This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date waxaan idin weydiinayaa hadii aad igu dhaantaan in aad ii sheegtaan. sidii lagu yeelan lahaa "LACAG" mahadsanidiin.....
| |
Unrecorded Date guri furo, horay gadaal horay gadaal horay gadaal gadaal horay gadaal horay gadaal horay
| |
Unrecorded Date Mudane money-hunter What kind of lacag bro? Shiling or US dulaar? If US$ here is easy way to get lots of Lacag n trouble,ofcourse they are twins cuz it is "Qori iyo Qaaciis" Go and rob the nearest Bank or 7/11 b4 U know ur ass will be killed so U don't have to worry about money or U will get Rich..............Good luck! Anon LOL @ horey gadal horey gadaal That is good tip if U are gay I blv peace and $$$$$$$$$$ all
| |
Unrecorded Date sadex tagsi gado oo midna wado labana kiree, kadib guri dowladeed dag naagtaada ma qabo dheh, canshuurta lama xareeyo xaaskana waxay guntato looma gado istaraashooyinka waa loogu candho-saabaa. . . . . . wixii kale iigu soo dir flight13@hotmail.com . . . mahadsanid walaal.
| |
Unrecorded Date you want money? print it
| |
Unrecorded Date lacagdon, waa sahlan tahay, lacag agteeyda ay taalaa, haddii rabtid, wanted, she, iyadoo nool, bis kiish buuxo qaado. nabad iyo caano
| |
Unrecorded Date walaalayaal waxaa doqonimo ah in eydaan ii qaadan nin ey dhab ka tahay waxa uu leeyahay. waxaan idin weydiistay sidii lagu yeelan lahaa lacag hadii aad idu dhaantaaan wixii fikrad ah ii sheega hadii kalena ka daayaa wax yaabaha ceyda iyo jees jeeska kuwiina jees jeesaya ma weydaan heynin wax fikrada mise. ka ilaaliya wixii xun meeshan oo ixtiraama beyjakan waad mahad santihiin.
| |
Unrecorded Date lacagdon, dhab meey kaa tahay? sorry, iska raali ohoow ma ogeen sidaas,
| |
Unrecorded Date hebel, cajabnaa..... wa argagaxnaa .........wa kala cararnaa......you are not only funny, but your ideas are extremely useful to all of us...i think you should start a web-based business since nowadays it's a fast way to the promised land.....and the suggested business website can be realadvice.com .....i will check if the domain is taken....
|