site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

war yaa arkey aqyaartii forumska ayaantaan warkood waa yaraadaye. neefoowkiniini,hebel,xamardaye,geesi,gurey,maanyo,shengaani,mowliidmacaane,mim.dhanka gabdhaha,qumayo,fardowso faradheer,kuuseey,jiijo,she,

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): war yaa arkey aqyaartii forumska ayaantaan warkood waa yaraadaye. neefoowkiniini,hebel,xamardaye,geesi,gurey,maanyo,shengaani,mowliidmacaane,mim.dhanka gabdhaha,qumayo,fardowso faradheer,kuuseey,jiijo,she,
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sexygirl

Unrecorded Date
hey u forget sexygirl

how could u forget the most sexiest girl in earth
and u know what i back in town!!!!!!!!!!!!!!!!!

peace and luv.......................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
qofkaan na raadiyoohaayo yaa waa ye?

dadka aad raadineeyso,
doon aa la gadoontay,
dabaalasho ay ku soo jiraan,
sabar la'aan taan maxay eheed.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
XAAADIR!
Wixii i radinayoow ii baaran!

Woow woow wooow Xamardaye!
Doonta Ciise-Rat ay la qalibmatey iyo qoomkiisa aniga mugoo ma ku jirin...............
peace n <3 all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to wax raadiye

ani migoow waa ikan laakiin hebel iyo neefoow iyo warta oo soo luudaayo meel halkaas waa u jeeday.


<<<<<<<<<<<adios>>>>>>>>>>>>>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
dadka aad raadineyso maxaad u haysaa? ood ka raadsan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Unrecorded Date
hebel zab aa jirta ee soo dhawaw.aroosna waa soo socdaa netka dhexdiisa adaase lagaa rabaa sidii loo qaybin lahaa xalwada.


nabadeeeeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JIIJO

Unrecorded Date
to waxraadiyoow!!!!!!!!11


jiijo jaceel oo jiib kor kafeedan wadato jibo jiiradeeda aay kuu joogtaay..........

MMMMMMMMMMMMmmmmmmmmmmmm..................i was thinking ,anyway who is the person looking for us ,i got Q????for u don't u got name!!!!
are we geeting awords or what????if so i'm firt o.k.
tata mr........ no NAME

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to jiijo jiiseey
ar dadka baacbaacsiga ka daay aan ku dhehe baanboow ku dafyee.

ar mim
sab hadeey jirto xaadir anigoo waliba saligeeyga wato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
JIIJO,
ani waa kuu hiloobay hanuun,intee ka baxday?
meeshi oo la isku riix riixaayay sidiin ugu kala dhunay waa ku waayay,adi kuwaan oo dabaasha aqoonin maxaa doonta kula saaray?nabarkii oo ku soo dabaalsii haayeen Shengaani iyo Hebel gacmaha may kaa soo qabteen?mise movement kaleh ay sameeyeen?laakiin waa kuu dadaaleen,kii oo N.kaniin ahaay waa ka soo tageen aan maqlay,us bad mayaqaano miyaa?

Shengaani & Hebel W/C akhiyaarta.
She,
doontaas kii aa saarnaay,adi see ku raacee,
wadkaa waa taqaanaa,yaas biyo cabsiihaa.
she w/c sis.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo

Unrecorded Date
to xqamardaye

gacalka waxaan u maleenaayaa
inaad qolkeeyga iloobtay irada labaad waaye kubeeybo................MMMMmmmmmmmmmm.......
gabay goo kuu haayo waxaan ka baqaa shan bilood inaad cuto diido wadaayoow.....ee mininkeey kubeey kubeey

shangaani
warla uumbo uumbeeyo waykacaa karoonee
xaad ugu maagtay soo sheegbooooooooooooo
tata pplleee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
JIIJO,.........lol

iid ma idaba joogtay?mise qalbigeeyna aa isku yaalo daqiiqo aaba noo dhaxeeysay?ciil badanaa?
mar kaas oo kaleh sidii geed baxay oo dheeraaday horteed la i joojiyo JIIJO eey ku fiicneed,ani markoo dabaal aan ahay iid waaba ii sheegtay albaalkaan kugu dhagan soo gal ay i itiri,meeshaan maxaan ka sameeynaa?maba iga fogee,
shaleeyso,dhexda dhuuqso,hada lee waayee fakataa kamaa fatuura dheh.

nabad iyo caano

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LOOKIN4KUSEEY

Unrecorded Date
ala waa run ayaa-mahaan ma arag kuseey iyo geesi Xagee ka dheceen labadaas see iskugu fiican yahiin
kuseey waa laguu xiisay sister Xagee ka dhacday qoftii dhibka badneed.KUSEEY KUUSEEY KUUSEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo

Unrecorded Date
TO xamardaYE looooooooollllllllll....


makudabo joogaa mise qoorta aad iigu jirtaabo
mashaqo mashaqo jiijo aa soo qoreeso
xamardaye soo celihaayo iidoo duuduuban
adi wadaayoow caanahaan kcc ama uht la dhaho waligaa macabtay waayo energy aabo kuu goobtay
markasta 5 minit aa noo dhexeeyo
funny huh lol................walaahi ma kala yareesano waayo ani canbuulo galeey aa la igu soo koriyey lol......xoogeeyga kalix key bourdka labo ilkood aa kafiniintay saan u dhahaayay xamardaye yuusan kaa soo hormarin jawaabtiisa lol........... cambuulo galey aambo lol..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
sabta girginity-ga JiiJo maa loo qalaa?
.
.
.
girginkii lagu waaree ubad kheyr qaba dhalo alaha ka dhigo.
.
.
girginkii macaanee haraad ku seexan alaha ka dhigo.
.
.
girginkii khada cas lahayn ee daroora alaha ka dhigo.
.
.
girginkii canbarkiisu dhalaalee udgoon alaha ka dhigo.
.
.
girinkii subkesytee subag dareeraa alaha ka dhigo.
.
.
kheyr baan u rajeeyey sabtana qalbi furan baan ku gadoomay.
.
.
hilibkana geel iyo adhi kuu yahay halay ssoo sheego.
.
.
wa bilaahi towfiiq...anigiyo towfiiq ayaa isasoo raaci doona.
.
.
I don't know who towfiiq is but he sounds like a nice guy.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Unrecorded Date
ar hebel weli malaga uuminin miyaa canbar arrintaas sheekh shangaani aa ka mas,uul ah.
shangaani adi haddii zab la sheego tusbaxaada saligaada saalimowgaada tuti diyaar miyaa adi leeba war heysid.
jiijo xamardaye ma ila aragtey waxa anergy ah ee ku jira lakin adi xataa ma yaraysatid waa bareejeen rabtaa ha la arko kii soo baxo isreeb-reebka ani arbito aa ahay.


nabadeeeeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
testin does this work??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo

Unrecorded Date
to mim

cambuulo galeey lol...................
.......... cambuulo galeeyn lol..................
adi waligaa ma cuntay oo macsaro leh ama saliid cadeey bun iyo gaxwo daango.................. dheh .......oooohh,,,,,,,,,,,,,MMMMMMMmmmmmmmmm
yummyy.........
saas add tamar la,aan u tahay lol....parke qol kub kubeeskaaga waa yaryahay lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Tijaabo 123 koow koow laba koow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,Waar waa ayo Ninkan dadka baafinhaya!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Thursday, June 15, 2000 - 11:57 pm
Present!
sorry qofkaa i daydayayoow,i'm late because i've to take my mom to school.

dhalinyaro ma wada nooshihiin? alaa wakhti horaa iskugu keen dambaysaye waynu wada joognaaye.

peace and luv.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.