Xamar | Unrecorded Date Asalaamu calaykum waraxmatu Allah wabarakaatu. Somaalida waxaa lagu ogyahay inaa yihiin muslim 100 %. Laakiin waan ka xumahay diinta oo laga soo sikaday , kana sikoow wiilasha , gabdhahoona ay ku darsoomeen qatar ayaay ku sugan yihiin , heerka ay garayn timaha dhinac laga jaro iyo qamri cabid. Walaalayaal haladadaalo in lagaarsiiyo waajibka xalaash, xaaranta - aduunyo,iyo aaqero , Tawxiidka illahay Waxid alqahaar. |