan kula ahay adiga waa ku ixtiraamayaa, laakiinse sodoggoow waxaad tiri halaga bixiyo Qumayo geel iyo lo' iyo fardo, waxaasoo dhan hablaha soomaaliyeed waa laga bixin jirey oo waa wax soo jireen ah, laakiinse Qumanyo waxaan ka bixinayaa waxaan weligeed gabadh soomaaliyeed laga bixin ayaan keliyeed yarad uga bixinayaa, yaaaaaaaab.. oo waa maxay i dheh?
waxaan ka bixinayaa 15 heesood iyo 14 Gabay oo yarad ah! haba lagu wareerree! waxaan weligeed la maqal oo la arag baa dhici lahaa, laakiinse waxaan rabaa inaan idiin sheego, horta Qumayo waa jeclahay oo waa iga daacad, maxaa yeelay waa qof nafi ku jirto, waa noocaan raadinayey, waa naag nool siday cuntada iigu dhigayso iyo siday diifta iiga ilaalinayso baaban la mabsuuday,karti badanaa, kulaylkaa kaaga darane naag iyo nin tooni qoys kaygaas ku soo dhici maayo, oo qumayaa ka soo horayso oo qoyskaas amaankoodu waa sugan yahay, kaaga darane waa noocii ragga is dhaafin jirey oo saansaankeedaan ka gartay, tan kale waa rag yaqaan hadalkeedaan ka gartay, Hooyo fiican baa dhashay, casharo fiican bay u soo dhigtay, waa fariid faraxalan wareeeerse wuxuu ka jooggaa meesha aanu aniyo Qumayo ku kulmi doono, waa qasab inay ugu yaraan 15qof jooggaan,ileyn laba qof oo culus baannu nahaye, meeshaana taalo laga dhisaa taariikhiyan ah marka aanu ku kala dareero ka bacdi,

Qumayo.

Qalbi gaax ahaayoo
u godlada adoo qudha
ma gudoomanaysaa?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.