site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HA IS RAACDO DIIDAYE HAKA YEELIN JABUUTAAY!!!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): HA IS RAACDO DIIDAYE HAKA YEELIN JABUUTAAY!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum
Waxaan nafteeyda iyo naftiinaba soomaaliyeey urajeeynaa in aan ku kal soonaano nafteena oon dalkeena,iyo dadkeena hormarino.

Ma min dayahaan qarsanaayoo qurun kii qod qodnaa
Ma qabiilaan huwanaayoo qarankeeynu qubnaa
Ma ilaah baan caasinaayoo gal cadbaan aaminaa
Ma ubadkeenaan qalanaayoo hilibkoodeeynu cunaa
Ma nasabkeenaa xaqiraayoo yuhuud baan sheeganaa
Ma dumarkeenaa hoojinaayoo wiilashoodaynu kaleeynaa
Ma badeenaan dayacnaayoo sunta gaalkaan kushubnaa
Ma awoow yaalkeen halgankoodaan xaqiraayoo xoriyadii luminaa
Ma dalkeenaan iibsanaayoo dibadahaan uqaxnaa
Ma qoxooteeynu danta moodnaayoo hadba meel isku qaadnaa
Ma diinteenaan kaba boodnoo darxumaan u dhamaanaa
Ma ciil un beeynu qabanaayoo calaamkaan udanbeeynaa
Ma cidkalaa noo imaanoo dalkeeneey noo dhisaan
Ma caruurteenaan ciilbadnaayoo oo facoodaynu kareebnaa
Ma duqeeydeeynu iska leeynoo hidaheenaan tirtiraa
Ma galka eeygaan danteen moodnoo shilimaan baa laynagu iibsan
Ma dagaal beeynu utaagnaanoo dadkeenaan iska leeynaa
Ma qolo qolo yeenu ahaanoo shesheeyaa inakala qaadan
Ma damiir baynaan laheeynoo dalkenaan beecinaa
war ina geelaa is xilqaamee ma aduunbaa kudaneeyn
ma ragaan toota aqoon baa ninkeelee toosiyaaaaaaaa
warhooy midnibaa larabaayee midigtaa isqabsadaaaay

waa kumahad santahay akhriskaaga waakabaxay.


http://www.hiiraan.com/Carte_jabuuti/images/Carte1_jpg.jpg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
gurey1,

shax shax shax shax shax shax.

waad ku mahad san tahay sawirka.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
gurey1,

waaba hilmaami in aan ku weeydiiyo,
calamada qorax da maa la iskaga dhigaayay?
yaa waayi neh kuwa oo hoos joogay?
ha ila yaabin,
wijigood waa igu yaalaa,
haddaneh ma xasuusti.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaMe

Unrecorded Date
Gurey

sxb horta salaamad, salaan ka dib aad baad u qiiraysantahay, yacnii jibo wadaninimo.

Laakiinse gabaygu wuxuu ahaa sidan:

Ha is dayso diidee ha is daaqdee daa.

hanooga dhigin cowsle la muuseeyey.
http://www.mowlid.somali-pure.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum
to:mOwLiD-mAcAaMe.

sxb ninka sidaad sheegtay yiri (Ha is dayso diidee ha is daaqdee daa.) waxa uu ahaa nin ka rajo xun nabada soomaaliyeed markaa anigu waan ka fikir duwanahay ninkaasoo rajada ale lagama quusto.waxana gubabinayaa jabuuti oo inoo fidisay gogol soomaali ay arinteeda kaga wada xaajooto.markaa waxaan leeyahay xataa haday heshiin waayaaan lasocda nin waalaan walaal kiibaa qabsada oo xirxirta.hadaba halku dhagaa ah HAYSRAACDO DIIDAYEE HAKA YEELIN JABUUTAAY macnaha muruq,maskax,iyo maalba kubaxsha gogosha maanta dib uheshii siinta soomaaliyeed.inta jecel aayaha iyo nabada soomaaliyeedna waa soo duceeynayaan in ilaah walaalaha dareensiiyo dantooda,si caruurtooda ay ula mid noqdaan caruuraha aduunyada ileen hada lamid maha asaagood oo waaka hooseeyaane,inagaana sabab u ah.waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum


to:xamardaye

sxb calamada ka bilig leeynaya qorax kasoobaxa geeska africa gaar ahaan duleedka magalada ARTA ee walaalaha jabuuti waa labo calan oo ay usoo dhinteen malaayiin halyeey oo ay ka xoreeyeen kuwa kunool dhiiga dadka,ee isu yaqaan cadaan sareeya adamaha intiisa kalana u yaqaan adoon ay leeyihiin.noocaan oo leh timo cadaan xigeen ah iyo indho biliil ah.hadaba hada jabuuti waa u aayeen mirihii halgan kii awoow yaashood soogaleen,laakiin cawaale oo xidig tiisii cadeed dhexda kuleh waa ladaya coo xoriyadii awoowyaasheen waa kharibnoo dib baan mustaqbalkii ubadkeena u baabi inay oo wataa xoriyadii ladayacay oo arimaheenii ka dhamaan la yihiin clinton baa raacsan!!!!.waa kabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe, sxb, Gurey horta way fiicantahay inaanad sidayda rajo dhigin oo aad ahaatid qof mar walba rajo qaba, waxaanse umalanayaa adiga malaha mar hore ayaa kuugu danbeysey wadankii anigu sanadkii hore ayaan yarehe gaadhay waxaana soo arkay in meeshaas hadii Towraad Furqaan iyo Injiin lagu akhriyo aanay maraba toobadda ku soo noqonayn, tusaale ahaan waxaan tegey magaalo kamida magaalooyinka wadanka ugu waa weyn, maalin jimce ah masaajidka oo meel lagu kala tukado ayaaba iska yarayd waxay ila ahayd malaha magaalada cidiba kama maqna, qudbadii markay dhexda maraysey ayaa waxaa masaajidkii soo galay nin xamaysan dadkana soo jiidhaya oo dhididka ka dhacaya aad yaabeysid, ninkii oo dhexda weli maraya oo dadka ka soo dul talaabsanaya ayuu Imaamkii masaajidku intuu microphonkii ku hadlay yidhi yaa akhwaan ninkaasi aniguu igu soo socdaa lacag buuna igu leeyahay ee hadii alahiin alle yahay iga bixiya, dadkii oo dhan baa sare kacay oo ninkii intay qabteen go' dhulka dhigay oo lacag ka buux shey go'a markaad eegtid lacagta lagu guray waxay ahayd doolar,lacagaha carabta, iyo soomali, aad iyo aadna way u badnayd, calaa kuluxaal markii aanu gurigii kusoo noqonay si'aanu u qadayno ayaa dhalinyaradii ila socotay ii sheegeen in wixii masaajidka ka dhacay ahaayeen film la soo dhisay si lacag lagu helo, markaasaan quustay meesha iimaamkii xitaa filin dhigayo

Unrecorded Date
.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum
imaam moryaan ah!!!!!!

to: mOwLiD-mAcAaNe

sxb horta waa runtaa yoo ayaan waan soo moogahay wadankii,balse war iguma seegana oo soomaaliya waxay noqotay wixii xunba xaawaaleh.oo habar walbaa kafaaloota.mida kale waxaad aragtay wax kaa yaabiya waayo dadka soomaaliyeed,arima diinta kuma indho adeeygaan ineey caasiyaan si cad.imaam biilka kusaxaya deen ha la ii qabsado ayana baab waaye.laakiin walaaloow waxaad iloowday ineey jiraan siduu nabigu sheegay ilaahna noo cadeeyay kuwo gar dheer oo quraanka akhrinaayo oo imaam ah diintana fasira oo ehlu cilmi ah hadana cadaabta gali doonaa.sababtoo ah dadka wax fiican buu fari jiray asagu waxani qalbiga kama aheen ee arimo bisnisbay ka aheed.ilaah madaalacdo muuqaalkeena,gararkeena,cumaamadaheena,qabiilkeena,madoow geena,cadaankeena,maalkeena,wiilasheena,gabdhaheena,guryaheena,baabuurteena,ee waxa uu daalacdaa qalbigeena iyo qushuuceena ilaahdartii cabsida ku jirta.qalbigeena yuu ilaah eegaa asagaana og kan daacada ah iyo kan istuska wata.markaa imaamkaaan baashaalaaaya halayaabin horaa laynoogu sheegee.waakabaxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Mhadsanid gurry1 gabayadan wanaagsan, iyo tusaaloyinka fiican, waar waa runtaa ee waad na qancisey, sheekadii imaamka imaanka Allah ka qaadey,khiyaamooyinkiisi iyo sida uu wadankii uga qalbi jabey mawaxid.
wadankeeni wax ku dhacay waa nasiib darro, inagaana sabab u ah,laakinse waa inaan laga quusan.
walaalo, waxaan kuu sheegaya ninmankan reer jabouti,waxba ingumey khasaareyn lacah ahaan iyou maskax ahaan.
lacagtan aad sheegtey isagu ma bixine walaalaheen carbeed(Saudi Arebia IWM)ayaa berigu uu ku wreegey Madaxwenahoogu, uu lacag ku dooney Soomaalan heshiisiinaya ee lacag keena.
UN iyo IGAD wax bey bixisey aadu badan.
Ma ogtahay inanu Geele shaqaalihiisa aanu musha harro siinin muddo ah 3 bilood ( intaanu shirka abaabulin.)shaki baana ku jira iny doonayaan heshiskeena.( dib u raaca Taariikhda sidey innola macaamili jirreen )wadankoodu waa Qaali inteynu wareersan nahay(Indhaha addun weynaha).
beregii qaxootigii intey dadkeeni laayeen(Jeelel ku buuxshey aan daaqaddo lahey,ku wada naf go'een)
ta 2aad wadankiisa yaa leh, yaa xornimadda siiyey, yaa ku dhinntey, hadey ina jecel yihiin miyey in diidi lahaayen 1976.
misna Amhaar uu ii bassai lahaa 1977.
weli inagaa isku jeednee wadanka weynu qabsam laheen.
nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum

to: walaal aan la aqoonin sida uu isku magacaabay ba(Anonymous).

waxaan filayaa in aad eedeeyneeyso jabuuti adoo tix raacaya eedo ama ceebo ay leeyihiin.kuma dii dani laakiin waxaad ka hadleeyso waxaa layiraahdaa xirgif hoosaad walaalo utaal,ama kadhaxeeysa.hadaba ma oron karo jabuuti daacad maha ee way na iibsaneeysaa!!!! waayo ninka ay kaa ibsan bilaash buu kugu heli karaa ee jabuuti kuuugu soo gaban mahayo,kamana dhaa dhicin karaan soomaali baanu heshiisiinee soo bood kuus lacag ah.markaa haka shakin walaalaheen ee gogasha leeynoo fidiyay aan kafaa iidaysanoo garano danteena.hadii soomaali dawlad noqoto danbaa uugu jirta jabuuti hadii aysaan ahaatana khasaare ayaa uugu jira.midna ogoow hadii jabuuti dan wadato,aduun waynihii kale iyo reer galbeed dan wataan,aaway inaga danteenii???? waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaMe

Unrecorded Date
Gurey 1
Aad iyo aad baad Gurey 1 u mahad sanatahay walaal waana runtaaye waa in loo diyaar garooba in wax kasta oo kaa yaabinka karaa kugu iman karaan ilaahayna xigmad uga dan leeyahay, allah ha inoo sahlo AAMIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
to gurrey1
Mahadsanid, ilaaahey ha inoo sahlo.

bal aynu firino nimankanu halka ay in gaadhsiiyan.


Nabadeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To Gurrey1..
Waxaan kaa ilaawey inan maqaalkan kuu soo doro...

nabadeey...

From the La Liberte (No. 36 - 27 May to 2 June 2000)

The Djiboutian Army Has Decided to Strike and Threatens Not to Parade on
27 June.

L'Armée aurait décidé se mettre en grève et menace de ne pas défiler le
27
juin

Les militaires en ont assez de ne pas être payés. Comme les autres
fonctionnaires, ils n'ont rien reçu depuis le 1er janvier. Un mouvement
de
fronde et de refus s'est installé dans les casernes et les militaires
menacent de ne pas défiler le 27 juin, s'ils ne reçoivent pas tous les
salaires qui leur sont dus.

The Military are fed up with being not paid. Like the other government
employees, they have not received anything since the 1st of January. A
feeling of dejection and frustration is running in the barracks and the
soldiers are threatening not to parade on the 27th of June, if they do
not
receive the salaries which are owed to them.

De plus, d'après certaines informations, l'Armée aurait déjà refusé
d'assurer la sécurité des participants à la Conférence d'Arta.

Moreover, according to some reports, the Army has refused to insure the
security of the participants of the Arta Conference.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
From the La Liberte (No. 36 - 27 May to 2 June 2000)

[Mr. Guelleh participates in a conference of donors organised in the
most
secret way in Kuweit]

M. GUELLEH participerait à une conférence des donateurs organisée dans
la
plus grande discrétion au KOWEÏT

[Mr. Guelleh is at the end of the road. The Djiboutian state is
bankrupt.
It does not pay its service providers and especially it does not pay its
civil servants, not even its military, which have treated favorably that
is
until now ... and for a reason, it defends the dictatorial regime.]

M. Guelleh est aux abois. L'État djiboutien est en faillite. Il ne paye
plus ses fournisseurs et surtout il ne paye plus ses fonctionnaires, ni
même ses militaires, qui avaient été favorisés jusqu'à maintenant ... et
pour cause, ils défendent le régime dictatorial.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
La Liberte no. 35 - 20 to 26 May (An

internet-based journal, the only
Djiboutian independent paper)


[The participants of the Somalia reconciliation conference ask Mr.
Guelleh for an audit of the international assistance intended for the
conference!!!]

Les participants à la Conférence de Réconciliation demandent des comptes
à M. GUELLEH !!!

Les participants réunis à ARTA pour la Conférence de Réconciliation
demandent des comptes à M. GUELLEH sur l'utilisation des fonds
considérables qu'il a reçus pour la Somalie. M. Guelleh se serait
vraiment 'fâché' : il ne supporte pas qu'on lui demande des comptes ...

[The participants of the Somalia Reconciliation conference at Arta have
asked for an audit of the considerable funds collected for the use of
the conference from Mr. Guelleh. But Mr. Guelleh reportedly exploded in
anger : he does not tolerate that someone would ask him an audit of his
doings ...]

La gestion des fonds destinés à la Conférence se fait dans l'opacité la
plus totale. Les commandes de fournitures et d'approvisionnement se
traitent de gré à gré, sans le moindre contrôle et seuls les commerçants
proches du régime (ardents supporters et pourvoyeurs de fonds) reçoivent
la manne...


[The administration of the funds destined for the Conference is done
through a total obscurity. The provision of services and supplies is
done in a hapzard way, without the least amount of control, and only
those merchants close to the regime (ardent supporters and providers of
funds) profit from the manna..]

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.