site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Are Somalis racists or.....?

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Are Somalis racists or.....?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Unrecorded Date
Somalidu ma dad midabtakoorka yaqaanbaa mise ma aha, marka aad fiiriso dadyowgii nagu dhex noolaa ee minority-ga ku ahaa Somalia?

Tusaale Jareerta, gibil cadka, carabta, hindida, baajuunta etc.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaali

Unrecorded Date
Muriidii, haa, waxaa nahay big time cunsuri!!!!
Waan iskla soocnaa, waanna isyasnaa.

Kulli fidni cindi geel waa 'faradheer' ta
Luqadeena uu fiirso, markii la damco in ruux la caayo:
- Midgaan
- tumaal
- Adoon
- xaabash
- carab dhaga cas
- gaal nijaas
- eele waaye
- yaxar
etc. iwm............
Maxaa keena cunsurinimmadda? waa issues of control and power dynamics. Rag baa is mahadiyo oo damca inay xalaaleeystaan hogaan qabasho, marka waa ee iska socaan dadka kale. Waxaay hirgaliyaan 'propoganda' ah inuu hab dhaqameed kooda ka wanagsan yahay, kana sareeyo kuwa kale!

Iga raali noqo haddi aan mowduuc ka yar baxo, lakiin hadii aad uu fiirsato "xigmadaha" somaalida waxaad arkeeysa 'cunsuriyad' lagu hayo dumarka:

- naag waa caruur cag weyn
- naagii kugula tol ma ahe
- seedigaga ha xumeen, walaasha iskuma hubtidee
- naag ama uu samir ama kasamir

Oorahayadaan iyo kuwa kalo badan waxaa ku tusaayaan fikradaha la rumeeysta oo la iska dhaadiciyaye inay ruun yahiin. No scientif proofs here, just based on assumptions of men. Incidently,all sayings about men tend to be glorifying!!

Uu soo noqo mowduuc, ka waran gabadha ama naagta ah "midgaan", "tima-adag' iwm.....double jeopardy!! laba wax yaalood bay iskgu darsoomay:
Somalida kale markaya ak joogaan waxaa lagu yasi dhalashadooda, markii ee lajoogaan reerahoodana, naagnimo ayaa loo yasi!!!!!!!!!!!!!

I will stop here and not go into how we discriminate against:
- jinoole
- dagoole
- curyaan iwm

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waxgarad

Unrecorded Date
To:Muriidi

Bro waxaan waa jiraan laakiin sidii hore maaha waxaan bilaabay dad aan Diinta aqoon oo Jaahiliin ah dadku waa isku mid, waxaana arinta looga bixi karaa dadka oo is dhex gal macnaha is guursada insha Allaahu hadan sifiican ayey aritaa u socotaa.

To: Xaali Abaayo maxaad aduun isku qastay Wiilku wuxuu ku weydiiyey iyo waxaad ku jawaabtay waa kaaf iyo kala dheeri, waxaan ka baqin hadaad saas ku sii socotid inaad noqotid God forbid ehe lesbian gene sida aad raga u necebtahay marka cool down with your Feminist watchdog

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Muriidi
We are absolutely positively worst kind of Racist/Barbaric/Crippled/ etc etc ppl that God created........

hmmm I wonder what the Tumaals made Minorety is't because they were Hardworking ppl,making shoes etc etc cuz the rest of Somaliys were too lazy or too proud,not toO SMART to do the so called "shitty" jobs ??????????????????? I use to sell shoes will that make me Tumaal??

Midgaan ppl they ate what Xaraam? huum we live so called Gaalo city some of us are eating xaraam, moneywise that is Such As wellfare etc etc....we are sharing some thing with so called "kufaar",some of us ply the lottery on daily bases,we are good lairs that is Xaram too basically nobody can say I never comited anything Xaraam or against religion...........that makes Us all MIDGAAN if U worked so called "shity Jobs" U are TUMAAL...OH I also ate meat frm the super market not Halaal Meat............
So let me c I am Somali,Midgaan,Tumaal,Farogaab=Minorety,on top of that WOMAN Wholly Sh***********
That will make me what BRO/SIS?
FREAK I assume.. I loved It.......I am one happy freak........If U can come up with better name 'm up 4it fire it pls..........I'll be happy to hear from ya...

THANK GOD! I have healthy brain I don't hate nobody including those who created this "Xaar"I could careless if they r Farodheer,Farogaab, Faruureey,Farodhuub,Farey,Farobadne etc etc....

To me they are Human but sometimes Satan that is Only when they start smearing thier Sh*t all over mi face......hahahahahahaha Strange but true somaliyeey I still Love your A** I mean all of Ya

peace & <3 all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Mudane Waxgarad-Not!

Who are U kidding bro I may be So called Minoroty but I am not Dump bro...
I happily qualify 2 of the mentioned tribs Up there under Muriidi's Name aboow and 2more Xaali mentioned that is by Blood,,,Then I am women also free thinker Yada yada yada blah!...............

Still we believe in Minoraty & Majority stuff aboow lets not ply "Moron" game LOL

Xaali and Muriidi God bless U guys for bringing up this subject.................

I wear pants"Surwaal" not skirt I don't cover my hair too..Will that make me Sharmuuto?????????? I wonder!
Lets pry for miracle guys!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Unrecorded Date
Xaali:

Waa runtaa oo Somalidu waa rashiiste inta badan, muquunin iyo awwood-sheegashana way yaqaanaan. Midgaha iyo Tumaalka iyo Yibruhuna dhibaato badan bay Somali kala kulmeen. Annigu waxaan aqaanaa nin Midgaan ah oo Somalia caan ka noqday magac dheerna yeeshay iyo dhibaatadii uu niman reer tolkay ah kala kulmay iyo waxay dhibaato ku hayeen ninkaas.
Soomaalidu waxay tidhaahdaa "Ninba waa markiisee mus ma ka kula koray" oo laga yaabee nimankanu years from now inay dalkaba hantaan. Boqoradii Egypt ka talinay 1200kii ayaa waxay lahaayeen niman addoon ah oo Turkish ah oo ahaa palace guard(Koofiyad Cas, if you will). Nimankaa waxaa la odhan jiray Mamluuk. Macnaheeda Sooamaligu waa nimankii la lahaa oo waa sida mulkiyada guriga aad leedahay ayaa iyagana loo lahaa. Afgembi ayay markii danbe ku sameeyeen iyagaana maamuli jiray Masar ilaa 1517 markii Cusmaaniyiintu ka qabsadeen. So history is always changing.

Runtii Somalidu waa dad iska hadal qadhaadh hadalkana midba kuu ka kulul yahay ama cay badan yahay ayay ka helaan baad moodaa. Laakiin badanaa ma aha caydu mid qoto dheer macneheeduna badanaa waa inaad soo celiso jawaab halkaana kaftanku ka socdo.

Naanaystuna waa mid caado u ah Soomalida ee kuma jirto cadawtinimo. Cawar iyo Dhegey iyo Lugey iyo Sanweyne Shigshigaaye waa caadi, ragga loogu yeedhaana cuqdad kama qabi jirin. Galbeedka laakiin dadkii waa ka xishoonayaa inay arrimahaas wax ka sheegaan oo indhahay qofkii ka leexiyaan markaasuu qofkii anti-social noqonayaa dadkii ka takooran. Anniga habka Soomalida ila fiican welligay ma arag Somali disability cuqdad ka qaba. Ficilkaa muhiim ah not the name. Madowga Maraykanka maalin walba magacooday bedelaan: Negro they thought is too insulting, black, afro-american, african-american. There is nothing in a name, only your perception of yourself and blacks have a bad image of themselves that name changes will not alleviate.

As for female-bashing Somalis are amateurs if the above examples are the best illustration you can come up with. I have an extensive knowledge of Somali literature and I can hardly recall a poem dedicated to anti-woman feelings. On the other hands westerners have written volumes of the most hatefully misogynous screeds by some highly respected literary figures. The rise of feminism was no accident but was caused by the vicious and unbelievably vile anti-woman beliefs of the western man.
Try to find any parralell in Somali literature with this pronouncement from a man who is considered a giant in the Western literary canon:
Women are "more noxious than the viper, or any fire itself"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Unrecorded Date
She:

Don't be so literal-minded . You are taking the ancient mythologies at face-value(Midgaanka bakhtiga cunay etc.) In all likelihood these things never happened but became servicable legends handed down the generations to provide a justification for discriminating against fellow muslims.

As for your claim that Somalis are "the worst kind of barbaric/racist", I think we have some eminently worthy candidates ahead of us in this contest. USA for one, Britain, Germany perhaps, China, Soviet Union. Down the years they accounted for a lot of heads. But I could be mistaken...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Jaale Xoogsade!
Most of those nations U mentioned are UP THERE and we are DOWN HERE "Hell-Hole"......Big difference isn't Aboowe????????????????????

Att;
I don't blv that Qabiil stuf I never did n never will.................Above mentioned is hadal Qasaradiis, I don't think I am less than any other human :-)
Most of Us are not indheer garad like U
peace & luv all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
ala waa Xoogsade.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
MURIIDI,
haa waan nahay cunsuriyiin,weliba kuwa ugu daran,
waayo,dadka qaar si xad dhaaf ah ayaan u liidnaa,anagoo ugu yeereeyno magac xumaan aan u sameeysanay.
somalidase waxaa ku jiro qaar wax fahmo ama caqli badan oo gartay sababaha dhaliyay waxaasi,oo nin aanan geeri ku maqlin ayaa wuxuu oran jiray: Midgaan,Garac,iwm waxaa ah ninki tabar yar,taasi waxay ku tusineeysaa in dadka aan u sheegano awoodeeyna.

tan dhanka dumarka ah:oo ay ka hadashay Xaali doodba iiga ma furna,waayo dumar la'aan waa abaar,xumaan neh in laga sheego maba banaano.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAD MAC

Unrecorded Date
I think it's safe to say that each ethnic group has its own idiosyncracies to be ashemed of. Man for man the Somalis can definately compete in most recially charged categories. However, in terms of being overall impact players it's a heated race between the Americans, the Brits, the Russians, the French and the Chinese. Hard to say who will come out with the greatest (dis)honors for that one.

InshaAllah one day we will figure out that race, clan, and tribe don't mean squat.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum

Waxaan jawaab gaaban ku sheegaa in soomaalida aysan aheen xataa aan lagu tilmaami karin ereyga cunsuri sababtana waxay tahay RACIST AMA CUNSURI luuqad ahaan maba qabno.waa hadii aad macnaha ereygaa fahmeeysaan.laakiin soomaalida waxaa jira isriix riix hoosaad aan fogeen.taasna waa mid aduun yada ka wada jirta qolo walbaa dhexdeeda qofkii taa uqaatay cunsuriyad waa uu sinbiri rixasho markaa diyaar baan u ahay inaan ka jaahil bixiyo.hido iyo ab iyo awoow uma lihin cunsuri.waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
ppl,

@maxaa lagu tilmaamaa haddii isku weel aan wax lagu wada cuni karin.
@maxaa lagu tilmaamaa haddii aan la iska guursan karin.
@maxaa lagu tilmaamaa haddii cadka ugu liito lagaa siiyo
neefka.
@maxaa lagu tilmaamaa haddii xoogsigaaga xataa hal farsamo laguugu ekeeyo.
@maxaa @maxaa iyo @maxaa,maxaa lagu tilmaamaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Unrecorded Date
Xamardaye waxaad isku khaldaysaa "de facto" racism iyo mid ah "de jure". Ta hore waxay tilmaamaysaa takoorid bulshada ka dhex jira aanse awwood sharci lahayn, dadkuna xaq bay u leeyihiin inay ciday doonaan raacaan, wax la cunaan, ka guursadaan. Ta danbana waxay tilmaamaysaa takoor ku salaysan sharciga oo dawladi ka raali tahay. South Africa is an example. Jarmalkii yuhuuda karkarin jiran baa ka mida. Maraykankii madowga addoonsaday ayaa ka mida oo iyagu labadii style isku daray.

Somalida raasisamkoodu waa foolxun yahay laakiin waa meel soke, comparatively speaking..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaali

Unrecorded Date
Xoogsade, points well taken!!
Unlike you I don't have an exstensive knolwedge about poetry. But, lookup and compare proverbs and sayings about woman and men and you will note wixii xuunba Xaawa leh!!!!

Gurey,
dadka la yaso, maxaa loo yasaa? maxaa keenay?
Kalmada cunsuri waa racism. Waa aan kugu raacaayaa in Somalidu aheen races kala duwan.
Laakiinse, marka la fiirsho suugaanta ama dhaqaanka Somaalidda mar kasta waxaa laga cabir qaata ra'yiiga iyo fikradahaa qabaaiilada "xooga" waa weeyn. Midgaanka iyo Bajuunka haaddi fursadda la siin lahaa waa hore ayeey jiri laheed kalmad uu dhiiganta "cunsurinimo iyo "midab-takoor"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shuunjabuuti

Unrecorded Date
wagareey ka wasican war maxaa la isla yeelyelayaa sadexda qabiil ee somali ugu wayn baba somaliya isku yasi jiray daroodo oo •••••• yasa isaaqa oo •••••• yasa iyo hawiyoo jareer mama midgo yasa taa miyaa la ilaabay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
shuunjabuuti,
waa wax dhab ah oo jira,in somalida ay qabiiladooda u kala xoog badan yihiin,ay u yastamaan,weliba yasid kaliyah kuma ekeen karno
oo waa ka wayn tahay yasid,waa gooni u saar,
gooni u saarna macna kaleh uma haayo oo aan ahayn,midab takoor ama cunsurinimo.

xoogsade:ilaa iyo xad haddii aan runta ka foqaano,
hadalkeey nuba macno la'aan ayuu soo baxayaa.

carab iyo cajami,qolo aan aqoonin cunsuri nimo ma filaayo in ay jirto,waase kala fool xuntahay.
Xaali,

dumar iyo rag marka la yiraahdo xataa way nagu jirtaa liidid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Helloooooooooo Mudane Xooooooogsade
Waabad ka so dartaye pls Wake up n smell the Xaaaaaar!
aboow Af-Somaligagana is very rich yet waxan qoralkaaga ka dhadhansadey inaadan Somalia ku so korin oo adan warba u hayn Sax Wala la'a?????

Mise Nabi baa bah aad wadaaaaaa????????????
besides why are U keep mentioning about other Nations when YOUR a**/Home is on FIRE YAA SHEEQ?
DAANYEERKII...................HA IGU NOQON DARLING BRO iga yareey Qarasta!

Marwo Sh**N-Jabuuti
naa heedhe ma soomalinimo/Dumarnimo iyo magac ceeb ah baad isku darsatey! adigaa ba ka daroo dibi dhal ah LOL just joke sis!
Sh**n = Bisqin in Hamar abaayo!

Mudane Gurey1

Zup with U bro Amnesia????????????
Gadaasheey maad adna geed ansalato ka soo dhacdey
walidan kuguma ogeyne Hayaaaaaaaaaaaaay!

Mudane Xamardaye

U go boy n don't come back LoL
that is compilement aboow!
peace n luv all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
She,

asaloow aad u dabatay,Bi^^^n aa yaa kuu kasaayo,
waxaan ka baqaa inaad caaysay in ay u qaadato,
oo caay laguu soo taana taaneeyo adigana.

adi iyo urur hooyooyin isma arkin,waxaana ku gartay sida aad diinta ugu soo hadal qabsaneeyso,
waxaan ka helay runta aad sheegtay,dumar iyo ragba in qofba uu leeyahay mas'uu liyaad u gaar ah,waxaana kuu raacinaa haddii qof kasto uu uga soo baxo sida ay tahay laba is furto ama oday la ceeyriyo lama arkeen.
mudane,horta ma magacbaa?mise waa dalicis?lol

nabad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shuunjabuuti

Unrecorded Date
she or he

naa runtaan sheegay huuno miyaad ka damqatay ,walee far iyo eshii buktaa is og baalayidhi ee huuno afka siloon eed ku hadlayso bal soo baro afka saxa ee lagu hadlo, taa tiri shuun , shuun waa magac sharaf leh ee waa maxay bisqinta iyo waxaad shegaysid ma aday kugu taal bisqin ciro leh.Ok waxaad rabtaa baan u malynayaa inaan la soo baxo magacyadii dadka siloon la bixi jireen sida, jalaqoow, xaayow ,calasoow .fiiqow, muruudi,bacdhac,fiidow. IWM .dee huno hadaan wax idhina hala iga raali ahaado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum

TO: SHE gacalisooy wax miyaan dhimay cid ku ah meel kadhac?? waxaan filayaa mahayo wax ladhihi karo racism oo abtir ku leh umada soomaaliyeed,laakiin hadii dhawaan cadaan ka inoo yimid wax abuureen waagooni.


TO:XAALI

waxaan filayaa in aad xor utahay rayigaaga ana sidoo kale.hadaba ma arko guray ahaan wax raad leh hido iyo dabagal ama xidid dheer oo laxariira racism oo soomaali leedahay.laakiin macnaha ereyga ayaad moodaa ineey naa isku si ufahan saneen.waayo macnaha uugu yar ee eraygaani xanbaarsan yahay baa wuxuu yahay KUUMA AQOON SANI AADAME MARKAA WAXAA TAHAY NOOCYO XAYA WAANKA KAMIDA EE MATIHID BAHDA ADANAHA AH.umaleeyn maayo inuu jiro qof soomaali ah oo caqiidaysan in uu jiro qof soomaali ah oo aan aheen aadame.waana qodobaka uugu yar ee racism ka.waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Sh**n-Jabuuti
lol @ shuun ciro leh waa ii dhiman yahey ilaahna hana wada garsiiyo cimrigaas Amiin!
Abaayo what is Siloon horta?????????
Shuun = Bisqin= pubic-hair
check the Somali dictionary abaayo!

Gacaliye gureey1
Go get your ookiyaale=reading glasses laastikone ku dhuuqso si uu kaga dhicin! If U know what i mean gaalka hortiisa iyo Gadaashiisabo wuu jiray wuuna jiri doonaa Qabiil our hido iyo dhaqan is Qabill...maca salaama! :)

Mudane Xamardaye!
Shuun inoo kala turjum bro intey garuun ii so qadanin I don't like dagaal! "Is Caa-Cayow Ribix Is-Da-Daqroow Qasaaro"

peace all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Unrecorded Date
War annagaa mushkilad aragnay. Waryaadhaheen ma rag baa ii shiroo qoftan SHE igu soo musbaaray. Faras cad intay ii soo fuushay bay qoftan SHE(ma waagii shiigaa iyo addunya gaddoon) uun bay marna Jaalle igu sheegtaa marna xaar i dhex marisaa gabadhu miyaysan geyaan ahayn xishooda. Markii danbena waxay tidhi dalkiyo dadkaba ma tihid. Oo haddaa maxaan ahay, ma magan iyo sheegataan ahay afkuna ma sida waxyiguu iigu soo degay. Mise haatuf buu igaga yimi. Waa yaab.

Hadalkaad qoonsatayna dhibtiisa ma arko. Taariikh haddaad ka hadleyso waa mid. Marxalada maanta lagu jiraana waa mid kale oo ninna awood uma laha inuu ku xadgudbo nin kale. Iyadoo ay saas tahay haddana xal miyaad u haysaa inaad dad aan is ahayn is jecleysiiso si khasaba? Sharci miyaad ka soo saari kartaa? Maanta madowga oo dhibaatadii ugu xumayd soo maray waxay xaq u leeyihiin inay ka qayb qaataan dhinac wal oo nolosha dalkooda iyadoon la xaqirayn(by and large, at any rate). Iyadoo ay saa tahay dadkii waa kala takooran yihiin oo isma dhexgalaan. Musigoodu waa kala nooc. Baska islama fadhiistaan, makhaayada dhinac bay ka kala fadhiistaan. Xitaa kuwa sportiga isla ciyaara millionaireska ah waa kala faquuqan yihiin oo isma dhex galaan. Gaaladuna hunting iyo fishing bay aadaan kuwan madoowna nacastooda intay sii qaataan bay hiphop iyo jinijaan kilaabyadooda ku soo dhegeystaan.
Ciyaal caddaani haday madowga raacaan waa "wigger" baa la odhanayaa. Madowga caddaanka raacana "Oreo", "bounty" iwm.(black outside, white inside). Ma sharci baa laga soo dejiyaa hadaba oo la yidhaahdaa "dadow is jeclaada". I don't think so.

You just leave it to father time. Nothing remains the same under its remorseless advance, the good and the bad.

Murtidan u fiirso:

Madhibaanka doobinahayiyo gobaha daadduumay
Daayimoow maxaa xigi adduun dabadi weeyaane

Ismaaciil Mire oo Afartameeyadii ka qaylinaya dunidan is bedelaysa oo uu arkay dadkii uu yasi jiray ee Midgaanka ahaa oo raggiisii dhinac u dhaafay oo kana dheereeyay.

Dhasha danbe aan ka dhursugno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Mudane Xoogsade!

Wooooow Wooow Woow Maya! maya! ma dhicin aboow!
did U just say Rag baa ii tashadey? do U think in aan laheyn maskax an ku fekero ayadon group or Rag igu kaa so dirin??? waar Now oo Jaw!LOL

I have my own maskax inkasto ay madaxeyga yar ku dhex jirto looooooool (*_^)don't get me wrong bro ma xanaqsani ok......just wanted to let u know balka in uusan shurako ahayn!

Sorry bro Somali dhab ah inaad tahey waa kuu arkaa hada,hase yeeshe markad is indho
tirtaa Xasaasiyo iyo dhiig kar igu kicisaa soo waxad garatey maahan....

Ka Rogoo Labo Saar hada wixii horoo dhanba ka kac sheekada waxeyba taagan tahey Islaanimadeeena in ay shaki ku jirto bcuz of our Culture n U saying (ma sharci baa laga so dejiyaa oo la dhaaha dadka is jeclaada yada yada)
Sharcigii Islaamka aawey?
What Ya mean dad aan is jecleyn maad isdabo gelineysaa sow dadkii Islanimo ma sheegtaan is riix riixa muxuuu yahey??????????????????????


Gaaladaan aad i dabo wadidna horta banaanka carada ah naga so dhig lets talk about Somaaali.

Dhasha dambe maxan ka dhursugnaa anaga ba joognee? waxan u maleynayaa in aad Malaay = kalun bada ku jira u xawaaji tumanooysid Lol...

Att; Geyaanka aad sheegeyso haduu kii guurka yahey oo sidatan uusan igu rabin (biyaamaal baxey iyo bogadi Foofey alaha ka dhigo) ooo weligeed ba hala guur seego If ya know what I mean....Nin la'an ban ka xigaa...

Ismacil Mirena Midguhuu nebcaa hayeee were they midgaan by Action too like Moi???? alow amuraha sahal...........Midgaanka ma mid geeso leh baa or normal person sideydaas?????????

Naa bisqin-jabuutiyey

Anigana warka 3shub buu ii galaye waa maxey " il bugta iyo suul/far aa is og"?? one thing is for shure hadan Muqdisho weli joogi lahaa magacaga wan ka xishoon lahaa on top of that U would have been forced to kiss my Hand Sis muranka wuu kuu furan yahey Farahaaga yey ku ciilin--> trainkana iska ilaali------>
peace n <3 all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
She,
xaa kuu diiday saan,
intaad iigu soo ordee,
bajaq ma yooy,
caksiga haaaaaa,
bisqin ciro ma noqotaa,
maya yaahuu e,
kaama afsoomaali badno,
ee adneh kaada la kala bax,
meesheey gaartaba ha leeftee,
ee madaxeeyga horay u qaado,
isaga dhig wixi ...........

ani waa iska kaftamaa,
hala kaftamo diyaar,
ha la is daqro diyaar,
in la isaga keey dhigo daqar diyaar,
meeshii rabtiin noo wada.

nabad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Unrecorded Date
Salaamu Caleikum, Xoogsade iyo She.

Horta topic-ga aan bilaabay ujeedadeydu ma ahayn muran inaan abuuro, ee waxay ahayd sidaan wax u arko in la iila arko iyo inaan khaldanahay inaan ogaado.

She iyo Xoogsade guud ahaan hal meel baad wax u wada wadaan, laakiin waxa idiin dhexeeya waa wax petty ah oo yar, ee bal intaa yar ha la isla soo dabaalo.

She-yeey, bal seefta labada af leh naga dhig ina adeereey saacadaan dhiig ma rabnee.

Nbadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shuunjabuuti

Unrecorded Date
War labeebkan he/she aha waxuu ku hadlaybo maan fahmin naa goormad af bartay ,waxaad ka sinji qabtaa dadkii siloona ee harga xoolaha xidhan jiray ee afka labaraya 74 ee aan waxba karin ilaa iyo hada sidii neef haraadan baad leedahay XAA naa bal biyaha cab oo fadhiiso wax yahay siloon dictionary maxaad ka taqaan hadaad wax ka taqaanid ama afka somaliga saxa aad ku hadashid imaad waydiseen(siloon) ee bal horta ka soo eg qamuuska ka dibna ila hadal inkastoon dadka siloon aan ka sareyo ama aan jeclayn inay isla kay simaan.dee bal soo nabad ahaada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kutubeey

Unrecorded Date
Kutubeey Waa Tabaa

Muridii Xaaji Dhag Qaloocow Geedi Barax
Yaa Laga Soo Gaaray Racists.. Somali Lee
Yaa Wax Xun Leh.... Somali Lee
Yaa Is Neceb....Somali Lee
Yaa Wax Isku Diro... Somali Lee
Yaa Wax Ka Saar Saaro... Somali Lee
Yaa Is Dilo ... Somali Lee
Yaa Is Wey Weynesiyo... Somali Lee
Wax Kasta Somali Lee..Somali Lee.... Somali Lee
Nagadaaya SHeekaha Ma Saaarnaaneeno Sidii Siteey Ma Noogoto, Dhug Dhugleey, Xaajiyo Qamsiin, Caasi Waalan Oo Kaleeto..

Waawaabta Su'aashaa Waa HAA

Kutubeey Waa Qul Qushay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Unrecorded Date
Kutubey sug ha qulquline, intaa dadka rafaadisid aa qulqulee haye, muggoo fariin isku qabo, haddana hand-brake-ga jiido.

Yaa ku yiri Somali aa is neceb, inta waddanka ku jirta ayaa dhamaan lahayd hadday is necebtahay Somali. Waxaad ogaataa lacagta Somaliya gasha bishii inaanay jirin waddan East Africa ah oo ay gasho, in kastoo aysan nidaamsanayn.

Sug hee ha roorine, Yaa is weyniisiiyo? Nin walbo qumanihiisaa qoorta ugu jira, la yaab ma ahan.

Hadda waa bixi kartaa marka, laakiin soo noqo.

Iina soo bari

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Unrecorded Date
I can't believe SHE is not responding to this obvious provocation. I would have thought you would be all over it like white on rice. Where is your renowned fighting spirit and acid tongue.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Miss Bisqin-Jabuuti

Thanx a million sis for being a good sport
Fadlan si daacad ah iigu jawaab adigoon is xanajin n Thank U.........
What makes U think U are better than the others???

Maxasa kuu geeyey dad dhan oo caradas kabadan in ad aflagadeyso?
Maxaadse i dheertahey? do U have labo madax? LOL
bytheway I am female not he/she= Magaloow-bilaan=Labeeb.......

Att; ereyga Siloon sounded like Af-jini Iam sorry I don't speak Af-Jini ....I have to admit I don't know what Siloon means but I assume in ay jinoole tahey or wax yasid(cunsurinimo) ku sabsan I hope and pry in ay kaftan kaa tahey if not I am really sorry U feel that way... It is sad to c in this time and age in ay jiraan dad sidaadoo kale u fakara.........It is really really SAD ABAAYO
I feel sorry for U........

Mudane Muriidi
Don't worry seefteyda is harmless (caag- waaye)

Mudane Xoogsade
I didn't know U like Cat fights bro!LoL

Peace n <3 all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
Muriidi,

muhu mihi ma ahan,
su'aashaadi jawaabteedi
faraha ayaan uga gubanay,sidi ay nala aheed ama
aan wax u aragnay inteeyna badan waa kuu sheegnay,
haddii adiga weli rajo aad sii qabto,waxaan kugu la talin lahaa inaad dhageeysato heesaha Axmed Naaji,qaarkood caloosha ayaa kugu huree saaxib.

she,
intaan oo hadal ah ma kugu baryi lahaa,
iska saar.

kaligaa,
cad iyo bariis(isku karis)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kutubeey

Unrecorded Date
Kutubeey Waa Tanaa

Hee Muridii Yaa Muridii Mayoow Anoo Sii Qul Qulaa Oo Fooridii Daraanmadara Foorinaa Aa Isoo Jeedinee.. Iniin Kaa Jeesto Oo Jeesto Kugu Ganto Aa Rabtaa Miyaa..

Su'aasha Wawaab Iga Sii Aa Ku Dhahay Horta

Adi Somali Maa Tahay Mise Maye?
Somalia Maa Ku Dhalatay Mise Maya?
Somalia Maa Ku Kortay Mise Maya?

Hadii Wawaanahaa Yihiin Haa ... Wixiin Sheleyto Sheegaa Waa Ogtahay Aa Ku Dhahay
Kutubeey Waa Qul Qushay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Haa Somali waa cunsuri

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.