site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

What's up with somali's in canada

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): What's up with somali's in canada
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

keep hope alive

Unrecorded Date
Somali in Canada waa mashaqeeyste. 2)he/she think that they are victims of the environment,politics, employment oppurtunites, education oppurtunities.Ninkasto wax ayaa laga haleeyay: hooyadiisa aya wax ka haleeysay, ama saxibtiisa aya wax ka haleeysay, ama Macallinkiisa, Managerkiisa,Naagtiisa, iyo asaga naftiisa.3)They think they are good in everthing such as sport, movies, fashion show, in math, science, in fraud, in beenta, in jecelka, in guurka, iyo shaqada.4)Somali in Canada kuliigoda marka ee yarayeen aa been loo sheegay Nickname ayaa loo bixiye such as :Negobacuur, Indhashabeel, Afjuuni, Libaax sanka ta taabtay ama Geel dile( haddi aad dhustina Bomb ayuu u maleeynay waa ka ordaa). Marka ee yimadeen Canada beentaas oo marki ay yaraayeen loo shegay ee amiinsan yihin. 5) if they need help keep hope alive

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

keep your nose out of where it doesn't belong

Unrecorded Date
keep hope alive

Waryaa dhego baajuun yahow edebta daran leh, wasaq oon afkiisa laga amaan heleyn ayaa tahay. Soomaalida Canada degen iyo kuwa wadamada kale degen maxaa kala soocay. Ma isku meel beynan ka imaan, ma isku dad beynan ahayn, ma isku maskax beynan ahayn. Hadii soomaalida Canada degen been, fraud iyo edeb daro yaqaanaan, adna waad taqaanaa lee sababtoo ah meesheey ka yimaadeen ayaa adna ka imaatay. Ignorant, edeb xun oo lugo boor leh ayaa tahay ee dadka amaan ha kaa helaan. Moooryaaan yahow gacan ku dhiiglaha ah. You probably killed many yourself in the war back home.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
kep hope alive

adaabo war heesid igu soo taabobo reer canada waaba ka maseersantehe iyaah ar wax kale hadaad ka ogtahay qararaf igu soo siibo!!


<<<<<<<<,BZZZZZZZZZZZZZ ADIOS>>>>>>>>>>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MN man

Unrecorded Date
Ya i feel ya young fella u must be one of those ppl in MINNESOTA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Unrecorded Date
shangaani xirtii xamardaye sheegaayi aaway,
waxaase iiga sii daran saxibkay muriidi intee uga soo tagti.

nabadeeeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Unrecorded Date
I personally agree with keep hope aliveLOLOL<<<<<<<<<very nice

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
waxaas oo dhan Mike Harris weydii horta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
To; Keep hope alive,
I wonder if U gathered all that nonsense while U were in Jail/prison.......Let me guess, was it another "Cumar beenale" like U waxa beentaas kuu sheegey?????????????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Unrecorded Date
ooooh all the Canadian are mad why why why.
Maybe keep hope alive hit a nurfe oops.
That is why you all are mad.

But I love it love it love it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoodsade

Unrecorded Date
Maanta Bilan Restaurant(Jarvis and Dundas) baan qado u doontay. Markaan gaadhiga ka soo degay baa gabadh Somali ahoo aan ku qiyaasay ilaa 20 jir, oon ku misaalay crackhead, sarif iga bariday iyadoo iska oohinaysa. Waxaan quruurux hayoo dhan waan siiyay, laakiin u malayn maayo inaan faa'iido u kordhiyay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Mudane Xoogsade, nice Restaurant I am sure u enjoyed your Qado......I assume U r taxi driver. If not what were U doing in Jarvis St. ? I am just curios....
I hear that place (Jarvis) is like Baraako- Cabdoow = "Habarkuuley's house" if U know what I mean....... No offence aboow........
Last time I remember there was no 20yrs old girl/boy Somaali crackhead in Toronoto....
peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
mudane XOODSADE maxaa carabkii kaa helay miyaad carab la'dahay?
.
.
inanta anigey sarifka ii baryeysey oo qaraabo ayaanu nahay. ana luuq baan ugu jiray intey ku baryeysey oo dhan neefowkaniinina adeer buu u yahay.
.
.
.
wa bilaahi towfiikh....waa ina towfiikh inantu.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Unrecorded Date
She:
If I was a cab driver I would have related even more gruesome horror stories about wayward Somalis of either gender. Cabbies have become so jaded they take everything(and I mean everything) in stride. As it is I lead a very sheltered life adn this thing with the girl has shaken me badly. I just hope Hebel is telling the truth and she was collecting the money on his behalf and not to buy crack. Btw I work near the place and go there for lunch every so often, but no hanky panky. My wives would be very cross otherwise!!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

she

Wednesday, June 14, 2000 - 05:40 pm
Aga Hebel go'i waaye maxaa Shabtii,UIP,Shaqadii,Insurence-kii heley? Hayaay Nefoow kaniinugu ma Red Indian baa? Mise Jambalka dhinacaa iyo Alta-juba uu u socdaa?
I c Neefoow wixi kaa celin lahaa ala rabaa mugoo!

Shaar Gaduudna, Qaxooti Canada Mike Harris tabar ugu waayey oo Neefoow kaniini iyo all reer Alta juba meel ugu dhacey ma qaabilaayo acording to Judge Judy................

U know Hebel unlike meelaha qaarkood Alta-Juba = =Raaaxo-weyn city Wax kastaa ka baxa......If Ya knw wht I mean!That is why they Call it Raaxoween just incase u didn't notice.......So be nice to thi ppl........Lol

Dadoow Su'aal
Burcadland, Faqashland, etc etc maxaa ka baxo talow Dhagaxaaaa? I wonder! pls ppl don't take it personal........

peace n <3 all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Wednesday, June 14, 2000 - 05:49 pm
Mudane xoogsade!
"My wives would be very cross otherwise!!" ?
Pls ii sharax aboow adigoo ku mahadsan........

peace n <3

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, June 14, 2000 - 07:10 pm
wa bilaahi towfiikh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Wednesday, June 14, 2000 - 08:04 pm
She:

I must have been very sleepy when I wrote that stuff cause I don't have any wives or even one. But I used to be married to two nice ladies. Suuq madow ma ahayn ee wey is ogaayeen weyna ka raalli ahaayeen. Maalintii danbe wax igu diray ma aqaanee mid uun baa rabshad billowday and she called the cops on me and blew the whistle on the whole thing. They were getting ready to charge me with bigamy, markaasaan intaan fekeray, talo jaanta aan mooday oo cagaha wax ka dayey, Ingiriiska oo dhanna iskaga cararay. Illaa aan Canada immina orodkii ma joojin.

Markaa marmar baan soo xusuustaa malabkii ii qooshnaayoo runta iyo riyadu iskaga kay darsamaan anoo is leh weli laba dumaraa kuu xereysan. Hadda dibad yaal baan ahoo meelahaasaan luflufka ka soo dhaca ka gaadaa. Mid kale haddaan guursadoo amay denbi saddexaad ila sii tiigsadaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kutubeey

Thursday, June 15, 2000 - 09:20 am
Well Well Well ... Let's Face It....Somalis In Canada Are The BOMBs....

They Are Cool Coz They Never Had Red Faces(Never Never Been Embarrassed About Their Culture And Appearance) And They Rule Everywhere....Ahahaha...

They Create New Things Among Somalis

They Alway Put Heads Together(Think About Something Useful To Improve Their Community)

They Are The Expertise Of Everything (Just Name It)

They Can Always Be Trusted Because They Are Pple Of Their Words

Non-Canadian Pple Keep Their Eyes Open To Somalis In Canadain Incase They Come Up A New Thang.

Uh uh uh ..Ah Ah ahah Ihih

Ciil Qaboow Cadaabta Gal...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Thursday, June 15, 2000 - 06:10 pm
Mudane Xoogsade, Waxan ku moodey? mise waxad igu noqotey?
How selfish aboow? How could U marry laboo naag? U are Abuser! That is not right/fair...

Ibni-aadam ma tihidoo? U should know bro it is not good to take advantage of poor woman who doesn't know her rights...

Probably they thought, to be a good Muslim wife, is to share your husband...
Acuudi bilaah, I feel sorry for U n your x-wives for not knowing what love and marriage is all about...... Unless of course U guys were into 3some stuff.......Lol
In that case, I have nothing to say about that cuz I c win win situation for every one that was involved in that wicked marriage.........

Now in the real world man like u are called Mayiikoole or maniac=Shaxaari....
I think U should stay single and have fun with any women U see who wants to shag with ya......

If U cannot be committed to one person, to the rest of that marriage long or short.....Anyway U sound like nin dhalinyaro oo smart ah.. I hope in ay cayaar ka tahay......

Sheeq Hebel, haye! weli waa soo tagan tahey? no apology no explanation......Somaalideena Heer guurana waa iska nahayee maa ka joogtid...Koley iyo koley lama huran waa coos jilaal mar uun baad Baydhabo iska dhiibidoontaaye LOL..... ;)

peace and <3 all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, June 15, 2000 - 07:14 pm
yaa coos uugu yeeree? ma anigaa hada coos iigu yeeree?
.
.
.
coos maahine hadiin sii roob kuugu di'i waayo hebelba ma ihi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Thursday, June 15, 2000 - 08:21 pm
Marwo She:

Miyaan walaal noqon waayey sidaad igu malaynaysay? Problam yar baan leyohoo walaal oo maskaxdaydu filter ma lahoo run iyo been wanaag iyo xummaan wax kastaa ka soo daadanaya oo xitaa anigii baa kala garan which is which hadday sidan ku sii socotana amaa jeel-magnuunka la ii diraa. Laakiin waan iska kaftamayee xaasas ma lihi oo waxbaan iska alifayay caadadaydaa sida ah. Check this poem by Qaasim it will give you a clue about my chameleon personality:

Masalooyin talantanlliyaan, maandhey leeyahaye
Nin majiiro keliyuun qabsaday, hay malaynnina e
Mar baan ahay murtiyo baanisaba, madaxda reeraaye
Ay weliba muuniyo dulqaad, igu majeertaane
Marna reer-magaal loofaaroon, muuqan baan ahaye
Mar baan ahay nin xaaraan maqdaca, marin jidiinkiiye
Marna tuug mu'diya baan ahoon, maal Rasuul bixinne
Mar baan ahay maqaan awliyada maqaddin koodiiye
Marna mudanta shaydaanka iyo, maal jin baan ahaye
Miisaanna ima saari karo, nin i maleeyaaye
Waxaan ahay nin midabbaynayoo, maalinbay is-roga e

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Observer

Friday, June 16, 2000 - 12:52 am
What do you expect when they get free handouts.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somalian refugee

Friday, June 16, 2000 - 05:38 am
Any thing for a free buck and hand outs it's all about being a somalian refugee .. lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runta Xaaji

Friday, June 16, 2000 - 12:58 pm
Somali Canadians:
1- The most civilized Somalis in the world (The only open minded Somali people i ever interacted with) Go to MN or Atlanta and the first thing they's ask you is your tribe!;
2- Somalis are very well known in every educational institution in Toronto;
3- Have the highest number of somali entreprenuers (sp?);
3-Canada hosts all all walks of life from hiphop artists to Somali owned High tech companies;

4-Somali canadians built a multi mullion mosque single handedly (Tell me any Somali community who could accomplish this);

Many Somali Canadaians moved to the States not because they are nomads but Canadian government admitted that over 30,000 well educated canadians from engineers to doctors move to USA every year because of economic opportunities which does not exist in Canada at this time.

Last but not least Somali Canadians gave you and me a room to breathe when they launched www.somalinet.com Thanx to Somali Canadians, we are all exchanging our ideas in this popular forums.

All the crap you've said about Somali Canadians translate into 3 words "Envy and jealousy".

VIVA Somali Canadians!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

EmixSista

Friday, June 16, 2000 - 04:54 pm
What is this I see? Mad Jealousy people up in here?? Is that right. First of all I have to give 2 thumps up 2 Kutubeey and Runta Xaaji..Walaahi you guys spoke from the truth. I couldn't have said better. I don't know why alot of people gotta be playa hatters & still can't live without Canada. Second of all, I know you all want to come right here in the summer. But plz. do us favoure..Keep ur asse's to where it belongs..Cuz I know everyone from the state's and some from europe come down for couble weeks 2 chill. But Plz chill at your own crip' people, would ya?! Till then Keep your eye's from us. Because "We'll Always Be Off Da Hook". No Need to hate just recongnize thats all! Don't be fooled by the fools. PeaCe!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Friday, June 16, 2000 - 05:44 pm
Mudane Xoogsade,
Very creative bro U are fine!
I like Gabaygana it is one of my favorites.....

Mudane Runta Xaaji,
U go boy and don't come back
peace n <3 all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Sunday, June 18, 2000 - 03:31 am
She,

War iga hoo, baribaa anoo ganacsada ah waxaan lacag ka deensaday saaxiibkeey, markaasuu wuxuu ii raaciyay talo aad u wanaagsan, taladii waxa ay ahayd inaan bsuinesska ka bilaabo wax yar ee aan faaiido fiican ka helo karo.

Hadaba anoo taladaa racaya ayaa waxaa bartamaha igasoo galay qof iga codsaday inuu ila wadaago businesiskaas, wada hadaladeenii waxay ku dhamaadeen inaan tabkaayo lagu gado Tubaakada wada sameeysano, oo waliba www.tabakaayo-tubaako.com loo bixiyo ayaan isku raacnay. oo waliba free delivery service ayaan qaban jirnay.

Hadaba dhibaatada waxay ka timid aniga iyo soojaheeygii ayaantaan xiriiki ayaa naga dhumay maxaa yeelay waxaa na xiriirin jiray "server" oo aan u malaynayo in Web Adminstratorkii uu dhib ka taaganyahay. Teeda kale aniga qudhayda waxaa ii haystay technical problem oo ii saamixi waayay inaan tabakaayada qoorta kasoo dhiibto.

Hadii aad farsamadaas ku fiicantahay waxaad yeeshaa erga iga gaarsii qofkii tabakaayada ila gadi jiray inuu waardiyaha kusii jiro ilaa iyo laba maalin intaan ka samaynayo systemka. Soow waxaad garatay maaha... inkastoo aan ka xumahay hadalwadaha ruuxiisu inuusan ii shaqayn karin hadii aad war tafatiran iiga keeni lahayd, ee waxaad iigu dhaafi kartaa fartiin meeshan ayada ah.

Anna waxaan kaa ballan qaadayaa inaan juuni Tubaaka ah kuu soo mail gareeyo.

mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Sunday, June 18, 2000 - 07:21 am
,,,,,,,,,,,,Juunigii tubaakada baraanbaro aa cuntay eey nagu dhahee ee ha u dhiibin adi kan makiinada joogaleeh dhiniciis jooji us aaba Guardianna iskaba ehee,,,,,,Shiiko mii iid mise baalbaal ,,,,,,,,,,,,Dardasha iigu imaaw bacdigeed waa xisaabtameeynaaye.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Sunday, June 18, 2000 - 08:13 am
Nkaniini,

ka dhex bax hadalka yuusan ku dardarine.

waryaa Kaniini,

ileen ilmo towfiiq meel kasto waa joogaan.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Sunday, June 18, 2000 - 06:29 pm
Salaam all!

Wartasuuqa ina adeer, Salaam badan oo keliga kuu qaas ah dabadeed, Tabaakaayda hadaan ka soo galey. Business is booming everything waa caadaas Saxiibka Waardiyo uu sidii Elmen-Electronic ku jiraa 24/7.....

Waxana ku leeyahey take your sweet time,but make sure in aadan diidiin so raacin hadii kale sacaaga oo dibi dhaley aad imaanee. LOL
Cilada farsamo beryahan kuligeen weyna wada saameysay.........Juuniga tubaakada aad ayaad ugu mahadsantahey anigana waxaan ku sii wareejinayaa Macalinka shiikada Neefow-The-Red-Indian.LOL

Jaale Neefka xaaji, Unuunka unuun, ishoonka ishoon,jawaanka meel dheer ma u wadin adiga luu kuu so socdey now knock your self out darling bro,Hebel lee la qeebsatayaa keligaa lee ku dhex-rafataa is up to ya.............

Mudane Xamardaye,
Nabad iyo Hilib

Peace n <3 all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shantana

Sunday, June 18, 2000 - 06:30 pm
To warta
waxaan bafina ninkii aan aduunka ugu jecladey
oo naga dhaxeyeye bisnis oo bisniskasi oo la magac baxey www.tubaako.com/
ninkasi oo aan ka soo doortey raga
aduunka saran hadii aad heshid msg waan ka xumahey farsamo la;aanta ugu dhacdey beryahan oo
tabakadiina wali sidedi ay u furan tahay oo bisniskiina hoos buu u dhacey oo adaa ka maqan meesha ee aniga xataa farsamo ciladed wuu i qabtey lakin waan ka soo kabsadey hada war ninyahow maantan heley fariinta oo she baa ii sheegtey anoo beryahan meesha soo galin war nin yahow bisniska ka soo gaar inta uu hoos u dhicin byeeeeeee

to she sis aad baad ugu mahad santahay fariintii aad ii keentey byeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Sunday, June 18, 2000 - 08:56 pm
Shantana,
She,
Warta,
waa idin salaamay,
maxaa waaye saan 2 kontaro 1,
Maseer aaba igu disheen,
inteey ku taalaa tabakaayadaan,
qoor dheer anba waa leeyahay,
waa ka soo taagi karaa,
hal xiraale ku xoog badanaa,
ha idiin macaanaato,
ani kaftan leen haayaa.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Sunday, June 18, 2000 - 09:18 pm
,,,,,Tabakaayada waan kasni Laakinse Bisinkaan markoona hoos u dhacaayo markoona kor u kacaayo aan la yaabi ee Bisinkaan maxaa laga wadaa Bisinka ii burdahee,,,..

,,Shantano lama kummi ii taano unukaa lixliiro aan u kaseeni laakin meeshoona Boolad ay dhahaan mooska aa lagu naadin jirri markiis baaro Tubeey Taano ,,,,Taano Tubaako ma gooysee Taanno,,,,


Waa wareerni ShanTaano oo Bisinka hoos aas u dhaci dhahaayo ma kasin mana kasin mana kasi dooni..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Monday, June 19, 2000 - 06:45 am
1) She,

Mahadsanid. inkastoo Crises situation uu businiski ku dhacay oo aan diclare gareeyay "Bankruptcy" laakin macna malahan oo waan ka kabsan doonaa khasaarahaas. Juunigi tubaakadana waa la igusoo celiyay oo TuBEX services ee tubaakada rari jiray ayaa igu yiraahdeen "this delivery address is unclear".

2) Shantana,

Shantii daynka ahayd iyo shantii aad ku dartayba ee shiika shanleey lagu shubay ee uu Neefoow shaahidka ka ahaa, saadaaladiisina ay asiibtay soowteey bakhaarkii ina Jirde ku baqbaqday . Unfortunately.

Laakin warbaaba iga danbeeyoo waxaa ii cadaatay imika businiskii sababta uu hoos ugu dhacay oo aan khasaarada u heensaday oo Shiikadii iyo Baalalayba shadida laga shubay, ciiloow way. Ninbaa xoolihiisii isagoo maqan la shubaaliyay. Toloow ma ninkaan baasoo aad heeybiska ugu jirtidbaa waxa i khasaariyay. waaban yaabanahaye. yaa.


3) Xamardaye,

Ciil qaboow cadaabti gal. Tabakaayo AbuuJuuni amaa soo heli kartaa adoo gasac eber ah wato? lol hadaa wadaaygeey tahay oo aan forumskaan isku baranay heedhe, oo aad iga naxeeysid amaad ninkaan baas iga celin kartaa ee shabaakada shiikada laga gado un mar waliba laga celin la'ayahay... Walee waxaa muuqata sidaad sheegtay 2 contro uno inuu geemka ku dhamaan doono.

4) Neefoow,

Abtiyoow, waxaan kaa codsanayaa inaadan saadaala danbe u niyoonin businiskeeyga, hadda baraanbaro ayaad sheegtay koowdheh oo shiikadi sidaa u gashay.. ileesin bari waxaan ka cbsanayaa duulal aanan la aqoon inaad nagu soo fasaxdo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Monday, June 19, 2000 - 10:49 am
nacaleey aa igu taal hadaan soo helin shubaakada iyo isagaba oon tubaakada u dha dhansiinin.

N.kaniini,
xaalka waa xumaaday,shubaakadii yareed oo tubaakada lagu gadaayay baasuuke aa la dhex dhigay.

She,
su'aal:
intii lakala badi lahaay oo dagaalki sii dheeraa lahaay ma ku fiicno in goolasha ay noqdaan 2 kontaro 2 ?
weji ka xagasho,is cidiyeeysi,is qaniinoow nabad aa ka roon,baydhabo aa dayaa?caano geel meelihii lagu sameeyay aadayaa iska haroow ma jiro,shiikh iyo shariif waa isugu yeeraa ee ogoow.

Shantaano,
ma ii nabad qabtaa?dhagax tuurki iyo ilmo towfiiq maka fakatay?

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shantana

Monday, June 19, 2000 - 12:21 pm
To warta
salaan
saxiibow waad aragta hee bisniska manta kor buu adey ee shabakadii yared oo tubakada oo kulanka ahaa oo ku magac dheera www.tubaako.com
saxiibow aniga waan ku kasi la'ahey
ee maxaa soo saran tahayna ma diidiinba shansano aad jid ku soo jirta ee saxiibow soo dhaqso hee
shanjuuni oo shiika ah waxaa iga iibsadey

(1) HEBEL

(2)CIISE ROOTI
asagana toban ayuu la kacey walee sidii cambuulo oo kale ayuu u cuni doona ee yuu i soo marin

(3) xamardaye
xarane xaarin lagugu xisaab xabadkaga iga xiji
ma hada warta ayaad la soo tartami rabtana
mise asaa ka soo codsadey aiuto bilaa free
2 kontaro 1 markasta sidii cadada ahaa waxaa rayo
lambar 1 = warta lol@@

(4) neefoow
saxiibow kaniini maa ka maqana bisinka laguma dhihin ee bisniska iga dheh waxa kor u kacayo iyo wax hoos u dhacayo ma fahmi kartid ilaa aad shiikada canka ka galisid mideda kale tubakada nooce jaceshahey waa lagu haayaa ee baalbaal iyo shiidshiidba mar un dhag kasii maskaxda jag ha u noqote markasi ayaad kari kartaa bisnis
mideda kale tubaakada waxaa wardiyano ka ah baranbarayal oo waxaa mushahar siiya clinton
shantana waxey xukunta dowlad dhan ee maxaa ka kasee hee micnaha uu ku fadhiyo shantana
iga dheh labo kumi iyo tano

(5) she
sis waa ka xumahey junigii lubaakada oo lagaa balan qadey oo hadan lagu yiri this delivery is unclear' ayuu yiri = gado ayaa laga wadaa sis ee waa shantana oo kaliya ee halkii taqsiin
marka saxiibkena wuu gacan ka kanyahay la soco yaah marka sheekada waa sidan sis shalambod shiikh neefoow iyo shini waxuu ka doortey shantana

xamardaye shubakada tubaakada aan ku gadno waa kana hee ma adaba geesi ah oo soo gali karo hee

ka_xaa_xaabi@hotmail.com

bye nabad gelyo hee dhamaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shantaana

Monday, June 19, 2000 - 07:59 pm
To xamardaye

salaan all

walaalkey salaan iga hoo hee
warna waan ku sidaye iga hoo hee
she waa bortiyeri ee waxaa ka maqan meesha
kii firinbiga fiiq ka siinayey == arbitaro
ma noqoneysa hee hadii ay ku yeesho she lee waye hadii ay ku yeesho amaad qeylo dhan gashaa hee aad wacataa neefoow kaniini oo far ku tagan
maadba shubaakada u sheegeysa in aad radiskiisa ku jirtid eboow in aan duco kaga radsho waye

shariifow iyo kayboygiisa amiina

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Monday, June 19, 2000 - 08:02 pm
anigu shiikada filimada ayaan u qaadan si aan dadka kursiga iga soo kiciyo darteed.
.
.
.
bahasha welgeyba iskuma fiicneyn walee iga tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shantaana

Monday, June 19, 2000 - 08:30 pm
she
warta
xamardaye
neefoow

salaan
aqayaarta waxaad su'aal weydisaan

ninka HEBEl la yirahdo oo afarta ilkoot
oo kore ayaa ka maqan ee waxuu ku samayey ilkahiisa bal weydiya
hada ayuuba ka dharan rabaa shiikada in usan
waligiisa cunin ee
kaftan yaaah
byeeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Monday, June 19, 2000 - 09:32 pm
Shantaano,
meeshaan amarada waa is buriyeen,shubaakadi waa la soo helay amarka dambe aa saas dhahaayo,ani askari leen ahay amarka dambe aan raacay,waad mahad santahay shanta,laakiin jawaab sugoow aan ahay falaar aa kor iigu maqan intiin jawaab ka helaayo hadal ma lihi,iid intee aaday?maba arkoo haayiye,waa xishooti aan u mudaa.

She,
ani shubaakadii waa soo helay adi aana ii fududeeysay,ani shubaako ma rabi,albaabka aa iiga fiican moowla maal inii noqodo,adi bun iyo qaxo aa taqaanaa,ani bun iyo shaah aan aqaanaa,waa isu dhaw dhaw yihiin midkood waa la bedeli karaa aan u maleeyhaa,adi ku aaway neh?ma XISHOOTAY?mise caay aa usoo falkiyooheeysaa sidii dirin.

nabad iyo hilib

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, June 20, 2000 - 01:09 am
,,,,,,Bisinka ii burdaha ,,,Bisinkaan kor u kacaayo hoos u dhacaayo ilee bisbis aa laga wadaa aniga bisbis dhiqle leen u kasi jiray waadna ku mahadsantahay Shantaano Walaalkiis!!!!


,,,,,Warta Suuqa Beecshiro iyo Geddisleey Tubaako adi ebidkaa ii Allahaa ma noqon maxaa yeelay i dheh,,,Tubaakaan gadaa oon firshad u sameesanaa oo Magaadna ma keenaayi anni waa ku wareeray,,..


,,,,,XamarDaye Anni faraheey waa soo dheeraadeen ee Key Board aan soo taabti mana soo baaramoosid ee Faraheey Dhaadheer ii Madaxeey Bilaaarka eh soo fiiribo Shaneemo ahaaaneey,,,,,


,,,,,She adi lama booc oo Tubaako Xudur ah ii KISTOO Baalbaal eh Magaad oo BAARDHEEERE laga keenay aan kuu soo diri oo Kuwaan Ciyaal Via Roma ii Via Egito u dhaxeeyo aay kaa xadin Shiikada hana iskiiga Sheegin Hebel ii Xamar daye khatar ii nus WARTA suuqana Khatari saana waa soo urihaa Camal!!!!!!!!


Wa Bilaahi TOWFIIQ
Ciyaal TOWFIIKH
aas iska gacan galli ayaantaan


Neefoow
Kaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta Suuqa

Tuesday, June 20, 2000 - 03:36 am
Waa Walaalkiin Warta Suuqa oo doonayo maanta bal inuu idinla socodsiiyo halka xaal marayo iyo inta Usbuucanni ku dhimatay magaalada muqdisho iyo nawaaxigeeda inta is dhacday iyo inta hablood ee lagu kufsaday halkaas iyo innaga khabar maafish nimada aynu isaga kaftameyno ama isu dacaayadeyneyno........


Immisaa ku dhimatay Muqdisho Usbuucii ina dhaafay?

Inkastoo dilku xaaraan yahay, haddana waxaa la yaab ah in Nawaaxiga Magaalada Muqdishoow maalintiiba la dilo dad aan waxba galabsan, gaar ahaan magaalada Muqdisho gudaheeda, waxaa labadii todobaad ee ugu dameysay xoogaystay dilka micna darida ah, waxaana arrrintaas sabab u ah iyadoo dalka uusan ka jirin wax nidaam ah.

Sidaas darteed, waxaa lagama maarmaan noqotay in todobaad kasta maanta oo kale aan Akhristayaasha u soo bandhigno hadba intii noo soo suurto tagasha dilalkii ugu dambeeyey, waxaan rajaynaynaa in is dilku uu yaraado, dadkuna uu fahmo in nabadgelyadu ay tahay furaha horumarka, dhinacna la isaga tuuro dhammaan waxkastoo dadka ka xanibaya horumarkooda, maxaa yeelay waxaanu leenahay xadaarad iyo nolol, waxaan kaloo leenahay wax aan ku sii joogi karto sida qayraadka faraha badan leh ee Illaahay nagu manaystay, marka is dilku muxuu noo kordhin karaa?.

Aan eegno todobaadkii la soo dhaafay, immisaa la dilay:

Talaado: hal nin ayaa ku dhintay gaari Dibille ah oo siday bal ka yimid dhinaca Jowhar kuna soo jeeday magaalada Muqdisho, waxaa lagu hakiyey meel isbaaro ah, wuxuu la kulmay dabley rasaas isku furaysay, mid ka mid ah rakaabkii ayeyna xabadii qabsatay sidaas ayuuna naftii ku waayey.

seddex iyo toban nin ayaa dhimatay, kaddib markii ay isku dhaceen koox kale oo hubeysan, seddex iyo tobankaa dhimatay iyo labo kale oo ka wada mid ahaa ilaalada dekedda dabiiciga ee Ceel Macaan horeyna u kufsaday sida la sheegay gabar Todoba jir ah, markaasoo ay arrintii soo gaartay madaxii maleeshiyooyinka dekeddaasi, uuna weerar ku qaaday si uu u soo qabqabto, laakiin seddex iyo tobankii dhimatay waxay diideen inay qoryaha dhigaan sidaas ayaana rasaastii layskugu furay ay ku geeriyoodeen.

Arbaco: haweenay ayaa dhimatay, kaddib markii uu gurigeeda ugu soo dhacay tuug markii ay kusoo toostay ayey qaylisay, wuxuuna si uu isaga aamusiyo la dhacay Baangad uu watay, kaddibna wuu ka cararay.

Isla Arbacada Waxaa iyana ina soo gaartay in laba gabdhood oo da'doodu kala tahay 11 jir iyo 9 jir oo markaasi loo soo diray inay ka soo adeegtaan suuqa bakaaraha iney dhexda ay ka heleen kuwa markaasi ay isbaaro u taalay oo watay labadii gabdhood ayna ku kufsadeen Suuqa dhexdiisa dadkii oo wada jooga ayna isu daba mareen ilaa Labaatameeyo ka tirsan maleeshiyada Khanyare oo dabadeed ay isku dhaceen maleeshiyada Suudi iyo kuwa khanyareh oo meeshaasi isaga dilay ilaa 17 oo labada dhinac ka kala tirsan iyo gabar labadii gabdhood ka mid ah.
Khamiis: Oday Cali oo ka mid ahaa wargeys iibiyeyaasha Muqdisho ayaa isagoo shaqadiisii ku dhex jira madaxa xabadi ka haleeshay isgoyska Blacksea ee magaalada Muqdisho naftiina way daysay, waxay arrintaasi dhacday kaddib markii uu Jiingad uu ku tiirsanaa xabad kasoo dhex baxday madaxa ay ka qabsatay, xabadaasina waxaa la sheegay inay ahayd mid aan loogu talo gelin, waxaa ka xumaaday dhammaan qorayaasha wargeysyada iyo kuwa wargeysyada ka ganacsada.

Isla Khamiistaasi waxaa isagana lagu dilay suuqa Bakaaraha nin ka ganacsan jiray qalabka dhismaha ee isticmaalka soo maray, waxaa dilay sida la sheegay maleeshiyo saldhigeedu yahay isgoyska Bakaaraha,

Habeenkii Khamiistu soo galaysay waxaa isna lagu dilay degmada Waaberi nin socoto ahaa oo la kulmay dhalinyaro isbaaro u taalay meel xaafad ah, waxaana la sheegay inuu ninkaasi u geeriyooday lacag lagu sheegay 150 shillin Soomaali oo uu watay, kaddib markii uu diiday in uu dhiibo, lama oga inuu ninkaasi maalintaas oo dhan 150-taas oo helay uuna u waday qoys ka koobnaa siddeed caruur ah iyo hooyadood uu u soo shaqo tagay saakay.

Jimce: Lix nin ayaa geeriyooday, markii ay iyaga iyo koox la socotay ay u soo gurmadeen guryo la sheegay inay koox burcad ahi fiiqanayeen, waxaana nimankaasi haleeshay rasaas Pazuka ah ay ku soo fureen ilaalo kor ka waardiyeynaysay kuwa guryaha fiiqanayey, waxayna dhacdadaasi ka dhacday degmada Madiina ee magaalada Muqdisho.

Sabti: hal nin ayaa ku geeriyooday isbitaalka magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Hoose, wuxuu ka mid ahaa dad ku dhaawacmay dagaal ka dhacay degmada Mahadaay todobaad ka hor oo uu ka soo jeeday mid ka mid ah labadii beelood ee halkaasi ku dagaalamay, haddaba muxuu ku dhintay.

Axad: nin ayaa lagu dilay tuulada Miirtuugo oo ka tirsan degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe arrimo salka ku haya xurguf beeleed oo muddo soo jirtay.

Isniin habeenkii Isniinta 9:00 fiidnimo labo qof ayaa ku dhimatay suuqa Manapoliyo ee magaalada Muqdisho, kadib markii rasaas layskaga furay iyagoo meel iska fadhiya, waxayna qayb ka tahay arrintaasi dhacdooyin dil oo beryahan ku soo kordhay Muqdisho, haddaba maxay ku dhinteen?.

Isla habeenkaas labo nin oo dhalinyaro ah oo filim ka soo baxay ayaa wadada loo galay, lana toogtay, waxaana lala xiriirinayaa dilkaas muran hore.

Tirada guud (114 qofood)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Tuesday, June 20, 2000 - 07:39 am
an waa yaabaye,us warta joornaaliste miyaa?
qabqable miyaa? UN ka maas u shaqeeyaa?
culumada gar gaar fidinta maas u wakiil yahay?
ma ogi sidii wax u jiraan,haaaaaaaa hadda aan kasay waxaa meesha soo galeen aan u maleeyaa
CIYAAL TOWFIIQ.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ina-towfiiq

Tuesday, June 20, 2000 - 10:10 am
usuga maxaa annaga nagala rabaa adeer neefow aa noo dirsaday oo sida waxyeela na dhahay , siduu waxyeel dhaho leen sameeheenaa ma kasteen areerayaal.

wabillaahi towfiiq

ilma towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Tuesday, June 20, 2000 - 10:37 am
War meeshaan waxa ka socdo waa maxay ?

Sidaan horay u sheegayba dadbaa raba meesha cimaamad la'aan inay i dhigaan, war nimanyahoow maxaan idinka bi'iyay?

Oo hadaad tabakaayadi tubaakada ahayd la ii dhaafi waayay, oo aad isu kala qaybiseen inaad baraanbaro ii saalaadisaan, iyo kuwa koontro joogto ah iskaba noqdayba ayagu. dee maxaan sameeyaa intaa ka badan waaba iga su'aalee?

Shantana,

Soojahaygi bisniska, war iga farxiyo ayaadba ii sheegtay yaaqay haduuba bisniski kor u kacay, hadaan ka jawaabo su'aashaadi ahayd ma diidiin ayaad soo saarantahay? diidiinki markuu socday waaba roonaa koowdheh, hada luguhi ayaaba ka banjarayba oo intaan spare ka helayo waa inaan isaga soo saarnaadaa haduu ilaahay yiraahdo.

Xamardaye;

War ninyahow ma anaa waxaas qori kara, ee ninkani waa nin raba inuu iga dhigo qof ay dadku ku wareeraan ee la garan waayo dee meel aan u socdo iyo meel aan ka socdo.

Neefoow,

SXB,, ninkii xamardaye ahaa waaka iisoo gurmaday ee ninkii shibaakada shiikada taagna iga eryay ee bisniskeeyga hoos u riday,, ee adugu maxaad ii qaban kartaa?

Wabilaahi Twfiq.

Warta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilma towfiiq

Tuesday, June 20, 2000 - 10:45 am
areerayaal aniga eeda ma lihiye ogaara areer wuxuu sameeya dhaho unbaan sameeheenaa.

ina_towfiq@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, June 20, 2000 - 11:17 am
,,,,,,Ilma Towfiiq u yaraha kaadiya dee weydin sidee,,,Ilkihii baadba hoosta na isugu kaaya riddeene,,,,Tooreey daabkeedaad afka iiga qaraacdeen ee weydin see,,Kolley berraan kawaanka saaranahay !!!!!1

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Tuesday, June 20, 2000 - 05:24 pm
Hi all!

Ilmo-bilaahi-towfiiq,
Warning;;;;;
Wa rubul kacba hadaadan dadka amaan siinin tii Somaaliya aa shafeeco ku dambeyneyso....Behave, b4 aan walcankaaga iyo wasiiradaad gaarin!...qofna ka tegimayo ilaa iyo safiitada aan so taabanaa.........seeftii labada aflaheedna igama harto............Geb gebta joojiya!!!!!!!

Mudane Xamardaye! waad iga qoslisey..Cayda beriga muf iyo maf aniga iyo wa bilahi towfiiq na kala qabta..caydana; falkis maya... soo qabo haa!...


Mudane Warta, take care of your business man! xey tahey lugaa banjartey iyo habar teey, habarteeydaan......

Mudanoow Neefka!
Thanx aboow Xawilaadii wey isoo gartey,aad baan ugu farxey......ciyaal buurkaroole ka seexo wey og yihin xooleyhega ninkii u dhowado gacmaha Chop Chop....Hirig hirig ma jirto....al-barakaatna iska sii xaadiri.....

peace n <3 all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Wednesday, June 21, 2000 - 02:08 am
,,,Al barakaat maasheenna,, Amal Express na shimmee ahaan ,,Mashquul ii Catiir jebis ay ka bixi waayeen ,,Haddana Jiimbaartii oo awalba hal lug ka jabneed aan ka cabsahooyaa ay noogu soo bixiyaan ,,,Tawar maan heynaa Cambar us jeeb gadaalka laga soo bixihaayo xaal mastuur ahaaneey bacdigeedna beeso keen liis dhahaayo,,,Jimlo ahaaneey sii Ilma Towfiiq ay tafsiirka noogu sheegeen ahaan Khaleel bilaa Saliid ii tuwaako lagu taqsiimin ilaas ka huro aas ka Xongogo,ka xankhariifmo,,Babis ii caw falkis ,,,,Iyaah mayeey anni haddabo mayeey!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuceey oo ay ku kacsan tahay

Wednesday, June 21, 2000 - 05:36 am
saaxiibayaaloow,

soomaalida canada iyo kuwa kalee europe iyo stateska jooga waa kala duwan yihiin mana isku eka ee iga tag!!! markay samarka noo imaadaan soomaalida maraykanka ama flight 13, waxaad arkee iyagoo qaba surwaalkii jeanska ahaa ee LEE oo ay xamar kasoo gateen oo dabada ka dhamaaday iyo marlaboro dheer iyagoo aad moodo in jahanamo laga soosaaray iyo kuwa reer yurub oo casrigii 190000 la socda aa soomaalida canada wax ka sheegaayo!adeeryaal fooqal adeeryaal dheh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Wednesday, June 21, 2000 - 05:40 am
She @ lol.

Thanks for your moral support . I would make sure that business should be handled according to the right procedure. I don't want defaults at the end. Therefore, my consultant bureau is recommending me to do these steps:

First place to prepare a letter of intend.
Then legal opinion will be following
Again mandate letter to exchange
To prepare an information memorandum during the discussions
Next procedure is going to be Confidential Agreement "CA" between counter parties.
If both sides are confident that this is a potential deal project
Then counter parties lawyers are going to draw Final Agreement

You see how my DIIDIIN is moving ? this is the way should business to take care of, if we are willing to succeed.

Meanwhile, errors, corrections and exchanging drafts of legal issues are the one who caused the habarteey habarteey.

Hey I sound like real Tubako Dealer huh..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Wednesday, June 21, 2000 - 05:48 am
Waraa Neefoow, Lugsigaan dhaaf adiga, dadki hore aan la yaabanaa markeey dhahaayiin ninkaan warkiisa waaba fahmi weeynay.. hadana anagiyaa ku darsoomi rabno yaaqay..

Maxaa waaye ilma Tawfiq & cawfalkis & babiskaan aa sheegooysid, adi waaba kasi waayee kuwi dhagax tuur gadaashiisa waratada ku lahaa maa ku ag joogo yaaqay waaba yaabee sxb.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilma_toqfiq

Wednesday, June 21, 2000 - 06:44 am
eedo she us maxaa naga rabtaa , areer neefow aa anaga buutifoori inoo eh minaad juuq noo dhehdid
korkaada aa mishaari ugu keeneenaa ma kasti.
unuka dad ma caynoyno laakiin areer hadiis wax noo diro fakata kamal fatuura calshaan caasi ma nihin.
areer warta
areer neefow anakaas noo baqaa adi ma fahmaysid xataa haddii kor kor u oysid .
areer neefow waa sii qul qulni
wabillaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Wednesday, June 21, 2000 - 09:59 am
,,,Hooy Ciyaal kuni kuni hooy Ilma Towfiiq aan sheekhooyaa ee day erinka shirmee ahaan aa anni arreerkiin aa nakhadi ahaan waaye ee day anni Abtigiin ma eheeninoo Abtiyoow Shariifoow NeefoowKanuuni,,,,Kanuunina maxaas ahaay kaniini waayee Wacdala khawayaalyaaw!!


Abtiyoow Shariifoow
Taanadoo i sii
Abaabaheey ma jookhee
Bambaaasaas jiraa!!!!1


ma hilmaanti waaye Ilma towfiikhoow!!!1


Areerkiin
Neefoow
Kaniini
oo Iriinka
Araarahooyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

not by choice

Wednesday, June 21, 2000 - 03:25 pm
I can't beleive this.....
From all the current issues I log into, I'm stubbling on nothing but somalian writing...com'on some of us r not that old and didn't get the "opportunity"(if that's what it is) to learn the writing____the language is rough as it is..so please ease up on the writing.Can we all get along using the same language English. I mean no disrespect to the somalian language or it's people

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

worried

Friday, June 30, 2000 - 01:48 am
not by choice no wonder your confusede by your sexuality, judging u and i dont u ususlly gudge people i see ur confused about everything in life.
did something bad happen to u as a child i.e sexualy abused by a man.

it is understandable if u can't write or read somali or even speak not too good myself.
"come on some of us are not that old" WHAT!
OR HAD THE OPPOTUNUTY "if thas what you call it"
u are definantly in need of some help brother.
i had no idea that only the older generation of somalis can only write somali and i would consider it a very big previloedge to have the opputunity which unfortunatly i dont have.

i bet u have only been in that western countr for less than 6 years,you even speaking as if your not a somalian!
pahaps ur not even somalian that would explain u being a homo coz my somalian brothers are not that fucked up, sorry about my bad language!
if ur somalian then i shall pray for you too find the right path.
if i have offended u in any way 9i apologies!
by the way how old are you?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, July 08, 2000 - 01:17 pm
Somalis in Canada do work. Come on now just look at all the Somali companies from Toronto to Windsor. Don't even look at other companies but just look at all the media companies from Canada build by Somalis. SomaliNet, IslamSeek, SomaliPress, Dhambaal, Hanad Magazine, SomaliTalk.com. All from Canada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S in C. hata

Thursday, July 13, 2000 - 11:28 pm
Somali's in canada are straighttttttt up whackkkkk. Those nerd-ass niggaz know nothing but how to braggggg. So shut up you mock-ass bitches.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ubax101

Thursday, July 20, 2000 - 11:31 am
Whatz down with ya kid?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faynuus

Saturday, July 22, 2000 - 11:34 pm
Somali's in Canada are the wildest and most Successfull Somli's in North America...they know how to handle their ••••. They are open minded, educated, they have Masaajido, 110 commununities to help others, we got some brothers in jail, but we don't have gangs like Minnisota, we don't rope each other. They're not stuck on the Qabiil issue like other in MN, ATL, Ohio, VA and other places and most of all that's where the most attactive guys and girls are from...big up to Toronto. holding it down..word is bone

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.