site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa ii Cadayn kara.

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): Yaa ii Cadayn kara.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hiraabe

Unrecorded Date
Saaxiibayaaloow ma idinku jiraa qof ii cadayn kara
meesha Shiikhaal,xawaadle,sacad,ama macalin dhiblaawe ay •••••• ka galaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
HIRAABE!!!!!!!

GAX,GAX,GAX,GAX,GAAAAAAAAX,
weeyl ayaa faras dhashay,
waxaraa sokor daaqday,
caruur baa shimbiro nuugay,
waa yaab iyo amakaag.
saaxib si beey isugu dhafan yihiine,
oo ay isugu baandheey san yihiin,
oo ay isugu shaan dheey san yihiin,
ee soo toos toosi,
oo soo kala dhig dhig,
oo soo kala bix bixi,
ka dib ayaa laguu sheegi,
meesha ay ka galaan ................

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xuubeey

Unrecorded Date
waa dad oo layaqaano, qaarkood waaba h-Da cad, Qaarna waa D-da guduudan-Qaarna waa I-da Cagaaaran
That means waa hadba meeasha ay degenyihiin.
Dadkaan saaxiib isukeentay shaqo iskuma laha.
Waxaa arki shiikhaal bari degen oo reer bariah.
waxaa arki shiikhaal xamar joogata oo carab ama mar-mar ••••••. What about kuwa waqooyi oo ogaden ama isaq la nool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Unrecorded Date
Odayaal aan waa hore weydiiyay(Somalia) waxay ii sheegeen in nimanka Hawwiye sidoodaba loo qaybiyo laba bahood oo ka soo farcamay odaygii Guurgate. Bah waxaa iskula jira qolyaha ay ka mid yihiin Murursadaha iyo Raranle. Bahda kalena waxay ka kooban tahay Habar Gidir(Sacad, Saleemaan, Cayr, Duduble iyo Saruur), Abgaal(Wacaysle, Mataan, Harti, Warsangali, Daauud iyo qaar aan illaawy) iyo Sheekhaal Looboge. Sheekhaasha meel walbaa laga helaa laakiin qoladooda Hawwiye la xisaabiyaa waa Looboge. Qolyo kalena waa jiraan oon illaaway hadda, Xawaadlena ma xusuusto meeshii la iigu sheegay inay ka soo galaan Hawwiye.

Iga raalli ahaada haddaan magacyada isku khalday ama si aan sax ahayn u kala qaybiyay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samowade

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum
Walaalayaal waxaa fiican in dadka aan la afduubin oo wixii haboon in la saxo.
Qolyahaa aad sheegtay haday dad Muslimiin ah yihiin maxay Qabiil Soomaaliyeed galintii uga baahanyihiin.

Munaafaq baad tahay ee ummaddu cadowgeeda saxa ah ee gaalada, Amxaarada, qab-qablayaasha iyo mushrikiinta ha aragtee ka daa waxan aad kula dhex wareegaysid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LUUL

Monday, July 17, 2000 - 06:34 am
To all:
saaxiibayaaloow hal wax aan idinku darsado
nimanka XAWAADle la yiraahdo ma u maleeynaayo ineey •••••• wax u galeen runtii ani ma ihi laakiin saan sheeko ku maqlay dadkaas ma aha •••••• laakiin waa idinku dhaqan in kastoo marka la fiiriyo dhinaca ad adeeyga eey •••••• kaga fiican yihiin ama geesinimada saa u fahanto ama wax garad ahaanta
teeda kale waxaan u maleeynaa ineey soomaali ka soo dhacaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kit-Kat

Monday, July 17, 2000 - 11:54 am
listen who cares ..go hit da books aight....ooh •••• i forgot they Might not be any books after da war..so go read ur Loox aight

N just for da record ..i never ever heard of diz names....Wax la cuna miyaa mise...Waa Wax laga cararo!!!!

Kit-Kat<Biteeez>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Monday, July 17, 2000 - 06:51 pm
Isaga leexda raanida cubeyd bey sidaaye.
.
.
.
Wa bilaahi daba ka eris.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Monday, July 17, 2000 - 09:44 pm
Jaaleyaal can somebody tell me sida uu Warsangeli ku noqdey hawiiiiiiye oo weliba laf abgaalka ka mid ah ku noqdey???????????????

Gosip Gosip

Waxaan maqley Xaawadle is ala ku siis they are not hawiiiiiiyeeee......
Waxaan kaloo maqley reer aaqiraad kooda xataa xoola dadoow ma dhafaan Yacni tuugnimo for Eg. hadii hal baadi ah soo dul marto qabri nin xawadle ku duugan yahey meeshuu ka so qeyla dhaaminaa ar hasha waa baadiye... qabdha........waa baadiye qabdha------>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Tuesday, July 18, 2000 - 12:25 am
She,

waa laguu sheegi Warsan-geli,waxa uu yahay,
ee adigu horta fikrad ma ka heeysataa oo mala taqaan, qabiilka, jilibka ,lafta,iyo xubin hoosaadka?iyo qaraabo qaar dambe?
"oodi sida ay u kala sareeyso ayaa loo kala qaadaa"
nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Tuesday, July 18, 2000 - 06:51 pm
Xamardaye,

Xubin hoosaad does that really matter? I mean every day laf cusub oon waligey soomalia ku maqlin aa soo dhalato tirada maalagu badinooya mo'ogi laftii dadkeeda dagaalka ku dhamadana ama aan laga helin cadowgaa loogu daraa......
Anyway madaxa lee sheeg minjo iska iloow...
shiiqaaalna tiradaa lagu badsanooya miyaa mise wey is dhiibeen?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Wednesday, July 19, 2000 - 12:50 am
,,,,,Maxaa waaye Xubinta hoose aad meesha ku soo qoreesiin ,,Ceeb waaye bilaa Caleykum!!!Xubin hoosaad,,laf hoosaad,,,Lafgurri,,Yaakhay waxaas inta yaan looga hadlin ee naga daaya,,meeshaaan qabiil aa la isku weydiinooyaa adinkana sheekadii waxaa ka dhigteenbo Minjaha Dhaxdooda,,laf gurri ii xubinta hoose,,,,,


Heeladuu waa heello laas khoray
Wabilaahi Towfiiq

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.