site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maana waalan mise cadan baa laga heesayaa!?

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): Maana waalan mise cadan baa laga heesayaa!?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
waxaan ku arkay qolka neefow kaniini labo qoraal oo dad hore meelo kale ku qoreen oo inta la soo guuriyey magacayga cinwaan looga dhigay waxay igu noqotay argagax, mase hubo inay tahay farsamo xumo dhinaca forumska ah iyo shirqool larabo inaan cago cadaan kaga baxo forumska!?
by mOwLiD-mAcAaNe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Unrecorded Date
mowlid anba waan arkay ina adeer laakiin waad roon tahay haddii qoraal kale un la soo sawirey
oonan magacaada dad lagu caayin.
waxaase laga yaabaa inay tijaabo ahayd oo beryahan forumska waxaa ku batay tijaabinta intaa aadan qoraalkaada iska khasaarinin.

nabadeeeeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiDmAcAnE

Unrecorded Date
macalinka mingis aa ku haayee dooro la qalay dhigeed ku qubeeso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bilaa calayk magaca ii daa kaagan qoraalka dheer wadaadadda muqdishu ka faaloonayaa, hadaad magac doonaysid magac anigu makuu soo helaa? by mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
walee hadalkaa mingis anaa hore i iri... war mowliid armaa labadeenuba isku hees cadan nalooga qaadayaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
tijaabo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceebla

Wednesday, June 14, 2000 - 10:07 pm
sis don't worry about what ever they say about you and mind your own business.sis i know it is abit weird.sis take it easy and enjoy life abaayo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.