site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Diverse Yaa Saatir

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): Diverse Yaa Saatir
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Warta suqa,

Sxb, hadaan fahmay qasku halkuu ka socdo, waxaa dadka madaxa isu geshay oo na jaah wareeriyey waa Forumka, mowliidaydaa badan ee meel walba sida xashiish u yaalaa waa dad kale oo inta magacoodii laga xayuubshay kaygii lagu tolay!?
tusaale ahaan qoraal gaaban oo faransiis ah intaan qoray shalay, ayaa magacaygii laga fujay oo xamardaye lagu tolay!?
Tusaale kale hadaan ku siiyo, sheeko diin ka hadlaysana waxaa lagu dhejay Hebel, cajiib Hebela waad ogtahay halkay diinta kala joogaab!? cajiib.

Hadaba yaa looga dacwoon!!!!!!!!!!
Subxaana laah waa qaadir.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Unrecorded Date
anigu waan horaan u soo jeediyey forumska in ruux walba yeesho magac iyo password marka taa in la helo ma ogiye la kal badbaadi maayo.
mowlid magacaada rag baa jantaye allahaa kuu gargaaro.
warta allaha noo gargaaro aniga adigaba oo ilaah naguma sallado belada socota illeyn wa belo waxa dhacaya.

nabadeeeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,Mowliid Macaane iyo MiM ma aha Forumka ee si ii soo dira Email,,,NefoowKaniini@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAnE

Unrecorded Date
anigu waan horaan u soo jeediyey forumska in ruux walba yeesho magac iyo password marka taa in la helo ma ogiye la kal badbaadi maayo.
mowlid magacaada rag baa jantaye allahaa kuu gargaaro.
warta allaha noo gargaaro aniga adigaba oo ilaah naguma sallado belada socota illeyn wa belo waxa dhacaya.

nabadeeeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAnE

Unrecorded Date
Mudane Xoogsade, nice Restaurant I am sure u enjoyed your Qado......I assume U r taxi driver. If not what were U doing in Jarvis St. ? I am just curios....
I hear that place (Jarvis) is like Baraako- Cabdoow = "Habarkuuley's house" if U know what I mean....... No offence aboow........
Last time I remember there was no 20yrs old girl/boy Somaali crackhead in Toronoto....
peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
mOwLiDmAcAaNe;

SXB... waa kuu joognaa dhammaan inkastoo farsamada ay yara qaldaneed maalmahaan sida aan qabo. Sxb ayaamihi hore way soo noqon doonaan haduu ilaahay yiraahdo.

Mowlid, sxb.. ma waxay rabaan sidi CiiseRooti ineey suuqa kaa saaraan oo kawaanka lagu keeno.


Hebel,

R U sure you are hebel !? I can't believe this! a full page essay from hebel at one time!! And your blue thing ,, a aah. I don’t get it. Something must be wrong.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum.

Salaanta Islaamka ee qaaliga´ah kadib waxaan rajaynayaa inaynu halkaan ka faa´iidaysano oo qofkastaa intuu yaqaano oo xikmado´ah inagu soo kordhiyo iinsha Allaahu tacaalaa,intaan hayaana waatane bal ila eega idina.

Afarlaydaan ka faa´iidayso.

Rasuulku (scw) wuxuu yidhi afarbaa lagu doortaa haweenka (ragga).

1- Diinteeda
2- maalkeeda
3- qurux deeda
4- nasab keeda.

Afar qofkii hela waxaa la siiyey khayr kii aduunyo & kii aakhiraba waana kuwan.

1- Qalbi u mahad naqaya Alle(swt) markasta
2- Carrab markasta xusaya Alle(swt)
3- Jidh balaayada u dulqaata
4- Xaas wanaagsan (ragg & dumarba)

C/llaahi ibn cabaas ayaa wuxuu yidhi afar abaalkooda ma gudi karo.

1- Qof salaan igaga horeeyey
2- Qof iiga durkay meel aan fadhiisto
3- Qof ay lugihiisu u boodhoobeen isagoo fulinaya wax aniga iidana
4- iyo Qof iidan sheetayba
intaba Alle ayaa abaalkooda gudi kara.

Nin saalixiintii kamid ahaa wuxuu yidhi qof lasiiyey afar looma diidin afar.

1- Qof la siiyey mahad,looma diidin inuu kororsado.
2- Qof loo cudur daartay loomadiidin inuu aqbalo.
3- Qof loo ogolaaday doorashana looma diidin inuu doorto.
4- Qof lasiiyey talo sax´ahana looma diidin inuu qaato.

Nin kamida suldaanadii hore ayaa waxaa u soo galay nin rabay inuu war usheego,suldaankii baa wuxuu ku yidhi ninkii, ninyahow afar iga dhaaf.

1- Been ha´iisheegin waayo beenaale ra´yi malahee
2- Ha iiga jawaabin waxaanan ku waydiinin
3- Ha i daan daansan anigaa naftayda kaa oge
4- Ha igu dirin dadka inaan u dabac sanaado ayaan rabaaye.

Markaa walaalayaal qokiinii haya murtiyo & xikmado noocaana waxaan ka dalbaynaa inuu inoo soo gudbiyo.

Wallaahu waliyu tawfiiq.

HEBEL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAnE

Unrecorded Date
,,,,,Hebel sidee wax u jiraan walaale ma inagu soo waalatay!!!Walaahi waa inaan Qur'aan ku saarna sidan kumaba fiyoobide!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Unrecorded Date
mudane XOODSADE maxaa carabkii kaa helay miyaad carab la'dahay?
.
.
inanta anigey sarifka ii baryeysey oo qaraabo ayaanu nahay. ana luuq baan ugu jiray intey ku baryeysey oo dhan neefowkaniinina adeer buu u yahay.
.
.
.
wa bilaahi towfiikh....waa ina towfiikh inantu.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
Raali ha la iga ahaado waqtiga ayaa ii saamixi waayey inaan xiriiriyo.
Waxyaalaha shuuciyada u sahlay inay muslimiinta ciqaabto waxaa ka mid ahaa nin muslim isku sheegi jiray dawlada shuuciga ahina ay kor meeri ka dhigatay oo sirta muslimiinta siin jiray dawladaas.
Mudadii dawladaasi jirtey muslimiintii waxaa loo diiday barashada quraanka iyo xataa in lagu arko kitaab quraana qofkii lagu arkana waxa uu mutaysan jiray ciqaab aad u adag.haweenka waxaa laga mamnuucay inay qaataan dhar muujinaya islaamnimadooda,madaaristii muslimka waxaa loo bedelay meela ay dhalinyarada shuuciyadu ay ku kulmaan,meelo dharka lagu toshoiyo meelo fardaha xirto.markii waxkasta oo khayr ku jiro loo diiday ayay muslimiintii reer bulgaariya islaamkii jaahiliin ka noqdeen caqiidadiina iloobeen.
BULGAARIYA IYO BURBURKII SHUUCIYADA.
Kadib markuu dhamaaday xukunkii shuucigu oo bulgaariya ka talinayey uu dhamaaday 1989kii ayay muslimiintii aad u farxeen una laabteen masaajidoodii iyo madaaristoodii inay boorka ka hufaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,Bulgaariya maxaa inaga galay Hebeloow,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jeego

Friday, July 14, 2000 - 02:57 am
I am sure if My bro,. HEBEL wants to prey in masque the Iiman will ask what he is doing at Masque?!!!Hebel gave us sermon and everyone is shocked?!! Surprise!.

.. Hebel ma toobat keentey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Friday, July 14, 2000 - 04:10 am
,,,,,,welli isagiyo Genuine Budweiser aa la kal haahaayaa,,,laakinse aqoon ku filan uu ku wacdiyo wuu leeyahay inkastoo masaajidka dhaxdiisa CAMBAR ka soo fakfakanayo!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, July 14, 2000 - 03:35 pm
LOL.
.
.
waridkiin cuna that's a Low-Blow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Saturday, July 15, 2000 - 12:00 am
Hebel,


ar kan ma hebelaa?

afka day?

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Saturday, July 15, 2000 - 08:49 pm
Hebel.
Genuine Budweiser, waaaaaaaaaaaaw, Verginia waan kuugu iman si'aan uga haqab beelo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Saturday, July 15, 2000 - 08:51 pm
Hebel,

I never wrote that.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Sunday, July 16, 2000 - 07:27 pm
I know mowliid yar not that kind.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Sunday, July 16, 2000 - 08:32 pm
Thank bro.

Get in touch.....mmowlid@hotmail.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.