site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

JIIJO JAMAALKII EES JECLEED ,LAKIIN WAA LAGA JIITAY!!!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): JIIJO JAMAALKII EES JECLEED ,LAKIIN WAA LAGA JIITAY!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo

Unrecorded Date
TO DHALINYARADA OO DHAN!
jamaalkii aan jeclaa waayeyee
just for him i mis u jamaal

this song it goes like this..

jiradaada waan ............
jahwareeray ..................
joog dheere waan.................
kuu jiloobay...........................
ar joog adiga joog ..................
jano mii lays.....................
jeclaadee........................
jilbahaa isaar.......................
iila jiif..................................
iila joog..............................
i love u jamaal!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Jiijo heestan adi lee alifay miyaa abaayo, aabow aabow adi lee codaa baxow haaya, yaakhii sii wad heesta no.lol

your bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Jiijo "J" eey ooga dhaggantahay yaakhay ee "J" haloo jarsho, minoow jahwareehka sii joogana Jiimbaarta jiifsha intoow Jamaal kasoo jaaburaayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

:

Unrecorded Date
JIIJO
L@@@@@@@@@@@@@L

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAB

Unrecorded Date
WAXAASI AF-SOMALIBA MA AHA. KOLABA MA FAHMIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
JIIJO;
waan ka xumahay in ay kaa jiiran tahay ee Jamaaka yaa jiifka kuugu keeno haku joojiyee,wax kaleh kuuma tari karo ilaah ayaan se kula baryaa inuu kuu sahlo,(dib aa ku heesto).

DAB;
qad soo riiqo,loox soo dhaqo,isa soo bibil waa lagu baraa oo lagu fahamsiihaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Unrecorded Date
good one xamardaye.....

Dab..sorry we all understood what she said.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muumina

Unrecorded Date
WAW
##@#***&&&&%&^%%@@#@ XAMAR.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum

jiijo haday jamal jeclaatay ayana baab waaye

to: JIIJO

jiijooy joog dheer hadaan "j" kabilaabo jecliyaa
jidka aad ku joogto iyo jamaal inaad ujedo jeclidaa
jidinkaa adoon badar ku joojin jamaal la jeclidaa
jiif iyo joog jamaal haduukuu diiday la jifojeclidaa
jinbaar adoo ku jooga jamaal lugtaada jiitojeclida
jeceel jugees ma joojiyee jiis miyu ka dhigay jijo
jiijooy jamal haduusan joogin asaad gurey u jeedo jecliyaa.waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo

Unrecorded Date
to gurey 1
walaaloow gaf ka iga daayee gacal isee bo run waayee jaceelkeeyga............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamaal

Unrecorded Date
waryaadahee,
jamaalku ma anigaa?
jeeskaan oo dhan jaamaalka
ay ka joogi la'yihiin ma anigaa,
waa tuma dhiraca i doon dooneeyso?
waa i kan waan soo dhacay,
ee dhinacee baa la iga jiraa.
jiijo,soo taan kala tagnay,
naa idaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Jamaal,

Waah, waxaasaa isdaadis eh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum

jiijo

waa u jeedaa jamaal waa kaa jeestay
jini iyo insiba wakaa adi lagaa rooray
jiljilic aas helay iyo midoo badar ushiidaysa
adi unbaa iska daaliye ninkaan kuma daneey naayo
jaha wareerka aan kula nacaa iyo inaad jamal u ooy neeyso
dhaxamaha dhacaayaan lahaa jiijo soo hoyo ee
aqal dugsoon baan lahaa daacad uugu yeere
dahab dusheeda wada saar baan lahaa dumar ha oo yeenee
marwo magacleh ka dhig baan lahaa jiijo abidkeede
dalxiis iyo u dirbaan lahaa daawashada guud ee
xeebaha baraaziil baan lahaa xubi ku cabsiiyee
jaceel aan dhamaan baan lahaa jiijo lawadaage
markaad jamal daba baroora taan kaa xanuun sadaye.
iminkana nin kaa aayar aamusaan ahay ee
waa kabaxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
jamal/ maya sxboow kaas jiijo raadineyeso adi maaha ani eey iraadineeysey magaceeyga labaad baa ah "jamaal" magac laga miskiin maahe dey ninku waa Geesi jamaal
jiijo deey hee

jiijo jiijo waa kujeclaadi ani
jiijo jiijo jilbaha aa ixanuuni
jiijo jiijo jooga aan ujalboodey
jiijo jiijo jeegada aa xanuunti
jiijo jiijo jiijo aad tahay jag isoo dheh

jiijo jiijo sii kuu jerihaayey
jiijo jiijo jahawareer aan qaadi
jiijo jiijo jilabahaa isoo saar hee
jiijo jiijosoo jog hee ninki jecleeyd oo jamatey
aa kuu joogee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo

Unrecorded Date
to gurey1 and jamaal and geesi

wey,wey,wey waxaas aa la dhahaa gabeyo
sadexdiina waad isla barbar dhacdeen ,kaakiin tan
xujo waaye dhab iga dheh ,,,,,,,,,,
qurux+ cod dheet oo qanciyo oo i jajabiyo see xamaleeti adinka saas waaye........
intaan jamaal ka helaayo
aboowayaashiis

geesi gurey and jamaaltell me how u look like whatevar cazei will pay it bro same
peace and luv guys,,,,,,,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,Geesi Jamaaloow
,,,,,,Jiijo Ku Jookhsatid
,,,,,,Jahawareer u maroosaa
,,,,,,Jambal ii Jinmaad
,,,,,,Adi oo Jajakhleenin
,,,,,,Jinnimaad isku Jeexin
,,,,,,Jiiridiinna agteed
,,,,,,Carriishkii Jubba Jinni
,,,,,,Juunigii irriddiissa
,,,,,,Jiija oo Gadaal joogta
,,,,,,Ishii aad u jewiheesi
,,,,,,Iidna aay ku jimmaaday
,,,,,,Jijiminkeed ii Jooga
,,,,,,Jamaalka ii khookha
,,,,,,Shakhfaladaheeda korkiisa(ceeb amaas yahay)
,,,,,,Garxirka ii gareeska
,,,,,,Jiijo oo Shafkeeda
,,,,,,Kor aasba u jeedo
,,,,,,Jug ii jacna ka yeerin
,,,,,,Jamaal aas ku khafiifi
,,,,,,Jinnigiisbo ka raacdi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Neefoow,

Weeynak yaa Khaaluu,

Mush Macquul dheh. Bacda 14 sanah, Qoof aan jug afka isku siinay noo. Makuu soo xariiqaa Niqaashki na dhax maray? Dhawaali cadnii rad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
Warta lol,

yaa khaalii?walaa yaa camii?
lakhba tanii yaa akhii?
yamiin walaa ya saar,
walaa adlac siida(duqri),
waaxi min hum,
geeyra daalika maa fiiiiiiiiiiiiiiiish,
kaniini yacni eeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeh.

nabad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo

Unrecorded Date
to gurey 1

saxiib hadaan jiijo ahay jaceel waa i wareeriyey
ee walaaloow jeesjesska i deey ee jid keeyga soo raac adoo jiiniskaaga jub kuu ah
jini nikii keenay jeceel waayee aan labadeena isla jiidno brooooooooo....
mise sheekada jug jug meeshaada joog waaye see camaleetii walaalkiis.........................
saas aan isku agnahay gacalka...................
take care
peace darling
to neefoowkaniinii1
jactadka iga daayee
soo jixiinjix broooooooooo
tace care luv...........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

macaane

Unrecorded Date
ti jiijo

jiijo jabkaa markii maqlay,
jiriirico aa igu jajabtay,
jaale waan kaxumahaye intee kuula jeestaa
jaceel anaa jukeyhaayee jiijo jub ee deh...
jiinis cali falaax ah anaa u xiraaye
jiijo jub ee dheh
anaa jeceel kala jeedinaajee jiijo jub ee dheh

aga war sug
peace love from................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo

Unrecorded Date
to macaane

walaalkiis
adaa kuu jecalhay
eevgacantaa i saar bo
walaal jiraa tahay
nooloow waligaa

love from jiijo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo

Unrecorded Date
TO NEEFOOW

meeqo xabo oo apiriinah aad laqday bo adeerkiis adi
jees jeeska joogi
iyo jixiinjila;aanta
soo jeeso
jiljileeca deey dhexda xiro

jaaw adeerkiis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo

Unrecorded Date
to geesi

joog dheere
waan kuu jilbooday
waan kuu jeedaa inaadan jeesto jeesto aqoonnin
wixii dheeraad ah hees kuu hartah
lujah@hotmail.com jararaf iyo qararaf iigu soo see

joow joogdheere

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo

Unrecorded Date
to xamardaye

saaxiib xaa dhacay ma xarootay walaakiis
xaal kaa ma fiicnee
xaaji xishoodka jooji
xamardaye aad ba tahee
hadaka soo xoor bo
walaalkiis

xubi from jiijo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
JU JU JU JA JA JA SHUBA HADA........
.
.
soo dhawoow soo dhawoow
canbarkaa isaar.
yuunan dhicina isku dhufo.
sha sha sha
ja ja ja
jabubaaaaaaaaaaaaaaaa!
.
.
.
malmalaado waaxid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,soo dhawoow
,,,,Soo dhawoow
,,,,Dhab i siyoo
,,,,I qaad yaanan
,,,,Dhicinee
,,,,Dhifo

Dhiridhii Dhurudhuuuuuuu

,,,,Dheesha Cayaartuu
,,,,Waxaeey Dhadhantaa
,,,,Dheesha dheeshuu
,,,,Marka lays dhaxgaleeh
,,,,Dheeshuu dheeshuu
,,,,Dhaxda lays qabsadee
,,,,Dheesha dheeshuu
,,,,Hadaba dhanisu tuurka
,,,,Hadba dhan u liicaa
,,,,Dhifashada Gaaban
,,,,Dheelanoo Cayaar
,,,,Dheesha Dheeshuu
,,,,Soo Dhawoow
,,,,Soo Dhawoow
,,,,Dhab i siiyoo
,,,,I Qaad
,,,,Yaanan Dhicinne
,,,,Dhifo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
N.kaniini,

&

hebel,

qaraar maa idin haayo?
war ordoo raadsada qof wax idinla wado.
aniga waaba suuxi tagay XUBII aaba la iyiriye.

Jiijo,
see igu garay adi?ani waa la i juqa-juqeeyay,waa la i tuq-tuqleeyay,waa la i salaaxay,wixiin gacanta ku haayay waa sii deeyay.
bash kalalax...............

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhalfo

Unrecorded Date
""""""Sigaar waa la waayee """la waaye
""""""Saro-saaro ma cabnaa """ma cabnaa
""""""Saro-saaro ma cabnaa

""""""Naf minaa u yaabto yoogo yoogo
""""""Ama yaasiinka isku boob

((((((Neefka neef-neefta badan dhaaf filinka aan kaa fiirsanee reer feeroodyohow))))))))))))))))))

Jiijo juglaatiini nacniciini keremeliinii jiira-sole jug iyo jag iga dheh jinbaarta i soo jiifi.

""""""Dhuubooy ila dheel
""""""Dhuubooy ila dheel
""""""Dhexda aan ku qabsadee aanisku kaa dhejiye
""""""Dhuubooy ila dheel
""""""Duuubooy ila dheel

Hebel & Warta 0007 sidii loogu jesteye ma aragti

Dhalfo....

""""""Dhexda aan ku qabsadee aan isku kaa dhejiye
""""""Dhuubooy ila dheel
""""""Duuubooy ila dheel

Hebel & Warta 0007 sidii loogu jesteye ma aragti

Dhalfo....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo

Unrecorded Date
to xamardaye

xalaal waaye xaalkeena
ka xoroobnee lee waaye
xaalkaa waan fahmay ee xeeradaa keenbo
xumaan waa la xooray
ee xil aan ku saaray
maadama aad xaajigii aad tahay
xubi leeyaa xaaji........
xabiib ka waranbo............lol
take care darling

to neefoow aasbariino

adi meesha wax ma ku heysidaa u maleehaa
baabuurka keen
keen wixii heysid
hadii kale
kabahaaga gasho
macalinka
saas waaye
bro...........

to hebel

hebel hadii tahay
hurdaaye aabo kaa feecan
hadalka daayee
hadaka soo tuur tuur.............
no ofenceeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JIIJO

Unrecorded Date
to dhalfo

alaa yaa cizag,,,,,,,,,,,,
madeey waa qarxay broooo
adi iskoolka jeceelka maad ka soo baxday
hadaaban kuu soo jeestay
anoo buugeey iyo qalinkeey wato
i bar wixii lugu baray bo
magacaa hada laga bilaabo
waxaa waaye ........abu jaceel............
ani difoose weyn aa u ahay jeceel saas ahaan aa jiijo la iigu bixiyay + JACEEL
ABU JACEEL
SOO TUUR WIXII KUGU HARAY
LOOOOOOOOOOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
jiijo,

ani miirkeeygi iyo maankeeygi waa meeleeysatay,
ee intii maan doobin,masaarka sariirta meel kaleh noogu rar.
adi ma arkin miyaa?general current cusub oo lama qof qaado aa noola furay,isii wad hee,aniina waa
waa kaa soo daba luudaa he.
khaatumada intii dhiman adi lee kula dhameeysahaa,qof kaleh mayooooooooooooooooow.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
.....Waar Geddigiinba yaa Jaafaajugle Jiniinka idiinku dhufta Jiija lahaane,,,,
.....Jiijadan baasee idin rogtay ma tii soo jactadsaneed ee ina Jalmad Jaajuure maahayn iyadu ,,
.....Waaryaadhaheen isaga hara jahanama looga yeedhan Jiqilada buuran,,,Jiijo lagu jiijiid idam allee,,,,,
.....Ganac weyn, feera kala janjeeraa, horaada jawaan lahayde,,,,,,

Halxiraalihii labaad oo aan u soo diray Xamardaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhalfo

Wednesday, June 14, 2000 - 07:56 pm
Aaway hee Jiijadiin is arkoonayee...
Arageed ma u jeediyee..
Aaaa laa laa laa....dhaaraaraaraa...
Dhii dhiirii rii....
Maxaa ku daaray,laguu waayay beryahan...
Isma arkeenin ayaantaan ii imoow...

Dhalfo......soo barood-hee....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Thursday, June 15, 2000 - 04:19 am
,,,,,,Ay bacdigeedna soo baaramee soo baroodna maxaas ahaay sii ad bilaawe biima u qabtid ahaaneey ,,Dhalfo hooy ad waaye ee day a nuugu kikiciinin aan ku dhaheenaa ee day,,la soo baroodaayo meeha beebe baashaalkiis maa yaalyo unuka waaba wareerniye hee see ahaantaa sii Aaw Nuur Manjariye ahaan aad u baarantiye a lagu baroodsiiyee ad,,,,

,,,,Zakatam zakatam zakatam zakazakatam
,,,,Zakatam zakatam zakatam Zakazakatam

,,,,,,,,Jiijo hooy busta ii boorka
,,,,,,,,Jiijo hooy barida ii baraarka
,,,,,,,,Jiijo hooy Caramaanyada hoosteed
,,,,,,,,Jiijo hooy nuuxji nuuxji nuuxji
,,,,,,,, Jiijo hooy nuuxji nuuxji nuuxji

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jjjjjjj

Thursday, June 15, 2000 - 05:01 am
test

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Thursday, June 15, 2000 - 05:07 am
akhyaareeey jiija waa u jeediin nin kasta ninkeed
doob kasta doobkeed..wiilkasta wiilkeed..
darbi ka boodooy waaye
kii u heesaba waa iska raacee
seen u aaminaa jiijo
ma kasteen hada waxaan u eriyay?
sheekadii duqdii mayiikada qabtay camal iska dheh.
akhyaareey tan aniga ma xamili kari
ee ninkasta waa u banaantahay..ku dhaca
maxaa sugeeysiin ku dhaca
aniga minzamaan too kalaa i daftay jiijaay..maxaan kuu sameeyaahee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaji Mudey

Saturday, June 17, 2000 - 05:17 am
salaan dhamaan

shekada ani horta waa iga horeysey lakin J&J jiija & jecel aas kubilawati xogaha aasla jiijidey jid waa lawayey waa laisku jestey afka aa jug laisku siyey jiija waa warertey dadka jecel waa sobaten jimbarta laweyneyo waye saf dher hala sogalo ani yaa u horeyo.. Jamaalna waa dhirfey ani lakin majixin jixayi jirada iheyso hadii jiija jug iga siheyso jacelkey intas waye.Jiija ani war iga hoo wesada afartan sano aas i dhorned
hadii jibiheysid oo bur buriheysid camalkey.. waxaas rabaa afka jug in aan isku siiiiiiiiiiino..........Ani waa iga tala wayel aas ahay haiga inkarsan..adina tobada ha iska xumeynin haye dheh warkey yel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Saturday, June 17, 2000 - 09:05 am
Macaane waa la soo dhaweeyay,
Geesi waa loo carab laa laadiyay,
Xamardaye waa lagu dhacay,
Hebel waa la diiday,
N,kaniini horey ii mood aala yiri,
Jamaal yare waa isa soo daadiyay,
Dhalfo waa isa soo gamay,
anakoo wareersan,oo leh jiijo see camalkeed?
Xaaji mudey oo xeeradiisa wato aa soo dhacay,lacag baal baal eh iyo afartan aan jiraa aas la yimid,ka daran oo dibi dhal ma ahinoo hee.
JIIJO,
ani mugoo waa kuu bogi waayay,ee beerta yaad badar ka siin rabtaaaaaaaaaaaaaaaa???????????.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo

Saturday, June 17, 2000 - 01:45 pm
TO JAMAAL4

qaraar gubashaan ka roon is marji sakiin laq baadoow xarash waaxid,,,,,,,,,,,
adi maa jamaalka isku maleesay .if u think u are the one well u are wrong and get lost.....,,,,,,,,,duuuuuuuuuuuhhhh wake up

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Sunday, June 18, 2000 - 05:27 am
,,,,,,Hataa NeefoowKaniini baa leh erayada waa la oran waayay inaga halakan wesaga kaftanaa oo reerkii iyaga reer Canada ahaa bal ka warramma haddey erayadii qaateen dabeedna hees rap ah ka sameeyeen oo Jiijo iyo Jamaal Geesi,,,,,,ufaa Caleykum waar yaa idiin diidi lahaa haddaad ina wareysataan oo tiraahaan waxaad qortaan inagaa heeso ka sameyneyna !!!1Ceeb calaykum ,,,,waanu dhagaysan oo lacagna ka bixin ereyadeenii,,,Anigu si iska kaftan ah baan ereyada u iri se kuwan wax mooday bal calal agal maad tiraahaan Neefyahow neefka ahi erayada wax baanu ka dhigi oo lagu maadeysto heedha ma anaa diidi,,,,,, wax la xadaa badane,,,,,,Istaaqfurullah!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Tuesday, June 20, 2000 - 12:49 am
ok jiijo sakiinta waa laqay marhore ayeey igu fakatay.caloosheyda ay jeejexoosaa ka waran????
ilaahaa kuu jeedaa mugooo...haahaahahaaahaaaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, June 20, 2000 - 05:30 am
,,,,,,,,Lol@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@Jamaal4 funny guy waad iga qoslisay Macallinka adiga af Soomaaligaan halkee baad ku baratay,,,,very funny

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samira

Wednesday, June 28, 2000 - 02:42 am
jamal 4
aboowe macane anigana adleen kuusoo gaatamaayee
waxan islahaa kan marlee ma laguu soo deeeyoo..
hadii ay jiijo kugu xumaatey aboowe anaa diyaar kuu ah...maxaa ka qabtaa...jacna iga ilaali .
iisoo jawaab macaane....jamaalkaaga aa inta iiga soo iftiimooyaa.....waakuu jiranahay.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Unrecorded Date
samiira
abaayo jacdii jiijo aan weli jiinbaarta oola jiifaa...ee jugjugeyska iga dhaaf
jahwareerkiina aan la jalbeesnahay..
ee jiilaalka markiis roob jaliilkeey keeno
iisoo jarmaad ..anaa kusoo jirihaa markaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo-jeceel

Unrecorded Date
to jamaal4

there u go u found the one samiiro huh..........
iga harbo horteey ku kuf.........kabeerina laq
kudkude waaxid....................hahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Unrecorded Date
jiija-jaceel
iga daba her aa
an maa ku daba socday,adaanba irrideey ka hortag kaa keri waayayee.
samira waakaa quruxbadantahay lugteedana ma gaareysid,hadana waaba raacaabo ka waran.
iga jiireyso jaajuumoo haku jugdhabee.
awalba waa ogaay meningitis inaad qabtid.
hahahahahahhahahahhahahhahahahhahahahahhaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhalfo

Unrecorded Date
To:Jii Jii Jii jug-jug ma joogta

Bisika iyo burdaha bello beydku kuleel badanaa biyo ii dhumbi dhuubo dhex-yareey .....Nacnaciini daanguwiska lee surfiyada sii saar .......Woooow baraf maa baaldiga biyaha ku beegtay intaas aan Jiijoona ku jamtay......

Dhlfo....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo.jaceel

Thursday, August 17, 2000 - 03:13 pm
to jamaal4

ani owalba adi mu wadin sheekadaad macalin adaa qalad weyn ka fahantay maahinee......her...... horta.her... teeda kale samiiro ma qurux badnoo....haa iga dheh..............?macalinka racoow waa yartahay ee ma aroostidoo wadaayoow .....aan xalwad cuneee

to dhalfo...............
macalnka ani ma ku fahmin ee hadalka ee soo jiljilcibo................

xamarcade......................
intee ka baxday waayahaan wadaayoow soo bax banaanka ..............baabuur aa kuu taagan....i wonder who..............

waan shubay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.