site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Hadalada qaadka ku lug leh.

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Hadalada qaadka ku lug leh.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Foodcade

Unrecorded Date
MARKA QAADKA LA SUGAYO
* ma yimi
* masoo dhacay
* diyaaradii ma timi
* airportka ayuu qaadkii yaalaa
* waa lagu maqan yahay
* jidkuu kusoojiraa
* gurigii hebel baa la keenee telefoon garee
* qaadkii waa yaalaa buu hebel yidhi
* inakeen doonanee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Foodcade

Unrecorded Date
IIBSASHADA QAADKA
* marduuf keen
* bal mid kale keen
* kana kaba daran
* waaryaa dee qaadka ha iga furfurine xaga dambe ka eeg
* kani waa dhaylo
* waar xabadaa qaado
* qaad i anfacaa mayaalo
* kan waan ka seexanayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
sxb ma inaka hubta hebel inuu yiri qaadkii waayal ninka runtiisa iyo beentiisa lama kala saari karee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,Inleen Hebelku waa wax bakhtiyay,, Oo kugu wallee Qaadkuu cunaa,,,,oo wuxu wax naf lehba maahee ,,oo jabanihii arooryaad iyo lukhlukhadkii baa kaw ka siiyay,,,Awal baan ogaa inaanu kheyr soo sidane waaba hadduu Khaad ku daray ,,,,Waar iga daa wuxu waa bahal duloobay,,,,


Hebel khaadka kuuma roonee walaale iska daa!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Foodcade

Unrecorded Date
MEEL LA FADHIISTO BAA LA IS WEYDIINAYAA
* sigaarkii ma haysto
* aniga 2 shilin baa iga dhiman
* hebeloow gurigaagaan tegenaa
* sonkori ma taalaa
* hebeloow qado inoogu sii tuur
* halkan baan caano kasii iibsanayaa
* baskii imisaa ka hadhay
* nusaac baa baskii ka hadhay
* hadaa aan coca soo iibsadee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
hebloow gurigaa ba, dheh hadiiba jaad guriga lala aadey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,Duf ku bax wuxu wax xishoonhayaan moodayeey ma aqalkiisaaba ragga loo goglahayaa oo mafrashkiiba laga yeelay,,,, Beerka u dhimana kuma odhan kadhnee indhahaagaa inaga qarso,,Hebel kaa ba,, wuxu inleen waa wax ibleys uu la tagay!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Ar nimanyahow ninka culaabeeyda ka daaya waa idnaka maqanyahee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Unrecorded Date
Yaa keenay
Meequu gadaayaa
ninkaasi wuu furfuraa qaadka
baaquliga lugta ka bixi
waa mirqaamay
xalay indho isma saarin
sidii baan u soo jeedaa
Afartan aa?!!!!qaali waaye
war noo dhiga qaadka kulligiin naga dareera
telefanka hadduusan qabanin waxba ma hayo
aniga qaadkii hore ayay igu leedahay ee adigu ka soo qaad
adaa isku fiican tihiine la hadal
hadduuba ninkaasi sheegay waxbaa ka jira
kii shalay buu gadaayaa
Ninkaas qaadkiisa maba ku marqaamo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
aar noo daaya magaca hebel lahayne hebelkiin furuq galye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Magacaa sidee loo daa yaa, murqaanka noocaas ah ee laga hadlayo waxa iigu danbeysey 22.02.2000 south/hall London aniga iyo hebelo badan, maraan fasax gaaban ku tegey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
qaabka fadhiga:

*mowliid halkaa haka soo jeesto
*hebel meel dhexe hala fariisiyo
*hebel kaleh buste u dhiga
*odayga ha ina soo horjeesto
*adiga waxaad ku qoran tahay kickicida
*dhanka albaalka ha maro kani
*dhankan anigaa leh,la iga ma maro
*meel kalaba kuma marqaamo
*barkin u dhiiba
*macaawiis siiya
*sharaaidki waa kuwan
*heesaha maxaad dhageeysataa
*Sahra wax aan ahayn kuma marqaamo
*N.kaniini naga hooriya qaad ma cunee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Foodcade

Unrecorded Date
MARKA QAADKA LA FURFURTO
* bal laamahaa boqor day
* inaadeeroow xidhmadaa igaga bedelo
* hadaad buurdhaab soo qaado kaa yeei maayo
* alla qadhaadhaa
* waa intaanuu ku gaadhin, wuu macaanaan doonaa
* marwalba qaad xun buu iga iibiyaa
* waar anigu afar marduuf baan isku furfurtaa
* qaad dambeba ka iibsan maayo
* bishoon 2 gaadhin buu kugu dhegayaaye
* waar wuu iimaan laayahay
* maalintuu keligii qaad hayo maba ku yaqaano
* hebel qaadluu noqday
* layn buu kiiniya kasoo xidhay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
* heblaayooy inaadeer shaah is jiidanaya noo soo kari.
* heblaayooy inaadeer cawda noo soo gogol.
* heblaayooy inaadeer fijaan/baaquli biyo ah.
* heblaayooy inaadeer hoo baakidh sigaara daaska iiga soo qabo.
* heblaayooy inaadeer bakeeriyaal iyo falaasadda shaaha noo keen.
* heblayooy inaadeer sonkor aan ku qayilo isoo ag dhig.
* heblaayooy inaadeer macawis boorsada iiga soo saar.
* heblaayooy inaadeer kuusey wacoo bal weydii inuu odaygeedii joogo Geesi aan marduuf jaada siiye.
*heblaayooy haduu telefan soo dhaco oo kii bosskii shaqadu i soo waco hebel wuu xanuusanayaa dhe.

iyo qaar kaloo badan.

peace and luv.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
hebeloow sxboow qoftii qumanyo aheeyd gurigeedii inageey aan fariisanee iyadaa geeyrash u roon ahyeed sheekadedaan jeclahay markeey gafuurkana soo caseesato ina hor marto hadba iyadoo diraca kor ku heeysa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Foodcade

Unrecorded Date
Geesi
Sheekada qaadka yaynaan hoos ugu dhaadhicin, qaar badanoo ku nafisa cayda oo u waalan sidii dawacadii ceeldhaab baa xadhkaha soo jabsanayee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
foodcade/ waa tahay sxb hadal nin weeyn waaye hadalkaasi,shoow ilmo yar yar baa meesha inakula jirey dadkeena waayelka ah keliyaan moodaaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
FADHIGI AYAA LA ISLA HELAY
WAA ISKU DUBA DHACDAY
MAXAAD KA TIRIHEEN?

*hebloow sheeko lalama qaybsan karo
*hebloow in isaga uun uu hadlo ayuu rabaa
*hebloow afka marka uu saaro ayaa hadal ugu dambeeyo
*sheekada noocaas ah kuma marqamo
*sheekada inaga joojiya dhanka heesaha inoo saara
*sheekada qabiilka iyo qaadka kala daaya
*sheekada qabiilka ayeeyba iigu baxdaa
*shaahigi inoo ilaaliya yuusan goine

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.