site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan u socdaa BOOSAASO ma'amaan ayey tahay wax iiga sheega

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Waxaan u socdaa BOOSAASO ma'amaan ayey tahay wax iiga sheega
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdul Aziz

Unrecorded Date
Salaam

Boosaaso ma'ay leedahay amaan mardhow ayaan booqasho ku tagi rabaa qoryaha mala sitaa ama waaladhigay ? iiga soo hadla dadow somalyeed ilaah hadin naxariisto Amin Amin


Mahad sanihidiin dad ka hoos wax iigu dhaafay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
A.aziz wax leeys weeydiiyo aabadane waxaas maa naoo weeydiisatay,gadaal isku gunoqo adigu oo is weeydii taas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qalaf

Unrecorded Date
A/asiis,

dadka boosaaso joogo iyagu waa isu nabad,
adigoo kaleh oo waxoogaa doollar ah wato,
nabadi iyo adiga kala fogidiin,
taas waxaa ka sii daran dadki wax yaabo
badan oo aysan horay u aqoonin ayeey barteen,
ee
markaan tageeyso daarka dhuuqso,yaaan yaaan yaan yaaaaaaaaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maryan

Unrecorded Date
to abdul asis


go for it as far as i know boosaaso is cool!!!1
it is peace and beautiful place to be.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdul aziz

Unrecorded Date
WAXAAN SALAAN HAL KAAN UGU DIRAYAA DAD KA RA'IGA
IGU SII DHAAFEEN


1 qalaf
2 Maryam
3 Geesi

marka hada ayaan usocdaa dadow docada iiga soo badiya Amin 'Amin

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.