This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date ,,,,,,,Weykan oo Weykan oooo Weykan ee Somali net waxbaa lagu soo qori kari la'yahay,,,Oo aan u heysto iney tahay Cillad farsamo,,,Marka inagana yaanan waxba tuhmin,,,,,Salaan giddigiin Waan idiin wada xiisay ee haddii calal agal aynu iska heysan lahayn E-mail ada aad bey u hagaagsanaan lahayd,,,,,,,,NefoowKaniini@hotmail.com
| |
Unrecorded Date Neefoow,, Salaan hoo iga dheh horta hore.. Tan labaad Somalinet wali waxay ku mashquulsanyihiin dib u hagaajinta forumska inkastoo tayadooda ay gaabantahay.. Waxaase wanaagsanayd inay soo bandhigaan inay kaalmo u baahanyihiin oo ka dibna dadka forumska soo galo wixii awoodooda ah ay ka dhiibtaa gacan culus.. So we can have a better tech. and service.. Conspiracy Phenomena ma aaminsane anugu oo waan kula qabaa in cilad farsamo ay jirto, laakin inta ay sii socon doonto ayaanan garanayn.. Waxaana ila haboon in Somalinet la weeydiiyo meeshuu dhibka ka taaganyahay ?
| |
Unrecorded Date ,,,,,,Warta Suuqa Email baan kuu soo diray oo aan ku khalday inaan u soo dirayo forumska ee ma aragtay,,,,,,Kaftan baynaga go'ay,,,,Gadsan baan doonayay inaan laba kalmadood ka gaadhsiiyo anoon Taraq, Qubeys iyo Agoon Gaadhin,,,,,,,,Hayaay!!! Zeinab Laba Dhagax ma soo dheehateen baryaha,,,
| |
Unrecorded Date awalba kaama helin jirin oo bajaq walba neefkoow ii waran bey heysaa imikana yeelkaa. . . . anigu afka uunbaan kaaga qosli jiray mooyee imikana haduu serverku ku diiday qushi iyo ba'ga. . . . ina adeeroow ina kala daa oo forumsku wuxuu ilaahay u sameeyey in labadii is fahmi weydaa suuqa kala gashee na kala kaxee. . . warkeey meel fiican makaa gali? haja igaarkeey nin fiican noqo.
| |
Unrecorded Date ,,,,,,Horta Gammuunka nin aanad ku halgaadin uunbuu beeryaradaa kaga laxaadsadaa oo Go'ayeeydu ka yeedhaa,,,,,,, ,,,,,Ma Hebel baa ninkalaaba waa yeelkadiiye!!!!
| |
Unrecorded Date to neefoow who cares!!!!!!!!!!! tell someone that who really cares don't bring some crap topics like this please!
| |
Unrecorded Date neefka, saaxiiboow warkaada waa lawaayeye bal warka soo daa.mar baan waxaan is iri saaxiibkaa sharcigii baa ka dhacoo waa la tarxiilay ama computerkaa ka haalaaway any way warkaaga hala maqlo salaamu calaykum
| |
Unrecorded Date ,,,,,,,Waraa Dhuceey Adi bogga Ila Qosol aa Qol ka ijaaratay aa la dhahay oo Darrin caw wen eh oo abuu falkis qadiim eh Anigana Saligeyga halkaan aan u soo jiitay ee saas aa liisku waayay ee wax kale ma eheen ma kasti ee hadda ka bacdi inta lee noogu soo qor ,,,,,,,,Xertii dhamaanteed inteey Digri ii Xadro la fadhiyaan!!!!!!
| |
Unrecorded Date Asalaamu caleykum Sahra Walaal Sahra abaa qof walaalkaa ah waxaan ula jedaa muslim somali ah, ceebtooda lama sheego xitaa hadii aad maqashid kor loma qaad qaado oo mesheeda ayaa lagu danbiyaa. Waayo wax faa iido ah oo aad ka helaysid ma ay jiraan, oo aan aheen danbi taasina ay tahay sheeg sheegid aad shegeysid, iyo adoo aan 100% hobin in ay dhacday, waayo qofka haduu wax shegaayo waxaa laga donayaa waxaas in uu gob joog ahaa, dakeenana inta badan way iska mala awalaan so far inta aan arkay adoo halkaan joogo ayaa meel kale lagaa tuuri oo kumiyaalo ceeb laguu yeeli. Mida kale waa ceeb in waxaa oo kale la sheeg sheego, diinteenana ma ay qabto. U ducee in uu Ilahay cebtooda asturo afkaagana sharooto ku dhaji. aniga intaas ayaa iga waano ah. Hadi aan kuu gafayna cafis & masaamax Asalaamu caleykum Sahra Walaal Sahra abaa qof walaalkaa ah waxaan ula jedaa muslim somali ah, ceebtooda lama sheego xitaa hadii aad maqashid kor loma qaad qaado oo mesheeda ayaa lagu danbiyaa. Waayo wax faa iido ah oo aad ka helaysid ma ay jiraan, oo aan aheen danbi taasina ay tahay sheeg sheegid aad shegeysid, iyo adoo aan 100% hobin in ay dhacday, waayo qofka haduu wax shegaayo waxaa laga donayaa waxaas in uu gob joog ahaa, dakeenana inta badan way iska mala awalaan so far inta aan arkay adoo halkaan joogo ayaa meel kale lagaa tuuri oo kumiyaalo ceeb laguu yeeli. Mida kale waa ceeb in waxaa oo kale la sheeg sheego, diinteenana ma ay qabto. U ducee in uu Ilahay cebtooda asturo afkaagana sharooto ku dhaji. aniga intaas ayaa iga waano ah. Hadi aan kuu gafayna cafis & masaamax Asalaamu caleykum Sahra Walaal Sahra abaa qof walaalkaa ah waxaan ula jedaa muslim somali ah, ceebtooda lama sheego xitaa hadii aad maqashid kor loma qaad qaado oo mesheeda ayaa lagu danbiyaa. Waayo wax faa iido ah oo aad ka helaysid ma ay jiraan, oo aan aheen danbi taasina ay tahay sheeg sheegid aad shegeysid, iyo adoo aan 100% hobin in ay dhacday, waayo qofka haduu wax shegaayo waxaa laga donayaa waxaas in uu gob joog ahaa, dakeenana inta badan way iska mala awalaan so far inta aan arkay adoo halkaan joogo ayaa meel kale lagaa tuuri oo kumiyaalo ceeb laguu yeeli. Mida kale waa ceeb in waxaa oo kale la sheeg sheego, diinteenana ma ay qabto. U ducee in uu Ilahay cebtooda asturo afkaagana sharooto ku dhaji. aniga intaas ayaa iga waano ah. Hadi aan kuu gafayna cafis & masaamax mOwLiDmAcAne
| |
Unrecorded Date sheekadan ma fahmin war waa maxay isma laha qoraalka iyo ruuxa wax qoray sey wax u jiraan. allow na astur. nabadeeeeey
| |
Unrecorded Date Aqyaareey waa idinsalamay. mim ma ila araktey horta in meeshaan wax si yihiin, siyaada ala inuu ilaah ceeb asturo. waa yabanaa maanta dhan sahradaan lala hadlaayo intee qolka kaga jirta saan isu dhahayey mise sahra qolkaan dhan maba ku jirt, qol xaga eey keligeed furatay eey jogtaa,yaab iyo amakaag.
| |
Unrecorded Date neefoowkaniini waa la wareeraa runtaa waaye taas sax dheh. koow. xaqna waaye wareerka waa loo siman yahay. koow. laakiin saan maa loo qubeestaa duqa? maxaa waaye kaneeco maqaar mee qabtaa? qoroto ii maqaarna xaa isugu jiro xuub ee qabtaaye?
| |
Tuesday, July 04, 2000 - 03:27 am Somali Intellectuals Association As our country slides into chaos and anarchy,I feel severe pain at the core of my heart and I am determined to take a crucial step towards a solution... We ,agroup of educated somalis inthe UAE laid a stone that we wish it to be the first stone of a united somali nation based on the bricks of religion,understanding and knowledge. Unity in diversity---united as a nation of one language ,religion and target --and divided into tribes and regions so as to recognise each other. Through proper understanding and guidance ,a message of peaceful coexistence and fraternal unity can be reached to all somali people on this planet. the message will definitely bring about the creation of unilateral form of poltical understanding and agreement. join the newly formed association of SOmali Intellectuals Association International with its head office in the UAE. SIAI needs your intellectual contribution to its cause which is purely an insurance policy of a solid future for all the somali people. we plan to a network of understanding -- political and social among all the somali intellectuals and political groups. our first approach will involve the following steps: I) Creation of economic stability inthe country by: a)Inducing a link among all somali business people inside and outside the country. b)Arranging with the regional militia security for money programme in which the militia group provide full security for the shipments arriving and leaving the warehouses and they get a percentage comission for the services. c)Levying minimal import duty to all shipments(incoming and outgoing) to use the revenue for the security arrangements. II) Setting up trade promotion section in every somali consulate.the section will introduce and promote the resources and agricultural products available with the somali business people and hence facilitate the link between the foreign business people and somali people. III) Organising scientific conference on the tribal issue in somalia and how it can be confined to only recognition. III) Reviving the role of somalia in the world community. This will heavily concentrate the return of world attention fo somalia. IV)Comprehensive economic activities that will relieve the political hostility among the people. V) Monitor the develpments in every region in somalia and coordinate with the regional political leaders how to impliment the free business schemes. Once there is a breathe of economic relief we will create public awareness for nationalism to return the lost spirit. we will initiate a process that will suit our situation and age as a developing nation. We feel sorry that we can not mention all our programmes in this short space but the complete details will be available for the new members. Your joining to our group is the start of our victory please join us and contact us : Awes A.OSman P.O.Box 15932 Dubai,UAE. Tel: 0097150-5611491 email: awesosman@hotmail.com **We know that some people may feel it a naive approach but a long march starts with one step. we work hard for somalia to have a system of government that will not work for the interest of few for 30 or 60 years but one that will serve the public for ever. Mahadsanidiin Awes A.Osman N.B We regret to use this page for this
|