site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAXAA KA OGTAHAY DHIBKA LAGU HAYO WALAALAHAAGA SOMALI GALBEED /OGADEN

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): MAXAA KA OGTAHAY DHIBKA LAGU HAYO WALAALAHAAGA SOMALI GALBEED /OGADEN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALASOOW

Unrecorded Date
waan idin salaamay

waxaana doonayaa inaad iiga warantaan waxa aad ka ogtihiin wax ay ku suganyihiin waalaheena somaaliyeed ee ku hoos jira gacanta gumaysiga madoow ee xabishida sababta aan suaashan idiin waydiina waxa ay tahay anigoo jecel inaan wax badan ka ogaado xaalkooda sifiicna uga warqabin intii muda ah iyo iyadoon filayo inay tahay mowduuc la iska waraysan karo caytana aanu ka imaan karin sidaacad ah brs and siss iiga warama waxaad ka ogtihiin

warbixin fiican ayaan idinka rajaynayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
CALASOOW,

dadkaasi nolol maalmeedka:
Roob la'aan.
Abaar.
Gaajo.

Nolosha guud,

Amxaaro ayeey hoos yimaadaan,gacantana ugu jiraan.

waana dad walaalaheen ah oo dhiban.


nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

afrah

Unrecorded Date
magaca ogadeeniya waa laga tagay, somalida gibilka 5--d waaye, mida kale waxaa la xaqiijiyay in qabiilka ogadeenka halkaas looga badan yahay, somalida kale sida isaaqa, hawiyaha iwm.
somalida waa isugu dhacday ,abaartan ilaahey keenay mahinee nabad iyodhaqaale waa qabaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Ama waad qayilsantahay ama sarqaansantahay, labadaa waa mid. (Afrah)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaMe

Unrecorded Date
waxba walaal uma qaban karee ala ha soo uririyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhangadeeye

Unrecorded Date
nacas buunsha leef ah (afrah) fikrad isma waydaarsanno. mar dambana hadalladaas oo kale halkan ha la iman, haddii kale waan ku dhangadayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL BAAREEY

Unrecorded Date
SALAAN DHAMAAN (AAN KA AHAYN (AFRAX))


TO: CALASOW waad ku mahadsan tahay su'aashada qiimaha badan iyo kawarqabida walaalada dhiban ee OGADENIA/ ama S/GALBEED

Hadaan dhulkaas kaaga waramo waxaa Alla ku imtixaanay wax somalida Alle ka bixiyey oo ah gumaysi aad u qallafsan waxaa intaa u dheer muwaafaqa daro dhexdooda ah iyo abaaro ku habsaday waxaa intaa dheer kuwo aan dagalkana (waa jihaadkee) aan ka qayb qaadan afkana ka aamusin sida kan hada meesha ka nac naclayn haya oo kale kuwaasoo kasoo jeeda gobolada somalida ee xorta ah qaarkoodna Tigreegay u khaadimaan

Waxaana larajayn in ay xoroobi doonaan mar dhow inshaa Allaah

NABAD IYO CAANO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

afrah

Wednesday, June 14, 2000 - 10:54 pm
maxaad saan igu galeysaan reer bagamuundo, oo forumska shaqo kadhigtay, runta ma jeclidiin,
war somaliya tabar uladahay maxaa somali galbeed
oo calan leh ka rabtaa hadii fikradeyda la yeelayo
ka soo bilaw hobyo ilaa kismaayo waxaan ku dari lahaa zanzibaar. xamaasad qabiil doon waa dhamaatay gobalkaas waa itoobiya mar danbe dagaal
ma ka dhacayo,ma waxaad rabtaan in nnola galo sida eratereeya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEENI

Thursday, June 15, 2000 - 03:55 am
walaal waad mahadsantahay su,aasha qiimaha leh meesha horta waa wadan lagumaysto xasuuso waxaana gumaysta mid madoow oo isaguba baahan nololna adiga kaaraadinaya,dadka waala iska laayaa gabdhaha waa la,iska wasaa inta laiska xiro.dadku wax mabartaan marwalba waa laisku diraa inta laqaybiyo. dadkana itoobiyaanimada ayaa lagu qasbaa,tusaale dagaalad kadhexeeya erateriya iyo itoobiya s\ogaadeniya way kaqayqaataa iyagoo lasoo qasbay oogeela lajooga waxaana loo adeegsadaa laba qolo. 1.maamulka kililka.2.soomaalida xorta iskusheegaysa. kuwaasina koobshaa ah ayaa soomaalida aad raadinayso kala qiimo badan.by A\JEENI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ogaden

Tuesday, June 27, 2000 - 02:41 pm
Ogaden are nation they are not tribe as many people think we are not like those tribes in somalia we are Ogaden nation our people lives from Dire dawa Ethiopia across southern somali to place calles lamo in kenya we are about 11 million people if the british empire did not come to Africa today our place should be from Addis Ababa to Cape town in south africa.Ogaden nation was very powerful that is why it was divided to three parts because Ogaden nation fighted with all colonial powers in africa and defeated most powerful country at that time the british empire.
we are Ogaden we all Mad Mulla"s

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jama

Wednesday, June 28, 2000 - 09:20 am
Ogaden,

Dream on sucker,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jama

Wednesday, June 28, 2000 - 09:23 am
Ogaden,

Dream on sucker,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

murqo-guduud

Wednesday, June 28, 2000 - 12:10 pm
Ogaden

What about looking after your people and stop paying Rufyaan Who ever in power?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OGADEN

Wednesday, June 28, 2000 - 01:47 pm
we are Ogaden nation the other minority somali tribes in general dont have any thing to say in the somali history it is Ogaden nation who came to do all things that is why today Ogaden kingdom was divided into three countries because we were the original people in the great somalia then the other minority came from nothing.If we are Ogadenians we dont need any somali to help us because Allah made us like china we have many peoples from diffirent backgrounds when you read the history books all the colonial powers asked about Ogaden Nation and called them the danger of the horn of africa tht is why why we were divided.I want to tell all those who hate Ogaden Nation the Ogaden are coming back sooner or later this time very strong no body will stop us except allah not even the so called USA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAKOOL

Wednesday, July 05, 2000 - 05:36 am
ASALAAMU CALAYKUM

waxaan u sheegayaa ninka labaxay OGADEN in uusan dadkaa walalahana ah magaca kadilin waxayna u muuqataa inuusan ahayn xataa dadka uu sheeganayo magacooda sabatoo ah wuxuuba isku dirayaa somalida Ogadenia/S/Galbeed iyo Somalida kale ee xorta ah waxaana inta badan sidaas u hadla dadka aan u dhalan S/galbeed/Ogadenia

Bal fiiriya xataa lama waydiin meesha ay dagaan iyo waxa ay yihiin waayo waa layaqaana balse waxa kaliya ee lawaydiiyey wuxuu ahaa Ogadenia somalida ku dhaqan maxay ku sugan yihiin wakhtigan xaadirka ah iyo calasoow oo dadka weydiiyey inay uga waramaan waxa ay k ogyihiin

sikastaba ha ahaatee sxb waxaa tahayba lagu fahan adigoo kalana uma hadlo xataa tuulo somlai leedahay meeshay doontaba haku taalee

Bye BAKOOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OWMAACALEESH

Thursday, August 31, 2000 - 08:40 am
DHIB BADAN AYAA LAGU HAYAA WAANA LAYAA HADH IYO HABEEN EE MAXAAN U QABAN KARAA HADAANU NAHAY SOMALI MARYOLEEY TEEDIIBA U TAAGLA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jay.z

Wednesday, September 06, 2000 - 11:24 am
waaamaxay
ogaaden?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.