site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

To:jiijo,warta,hebel,xamardaye,neefoow,etc.......

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): To:jiijo,warta,hebel,xamardaye,neefoow,etc.......
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qawdhan

Thursday, June 15, 2000 - 10:14 am
waryaadha shaqo la,aan baa idiin haysa walaalayaal anigaa shaqo idiin siinaya ee ila soo xiriira waayo somalinetka idinkaa u badan sidaa darteed waxan idinkula talinayaa inaad aniga ii shaqaysaan intaad macno la,aan waqtiga ku lumin lahaydeen secreterygayga ayaan idinku balaminayaa oo irida ididnka soo gudbin doona i hope inaad dad shaqaysta noqon doontaa.good luck...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Thursday, June 15, 2000 - 11:59 am
Magan alaay !!

Qawdhan,, hal shaqo bas aan qaban lahaay hadii aa shaqa ii haysid... Siisoowgi aa ku timid inaan Car washkeeyga kusoo dhaqo.. how about that ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jiijo

Thursday, June 15, 2000 - 01:29 pm
Shaqo hadaa haysid adaa ku mashquuli lahayd...ee iga qabo tanbal.....wasqaan aa tahay ceeykale ma kuu khuuro washeensi aan ku daraaaa....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, June 15, 2000 - 07:11 pm
maxaa laga shiqeenaane? halkoo part-time ku qabo biish camal aanbo is dhahaayee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Saturday, June 17, 2000 - 10:01 am
shaqo haaye,


shaqooyinka aad heeyso soo sheeg,bal haddii ay ku jiraan shaqo ina anfaceeyso,aan ka dooranee.

islaan odaygi ka tegay miyaa?
oday islaanti wax ka tari waayay miyaa?

aniga labadaas shaqo midkood aa madaxeeyga ku wareegoo haayo,bello waaye con biish aa la yiraahdaa,anoo dur duri haayo waa i arkee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Sunday, June 18, 2000 - 12:15 am
warta suuqa,xamardaye and jiijo meningitis
walaahi walaahi gacanteey kor

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Sunday, June 18, 2000 - 12:48 am
Jamaal4,

Saaxiiboow waxaan ka cabsanaa inaan kugu daro liistada dadka aan hawlgabka ka gali doono forumskaan, maxaa yeelay karbuunaa iga daba wadataa oo waliba masawici wardhiigleey ka iftiin dheer.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Sunday, June 18, 2000 - 07:52 am
Jamaal4,(xamaraawi asal);

askari amar la siiyay maad tahay?
haye,* naso * oo deji gacanta,


nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qawdhan

Monday, June 19, 2000 - 01:14 pm
waryaa waa xiiqsan tihiine is dejiya oo hadii aan iri shaqo baan idin siinayaa ma ceeb baan sameeyey weliba waxan idin sheegayaa hala xishoonina wixii shahaadooyin ah oo aad haysataan.waan idinka aqbali doonaa shahaadooyinka,iskuraran,ceelgaab,calanley,dunbuluq,kaaraan,waxaracadeiyo gubadley,markaa ha ka cabsanina meel kastoo aad ka timaadeen koley soomaali baa tihiin....good luck......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Monday, June 19, 2000 - 07:58 pm
yaa ku dhahay ceeb aa sameesi macalinka weyn?
.
.
.
ani part-time iga soo was-teebo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.