site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Mowliid-macaani

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Mowliid-macaani
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Unrecorded Date
saaxiibow ani waa ku wareeri mowliid macaani reer
wakhooyi miyaa mise reer banaadir ,
ani waaba yaabiye
mowlid-macaani=reer wakhooyi
ma fahmin xisaabtaan ha la ii saxo .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Mim magal ku roon!
Let me tell U something Mawliid-Malaboow la era jari ariikan b4 he changed his name to M-Macaane,
I heard he is from Alta-Juba...LOL
peace and <3 all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Unrecorded Date
she see camal waaye ma i daba taagneed hada leeba qoray xataa albaabka kub kub ma soo siinaysid miyaa. lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
mim sory bro,kusoow aa dhahey kuwi ayantan gurigey
ay ka dhumeen ee jidka soo tus,anigane shubako furan leen arkey iyo siijedkaga horelen iska so turey :)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,S-H-E,,,,,Ma is oran She da dambe waa she da hore gefba ha igu ahaatee,,,,,,Saxiix baan ka waayay ay ku saxiixi jidhay,,,,,,


,,,,,,Kaftankeygu badanaa
,,,,,,Hadalkeygu Culusaa
,,,,,,Fahamkeygu khaldanaa
,,,,,,Hadeey shiiduu noqotanna


Mim warkaa ha la helo,,,,beryahaan isma arkinnee wadaaygiis,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
mim,

mowlidmacaane,iyo akhiyaar kaleh ba waa lagu wareeray,laakiin aan mid kuu sheego:
beled iyo baadiyo waa la isku wada yimid,
baadiyo laba nooc ay noqdeen,
kuwo il mac,
iyo kuwo oo damiin ah,
kii isha macaa dadkiisa aas dhinac ka raacay,
dadka maka sooci kartid.
kan la fahmaayo waa damiinka,
ee mowlid u badi inuu ku jiro kuwa isha mac,

Mowlid soo dhawoow hee saaxib,

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BBQ

Unrecorded Date
to mim

mowliid macaane waxaa waaye dadkii koraad waaye maxaa isku keeni banaadir.
reer banaadir saas may u baacsanaan lahaayeen.waa maya

peace!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Unrecorded Date
waxaa maqlay reer xamar reer faqi waaye mawlid harqaanle xamar ahaa markalena dukaanley ma hubo lakin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Unrecorded Date
ani dukhaan mowliid ah la caayo ma dhihin laakiin waxaan dhahay timbarihiisa ha la soo helo sawawtoo
casar walba meelaas ka shahaa sidii asoo joker ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Bro to be honest ethnically I’m from Burao, born B / Hakaba, grow up Marka cadee
Elementary H / dhexe Hodon, intermediam Dumbuluq shining street and secondary Banaadir /Erigavo
That’s why I’m so international and optimist.

Meanwhile Mrs She

5 star Hotel with VIP privilege, complimentary upgrade and executive business Room sauna wirlpool,for my loyalty was full advantage except the tea.
It’s a pity that you couldn’t serve as a bro cap of tea with hayl, qorfe and dh / yare“ Baraad “ typical Somali tea

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ustaad-mim

Unrecorded Date
sxb haddaan kuu eego meelahaad sheegatay ka dibna aan sameeyey dib u sax waxaan gartay inaad qaadatay buundooyinkan soo socda:
b/hakaba = sifir calal shimal
burao = haday tahay baraawe =sifir calaa najaas
f.g(wuu ka hooseeyaa sifir calaa shamaal)
marka caday = 40%
isku dar dar wixii banadir ah = 90%
wakhooyi oo dhan mid dheh = 80%
marka waxaad qaadatay isku cel-celis = 210/5=42%
marka sxb aaway internationalnimada.
wixii faahfaah iga soo xariir 7-9 fiidnimo
f.g DR.neefow gudoomiyaha imtixaanaadka weli ma saxin ee waasido waad raadsan kartaa.
nabadeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
NeefoowKaniini
bor isla anigi lee waye!

Mowliid-Malab
lol bro sorry sokor la'aana dhacdey si kaleeto haw qabin ina adeer hadana xaal qaado here is shaah mucamir just the way u liked bro 4ta koob ugu horeysa rinji 9ka dambe cadees....Warlee maan wadeeynaa!

Ninyahoow dalmar aa tahey koow dheh laakin wan kugu wareerey aniga Tumbuluqda tii ceelgabta ku taaley hadey tahey mugoo iskool macalin jaamac lee ku yaaley agagarkaas koo kale ma arkin so what is up with that aboow???????????????
peace n <3 all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Unrecorded Date
War iminkana ma magacdii baa laysku haystaa, hayaay, dee adeer dadku xor sow ma aha oo waxay doonaan diin iyo dacawo lama bixi karaan, maxaa idin qaaday. Qaar baa durba kugu xukumaya inaad badaw tahay, Allaylehe BBQ yoow adaa badaw waliba caran ah, gudaafadyahay dadka afkaaga ka dayso.

Waaryaadhee, gabadhan she ah yaan u guuriyaa, wax la sii deyn karo ma aha, shaahii ay karisay ayaa udgoonkiisii an ka fadhiyi la'ahay. She-yeey wax ila qabo, adaan kugu qarwaayaa, lollol@@@@@

Ishoon ka ishoon, anuun ka anuun.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Mim
bro
Burao, waxaan uga jeedaa Burco meeshaan ka soo jeedo asalkayga.

She
sis
Dumbuluq, waxay ku taalaa Hargeisa, shaahana kulugii ku soo cadee caanaha riyaha adigoo mahadsan.

Muriidi
bro
mala yaabtey BBQ badowninmo awgeed dabo ku taalo, lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Mim

bro
Burao, waxaan uga jeedaa Burco, meeshuu ka soo jeedo isirkaygu.

She
shaaha kuligiis caanaha riyaha kusoo cadee adoo mahadsan.

Muriidi
Mala yaabta BBQ badownimo awgeed dabadii weli ku taal. lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
mowlidMacaane,
saaxib ii yara kaadi,
dee dadka kani qaarbaa dheg qura wax ku maqlo,
adiguna labada dhegood baad dooneeysaa
inaad wax ugu sheego,
anigaa u sheegi mim,lol..........

mim,
waagii aan isku dardarsoomeeynay,
wixii aan isku dardarsanay,
magac yada waa ku jireen,
horay aan u siinay,
laakiin iyaga maxay na siiyeen?lol......


nabad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
To Xamardaye

yeah,waa su? da' weynoo madaxa daalinaysee
adoo degan u fiirsoo
ujeedadaa i deeqsi
Mim ayaa loo ga fadhiyaa su'aasha? xamardaye!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaue

Unrecorded Date
mim,

adlee waaye,
weliba waa kuu qishay ani.

nabad iyo caano.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.