site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

CALMADKALIYA OO WALWAL IGU DHALISEY

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): CALMADKALIYA OO WALWAL IGU DHALISEY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waad salaamantihiin dhamaantiin; talo maxaad igu tari laheydeen.
Nin diinta wax ka yaqaan ayaa malin dhow noosoo jeediyey hadal. Wuxuu noo sheegey inuu qofku marka uu na guursan uu yahey qof kala dhiman.
Markuu hadalkii dhamaadey maalmo wali waanka ficiraa oo waxay ila noqotey inaan dagdeg aan u guursado laakiin waan baqayaa sida ay dadku hada u socdaan maanta. Aanan u hormariney waxyaala kale oo guurkii uu noqdey mid aan lagu dagdagin.
Talo madaad u sheegi laheydaan dhalinyarada Somalida ah dhanaantood kuwa aan wali xaas ama guriyeelan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saalah

Unrecorded Date
Walaa, ninka ku la talineyey, waxa uu kuu sheegay run, ah in qofka haduusan guursan uu khatar ku suganyahay, tasoo ah in uu dambi halis u yahay, inuu ku dhaco(Macsi), marka midda ah inuu qofku dhimanyahay, waxa uu ka wadaa, ninku haduusan guursan, khatar ayuu halis u yahay.

Tan kale nabigu wuxuu yiri "dhalinyaroy guursada hadii aad awoodaan, haddi aydaan awoodin, sooma, soonka ayaa gaashaan ah e.

guurku, waa sune adag, qofkuna markuu guursado, wax yaabo badan ayuu ka faaidin, sida "Awlad saciid ah(haddii alah siiyo), sowjad wanaagsan, iyo weliba ajar fara badan.

Markaa waxaan kual talin lahaa, in ninkii awooda uu guursado, ninkii kale uu sugo inta uu ka awoodi karo.

wasalaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Walaal Anon,

Qof hadal uu yiri looma guursado, guurku waa mas'uuliyad adag, hadaadan imika diyaar ka ahayn dhan waliba haku dagdagin. Waa inaad dhan waliba diyaar ka tahay sida:

1- Nafsadaadu inay ku qanacsantahay inaad hadda guursataa.
2- Dhaqaalahaagu uu kuu ogolaadaa.
3- Gabadhii aad guursan lahayd ee nolosha kula wadaagi lahayd aad heshaa oo aad is afgarataan.
4- Iyo wixii intaa kasii dheeraad ah oo dhan.

Yuusan guurka kaa noqon, just like Terminal, oo markaad dantaada gaartana aad tiraahdaa (Wait a minute) this is not my type!! How come I'm so stupid being a maried man for so soon!! Ka dibna dhibaato aabaheed iyo hooyadeed oo dhan ay madaxa kaa fuushaa. "Afeef hore yeelo ama Adkeeysi danbe lohoow" SXB. Nolasha ma sahlana ee ogoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
Warta,

Wadaadada kala cilmi iyo wacdi badan,warta maad inoo furtid malcamad aad diinta inoogu dhigtid?
walee kitaab gaabloow dad waad ka qabatay.

Anon,

qoraalkaada afka hooyo haba iska ja jab naadee,
qof aqoon kororsi u socdo ayaad u qaab egtahay,
ee waa sida uu ku yiri Warta,talo wuu ku siiyay,
aduun iyo aakhirana kala badan ee aakhirada raac.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
XAMARDAYE, @@ looooool.

Saaxiiboow anmaa wali qalin jabiyay hee, horta xernimada aan soo dhameeyo markaas ayaad arki doontaa waxa aan ku hadli doonee.

Teeda kale, waxaan jeclahay dadku inay caqligooda kaashadaan oo qofka kula hadlay si kastuu wax kuugu sheego aadan isla markiiba yeelin diidinna, oo aad furfurtaa hadlaka laga dhawaajiyay. (Maxaa loola jeedaa? ) iyo su'aalo la mid ah inuu qofka is weeydiiyaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Unrecorded Date
warta suuqa iyo xamardaye gacanaan idiin taagay aniga mugooo. war waala dhameeyo.
jaaw akhyaarta..keep up the good job

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Jamaal4, @ loooooool.

Qabiidkaa tahay maxaan dhahaa. Waa noo dhameeysay walaahi, meel halkaasna adoo macawista naga dhigaayo aan kugusoo qabtay. Waraa amaantaada sun oo waliba beelashiriin lagu daray aa la socoto ee adeeroow sida noo dhaan sariigtaada dambiil ku qaadee.

Teeda kale aay jiijo inteey ku danbeeysay horta hore? Mise roso aa lagu soo siiyaya sxb. Macna maleh secondo campia aa iska celinee ee si fiican u aalamiinteey yaa.

Mahadsanid walaalkiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
Jamaal4,

gacanta deji saaxib,
ma waxaad tahay taaladii uu saarnaa DHAGAXTUUR?
mise askari amar la siiyay?
dadkaada dhinac ka raac.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Unrecorded Date
war ragyahaow aniga maalmahan somalinet afkeyba i qabatay ma aqaan sababta malaha kaftankaygaa batay.
si walba ha ahaato arrintu hadayan sidan iska bedelin waa inaan hawlgab qasab ah noqdaa oo forumska ka qaato salligayga .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
mim @ loooool,,

SXB,, cabaadka kaligaa maahan waa lagula qabaa, laakin dadka qaarkiis waa qarsanaayaan koowdheh, ee waxaad sameeysaa mudaaharaad noo abaabul boorarka anaa keenaayo.. Teeda kale Neefoowkaniini ma arkin miyaa qeeylada ka dhacayso. SXB.. hawlgab dag adag ah hanagu galin sababtoo ah anakana waa ku qasbanahay inaan kaa daba galnaa hadii kale..


Somalinet waa in la ogeeysiiyaa arrinkan meesha ka socdo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,Guuguula yahoow ciyaaya
,,,,,Haddaad mooday


,,,,,,,,,Xarfaaneey hadda laga saar baan is iri Cilladdii ee MiM Wadaaygeesh ilaa Bang Kog iyo BanglaDesh warkaa hoosta halaga hello ,,,,,,Madhaayta ii Moora Gaabeey lan makaallin wadadoo aa dagee,,,,,,,dhidig dhidig dhi dhig dhi dhig!!!!!!!!!!ar wuuuuuuuuuuuw aniyaa Ar wuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuew,,,,


Nagaayatana mey haayti

Macallinka weyn warkaa hala hello,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WALAASHIIS

Sunday, June 18, 2000 - 09:40 am
LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL,, ALLA NEEFOOWKANIINIYAA,,WAR HEEDHE NEEF MAXAA KU HADLOOYSAA..MEESHAN MAGACAAGA KU ARKABA WAXAN JECLAHAY INAAN AQRIYO LAAKIIN MARMAR I HAVE NO CLUE,,WHAT THE HELL U TALKING ABOUT ,,BUT ITS DAMN FUNNY THOUGH..WALAAHI MARMAR ANIGOO XANAAQSAN AAD IGA QOSALSIISAA MARKAAN SOO GALO SOMALINET,,LOL..SO KEEP GOING SXB..
BYE, WALAASHIIS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Monday, June 19, 2000 - 10:00 am
N.kaniini,

inta wax garadka ah wax u sheeg,
ciyaal towfiiq ka leexo.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudaneh

Tuesday, June 20, 2000 - 06:58 am
,,Some times I do think that I am a secessionist, Nope I am not ,,,Sometimes they told me Ilove to divide and rule, Ney I dont,,They told me I do hate Goverments Coz of that Dead Octogenarian Wacdalla Qabe Siyaad Afbilaar ,,MAYBE may not oon Xoogsade isku fikrad ka ahaan karnaa!!!!ah ah ah ,,,,,I hate Authorities, crooked Goverments,,Goverment,,,What i do like most is a principle of theory of life and conduct under which society is conceived without government - harmony in such a society being obtained, not by submission to law, or by obedience to any authority, but by free agreements concluded between various groups, territorial and professional, freely constituted for the sake of production and consumption, as also for the satisfaction of the infinite variety of the needs and aspirations of a civilized being, In a society developed on these lines, the voluntary associations which already now begin to cover all fields of human activity would take a still greater extension so as to substitute themselves for the state of its functions.


Walaalkiin
Mudaneh

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.