Unrecorded Date WAXAAN IDIIN WEYDIINAYAA HADII AAD IGU DHAANTAAN SIDEE LUGU YEESHAA LACAG. NINKII OO SOOMAALI EE FIKRAD KA HEESTO ARINTAN HA II SOO SHEEGO... WAANA MAHADSANTIHIIN.........
Unrecorded Date lacag raadis badanaa, xaga lacag aa la jiriyoohaa, xaga kaleh lacag aa la raadinoohaa, inta lacag aa la weeydiiyoohaa, lacagtaan hana naga maqnaatee, maa nagala dhaafo, iidoon lacag la heeysanin, aan is gacan saarnay, haddii lacag badan oo badan, oo badan oo sii badan, aan helno maxaa nagala sugaa?