site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Mxaan uga faaideysan la nahay xeebaheena

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Mxaan uga faaideysan la nahay xeebaheena
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

afrah

Unrecorded Date
xeebta cadale, barawe.kismaayo, hobyo iwm, ayaa wax badan ka heli karnaye, maxaan ugu faaideysan la na ahay somaliyeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Sxb waliba waxaad ka iloowday kuwo badan, balse sii gali maayo policy-giina coz idinkaba waad ka hurudaan.Waxaan ku oranlaaha uun hurdada ka kaca gartana dantiina sababtoo ahi mar aan dheereyn sunta bada lagu shubo ayaa afka la idinkaga guri.

Waa sidaa saaxib, riyada halaga kaco, halana rumeeyo intaysa masaa'ib kale idinkugu dhicin.

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
ciiserooti,
iyo xeebta Berbera.
sidi hore ma dhaantaa sidan.
hurdadi mala kacay?
raas kaambooni ilaa raas xaafuun
sunta looma kala hari doono.
miyaan idin rumeeynaa?
oo dabadeed masaa'ibta nagu dhici meeyso?
taasina ogoow dhooqada lugaha waan kula
wada jirnaa.

saaxib seefti sayidinaa cali ayaad la soo
toostay ma is itiri,lol.......riyood

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.