site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gaashaanle Sare Goodiye wuxuu ugalbanayaa geesta Gen.Maxamed Siad iyo Gen.Caydiid

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Gaashaanle Sare Goodiye wuxuu ugalbanayaa geesta Gen.Maxamed Siad iyo Gen.Caydiid
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samowade

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum
Qoraalkii aan soo qoray waa lakala gooyey magaranayo meeshay ciladu ka jirto.
waxaan sheegay in todobada maalmood maalin ka mid ah uu haleeli doono saaxiibadii Maxamed Siyaad iyo caydiid.
Laakiin ilaa hadda taariikhda uu safrayo lama garanayo.
Samowade oo taariikhda ninkaa wax ka garanaya wuxuu leeyahay qofkii ninkaa arkoow gaarsii fariintan:
Sidii gabyaagii yiri nin da' yari dambaabkaa ha galo iyo diradirayntaase................ oo madaxu dayrkaa ku yahay waa digniin dhabahe.
Sidoo loo yiri waxaad baratid waa baaskaa ama waxaad walafto oon wadkaa helin ka waantoobay waa war loo noqon. 'man caasha calaa shay'in maata calayhi' oo ah qofkii wax ku barbaara ama caadaysta waa ku dhintaa.
Marka waxa dhici karta C/hi isagoo Amxaaro hoos taagan ama Qadaafi in tii Allaah u timaado.

Nabadeey

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.