site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

War meeday cambuuladii ama digritii walawaynta ama hawiyuhu iyo sangadhuudhku cuni jireen

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): War meeday cambuuladii ama digritii walawaynta ama hawiyuhu iyo sangadhuudhku cuni jireen
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciise-rooti

Unrecorded Date
War dee xagay aday cuntadii dadka reer koonfurtu quudan jireen?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
JaaleCiise-Rat/Dooli

Cambuulada aad radinoysid is in my home macala bunkeeda iyo daango....

What do U guys eat Qaad/Weed/Coos? just like Cows,Horse,Donkeys,Geela and Gaabanoow Eri???????
Who are U if Ur not Hawiiye,or Jareer?
What is Wanla-Weyn? ?????????

peace & <3 all including the Rat-Man :)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
haddii la wareeraayana saan maa loo wareeraa,
cunto maa qabiil gashay?
xajiin maa kugu kacday?
adi ash mi ihid maanta,
xalay,xalay,xalay,
ani ma ogi,wixi kugu dhacay saaxib,


k.kaniini,intaas waa kasnay ee HAMUU ma taqaanaa?

ma tabcade burweeyne,

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Cakuyee Ciise-Dooliyoow cambuuule cay mooda cidlaa dhaanta LOL

Xamardaye
I think Duqa is naadaamis aa ku kacey Sabun liif boy uu so shaxadooyaa!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciise-rooti

Unrecorded Date
HADAAN NAHAY DHULOOS AMA DHULBAHANTE

MA CUNO CAMBUULADA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Ciise-RAT

Couldn't U find better tribe aboow yuuuuuuuuuuck!
Dhulbahante Dhudhutiye Dhulka Wase Kama Kace or Ku rujiye!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! EEEEEEEW YUUUUUCK!

I HOPE all dhulbahante r not as Rotten as U Mr Rat-Man!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

peace n <3 all - Rat-Man!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Observer

Unrecorded Date
To the real Ciise Rooti:

Who is using your username? What have you done to that person??

To the fake Ciise Rooti who started this page: SHAME ON YOU YAA AHBAL!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,Observer allaa ya cizak ,,,,gartay inaanu ahayn Ciise Rooti ninka waxaa qorahaya,,,,...Adega soo horgalay mooyee inaan la hadlaan doonayay,,,,,mana ahan Ninkan Ciise Rooti xitaa isku far bayan ahayn,,..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
ppl,

abkiin magane sidaas wax noogu sheega,
yaa ableey afeeysasho ayaanba ku sigtayeh.

c-rooti,

sorry, maan kula daba jooga mar walbo,
war ciyaalka iska dhaaf,
haddi kaleh sidaas ayaa laguugu
banaaaaaaaaaaaaaaaaa.lol

N.kaniini,magacaada waxbaan ku gaadaayay waana helay saaxib,ee ha u bixin.

she,
xoow ahaay kan isku sheegay C.rooti,
oo kurbinti u dhacay,
aloow yaa ku gediyo intaan kurbintaba lagu shubin ha shaga-gaxeeyee.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huda

Unrecorded Date
Ciise rooti doqon yohow dadka aad qabiilkoda iska dhigayso u daa oo wax isku fal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
She,Huda,Xamardaye,Neef,Observer.

I Can't help it ppl, Mar hadii meeshan ay tahay meel cidwalba imankarto kuna hadli karto waxay doontaa.
wax laga qabankaraa ma'ay jiraan, who cares let him/her rov....rov.... rov..... rov

Waxaad ogaataan in meeshan ay tahay Cyberspase cid walibana ay sameen karto waxay rabto.

To:Wuxuush a.k.a fake Rooti

DUUUUUUUDE/chick, is dis another character assassin or ya don't wanna see me around here?
What is ya problem seems to be?

Duh/chick how much do ya love my name....lol, coz I wanna see ya rov some more with it.

Keep up da hard work, Ciise is jesus, Rooti dee waa roodhi so compine and use just like ya did okey. Feel free dis is Land of freedom ya know it peace out.

Wait... what did ya said "DHULBAHANTE"...hell no man qabiil anoo soo hadal qaadaya miyaad aragteyna, daamn it..Anyways I ain't dhulbahante but waxaan jeclahay Gabdhahooda, Them Dhulbahante Chicks are tight "DA BOMB" I tell ya, I ain't lying aboutta it.
hadaadan ahayna don't trash them.

She a.k.a Real CiiseRooti Baasher.

Sis waxaan kaaga shaki qabaa in aad tahay qofka raba in uu site-kan igu qudhmiyo coz waan kaa shakiyey, so far adiga uunbaan arkey wax idaba heysta oo hadana cay ila daba taagan, I love reading ya phony, so keep up honey.

Dhamaan Asxaabta

Waxaan idinka codsanayaa in Regional ahaan la isu dacaayadeeyo ama runta la isugu sheega.
QABIIL QABIIL QABIIL QABIIL QABIIL ......TO HELL WITH IT

ppl peace

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Observer, Neef

Mahadsanidiin nimanyahow, Sidaad u ogtihiinba meeshan waa meel ay isugu yimaadan dadkan kala ah narrow minded, (goyims)>>Gaalo,Idiot, mad maniacs, Crack addicts-ba isugu. Waxaa kasii darantaa waxaa Site-kan soo booqda ciyaal yar yar....yacni 12,14,15, waana aan layaaba marka ay dadka qaadhkood wax explicit ku soo qoraan iyagoon u daryeeleyn caruurta akhrinaysa waxa ay meesha ku qoraan, sida waxyaalaha ku lug leh Wasmada, Qabiilka, dadka ka hadla dhibta ka taagan family-yadooda IWM.

waxay u baahantahay in qof walba uu leeyahay Acount u gaadh ah uuna isla markaa ku yimaado magaciisa si markaa aanan dadka kale magacyadooda loo isticmaalin.

Koleyba cid walba xor ayey u tahay waxay oran lahayd, waana sidaa.

SHE a.k.a CiiseRooti Baasher

Waxaad ogaata in aad ugu horeysaa gabadh Somaliyad ah oo I cayda. yacni waxay kamid tahay waxyaabaha site-ka aan ku arkey ee iga cajabiyey, anigu waxaan halkan ka dhiibta aragtideyda, waana jeclahay in la ii sheega wixii dhaliilyo ah, hadaba cayda iga yaree uun.

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
SHE a.k.a CiiseRooti

Waa adigan Life Buoy-ga ila daba kacay ee kawaran hadaan kuugu qubeeyo?

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
ciise rooti,

saaxib,weli ayaa qalad jiraa,laba cod ayaa meesha ka socdo labaduba magacaada ayaa loo isticmaalay,
sidaan wax u fahmay.
inanta laba dembi ayaad ku soo oogtay.
mid waa in aad ka shaki qabto in ay iyada furtay qolka.
mid na waa caayda,tan caayda aan mid kaa iraahdo,
haddii ay caaytan tay waxay caaysay qofka magacaada is ticmaalay ee adiga kuma ay san caaynin,sida aan u fahmay weeye.
tan kaleh,waxaa la yiri (afjoogo looma adeego
adimo lo'aad neh looma arooro) iyada ayaan ka sugeeynaa wixi ay ka dhihi lahayd.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
CiiseRooti,

SXB aad iyo aad ayaan uga xumahay waxa kugu dhacay. meeshaan hadda leeba arkay ee yaa waaye qofkaan ku qarxiyay, waa qof aad iyo aad u edeb daran dadkana isku diraayo.

Waxaase marqaati kaa ah oo aan looba baahneen in laga doodo qoraaladaadii nadiifka ahayd ee looga bartay hufnaanta iyo caqli toosnaanta.

Mar labad tacsi ayaan kuusoo dirayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Xamardaye
Thanx aboow from the bottom of my liver!
and kiss Kiss..............

Mudane Ciise the Rat Man

U r really really Cuqdoolow and that is nasty disease my man. I may not like your axmaq ideas but Qol inaan kuu furto No Awoowe sidaas xaasid uma ihi mana ku fakaro Rufiyaanimadas oo kale. Xusuuso hadad xis leedahey I only like critisize your cheap fikrad n Ur A**..That means helloooooo Cise-Rat and goodbye...

Goobasho iyo dad isku diroow ma aqaano I like in aan victimkeyga keligeey ka ciil beelo cuz I am greedy midgaan iigu wac hadad rabto.....

Teeda kale hadaan meesha kaa eryado how 'm I going to find another Toy like U? calaa iyo kuli xaal kan ama tan ku nabsatey iyo adigabo Ismadhaanto iyo dhasheedaad ii tihiin or hal iyo nirigteed,dameer iyo labadiisa dhegood soo waxad garatey maaha inadeeroow gacaliye......

About Qubeeys I like Sabuun liifbooy carafteeda but no I aint going to take shower with U grandba!
thanx anyway ..............I feel sorry for Dhuloos women,,,heheheheh

To; Fake Ciise-Rat
U are dibi and may God make your Grave so Small like your Brian................What the hell is Wanlaweyn????
If U r the real ciise-Rat sorry aboow may God help U and make your Grave as waaasic and Holof-Holof as Ur heart/head..LOL

Am I the 1st women oo ku caayso are u sure aboow??? on top of everything been sheegoowna wad ku darsatey Abshirta ilaah haku waafijiyo aboow!

peace n <3 all including labada Ciise-Rat

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to y'all

for what is not worth it so don't waste your time with shiity thing we all eat cambuulo ok get ,got it good!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
shengaani,

hadalee maa indhaha fiishka kala
baxoo heeysaa?
waa lagu kala tagay meeshaan,
raq aad ku soo gaartay,
heeh raq maxaas ahaayneh,
waa hubaa inaad is dhaheeysid sidaas,
afsoomaali maa hanoo?
cambuulo iid meeqa nooc waaye?
adi waxaa u egtahay koo aan kasi
jiray,markii hadleeysid.lol.............


nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
xamardaye/ ayaantaan bahalka il maad kagaratay meelkasta waa yuubantahee adoo madax yuul ah leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
She

Sis, Horta hodhe wixii cay ah adigaa macalinkeed ah una eg in aad kusoo barbaartey waa sida ay ila tahay hadaba, kana raali ahow haday "GEF" kugu tahay ilaa waxaygu waa malo'e yacni guess. ya get da point?

Waxaa aan la yaabanahay oo kale, Sidaan horeyba kuugu sheegay dee gabar Somaliyad ah oo i ceyda> wali indhahayga kuma arag, inkastoon marar cidaa ka badan la kulmay hadana wax iska hor imaasho ahi ma'uusan inaga dhex dhicin, Balse hadii aan soo qaadano General...well..war cidaa ka badan ayaan ku iri. waana La yaab in adigoo gabar Somali ah aad iga soo qaadid "TOY" dat never crossed my mind, I mean I can't believe it,
Mise waxaan aqristaa Muders in da Twin cities? Mise ZODIAC camal ayaan Mystery ahaada? yacni how can A SOMALI CHICK TRASH ME LIKE DIS? MAN F*CK

She ma sidan baa sida aad dad u dhalaceesid ilaa waadigan toy iga soo qaadey'e, koleyba wuxuush baad eheyd beri samaadkiiye iska hadal. xishoodkiina iloowdey so why should I respect ya Freaky, nasty, oddball, deviant typaaaaaa person....hhhhhheeeeeeeeeelllllllllllllllllllllllll nooooooo

Regarding Qubeeyska

She.

Waa laga fiicanyahay in aad sidaa tiraahdid coz hadaanan ahayn midka Maqsinka kaasoo horjeeda degan, deedna waxaan ahay midka 4 blocks down da street degan, hadaanan ahayn kaana, waxaan ahay midka kula degan magalaada, hadaad mystery tahay sidaydoo kalena I won't mind getting full grip of ya tits, some day somewhere, waxaan kaa iloobay meesha aad igu tiri GRANDBA, cimri dheer iyo caafimaad ilaahey ha igu gaadhsiiyo. inta Qofka Somaliga ahi ku waayeelobo waxaa iiga hartey 48 years....caafimaad waara ayaan leeyahay lagan cidii mushtamaca aan ku dhex jiro ayaa intaa isoo gaadh siiyey ee waxaa la'i oranlahaa wax yaalo Granba iyo odayba ka daran . Dhibka jirana waa Somali walba oo Somalinet Yimaada waa 30 years and more so marka hadaad hadashid waa afka lagu qabay ama 30 sano jir ahow daamn it ...I hate it, ogoowna in aad d'a I dhaaftey She....looooooseeer player.

Aragtideyda

She hadaan ku iri Somaliya hala kala qeybsado ma qalad baan kugu sameeyeyna mise waxaad dooni in aad igu amartaagleyso like back in da days,
Honey it don't work dat way, indhaha furo kuna laabo meeshaad ka timid, miyaad fahanteyna.
Waxaad ogaata in somalimo 31 yrs hagaagi weydey ay maanta meel mari. marka don't waste ya time.
Koleyba Somali waan ahay.......Somaliya kama iman.


waa sidaa

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
geesi,

waad mahad santahay saaxib,
horta aniga iyo bidaar waa kala
dheer nahay,
intaan wax gartay ninka madaxiisa,
murduxiyay neh ma ihi,
shanlo afro ayaa jeebka gadaale
iigu jirto,
shanlo(caadi ah) oo yariis ahna ,
jeebka kaleh ay iigu jirtaa,
shaqada ay kala qabtaan,
yaa kuu sheegaayahee,
ar adiga garoor ayaad ka dheregtay.

saaxib sir aan kuu sheegaa,
maalmahaan fasax aan ku jiraa,
dhoofitaan neh waa iga qaldanyahay,
iska faham kaligaa,
sidaas darteen kan aan bac dhabaa.
seey kugu tahay?
odayahoow oo qaxuubka ah.
adi beeyshan aad tahay moohoo.
fiiribo she iyo kaniini,
waa isku magan yihiin.

nabad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
geesi,

waad mahad santahay saaxib,
horta aniga iyo bidaar waa kala
dheer nahay,
intaan wax gartay ninka madaxiisa,
murduxiyay neh ma ihi,
shanlo afro ayaa jeebka gadaale
iigu jirto,
shanlo(caadi ah) oo yariis ahna ,
jeebka kaleh ay iigu jirtaa,
shaqada ay kala qabtaan,
yaa kuu sheegaayahee,
ar adiga garoor ayaad ka dheregtay.

saaxib sir aan kuu sheegaa,
maalmahaan fasax aan ku jiraa,
dhoofitaan neh waa iga qaldanyahay,
iska faham kaligaa,
sidaas darteen kan aan bac dhabaa.
seey kugu tahay?
odayahoow oo qaxuubka ah.
adi beeyshan aad tahay moohoo.
fiiribo she iyo kaniini,
waa isku magan yihiin.

nabad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
ooooOuwch that Hurts jaale Cise-Rat
Apology accepted bro cuz cay kuma soo barbaarin!

Waxaad horey u so dhahdey, waxad dhihidoontid oo 9jibaran oo holac wato iyo iskoobaheyga = broom dabadaada ay ku jiraan...hadi aan qalad kaa fahmeyna iga rali noqo cuz af-somaliga up-statka dhib uu igu yahey...Waa hadadan horey ii aflagaadeyn!

Aflagaado OR raAli gelin FARO badan dabadeed calan cad aa ii taagan=peace an rabaa?

Hadaad diidana sida sheeko igu soo gaartey even though I don't agree with it Naag waa 50 Nina waa 100, hadad rabto in aad is nus qaamiso Tafadal, hadii kale boqolkaaga heyso si sharaf leh intaan kuu jeedo isa sii gedi adigoo raali ah kuna mahadsan..........

Fiiro Gaar ah; Maqsin in Xamar & nawaxigisa mooska,dhuxusha rashinka etc aa lagu xareystaa,marka maqsin gurigeyga kama so horjeedo iban'adamkana guryo ayey degan yihiin not MAQAAZIIN..........

shirka wuu xiran yahey!

peace n luv all!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciise-roote

Unrecorded Date
Waryee kagaagan iska kay dhigdhigayow dee idaa nacas yohow meel walba waxaad la taagan tahay cambuulo ma cunee war hoyadaa baa kugu soo korisay abahana dameer buu lahaa...


She naayee waxaad tahay walawayn aan ogayn waxay tahay ee anigu ku wasi mayo guskaga qaaligana kuma quudho sabatoo ah abahaana dameer buu xoolo ka lahaa hoyadana suuqay cano ku iibin jirtay guri xaar laga dhisayn waad ku soo kortay oo horta yaa ku keenay dibada?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
i iiiiiiiiih,

ma fiicno in hadalka labadiinaba uu intaas
idinka gaaro,ceeb
is dejiya,yaan la isku xad gudbin,
labadiinaba sidaan waad ku dhaleecoobeey siin,
si dadban haddii wax la isugu sheegi kari
waayay suuqa hala kala galo,waxaan filaa akhiyaarta oo dhan neh way idin wada arkaan aniga intaas ayaan iga talo ah,labadiinaba.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ciise Rooto

salaan
walaal mooska aad la ordeysid ama aad meela
aad ku gadeysid ma og tahay in laga qalasan yahay oo babaay u qalsan yahay marka moos
baq baq ah adiga lee qiimo ha ku lahado
ee babaayga amaan sii ceeblow yahow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ciise Rooto

salaan
walaal mooska aad la ordeysid ama aad meela
aad ku gadeysid ma og tahay in laga qalasan yahay oo babaay u qalsan yahay marka moos
baq baq ah adiga lee qiimo ha ku lahado
ee babaayga amaan sii ceeblow yahow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Jaale Ciise-Rat
Like I siad U are Axmaq intaa tiri iyo labo nin Gay ahba Dabadaada ay ku parking-gareysan yihiin.
If that is not enough make sure u came back for more!

WAADNA SHARAFTEY ALAHA KU SHAFO cuz we didn't have dameer teeda kale Dameer wadoow Cay ma aha iyo lahanshadiisabo Caano gadoow also is shaqo, anyway caqligaaga mugiisaad ka hadashey

Peace n luv all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shantana

Unrecorded Date
ciise cambuulo
walaal ma cambuuladii la soo cuni jire maa maanta laga fanaa cambuulo somalida oo dhan baan soo cunen oo ka kow ah ciise ee ee cambuulda yaan laga fanin oo waa loo laban doona wadanka wax aan aheenina cambuulo kagama horeyan meesha
ee nin cambuulo iyo bunkiisa isku jabsadey yaa heli karo horta ee ciise wuu wareersan yahay ee hala yabina wiilka oo bunbaa ka maqan ee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

afrah

Unrecorded Date
ciisa rooti waan ka shakiyay armaa faal gurey tahay, oo mabadashay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
To; Shantana

Iyaa walaashiis runta waa laga xanaaqaa meeshaan ee iska jir yaa. Aduunka waxaa u daran aa la yiri FAQRI hanti helay iyo nin asalkiisa ka faanay. Cambuulo iyo Bun oo waliba TOOR la socdo waa lagusoo wada koray, runtaa waaye waana loo noqonaa. Aamiin dheh waa duceeynaa wlaashiis.

Aloow Cambuulada noo daa. Aamiin. Faataxada noo mara.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhalfo

Unrecorded Date
Ciyaartu waa gebo-gebo daawadayaal CiiseRooti ayaa
wata kubadda She baa ku soo baxday shafto ey la
jiifsatay geed-jini ey shaftay CiiseRooti baa
kubadda la fakaday..ababaay ababaay ban-basleyduu ka gamay birtay uga dhacday
....Mar labaad buu isku deyey ashidenti!.. meel cidla ah ayuu darbeeyay buumadaa ka tariiqmatay...
She aa banooniga soo qaadatay CiiseRooti aa soo
raacay dhulkaa lagu ged-gediyey sidii Kuuleey Cali
Banjar..... CiiseRooti-0 She-0 (90 Daqiiqo)

*****************************************************Walimo sidii loo babac dhabay lee........

Yam-yamta waan baranee ......Idinku maad barataan
Hadeydaan baranin .......Aqalka maad ikaga baxdaan


Dhafo........Ciyaari waa geli dambe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xumoow

Unrecorded Date
To: ciise rooti
walaahi beena maaha hada ka hor anoo cambuuladaan aa ceeyneeysid ka dhargi aa naag aa isku cid tihiin aan ku fariisti saaxiiboow yaan sheeko kugu daaline markaan cubeedka aan galiyi aan waxaan dhahi magaceeyga waxaa waaye XUMOOW ee ku dhawaaq xarafka ugu danbeeyana i maqashii "W" ka waran naagtii hadii magaceeygii ee dhihi weeysi anoo xarafkii "W" aan ka maqlin leen ka dhameeysti
marka saaxiiboow cambuulo ha ceeynin naagtaasbo waxaas eey ku dhigti
amaa wax isku aheeydeen sababtoo ah hadalkaaga oo kale eey laheeyd

wlaale waa cdhiidhi ee bes iga dheh!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.