site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

I caawiya dad yahao waxaan jecelahay my cousin.

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): I caawiya dad yahao waxaan jecelahay my cousin.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

quruxlee maxaa ku dhacay

Unrecorded Date
waxaan jecelahay wiil aan isla soo kornay
waxaan isku nahay ilmo abti aniga waan jecelahay
lakiin asaga ma oga waxaan sameeyo karan maayo
waayo waxaan maqlay in uu gursandoono mar after one year. wiilka iyo aniga waan isku fiican nahay
aad iyo aad dhor biloodana waan reject kareeye
aniga maan isku rabo lakiina waxaan rabaa in uu gursado qofkale .lakiin waxaan ayaan dhawr maqlay in uu qursandoono gabar aan waxa isku nahay sida asaga oo kale .gabadh waxaa dhashay hawar yarteey asagana waxaa dhalay abti keey markaa
aniga waan xanaaqay markii aan maqlay
waayo aniga naag kale waan u oglahay lakiin gabardhaas waan ka diiday.
gabadhana waxay joogdaa waddan kale markii u u tagay waye is jecelaadee ilaa iyo haddana
sheego ayaa usocoda waxaan karay her aaan Aakhriyo privedekooda iyo warqadda ay u soo dirto
willka anangu waliyee nala daganaa ilaa iyo haddaba lakiin ma ogan in aan jecelahay asagan
lakiin asaga Aad iyo aad a yuu i jecelyahay anaa ku xumeey.
markaa waan ka xanaaqay asaga iyo gabadhaba
waxaan sameeyo karan maayo .
inkastoo aan anigaba aan jecelahay wiil kale aan gursantoo ayaan dhawr lakiin labo ayaan jecelahay
waxaan sa meeyo ma karanmaayo.
lakiin wiilka aan gursandoono uu nacbyahay
aduu maqlo uu dilayaa .
wiilka aan ilmo abti nahay naag buu soo gursaday haddana wiil beey u leetahay naagtaas na u furay
sawabado oo aydahayna aniga oo keed buu u furay
jeceel uu ii qabay. haddana wuxuu u kacay gabadh aan isku nahay ilmo abti.
maxaa samyeeyaa miyaan u sheegaa in aan jecelahay
sa ma waan isku dhaafaa lakiin l can't face them
as they will be husband and wife ? l won't let them l have to do something to make them a part
or should l leave him alone .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Biibto

Unrecorded Date
To quruxlee maxaa ku dhacay
Walalaaley kuma fahmin wax yaabo badan ayaad isku qasesaa ee si wanaagsan u fasir waxa aad leydahay. mar waxaad leydahay "waxaan jecelahay wiil aan isla soo kornay waxaan isku nahay ilmo abti" marna waxaad leydahay "aniga maan isku rabo lakiina waxaan rabaa in uu gursado qofkale" ku fahmi wayee maxaad leydahay walaaley.

way cadahay in aad wax yaabo badan isku qasesidee. mida kale waxey ila egtahay in aad adigaba yareysan oo dadkale wadid midna aad jeceshahay lakinse aadan rabin in uu gabadha walashaa (ilmo abtiga tihiin) uusan gursan. hadii aad doneysid in lagu cawiyo si wanaagsan no gu fasir hadi kale i can't help u.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
quruxlee:

Karamaye,wiil kale jacayl,gursantoo,isaga ma oga.
waan isku fiican nahay,lakiina,hawar, waan xanaaqay,oglahay ,gabardhaas,sheego,karay,nacbyahay,leetahay,
intaas oo dhan isku soo xir xir,waxaan ka gartay oo aan ku leeyahay wiilka u daa dooqiisa.
tan kaleh wiilka intaas ayuu agtaada joogay jacayl iyo neceeb neh midna tusin kari weeyday,ha raaxeesto oo tan uu doonayo ha guursado ee iska daa,uguna hambalyeey,maadaa sameestay wiilka?

inta sare oo aan qoray maxay ahaayeen?
aniguba garan waayay.

nabad iyo taano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MN man

Unrecorded Date
Quruxleey

Way fiicantahay saas if u keeping in tha Family.
Advisekaygu wuxuu yahay inaad u sheeqto Asaga then Aabahaa Ama Walaakaa say kuugu guriyaan yarka. Like Arrenge Marrige.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ubax

Unrecorded Date
quruxlee maskaxda aa ku xanuunaysaa walaahi see u guursanee your own cousin for gods sake girlie?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAHJA

Unrecorded Date
TO; XAMARDAYE
WALAL ANI ADIKA KULA YAABEY MARKASTA SHAQO BAA RADSA ISKUUL NOOGA FUR SOMALINET KOOBAX BAANAHAYO ADIGAN KU SUGEYNAA MACALI KALE MASHAN MA JOOGAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Michigan

Unrecorded Date
2 cuz in love..uf uf uf uf uf uf uf uf uf uf uf
dat is discusting.....he is your brother girl.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
BAHJA,

Waxaan aad soo qortay Macallin ma ahaneh qof kaleh oo fahmi karto ayaa is ka yar,Macalin adiga waan kuu noqonaa,laakiin idinka maya.
wixi waqtigaan laga bilaabo kursi,qalin,buug,iyo dhar asturan oo aad soo xirato la kaalay,iskuulki waan kuu furay,isagoo noocyo badan ee soo apply waxa aad dooneeysid,shaqo la'aan ayaaba i heeysay shaqo ii yeel,armaad ila yaabi hadda?!!!!!!!!!.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Unrecorded Date
No mich is her cousin not her brother. And is okay to go for your cousin when you are desparate.. So go for it girl.


peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CADE

Unrecorded Date
QURUXLEY SALAAN KADIB,WALAASHIIS HANOQON XAASIDKII JACAYLKA WALAALKAANA HAKA JEJEBININ ,SAA GO,AANBUU QAATAYE ADIGANA WAAD ISKA HELI MACALINKALE OO KA WANAAGSAN ,MR XAMARDAYE.FOR SURE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Michigan

Unrecorded Date
Cade sxb af soomaali maa ku hadashay or Marsian.....&()%#(#%&.


cuz...bro....what da heck is da difference.....it is still..uf uf uf uf uf uf uf uf n' mor uf.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
i enjoy reading jokes like this quruxley could u write some more please?....................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yuusufcaato

Thursday, June 15, 2000 - 09:11 am
quruxleey.
walaal cilladbaa ku haysata sida aan ka fahmay qoraalkaaga .
1. waxaa ku haysatta lafta jecli ludda jecli cillad la yiraah , oo damac badninidu assal u tahay.
2. waxaa kaa muuqatta inaadan go'aan lahayn iyo adkaysi ama dhiirranaan .
3. massayr aad qof kasta ka qabto ayaa ku heysta , kaas u gaarsiiyay inaad qoys is qaba kala geeyso .
4. da'yari iyo khibrad la'aanna way kaa muuqattaa .
talo ahaan waxaan ku leeyahay .
1. iska illoow wiilkaas iyo danihiisa , waad diidday , hana ka qassin qorshihiisa , ha guursado gabadha uu doonayo , maadaama aad diiday markii hore sidaa ku illoow .
2. ballanta aad kula jirto wiilka danbe haka bixin , nabsi iyo cuqubana ha galin , wuxuu ilaahay kuu qoray gaffi meysid ee alla ku kalsoonoow .
nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, June 16, 2000 - 12:51 pm
How come skinny people almost always have a good point??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, June 16, 2000 - 08:15 pm
Cause they're not busy scratching them freaking selves.
.
.
.
C?
.
.
.
Hope u do.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, June 27, 2000 - 02:46 pm
by jirka burur
to Quruxlay

mucjisa dheh waxaan layaabay dadku kala dooq badanaa walaalay ani ahan wiil abtigay dhalay hun guri igama galin balse kula yaabi maayo maxaa yeelay bini aadan ayaad tahay iga hano taladaan haday dhab kaatahay
1 marka hore wixii dan taada ma ogid maxaa yeelay wiilka haduu ku rabay markii hore maxaa udiiday hadii nabsi ku qabtay macaanay waa arin kale
2/ midakale waxaad moodaa wiilka gurigiisa kuu dumiyay aqli la aan ka tan badisay ama jacaylka aad lafahmi wayday awgii ayaa haystay
3/saaxiibay caloosha xiro kuna dheh adaan kuu dhimanaa ama dee caloolyawga iska dhaaf aad markaad naag maqasho ku shidaya waamaxay gabar habar yartay dhashay baan kamaseeray adigaba waad is kurabtaa inankee naa dee ama ku dhac ama kabuldheh hakaa hagaagee hadii kale walee dad kuu kuunici waa iga intaa anigu dee saa doonto yeel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoghayaha cilmiga jaceylka

Wednesday, July 05, 2000 - 04:02 am
Quruxleey

Quruxdaada iyo hadalka aad kula hadleysid jacelykaaga hore isma lahayn. Halyey adkeysi badan hadaad tahay waa in aad soo aragtay dhib ama dhibaato hore. waxaan halkaa uga jeedaa in aad waligaa guuleysan jirtay oo aadan waligaa wax dhumin ayna kula soo gudboonaatey markii uu flatmate kaagii guurayo.

Ina abtigaa wuxuu ku siin jiray wax kasta oo uu ka maqan yahay is falgal lab iyo dhadig. hada ina haberyartaa wixii oo dhan ayey isugu dartay. hada waxaad noqotay cadowgii labadooda. waana daahday in aad sameysid saaxiib kuu badala ina-abtigaa.

Marka waxaa iga talo adiga iyo kuwa da,daada ah.

Waxaan tusaale idinka siinayaa waxa uu waalidku ugu dadaalo in uu caruurtiisa uu ugu daro qof uu u doorey.

Qofku marka uu yaryahay waxaa ku abuurma naceyb aan ka go,in. Taas waxaa tusaale ah "wax walba oo ay rabaan weydiidaan marka hore, Waxa ay rabaan in ay waxa ayaku ay diidi karaan laakiin waxaas aysan marnaba ay diidi karin si ay u helaan controll buuxa" Tan waxey ku dhacday quruxley oo kaliya ma ahan-

Waxaa jirta in ay dhalinyaro badan aysan la nooleyn waalidkood ama aysan wax u sheegan karin.
Isku day in aad sameysatid ugu yaraan labo ama sadex advicer oo aan oqoon qofka aan xiriirka la leedahay, kadibna qaado qofka taladiisa ay ugu fiican tahay oo aan dhib kuu keeneyn.

Waxa uu xirriirka ka gabdhaha iyo willasha yar yar uga burburaa waxey sameystaan afer ama shen jacely , markaasay waxey u dhaqmaan mid haduu tago midka kale ayaad heli. xaqiiqdii waxaa dhacda in shantuba la waayo. " Waxaa kaaga haboon hadii aad yartahay in aad sameysatid shan advicer iyo hal jeceyl waxaana dhici karta in aad upper-hand yeelatid oo aad dominategaresid xiriirka oo aad controshid xiriirka call on/off.

Hada iska ilow ina-abtigaa oo xirriir cusub sameyso iyo spin doctors.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cade

Wednesday, July 05, 2000 - 07:33 am
yo.... leave my name along.....i'm talking to the guy calling himself cade.. that is mine dude..find another name right!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cade

Wednesday, July 05, 2000 - 07:37 am
hoghaya climiga jeceylka


save your breathe brother...we ain't listening

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahad

Wednesday, July 05, 2000 - 09:55 am
disgusting

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, July 05, 2000 - 06:52 pm
or eat nacnac kuleel first.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Michigan

Thursday, July 06, 2000 - 04:04 pm
but remember to brush ur teath first....nac nac kuleel kili wax ma taraayo........kabiish!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, July 14, 2000 - 08:04 am
TO: QURUXLEY ISKU SHEEGE WAAN OGNAHAY INAAD NINTAHAY SO PLEASE HA IS DALIN HANA ISWAREERIN MARKAAD WAX SOO QORAYSID WAXAAD SOO QORTAA WAX AAN AQRISANKARNO, OO MICNALEH OK CIAO NIGGA AND PLEASE LUQADA HANOOGA CIYAARIN EELAAY FOOQAL EELAAY

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.