site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

XAMAREEY WAA LAGU XUMEEYEE AR YAA KU XAAL MARINAA ?????????YO

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): XAMAREEY WAA LAGU XUMEEYEE AR YAA KU XAAL MARINAA ?????????YO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHANGAANI

Unrecorded Date
Xamareey waa lagu xumeeyee ar yaa ku xaal marinaayo? ma ogi bo

BANAADIR I SORRY !!!!!!!!!!!!!

bisbaaska liimadiisa, banaadir!
baastada suugadeeda , banaadir!
bedaarta koofideeda, banaadir!
boorsada shinyeerigeeda, banaadir!
baraako baalmadeeda, banaadir!
bakaaraha suuqiisa, banaadir!
baarubax balbalaarkeeda, banaadir!
bajiye iyo bisbaaskiisa, banaadir!
baybaayga beerihiisa, banaadir!
Ninkii baxaayo maanta , banaadir!
baanaadir soo arkaayo, banaadir!

ilmaa ka soo baxeyso banaadir I a'm sorry, !!!!


shanlada muraayadeeda, shangaani!
shaatiga qurixdiisa, shangaani!
shaambada shirkadiisa, shangaani!
shalmada suuqa taalo, shangaani!
shukaansiga gabdheheena, shangaani!
shaqshaqa hurgufkiisa, shangaani!
shaqaalaha beesadooda, shangaani!

Ninkii shuhuuda maanta ilmaa ka soo shubmeysee,
SHANGAANI I'M SORRY!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ReaLdeaL

Unrecorded Date
It was...

The Land of Plenty
The Land of beauty

Now it is..
The Land of War and Misery

Somalia am Sorry !!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
I am so so so so so sorry Xamar!

(!_!) Baroooooooooooooooooooooor

fiq fiq fiq fiq fiq fiq hiq hiq hiq----->
Y? oo Y ? oo y? Somali that is not Xaq

Why somali bro/sis???????? (!_!) BAROOOOOOOR MORE BROOOOOOOOOOOOOOOR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warame

Unrecorded Date
to shengaani

ar hooy hanaga ooysiinin heeeeeeeeeeeeeeeeeee
baakada tiishuuga waa iga dhamaaade siis iiga oysiineese.ar bas naga dheh ha isoo xasuusininee

especially basbaaska liimadiisa goormaa iigu dambeesay.
anaaaaaaaaaaa kuu xaaaaaaaaaaaaal maaaaaaaaaaaaaaaarriiiiiiiiiyyyyyyyyeeeeeeeeeey xaaaaaaaaaaaaaamaaaaaaaareeeeeeey.
iga hooooooooooo ###########

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum

TO SHANGAANI


SXB waa kusalaamay waad kumahad santaha arintaan waxaan kuleeyahay sidan.....

banaadir in layku laayay bisinka!!
badar inuusan kasoo go eeynin bisinka!!
baabuur inuusan biib laheen bisinka!!
baashaalis inii lawaayay bisinka!!!!!!!
buntukh inuu bilaabmay bisinka!!!!!!!!!
bad ween tii inii la fuuqay bisinka!!!!!
beereey cayarteed inii lagabooday bisinka!!
bilicdii banaadir bahal aa cunaayee bisinka!!
banoonigaan tumaayay bidix aan kuqaatay banaadir
bar baarinteeydii iyo baabkeeda aqoonta banaadir
baabkaada wuu hagaagi dhawaane xaal qaado banaadir


shangaani waa xafad macaane waabari aase kasiimacaan

waabari waabkii dugsiga waabari
waagii la arkaba wadnahaad kutaal waabari
wayaha aduunka iyo waqtii gaa jiree waabari
waa kula qabnaa wax yeelada ku gaartee waabari
waxaa tahay hodan barwaaqiyo horseed kii banaadir.


waa gaabiy waa kabaxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Yack....Waad dambeeysaan, Waligiina sidaa uunbaad ahaaneysaan.

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xxxl

Unrecorded Date
to:shangaani
qofyahey horta ma sadax lugooley maa tahey...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXMEDYARE

Unrecorded Date
XXXL
MAXAA DHACAYNE SHENGAANI MAA NAGA SHUKAANSO
RABTAA?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXMEDYARE

Unrecorded Date
XXXL
MAXAA DHACAYNE SHENGAANI MAA NAGA SHUKAANSO
RABTAA?DAMAC MAA KU GALAY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
CIISEROOTI,
waan ogahay in aad beeysaani tahay,xamarna aysa wax kugu dhaafin,kana mid tahay dadki ugu horeeyay oo soo galo xamar ab ka ab,sifiican neh aad u kala taqaano xamar ilaa iyo xad maa,so
yaad tiri yack?
waa ku wama kuwa dambeeyo?
yaase horeeyo?
xamar waa la xumeeyay ayaan ka bartiireeyay,in hadalkaadana uu xamar u soco haddii aan qalad fahmay sorry bro,YACNI ANAA AASIF JIDAN,haddii kaleh soo cadeey warkaada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dheere

Unrecorded Date
xamar waxaan imid 1974-kii anigoo saaran
zuzu waxaan ku noola ilaa bishi may1982-ki
waligay waxaan deganaa guri irid banan ah oo ijaar ah hadana waxaan deganahay apartment ijaar ah hadaba maxay isu kay dhaman xamar iyo meesha aan hada ku noolahay XAMAR IN LA GUBO OO DHULKA LALA
SIMO WAXBA KAMA QABO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to ciise

adi ciise cago rooti aadba eheedee xamar maxaa ka taqaanaa
hadii reer waqooye tehey qolka wecome maba kutihid qolkaan waa qolka reer xamarka o.k.
yacbo waaloow.........
xamar cade waan jecelnahay anaka........
maha meeshee ladhihi jiray soo dhacyeey....if u what i meam o.k.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
You Love it, but you killed it.

If you love Xamar so much why dont you stop being sorry and go there.

To be sorry is Not enough.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Barooooor & moore Baroooooooooooor
Gurey1 Yasalam!
baroooooooooor

Ciisa -RAT/DOOLI and Dheeroow-Dhuglaawe!

Qolkaan yaa idin ogoladey mise shuut ad ku so gasheen? Isn't that Ceeb?
WE DON'T LIKE DADKA SHUBAKADA KA SO GALO OO HADANE AFLAGADO USII TAAGAN!
U ARE NOT WELCOME IN THIS ROOM NOW SAKIIN-LAQ AMA SEEFTII SIDINA CALI OO LABADO AF LEHED!
IMBACILE E BARAKUULO WAXID

peace & <3

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
dheere-dheere,
waaba iga yaabisay,mudada aad xamar joogtay,
waan ogaanay,
hadaneh waxaad leedahay weligeeyba waxaan deganaa
irid banaan ijaar ah,welibaaga ma adigaa magaalo joogay,isku dar oo xisaabi xamar inti aad joogtay ilaa iyo hadda,da'daada ka gooy,inta soo hartay inteed joogtay?
she aa ku sheegtay dhuglaawe,xamar haddii lagubo,
intee lagaaga soo raraa,cambe laf,cambe laf laawe,
iyo baradho.
gax gax gax gaaaaaax.cambe laf aa.

nabad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to gurey 1
adi heesta ha naga qasin mascarbuunshoyaaw!

to she
saas aa lagaa rabaa ceeri lamagoodlayaasha laakiin oohinta jooji adi.

to xamardaye
adi ma ka yaabte koytada wax ka ilfuursan ma arkinbo intee meesheenii nagu soo kubaareeyeen ee hadana nagu soo wadaan ma u jeedidoo.....fii shiii

to y'all
who ever is not from xamar well i got three things for ya YOU ARE NOT WELCOMED HERE OK?,,,,
wasaalaamu calaykum!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaarmar

Unrecorded Date
Xamar is a dead City you killed it, so dont be sorry. Its garbage, Zero, Gone, Ghost City, a Grave yard.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Hi all!

Shingaani Aquuy magac culusna wad wadataa ee hanaga wasaqeeninyaa makuu boginee..Lama goodle iyo 3,4,5 goodle etc,isla anakiilee waye Xamarlee lagu so kala horeeyey ma ogiyee wax kala maahin maryaha(Goodka) waa ka la qalinsan yahiina ay dhehen dadka qarkiisa Ani mugoo ma ogi!!!!!

Gurey1 Waa Geesi iyo Aftahan intuba "ka firso intadan falin" Aw shingani..........

Macbuudkoow!!!Mascarbuunshiyoowgana af-Somaliga muu ku jiraa?if yes shimee lagu so daray aboow?


Jaale Xaar-Marshe!
Fadlan xaarka aad firdhineysid Mininkaaga la joog adoo ku mahadsan intan Tarafiko kuugu wicin oo tikidh iyo tarxiil iskugu ka daro.........
peace and luv all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
Shengaani & She,
dalkaas meel aan burbursaneen maa jirto,
unuka haddiin sheegnay oo aan sheeg sheegeeyno
meeshi aan jecleen(xamar),maxaa noola yaabaa,
iyaga meel malaha miyaa?haddii ay leeyihiin meey
sheeg sheegtaan,u ooyaan,u baroortaan,u rabi tuugaan,
somali xaasidlee waa ka buuxaa.
ar xamar aaway?yaa arki?umaaaaaaaaaaayeeeeeeeeeeey,waa ooyoohaa moohoo ani,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum

Shangaani saan maa loomaseeyraa iyaah!!!!!

Waxaan xasuustay baladkeeni banaadir ee sxb ismaleheen ka qaad shangaani marwada ween ee magacaleh ee SHE.markaa sxb walaalkaa kaa ween aan ahay ani dumarka ilaah baa iisakhiray mahaan daymoodaba waa i ag fadhaan.ee qalbiga daji madamcin dumaashideey ee bisinka!!!.waa kabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Xamardaye

It beats me aboow!
Unsur yaal waye noo sariir liqa dheh hana idinku istaagto shiiq Uwees idimkiisee..........
u sheeg mugoo intaan inkaar bilaabin to hold thier horses LOL

Gurey1 geesiga birta ahoow!
Shingani lama boolo aa ka maqan ,hada ka hor uu geed ansalato ka so dhacey marka jugta aa ku so kacdo just ignore him looooooooool!

just for the record I am happily single and not looking!
Shingaani miriq daada ma u jeedi bee Malay daboow mad ku maqantahey?????
peace all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to she
adi intee wax ku wadaay walaashiis ani goormaa igu kacdiybo lamagoodlayaasha hadii ka xanaaqdi anaa kaa xaal marinaayo,adi inii eheed ma umudeenin.,,, bursiga reer koreedka ha socdo.

she adi bakarara baabuurka jooji bo

to xamardaye
adi qoftaan intee igala qaadi ani gabdhaha ma isku fiicniin waa ogtahay ee dey inaa kabaheeda ka buriyo ma rabo ee waan ka qaleeye u sheeg!

to gurey
maya ani ma ka maseerin laakiin meeshii laga hadlaaye aad meel kale u rogtey ee i fahan adi masacarbuunshoyaaw!

she mascarbuunsho waxaa waaye reer neefoodka ...(if you know what i mean) budkaaga ha la soo boodin waan kaa tartiibinooyaaye!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
Shengaani,

Adi fudeedka dhaaf,ani maalinkasto xaal maan kaa daba wadaa,lama goodle,xamardaye,reer xamar,xamaraawi intee u kala wadaa?adi shaati gacma dheere intii gashatid,kastuumo ma ku labisanee,surwaalka bedelkiisa?saas ma anfacaa?
gabarta waxaas oo kaleh ay kugu aragtay,ee is deji.

she,
kuwaan sariir waa ku yartahay,ee dibile liqa dheh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to xamardaye

labawajiile waaxid!ani gabarte anmaa xumeeyay ansi fudeedkaa sheegeesid ani ma aha qofkaas ee sii luud warkaan dhehe fahan ma garati....,,,wayna kaas!


S*H*E
ma iga xanaaqdi heeeeeeeeeeeeeeeeeeeh
ani shangaani lee waaye ogaaw taas OK!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
shengaani,

aniga wixii itiri duu-duub aan ku qaatay,berkeeeeeee,haddii aan xanaaqo ,
dadkii ku baadaayeen yaa kaa celihaayo,
ani shengaani waxaan ka tegi jiray baar
70 iyo talo,adi intee fariisan jirtay.

war gabadha xaal mari,

nabad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARMIYEERI FALSO

Unrecorded Date
saaxiibayaaloow xamar hadii lasaqiirsuujiyey maxaa waaberi qoorsagaaro loogu qabanaa? dadkaan aan bujiyaha iyo bataatiga kala xoogi jirney aa maanta waxay dhahooyaan qooodhaa iyo xeradii habartay habartay intay ka joogaan ee see camal?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum

shangaani
adiga sxb waa kaa baqay koowdhe SHE waa xagaada lama dheh,iibaashaal banaadir aan kugu ixtiraamaa baabkaada magalaayo bro.waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Shingaani ii Xamardaye LOL
wixii qaraar haayone siisoow macala remorkiisa dabada ha iska geliyaan!

Att; Xamrdaye pls wish me peace n meat I don't drink milk aboow!!!!!! LOL i am not ciyaal kuni kuni kuleel lagu dhaley..........

Gurey1
Darling waa ku sidee yarad la'aan aabo i dhiibtaye adeer do I look that cheap to U ???????????????????? isma oran LOL
peace n <3 all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to xamardaye
adaaba dadkii ku baadaaye ka celinaaye adi goormaa wax iga celisaybo.ar xamardaye oo xanaaqe alloww ha i tusin.,,,,indhihiisa deybo asi ma dhiw fatalaq ay ka soo dhihi rabaanbo....lol><<,,

to she
adi dadka ii daay adi siisoow macal rimoorkiis dabada inteey uga wadaay !!!!!!!!!!!

to farmiyeeri
cidne ma saqarsuujin laakiin ani hawlwadaag maxaan ka kasaay adi hadii dagneed soo daay waxaad uga darsate~

<<<<<<<<<<bzzzzzzzzzzz avanti >>>>>>>>>>>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
shengaani,

aryaa manaad itiri waa lagu baadaayay?
adse xaad iga celi kartaa?
adigeey indhaha banaanka ku yaaliin,
sidi murcud gaduudan.
soofaali ha igu noqonin,
anigu ma xanaaqee,haddii ay dhacdana,
sidi katarabiil qashin lagu qaadaayo
oo kaleh aan kuu saar sahaa ee joog.

nawad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum

TO:SHE

Abaayo waxaa arintaan keenay wax iga yaabiyay oo ah sidan

shangaani aa anoo rag shax ladheeli shab nasooyiri
sheeydaan sidiisii ayuu shaki fog beeray
shamuum sidii quraanyo ayuu shaxdii kudheelay
shablaato anoo bilaabin ayuu sheeydaan ku cabaaday
shangaani kulahaa SHE aniga layla sheegaan maa!!!
sharaf ta anoo karaaci ayaan meel fog ka shuufay
SHE yeey sidaasaan shurud la aan shangani kusiiyay
waa kabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to xamardaye

adi ilaa goormaa heyn doonaay hadal iyo muran wax kale oo qolol kale ku soo dhace ha keenin qolkaan ...mascarbuunshayaaw....


to gurey 1
adi waa ku kaasaay markii geel laga hadlaayo goronyo lee ku war-wareegso she maxee kugu falee ayadoo ani ii jeedo??????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
gurey1,
saaxib adiga haddii lagu shuufay,
oo shangaani ku sheeydaan saday,
joog joog oo joog,
inanata si fudud ha inoo ga bixinin.

She,
haddii aad u fiirsato,
inta kaleh nabad ayaan u rajeeyay,
shengaani kaligiis neh NAWAD.
codsigaadi waa igu adkaaday,
nabad iyo caano,waa la kasay,
cad iyo caano,waa la kasay,
malab iyo caano,waa la kasay,
laakiin nabad iyo hilib,
waa is raaci la'hay,
ee xal keenbo.
aan ku weeydiiye,caano maxaa dhacay,
socodka haddiis xumaado,
caano aa u fiican aan maqli jiray,
mise weli adi socodka makaa xumaanin,lol......


shengaani,
magaca aad caayda ka dhigtay,
haddii soo celiso,
walaahi kissima aan kuu sheegaa.

nawad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Xamar.... Xamar....Xamar waligey maanan tegin I admit dat... Waxaan uun garan Xamar markey dhisneyd magaalooyinkii BudhBudhsanaa in ay maanta Dhisanyihiin..wareena. Waa Taarikhda waxaa taa sababay.....Waxaan garanayaa magaladaan ku dhashay oo aan kusoo koray oo aroorti mugdi waagu u baryo....imikana Mogadhishu baa saas ah.

PPL get da Experiance and learn from it.
qaar idinka mid ah horumarka ayey tiigsanayaan imika waxaa uun haray Asxaabta..Xamar.Kismaayo iyo agagaarkeeda.

yaanan qalad la iga fahmin waxaan doonayaa uun Somalidu qadhkeedh in is daba qabtaan.

Dacaayadu haku ekaato Regional...goboleysi

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to ciiso rooti

Reer xamarka horay waxey ugu maahmaaheen tukulish timir gaari waayey qaraar aa ka keeney koow iga dheh.geel kuul maxaa ka kasaa guriskiisa aas ku rugtaa labo iga dheh.....adi saa sheeg tay xamar waligaa maba taginee maxaa kasheegi kartaa...... taas waxaa ii cad in aad tahay reer baadiye
saxiib intaas ku filan aan u maleenaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tijaabo

Thursday, June 15, 2000 - 04:42 am
test

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Thursday, June 15, 2000 - 04:56 am
ama bootin leexada..ama badaha waaweyn..
nafta aad ku biimeyn....u talaabin paris.
berlin adoon tagin ama boon ka sheekeyn barashada
xamarcaddaa hortaa laga bogtaayeeee..
ar nin xamar arkinoo maxaa xaaja kuu laaban????
xamarcaddeey..macaaneeey..sokoreey malabeyyy
maaba igu soo qaadeen maanta.habeenkastoo aan riyoodo xamaraan xusoohaayaa..xubbiggi jaceelka
xamar xiisaheeda iga hoo.

aryaa shangaani xamar shingaani bas maa u mooday
mise adiga halkaas meel lee taqaanaa..masoo bixi jirin miyaa?jardiinka curuba kasoo horjeedo ma fadhiisanjirin miyaa?
aniga iyo she shinemo xamar ma nalaga waani jirin.
markiin saaaxiibaha eheen..hada waakala herni?
red card aan siiyay.
xamardaye markaan magacaa arko xamar xiisaheeda aa igusooo laba kacleeso ee saxiboow magaca iska badal pls...tiiraanyo maka bixikarneee

aaaah xamareey yaa ku xaal marindoono/

waaka baxay..jamaaal4(xamaraawi asal)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Sunday, June 18, 2000 - 09:13 pm
jamaal4 3,2 ,1 aawey kuwaas oo dhan ama jiirada aad ka soo qabsatey,,,hadii oo i af garan weeso ha u bixin ka soco.

maxaa tiri xamar shangaani leen ka aqaaney aa shangani hadii laga soo baxo magaalda loo soo baxaayo inteey ku taalaay???tan kale curubu waxa lo aadi jiri ma taqaanaay??,,,,,,,,gaaad waan ujeedaay dhagaha aad taagoosaay wax ma fahmin ee muga dambe isoo weydii,,,,,,curubu hadeeba saas wax kuula eheed carwoda maku daydey ama isbartiibada banooni ma ku ciyaari jirtay mise ciyaaal maamiino heey,,,,adi xamaraawi asal hadii tehe xamaraawi barex yaa eh ??

xamaraawi asal aah saan u qoslaayey mindhicir jururuqoow aad igu riday.

xamardaye
ar anigaa qaati iga taagneed magacaaga ee hadaa si xun laguu soo weerarey ee xamaraawi asal kaan lo' gisahaan us yuu ku dardarin heeeeee,,,lol,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Tuesday, June 27, 2000 - 02:06 am
shangaani
ani xamaraawi asal ehe..
adi xamaraawi mashunguli ete..?haahaahaahaahhah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARMIYEERI FAALSO

Tuesday, June 27, 2000 - 05:56 am
tuti,

saaxiibayaaloow xamar xamar lee ku haysaan ee bal caliboolaay laga soo bilaawo ilaa buulo tekniko yaa warkiisa haayo.

saaxiiboow hawlwadaag makala aqaano ee ciise rooti ama jesus bread waydii ileen baar ubax aa ka dhawaa oo shaalalaydaa ku badneed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHANGAANI

Wednesday, August 02, 2000 - 07:50 pm
JAMAL 4
MAXAA TIRI MUSHUNGULI,,,,HEHEHEHEHE,,,KALMADAAS AAN MAQLO GOORMAA IIGU DAMBEYSAY,,MUSHUNGULI MA XUMEE MEESHA 1000 YEARS AGO BEEBA IMAADEENEE LAAKIIN ADIGOO HADA BAADIYO DHAGTA LAGAA SOO QABTEY AABO DHEHEESID ASAL AR XAMAR AA ISKA BE'E OO ADAABO SHEEGANEESID,,MARKA MUSHUNGUKI CAAY MA EHEE WAX KALE LA IMAAW MEESHA MASCARBUUNSHOYAAW BAMBIINE,,,,


FARDOOWSO FOOL DHEER
BAAR UBAX DAD SHARAF BADAN AA DEGNAAYEE KA WARAN KAASA BALBALAARE.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.