site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan Rabaa In aan Ogaado Dadka Loo Yaqaano "KUSHIITI"

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Waxaan Rabaa In aan Ogaado Dadka Loo Yaqaano "KUSHIITI"
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamal

Unrecorded Date
waxaan rabaa in aan ogaado dadka loo yaqaano
KUSHIITI aslkooda meesha ay ka yimaadeen..
mahadsinidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamal

Unrecorded Date
waxaan rabaa in aan ogaado dadla loo yaqaano
KOSHIITI asalkooda halka aya ka yimaadeen....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CUSHITY

Unrecorded Date
KUSHIITI WAA DAKA LA YOOQAAN KOOMBE KABLALAX EE SOMALIGA KU HADLA OO SOMALID LA DEGTA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shengaaani

Unrecorded Date
to jamaal
kushiiti aaaaaaaaa
acuudkiyeee
waligeeyba ma maqlin adi aan ku suaalo horta yay yihiin uyukana?

kushiiti bisinka iyo yaasiinka wax walbo waa la maqlaaye dey!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
weligayba maan maqal kushiiti iyo kashuuti toona.
peace and luv.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum

TO.JAMAL

Waxaan filaa hadana khalad ufahmin ood ujeedo dadka loo yaqaan kushitik in ay yihiin labada lafood ee africa uqaybsanto mid kamida.waxay nadagaan qabiil kaani ruwanda iyo masar ilaa sudan,ithopia,somali,nawaaxiga kenya,ama africa da bari oo dhan.waana boqortoo yadii kahoreeysay faraaciyiinta oo ahaa boqortoo yoo yin african ah oo is dhaxlayay,kushitik waxay kahoreeyeen faraciyiinta 70000 oo sano.xiliyadaa ogoow sheeydaanka ninka cad waxa uu ahaa cawaan.yuhuudana boqortooyadii africa ee udanbeeysay ee ahaa faraciinta aa adoon sanaysay in kabadan 500 oo sano waxana aakhirkii xoreeyay NABI MUUSE oo waatii masar uu kasoobaxay.ogoow yuhuuda halkaa qoxotinimo ayaa looga qaabilay asay damac keeneen,laakiin fircoon maxaa laga dheefaa 1000 talaabo uuka horeeyee.wixii kusaabsan taariikh mid hore ilaa aboonaa adam isoo waydiiya iyo mid danbaba waakabaxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamal

Unrecorded Date
TO Gurey1

Bro aad iyo aad ayaa u madasan tahey sidii
wacneed aad iigu fahfaahisey.....

TO SHangaani and Qumay

Hadii aydan horey u maqlin waxaan filayaa
in aad ka faa'iideysateen walaalkiin
Gurey........mar waliba ogaada ..walaalkaa
waxaa dheer tahey ugu faa'iideyy.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Unrecorded Date
gurey1
saaxib mahadsanid.
Jamaal dadkaasi weli ma magaci ayeey wataan
mise qaarba dadki ay la dageen waxay ahaayeen ayeey noqdeen,mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamal

Unrecorded Date
BANTU.............. KOSHITIG

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZegZag

Unrecorded Date
TO: SHangaani

sxb waxaad u baahan tahey in waxyaabo
badan lagu baro waayo waxaad ka timid
shangaani dadk intooda badan waxey
yaqaaniin sida bajiyaha loo cuno (bantu+koshitig+barbar=africa]

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to zeg zeg

mar danbo yeey shangaani afkaaga soo marinbo mascarbuunshuyaaw qaab laawaha eh shangaani maxaa ka kasee baadiyo aa hada ka sii roogtee,

afkaaga yeey soo marin mar labaad adoo soo weeso qaadanin xaaraanyaaw .

bajiyaha aad sheegeesidne waa tacliin lagu dheeryahay ee ogoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
kushiiti akhyaartii kushiinka afisiyooni joogi miyaane?
.
.
war ha la iigu soo celiyo dhawaanahaan...iinsha alah hadii eebe idinkiis galo akhbaar aan sugaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cubeed

Wednesday, June 28, 2000 - 04:04 am
TO:hebal

sxb hora lab maa athey mise dhadig
meel waliba waad daadsan tahey
hadii aad dhidig tahey cubeedka ayaan
kugu qaraaci lahaaa........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamal

Thursday, June 29, 2000 - 03:27 am
to CUBEED
SXB WAA CEEB CEYDA HADII AAD WAX FIKRAD
AH OO KU SAABSAN MOWDUUCAAS NOO SO GUDBI
MAHADSANID

TO HEBAL
SXB WALI MA SHAACIRADII MAA WADAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xumoow

Unrecorded Date
Macalinka magacaas hal mar aa maqli waxaana ku maqli koo oo maqaayada aflax ee jidka dabka ku taali xamar ka shaqeeynaayi oo kashiito la dhahaayi laakiin qabiil dhan oo kashiito la dhahaayo afkaa ii koow
aboooboow!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
KU: DADKA QUSEYNAYA KUSHTIKA

HADAN HADALKEYKGA SI DABA SOCDO WAXA KU SAABSAN KUSHTIGA IYO WAXA AA YIHIIN WAXAAN K AORAN LHAA
KUSHITIGA WAA DAADKII KU NOLAN JIRAY DHINCA BARI EE AFRICA WAAXANA L AYIRHADA AFKA SOMALIGA WAXAA
UU KA SO JEEDA AFKA KUSHTIGA

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.