site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Sanad guuradii 10naad ee kasoo wareegtay gooni isu taaga Somaliland

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Sanad guuradii 10naad ee kasoo wareegtay gooni isu taaga Somaliland
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAYDHANE

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum dhamaan dadka reer somaliland meel walbay joogaanba

Maanta waxay utahay maalin wayn dadka reer somaliland markii ay madaxbanaanidooda dib u la soo noqdeen 1991kii markaii lagu ansixiyay magaalada burco. Kadibna boorama lagushiray halkaana lagu doortay Cigaal. Hadaba maanta oon laxidhiidhnay caasimada somaliland ee hargeysa
waxa aad loo xusay maalintaas oo dhamaanba dalka oo dhan isku si loogu soobaxay maalintaas
waxa halkaa marayay oo salaan sharafta qaatay
ciidamada qalabka sida kuwa booliska iyo dhamaanbda dadweynaha ree soomaliland.



UMAD WALIBA AAYAHEEDA INAY OGAATO IYADAALEH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shuun

Unrecorded Date
Maydhane,
Tolow maxaa halgaan ku keenay? Ileen goobtaan waa goob Somaliyeed and not Somalilander?

This is somalinet NOT somalilandnet!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Shuun this is where People Express their Opinions freely, even fools like you are allowed to air their stupid views.

Its too bad you cant understand that, but again you are just a fool.


`

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Unrecorded Date
i agree with my dear shuun
somalilander go to hell we are somaliyans
if you don,t like go and f*c*k your pitch
MOM IDIOT ASSSSSSSSSS HOLEEEEEEEEEEEEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shuun

Unrecorded Date
Anonymous, go express your opinion on somalilandnet.
The guy is speaking about seccession and separtion. Somalinet is for all somalis,not gooni goosato diidan Soomalinimo.

Aniga ma caytaamo, lakiin adiga waxaad muujisa garaadkaaga intuu dhan yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUHUUR

Unrecorded Date
alla ya cisak! shuun

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Simba

Unrecorded Date
Maydhane, waa sanad guuradii 9aad ee Somaliland maaha tii 10naad!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maydhane

Unrecorded Date
Salaan dhamaantiinba

To shuun Marka hore Salaan
Wixii aan ku odhan lahaaba waxaa ku yidhi Mr Anonymous aad baanu ugu mahad sanyahay

halkan uma khaas aha somaliland oo kaliya ee waa meel opinionka dadka layku dhaafsado qof walba na uu ka hadli karo sida adiga iyo kuwa kula mid ah ba waxanu leenahay toosa oo caalamka waxa laqaybsada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maydhane

Unrecorded Date
To siba

Walaal waad mahad san tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maydhane

Unrecorded Date
To Anonymous afkaaga caano lagu qabay !

tell the foolish people like shuun and others
that not to misuse the freedom of speech.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shuun

Unrecorded Date
Maydhane iyo inta la halmaash oo caytanta,
Adiguba, freedom of speech aad gooni goosi ku hirgeliso baad wadaa, maxaad oga gubaneeys freedoom of speech keega diidan gooni goysad progpogand wata.

You are the one who needs to wake up and smell the coffee, if after 9 or 10 years you are hallucinating and entertaining the notion of seccession. How pathetic!!!!

Why come here ,a place for Somalis (Somalinet), don't you want to be separate from Somalis???? Then why post to Somalis and not somalilander at somalilandnet. Or is it because those sites are dead?

Try to be creative and express yourself without insults, afterall, aren't you representing a nation? Ya qaldaan waaxid!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to maydhane

get a life and don't tribel stuff cuz we are already over it not under it ..,,,,,capishe!!!>><<<

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

komaande

Unrecorded Date
Maydhane(maydhan really?):

I don't want to talk like you, but brother you are such a small minded creature. Gobolaysi, Qabyaaalad, warlordism, what the hell U talking about?. Wixii aan soo dhaafnay 10-years ago, aa weli kugu jira waxyahaw. Go to baadiye and preach your pull-sh*i*t to people like you if you find some there.
QABYAALAD DIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIDNAY!
QAYBIN DIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIDDNAY!!!
WARLORDISM DIIIIIIIIIIIIIIDNAY!!!!!!!

Somalia Ha Noolaato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
DHAQANE(maydhane),

dood is dhaafsi haa waa sida aad u tiri waa qol furan,laakiin hablaha lama caayo,mana lala caaytamo,ee doodaada,
si miir leh uga hadal,waalida
fiyoobi baa dhaanto.

nabad iyo caano

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.