site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ku dara maahmayada reer xamark a....

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): Ku dara maahmayada reer xamark a....
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo.......... jiib

Saturday, June 17, 2000 - 02:27 pm
Luuqluuq marow laasim laami aad ku dhacee......
Tukulush timir gaariwaayey qaraar dheh.........
Geel kuul maxaas ka kasaa kuruskiisaas ku rugtaa..
Afar xamar dhexdood jid aa ku jiraa.......
Buun waa la xadee intee lagu yeerihaa...
Abkey dooli diloow dadnool maas u daahaa....
Mukulaal minankeeda joogtay miciyo libaax ay qabtaa...
Maalkaa ha i bixin aas ku dhaahaa haddii aad i bixisana ha iga daba yoomin...............
Musbaax minankaaga u baahan meel kale ma la geeyo.
Waxaa taqaan guurso wax aa taqaan dhashide........
Baabuur qabtee jinni qabtee..........
jug jug meeshaada joog............
Gabar minankaa ha ku jirto ama makaan ha kaa gasho....


intii kalena ku dara heeeeeeee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Sunday, June 18, 2000 - 07:15 am
*Geedkii orod lagu koro,orod aa looga soo degaa.
*Ninkii aduunka sii joogo,geel dhalaayana waa arkaa.


nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Sunday, June 18, 2000 - 08:55 pm
jiijo........jiib

,,,tuug intiis tuug dhihin aas tuug ku dhahaay
,,,tuur ninkiis ku taalo lama tuso tabtiis u seexdo,,,,,


waa igu margatey muga dambe aan soo badihaa heee.
jiijo keep up the good work sis ya reminded me so many things.

xamardaye
intaas kaliyaa???meesha soo buuxi noo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cumareey

Monday, June 19, 2000 - 08:51 am
Nin waalan walaalkiisa u miir qabaa
timir geed saaran buusho ma loo daadiyo
fara dheer ishi aas kugu dayo lamadiisa ku day.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aw Maleele

Monday, June 19, 2000 - 09:07 am
shimbirtii buubto anfaqeed dhulka lees yaalaa
ninkii soo joog laga waayo soo jiif aa laga helaa
cadowgaa caano mac aa la siiyaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Monday, June 19, 2000 - 09:52 am
Bishimihii kafee lagu dhamo biyo eey rabaan.

Kuunto waxaa loo kuukuusaa kastuumo loo galiyaa karaamo lee maahinoo.

Dhar magaalo la gashto dhowaa, dhal magaalo la nakhdo dheeraa.

Geber baartay garoob aa ka roon

Mukulaal qoor qabad caano ma ku dhanto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Monday, June 19, 2000 - 10:19 am
ninkii soo joog laga waayo soo jiifo aa laga helaa.
cagtii socod badiso,ceeb eey la kulantaa.
mukulaal minankeeda joogto,miciyo libaax ay leedahay.

Shengaani,
ugu badnaan saddex noogu dhaafa,si loo akhriyo haddii kaleh waa ka caajiseeynaa.

Muriidi,
adi shaatiga kuleetigiisa waa taagati aan u mudaa.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaali

Monday, June 19, 2000 - 12:37 pm
-Ninkii dagaalkaaga rabo, dooradaada iga ceesho uu ku dhaha.

- Gurbaan ama gacantaa hakuugu jiro, ama gacalkaa hakuu haayo.

- Gacaantii la goon waayo, waa la shumiyaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Monday, June 19, 2000 - 07:43 pm
Caarkaaga Ciyaal alaha kaa siiyo.
.
.
kac makacaayi xanaag aa unkamo.
.
.
.
biyo walaalkaa ubaahan bood islaameed mala geeyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaska

Tuesday, June 20, 2000 - 02:55 am
Xaali,

Mar hore gacan aan kuu taagay,,,,, hadana lug aan kuugu daray.......... Intee alaab alaabtaan ku haysay........ BEESAANI inaad tahay waa iska fahmaayey !!

iga qabta bal aniga:
-Canjeelo sidii u kala sareysaa loo kala qaadaa

-Bunkaa cuntay bood boodkiisaa lagaa rabaa

-

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaska

Tuesday, June 20, 2000 - 02:58 am
Salaam

Mugaan xasuustay, waa kadaba geynaa

-Fara kacayaar futo ka cayaar aa dhaama !!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Tuesday, June 20, 2000 - 02:06 pm
to jiijo

ar hadey xabad igu soo dhacdey ee iga hoo
ninkii balaayadaad rabo boodkaaga aa qoryo ka jajabsadaa,,,,,,,,,,
cimrigaaga oo dheeraado geel dhalaayo aas ku tusaa,,,,,,,,,
war la uumbo uumbeeyo waykac aa ka roon,,,,,,,,,,
ar intii kale waa iga dhuntay muga dambe heeeee

xamardaye
adi intii jiijo soo qortey lledba ku celisee,,weeh

adiosssssssssssss

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Tuesday, June 20, 2000 - 02:07 pm
to jiijo

ar hadey xabad igu soo dhacdey ee iga hoo
ninkii balaayadaad rabo boodkaaga aa qoryo ka jajabsadaa,,,,,,,,,,
cimrigaaga oo dheeraado geel dhalaayo aas ku tusaa,,,,,,,,,
war la uumbo uumbeeyo waykac aa ka roon,,,,,,,,,,
ar intii kale waa iga dhuntay muga dambe heeeee

xamardaye
adi intii jiijo soo qortey leedba ku celisee,,weeh

adiosssssssssssss

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Wednesday, June 21, 2000 - 01:41 am
,,,,,,,Shangaani,,Shan Ganni Boolad & Caanateen Isla aad heyside ee Dadka iyaga Xamaraawiga ahi isaga bax iyaga maahmaahyadooda yaqaanee ee kolley soo Burqan doonee,,,,,...


1),,,Dharkeyn,Dhunkaal iyo Dhagax jiilaal midina lagama dhaursugo!!!!!
2),,,I jiid aan ku jiidee gamco daalis weeyaan
3),,,Ciyowgii waa ka beryay ninkii cunna baa ka liita
4),,,Lax dhukanni Abaar moog
5),,,Hanfade hiife baa leh
6),,,Hooraar Same hanti iyo horusocod midinah u leh


,,,,,,Shangaani waad aragtaa wax Xamaraawi ah meeshaba inaan uun Aniga ka joogee soo wada maahmaahda Xamariga ihi bal ninkii igu gaaraa la arki doonaaye!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Wednesday, June 21, 2000 - 05:09 am
neefoow/ anaa kaaga marqaati kacaaya wax reer xamarkii layqiineey ee meesha dhworka habeen ku dhaxay inaad keligaa meesha ka joogtid,deey iga walee inaad dhinac iska marisey kuligoodba, maahmaahda waad qaladay laakiin markaad tiri
ciyigii waa kabariyey ninkii cunaa kaliita

maxaaduga reebtey

waxaan hadal ii cusleeynin jaceeyl calanlaa wadaa,

ninkii saas ku maahmaahey soow maaheeyn ninkii maahmaahyada reer xamarka ugu stey ee muxuu magaciisi ahaa horta geedka xun waan ilaawaye.sow waxaad garatay maaha.

hade waa maahmaahyadii reer xamarka ee deey, waa hade reer xamarkii reer xamarka ahaa,soow waxaad garatay maaha.

waa hadii wax lakala maqlaayo soow idinma galin gartaani.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Wednesday, June 21, 2000 - 06:28 am
,,,,Caweys Khamiis Mabuusane buu ahaa Naw sow digan afkeygii ka xaday wallee inaad Geesi Gaamuray ku banaantahay!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Wednesday, June 21, 2000 - 07:04 am
qarka ha inaga tuurina,
waa maxay dhunkaal iyo dharkeyn,
iyo Uwees.
qaarbaa gedi cad u yaalo oo leh
ma hadaan garan weynay maah maahdi
reer xamarka?

Macallinka wax ka barta waa ku kari waayay ee daa
ha iska qamiir sanaa daane.

geesi,
ma soo umul dhaqatay?
waa ilaah mahadiis
nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Wednesday, June 21, 2000 - 09:24 am
,,,Nabad iyo Hilib!!!!Wa Bilaahi Towfiiq!!Ciyaal Towfiikh,,,,Ciyaal Tabaarak,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Wednesday, June 21, 2000 - 05:56 pm
neefoow bikini oooooopppppppssss i meant kiniini

qubka mooska ku sii taraarax iiiiiiii,,,,,,jiirada laabkeeda yaa juro iiiiiiii
shangaani macalin mayser iiiiiiiiiii,,,,,,,,
kashiito kor waa loo qaada laakin yaa taaban karo iiiiiii,,,,,,,,,,,karbuuno hadii la daaro yaa la arkaa iiiiiiiiii ,,,,,,ar ma ifahantey waa u jeedaay dhagahaa aad taagoowhaysaayeeeee idiidi

to jiijo jiib
ar intaan kale hirag iga dhehbo

kudkude ha la dilo laakiin see loo dilaa(i still didn't figure out)


ka kac meehaan anaa kaaga horeeyeeeee

aw waraaboow hmmmmmmmm,,,,,,,,,,,,intii kale maskaxdaada ka sameeso hee

nin daar ku jiraa daruur ma arkee ,,ar taaseey reer xamar may eheed ma ogiyee xay eheed

qoob kacayaar jilbo ka cayaar aa ka fiican

kumbuyuutar yaa nagu siiyay kor ha kow iyo kartab dheh

ar waa iga kal go'day muga dambe jiijo,,,,,lol,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Thursday, June 22, 2000 - 03:09 am
xamardaye/ waryaa sidas waa eeynu is dagaalo aniga maxaad naag umul ah wax iiga weeydiineysaa, seed iila hadleeysaa markaad leedehey umul meel ku sheeg, see weeye ma inaan samaanyaha qaataad ii heeysata,waryaa waa iga dagaal mar dame waxaas iyo wax u eeg hadaad afkaaga ku socelisid dagaal beey tageeysaa,ragu isma yaqaan,

neefoow/ina kiniini kiniin baad ku abtirsataa soow mahaan,waase kiniin nooce ah,horta ninkii gabayada reer xamarka ugu qatarsanaa oo biladaha ku qaadey kumuu ahaa ma sanagub buu ahaa mise hadraawi,
mida kale adigu ciyaalkaan bas eed ciyal towfiiqa leedahay ma ciyaalkii aad dhashad leedehey tawfiiq iyo talo aduun ala ha idin siiyo.

fii amaani lilaah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Thursday, June 22, 2000 - 03:19 am
bundhawoow buunsha cunoow baladkaa ka biibiheenaa
meel libaax soo galay lo' ma joogeyso
darbi ka boodooy daluugtaa u dambeyso
warkaan warkiis..war kalaan ku sugaaa
ishoon ka ishoon..isha baxarka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusseey

Thursday, June 22, 2000 - 03:18 pm
ayeeyo jiijo oopz i mean aay jiijo ..ayeeyo maanta masgaraatadii yareed aas isku qarineysay aaba soo fiiqday qof yahay maahmaahradis hadiisba ku jirta ..ma yareesaneysid aan ku dhahay..Abayaadiiz ani waa iska kaftamaa..erayga ayeeyo ha u bixin yaahee..adi KATANIIISEEY waaye nooh lol..macaanto waa i kanaa hee gurigaa intaa soo galo anoo hadiyad ka tagin ma baxaaye ee intaan aan soo wado dhab iga dheh ..macaanto dhagaha dhukeeyga ka bixi hee.....waa taa ..waa ku kaa ...ha jabinoo ka dhicin

1. QooQ Ma jabeee ninkiisaa Jabo.
2. Af Macaan, Gacan macaan aa ka fiican.
3. Ninkii jiifo saciis dibi uus dhalaa.
4. Xamar Xisaab, Xarad-dheeere Xoog.(u figure out)
5. Naag waa Caruur Cag Weyn.(i have to admit i hat this one)
6. Been Fakatey Run ma gareeyso.
7. Af daboolan dahab.
Beentaada horeeysa ..Runtaada danbe u daran tahay.

THis is as much as i remember .......

Jajac Jajac Khadiija Warsame( just feel like sayin that loooooool)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Thursday, June 22, 2000 - 04:35 pm
Jaalle Geesi,
Maxaan ka kasaa neh samaanaha?
adi xataa ma kaseeysid umul ka bixiska,
macallinka aa inoo dhaxeeyo,us wax kasto waa daadshay,ma aqaani lee kaa xigto,dagaal aa,ma u maleeynaayi inii geesi nimo jiri doonto,ee fariinka inoogu dadaal.

Jii,
@aneh midaan aan ku darsadabo,
@wixi la qariyo waa qurmaan ama waa daataan.
@been badan hal run aa jabiso.
@halaan jirin ku jabisay.
@hubsiino fuusto caano ah aa la siistaa.
nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qubqac

Saturday, June 24, 2000 - 11:44 am
Canjeelo see u kala kareeso aa loo cunaa rootina iqtiyaarkaa.
Ninkii baabuur fuulo uslee ka dagaa.
Dariskii dagaalkaaga rabo oodaaduu la bax baxaa.
Fara dheer siisoow hadaaskeeno siisoow lees ku noqaayaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Saturday, June 24, 2000 - 09:12 pm
ninkii ordo oo orodo oo ordo uslee is taagaayo.
reer koraad cambe laf cunay waa seexdaa.
il adduun indho aakhiro aa ka roon.

shengaani,
iid intee aaday?waa furti,ma na soo noqonin,
yaa xiri doono qolkaan?ma ogi
jiijo dhar dhaqoowgi ma dhameeynin miyaa weli?

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Sunday, June 25, 2000 - 05:23 am
,,,,Xamar Xisaab XamarDayena Xoog,,,,Xaradheere

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo,,,jiib

Sunday, June 25, 2000 - 03:17 pm
to y'all

aad iyo aad aa iiga qosliseen walaahi waxaan xasuussanin aad i soo xasuusiseen aad aad u mahadsantahiin.

shangaani
adi jilbo ka cayaarka jeebkaaga miyaane ,,,lol,,waxaad ka wado waan ka garti

xamardaye
waa ikan dhardhaqoow anoo ka imaadey.

kutubeey
ma nooshahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISBAANDHEES

Tuesday, June 27, 2000 - 02:28 pm
ar jiijo
ilaaaheey nabad makugu keenay bo
ar intee ka baxdey maahmaayadaan kuu haayo iyo webiga shabeele yaa weyn.
marka dambe horta aan hubiyo in joogtidbo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo

Wednesday, July 19, 2000 - 04:15 pm
gues what guys /girls
i am back in town

intaana hirig iga dhaha


,,,,,,,imaan alaa uur buuxsho,,,,,,,
,,,,,,,,ijiid aan ku jiido gacmo daalis waaye,,,,,
,,,,,,,,intaad xadi laheyd xamaalo,,,,,
,,,,,,,,intaad filan ka fiirso,,,,,,,


,,,,,,,,,,,ood qaadis iyo jiidis waa guri geyn,,,,
,,,,,,,,,,,odey waa abees,,,,,


,,,,,..........jini ninkii keeno aas baxsho,,,,,,,
,,,,,,,,,,,jin jinkiis aas la buubaa,,,,,,
,,,,jid ma qaloona ee jidiinbaa qaloocan,,,,,


,,,,,,amar doolo mudeec ninkii diido dabaal,,,,,,
,,,,,,,af daboolan dahab,,,,,,,,,,,,,
,,,,,,,af caaytamay ninkiis aas ku yaalaa,,,,,,,,
,,,,,,,aroos lagama raago lagumana raago,,,,,,,,,


macalin isbaandhees

jiijo waay kuu joogtaay ayaantoo leen ku maqnaay holidays waan soo noqday ee wixiid hayso deey aan arkee macalinka soo tuur tuur
saas aan isku ognahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo

Wednesday, July 19, 2000 - 04:27 pm
to asxaabta qolkaan

xamardaye, mudiidi ,yaska ,hebel ,neefoowkaniini,xaali,,,,,,,,shangaani,cumareey aw maleele,geesi ,abu isbaandhees,mr qubqac,kuuseey,jamaal4,geesi

waraa aqayaareey maxaa inu ku dhacay maku margateen maahmaayadii mise jiijo macalin ka ah meesha, go girl ,go gilr,,,,,yeaaaaaaah to my self that cool huh
come on guys/girls
ani waan sii qulqulay kow dheh muga dambe aan soo buuxihaa meeshaan

jaaw iga dheh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sh.sh.sh

Thursday, July 20, 2000 - 05:52 am
waraa waxaa layiri

nin qooqan karood aas qabaa

muufo ninkii cuniwaayo miraayo cadee aas rabaa.

mukul mukul mukulaal kaadi kuleel


waraa shangaani iyo xaali
xaaraan aa meesha kuqabsateen haa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo

Thursday, July 20, 2000 - 02:18 pm
waraa macalin sh.sh.sh magacaagaba idalay qurux waaye.......................................
intee kasoo baxday qosalaadba igu dishay saan uqoslaayey mindhicir jururuqoow aa igu dhacay wadaayoow wad sheekada..................................

ani waan qulqulay
weli wax maxasuusto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Thursday, July 20, 2000 - 02:52 pm
Jiijo.
Ilaah ma ku soo nabad aruurshay mogoow?
Waasoo noqdi aad ku jirtaa, waxaad soo noqotayna kuma arag,waxaan ku weeydiiyay: dhar dhaqoowgi, maad ku dartay Mas diloow? ani waaba kuu bagi waayay, qol aa lafuraa ugaarasho aa leeska aadaa, yaa?,waa is diyaariyoohaa aniineh.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo

Monday, July 24, 2000 - 05:55 pm
to xamardaye

waan soo noqday anoo udbaheyga iyo uleeyga wato wadaayoow adi adoy abees waaye aa la yiri inbeeshe adi odaygiileeba tahay,,,,,,,,,,,,,,,,
maxaad meesh aku heysaa warka soo tuurbo macalinka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Tuesday, July 25, 2000 - 01:02 am
Jiijo,

Waa iga qoslisay, ee isugbo wixiin kuu haayo intiin kuu sheegin, jaran-jarada aan iska fiiriyee haddii la soo socodo,ani Shengaani aa i dhibay isagaleen iska fiiriyoohaa, waa kuu soo noqonaa isii sug yaah.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xumoow

Friday, July 28, 2000 - 06:12 am
To .all
ar anigaa maxaa mar hore la iigu soo digi waayi

MALAAY BANAAN MA YIMAADEE MAQAALIN AA KEENTO
GACANTAA HADAA SHID NOQOTO GACAN KAROOW ALAHA KA DHIGO
KUUNTO HADII BURURTO KUB LA SIIYO AA U ROON
maxasa kale oo rabtiin hee
qaablaawayaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHUCEEY

Saturday, July 29, 2000 - 10:15 am
QOOLEEY QIYAARKEED AY KU BIYO CABTAA

NINKII ORAX KA CARARO,ISTAAQFURULOOW XAGAAS KA GELAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo.....jiib

Tuesday, August 01, 2000 - 06:53 pm
heyyyyyy asxaabteeydooy wwa i kanbo,,,,,

to xamardaye


hadana waan soo noqday internetka aa ayaantoo iga dhamaaday laakiin muga waxaa soo galiyey mid hal sano ah waxaan ka baqooyhooyaa in jiijo macal jiibkeeda computerka kaaga soo dhex baxdo hayeeey iga dheh ani maahmaahyaasii waa igu margadeen intaan wax soo helaayo wadaayoow wad wad intii aad xasuusatid.............by the way shangaani ha ka cabsanin anaa kaa xirxiray mar horay


ani waan sii qulqulay...........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Tuesday, August 01, 2000 - 06:53 pm
to xamardaye

iyaah adiga waxaan maa nagu keenkeentey ar jiijodii hore maad u qabtaay jiijo kasto jiijo kuu tahey miyaa?ar sug wax aan kuu sheegee jiijodaan jiijo jiis aa la dhahaay dhago juun gabertiisa waaye jowhar ay ku degneed ee fariimo isku qabo odayga xaal yuu ku qabanin,,,,,


sh.sh.sh
ar wixii wax cuni waayo waa loo cunaa noo dadkaaneey hadeey maskaxda ka qufulanyihiin anakaa yar yar oo wali wax nagu hareen ee ma na deysidoo,,,


kuwaaaaaaaaaaaaaaaaheeeeeeeeeeeri

ar jiiji jiiseey
wali wax badan aa kuu wadaa laakin marka dambe ay noo tahey haye!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Wednesday, August 02, 2000 - 07:22 am
U yuka meeqa Jiijo waaye?

Jiijo Jiib,
Jiijo Jiis,
Jiijo Shangaani,

"""minaan u jeedo jiijo jees,ar uu san se jiiski joogin jecliye"""

mid iga faka heeyso ayaaba iska yar,magaci la doono halagu sheego.

Maahmaada aan ku darsado hashoo::::::::::::
"qoftii muruq liqdo, mataga aa ku ceshoomo"

Shengaani,

siriq qooleey aan kuu dhigay.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo.jiib

Wednesday, August 02, 2000 - 01:52 pm
TO XAMARDAYE

xamardaye adi duqa magaalada aan kaa dhigtay waadba igu keenkentay miya jiijo jiib maahinii jiijo kale ma jirto sometimes jiijo jiib waa la gaabiyaa\noo shangaani yuusan kuugu ciyaarin wuu jahwareeree,adi xamardaye intee joogtaane? waayo waqtigaan wax qore waad ugu xigtaaye,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,feel freeeee lol

wali wax aruurisaan ku jiraa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHANGAANI

Wednesday, August 02, 2000 - 07:28 pm
XAMARDAYE
BAMBINI WAAIX SHUQULKAAN MAA KEENTEY ,,WARAA HAYE ANAA IGU SOO KALA FIREESAY MIYAA,,,,WAX MA HAGAAGAAYAANEE MA KA DEYSIDOO,,,,


AR JIIJO JIISEEY
XABADXABAD U DHAC SAANA MAXEEY EHEEDNE
AMA IS QAR QARI KOLEEY ANI SHANGAANIGII REERKOODA BOOYAASADA U EHEED LEEN EHE ADINA GABERTII DHAGU JUUN AAD TEHE EE INTAAN KA BADAN YAANA KU KASHIFINEE WAX MA LA HARTIDOO,,,MA WADAA HEE MISE???..................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mudaneh

Friday, August 04, 2000 - 05:16 am
XAMARDAYE,

SXB waa soo dhawahay yaa, ayaantaan i filo. Kaashifkana isii diyaari hadii kale waa kugu cabaa waa ogtahay noo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aamoow

Saturday, August 05, 2000 - 09:10 am
waa idin salaami dhamantiin

meehaan lee umad wa joogaan maansha allah
mugoo intiin idiin cayuumin an biyo maanyo
idiin doono...

Ninki Mood nabo maanyo ma dhaqdo..
kobo kaa waaween dhiiqeey kugu firdhiyaan..
Madax ninkii cuno macluul ma u dhinto...
intaas sadaqo eey iga tahay...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KuukuCade

Thursday, August 10, 2000 - 04:02 am
Jiija abooboow ar intee ka baxdi adi ayaantii oo filinkii Jadandara aa iskugu keen danbeeysiye maxaa koo maa isku feereeysi
baababuurka aan deeyobo
DAMAC HADIIS KU GALO DUMAASHIDAA KA BILAAW"sodohdaa maahin"
KUUNTO FIIRIS REEMISKEED INTEE GEEYNEE
SIR NAAGEED MALA SAL GAARO
MUKULAAL QOORQABAD WAX MA KU CUNTO
QABRI IYO NINKII LOO WADO MALA KALA QARIYO

Maxaa kale oo rabtaa hee JIIJA isoo wac shukadaa aan tolee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo.jiip

Wednesday, August 16, 2000 - 04:41 pm
to mudeneh iyo aamoow
ii soo dhawaada gab qaata gaxwe iyo daango hoo iga dheh................ay jiijo waaye oo wayahaan mushquul eheed........laakiiin hada sheekada warbac sitiri qam waaye.......aboow.. aboow.........waan cabsadebo................

waxiin haaye aan soo tufo hada ka leexda mugoooooo

mirihii cuntid maroorkooda yeelo
is tir tir aad cadaatidee.......mugoo dubka ha is diirina..............
sirowma hudmo saqaawena ma dheego
socod xumo aa minin jini ku geeyso....i agreemulac cune muuqan doone..........
maseyloow maskax maleh..........
malab hadiid noqotid waa lagu leefleefaa...ayuuto
mudac iyo mudac caleyhi maan wadeeynaa........
amar doolo mudeec ninkii diidi dabaal........


muga dabe more
waan qulqulay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Wednesday, August 16, 2000 - 05:12 pm
muluq nin kii qabo murug aas arkaa.........
maskiin kii u maciinana....maxalkiisa makaan janaad waaye........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHANGAANI

Wednesday, August 16, 2000 - 10:13 pm
JIIJO JIISEEY
AR ADIGAA INTAAN DHIHI LAHAA AABO AFKA IGALA SOO BAXDEY MIGOO HA I GOOSANINBO,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo....jiip

Sunday, August 20, 2000 - 07:20 pm
to shangaani


duqa adi markasta maaxaad dhehee inta aan afka kasoo wedey aad jiijooy dhahday wadaayoow wax la imoow meesha ama qulqul,see camaleeti adi shangaani aadba tahee seed u kaseeynin maahmaahyo reer xamar mise waxaad tahay lamo goodle........hahaha just joke..............
shangaani............marka kale aad qolka soo gashid hal... lamo... sadex... maahmaayood oo reer xamar soo tuurtuuro nooooooo,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo.jiip

Sunday, August 20, 2000 - 07:29 pm
ascaabeey ka leexda yeynan idin daqdaqrinbo......

intaan hirig aga dhaha...........

tuuk la qabtay talo maleh
tuulo joog reer magaal ma ehin.......haha i agree
timir laf aa ku jirto............mmmmmm


barasho horteed ha i nicin..
bari bari saar waa barwaaqo....eeeeeewwwwwww..
banaankiis maro maradiis geed ma qabsato.

waan sii qulqulay..............
wada wixii kale

jiijo is out.....but will back sooonnnnnnnnnn.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AboosTo

Monday, August 21, 2000 - 09:04 am
lol@@@@@@@@@@@
JiiJO Jiip adi wax kasto mana marsiinee...
Tuug laqabti talo maleh shimees maah maah noqdi lol
Halkan xabo aan ku daro meesha

Shinbir duul duul badan madax Goonle(Snake/Mas) aas kudaga..

Jiijo taas adee kuugu socotaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Monday, August 21, 2000 - 03:01 pm
War wixii aan maqlay berigii aan joogay muqdishow iga hooya walow aan idanka codsanaya in aadan iway diinin ula jeedada ay kaleeyihiin,,


Luwaax(lion)duqooway duqsi aa ku dhee-dheelo,
maroodi qoona dhunjiyay dabadiisas ku riixan yahay
wareer cawo madow waa loo waa bariistaa,
dudun ninkii kuugu dhuunto burciid aa loo gu dhuuntaa,,,,,,,
dheeroow dhuglaawe dhuusadiisuu ku qoslaa
,
,
,
,
dhakac dhakac,dhamsalikow,dhaleeliyow,dhuc deeyaasey kadam-damoo daashoow bax,,,,,,,


iyo boqolaal kaloo aanan garanay nin ,

dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, August 22, 2000 - 05:19 am
,,,,,Dacar Ilaahay nabad ma kugu keenay mise shirkii baad ka soo baxday inlee shirka Jabuuti Adiga iyo kuusow baa innoogu maqnaaye,,,Magacaaga waxaan ka akhriyay kuwa Golaha ku jiree,,,Cabinet ka malaga yaabaa inaad inoogu biirto waa qoloyinka netka e,,,,,,,,Kuusoow maxaa ku dhacay ma la dooran waayay,,,,waa walaalkiin neeefoooooooowkaniiiiiini!!!!1

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Wednesday, August 23, 2000 - 03:30 pm
ar yaa jiijo jiiseey
bas waaye hadaa igu kic kicisay ee intaan iga qabo
meel lagu cunay lafo laguma ruugo,,,,,,
mas madaxaa laga dilaamadax aan lahayn miirkiisa la isma saaro,,,,,,,
manfac hadii lagu siiyo,murdiye lama noqdo,,,,
af daboolan daqsi ma galo;;
albaab furan lama galee waji furan aa la galaa,,,


ani bas waaye intaan wax inay igu hareen ma u maleenaayee ee bas iga dheh xujo badnidaa adi,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHUCEEY

Thursday, August 24, 2000 - 03:11 pm
saaxiibayaaloow waa adinka qatar iska dhigaayee bal intaan oo su'aal ah iiga soo jawaaaaaaaba bo

sayloo sayla aamiin

abootooy socotooy

sacayoo siilka daaqaayo waraabo sinjiyee

anigoo diin abuuraayo dareenaa iigalee

sax sakatac sabiibiyooo hirigdhee!

hadaad wax isku haysaan wir waa kaase kasoo jawaaba heeta micnaheeda,markii laqaaday iyo tuulada laga lahaa!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Thursday, August 24, 2000 - 04:24 pm
saa usii soctid sariirta lee saar!
dhuceey heesta dhamaadkeeda saas waaye ha qaldin,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Thursday, August 24, 2000 - 07:02 pm
Naa dhuceey rag layskuma qaldee,bal weydii su'aalahaaga ragii raga ahaa waa xaaji neefoow,kuusow,mim,iishow iyo shii

arinku waa xamareee halkeed noola aaday halkaa iyo baydhabo, war xaaji neefow ilaahay waa isoo aruuriyay oo indhaweeydba waan joogay ee adiguna ma weli alaad dhax joogtay netka,

dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Thursday, August 24, 2000 - 11:22 pm
shaqshaq wareejiyoo harguf
sii u wadid sariirta lee saaro
saas ma eheee.........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa

Friday, August 25, 2000 - 11:35 am
Salama....

Hoodi Hoodi!!

Magoo ani kuwaan hala iga dafo bo, hadiis qof kale horeey usoo dhaheen, Hala i Cafiyo hee:

"Dooli Wadkiis galey, Shaarbo Makulaal oo ku Ciyaaraa!"

"Jinni Ninkii Keenaa Bixiya!"

"Kaadiye Badane waa Loo Gogol badiyaa!"

"Kibir waa lagu Kufaa!"

"Madheyti ii Moora gaabey lan maal qaboo dagee?"--tan qaaf waaye lol Maay-Maay lee nooh, Af-Reewin lee.

Soo Barya, Widayoow iyo Ariiriyaal!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Friday, August 25, 2000 - 05:45 pm
xoog hadiis wax taraayo maroori duur ma'galeen
geed dheer ninkii kuu fuulo ganbar gaaban aa loogufadhiistaa,,,,,,,
,
,
,
,
dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo.....jiip

Saturday, August 26, 2000 - 12:25 am
hayeey ka cabsada


jiijo waa tanaa.................


intaana hirig iga dhaha...

hadal meel dheer aas ku dhacaa dhagaxna meel dhow

geesi hooyadii ma gablanto...........

kud ka guur qanjo u guur........

mirayle aawey mirayle...............


to aboosto..................

abosiibo waaxid..................
maxaa heysaa adi .....................hal xabo oo rifrifan aad meesha lasoo gashay................
we need more macalinka..........................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Saturday, August 26, 2000 - 08:07 am
Ijiid aanku jiidee dhulkaa ku xanaagaa, Geel wixii ka dheerna xaaraan waaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa

Saturday, August 26, 2000 - 10:56 am
Salama...

Ar midkalaa Cirfiidka kasoo dafey:

"Nin Isbarmuuto Hirif kasiiyey, Oranje Ma'u Daaho!"

Nabadeey!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Saturday, August 26, 2000 - 05:14 pm
jamaal4
adi dhuceey jabkaa la magaanaa iyo saa dhexda ugu qaribtey ar tan kashif lee islahaa adaabo dhexda heesta kala soo booday ,,,,,,,fataliikoow ciyaar adi


dacar
qabaluusyaaw waxaas meeshaan lalama imaadee qolka ku xugo la aad aan ku iri qandho daaf leheedee

jiijo jiiseey
waa iga dhamaatey sida dadka qaarkiis inaan jeebkey ka keensado ma rabo ee muga kale ay noo tehe ,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wariiri

Sunday, August 27, 2000 - 05:37 am
" Kud kude intaas soo guurguurahaayo aa laga cararaa "

Wariiri

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Wednesday, August 30, 2000 - 12:36 am
salaadda cishaha iyo naag foolxunba waalees dhaafiyaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wariiri

Wednesday, August 30, 2000 - 03:35 am
Nin af xun iyo Nin falfalxunba waa la fogeeyaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo.jiip

Thursday, August 31, 2000 - 01:09 pm
ajaaja,,,,,,,,,,,,,,,,,,ajaaja,,,,,,,,,,ajaaja,,,
jiijo waa tanaa..........idoo jiip. kor ka feedan wadato.............ajaaja ,,,,ka cabso..........


hal xabana hirig aga dhaha,,,,,,,,,,,,,asxaabeeeey


,,,,,maanyo iyo malaay agtooda aa minan laga mutaa
,,,,macriif badan sameeso aad maaweel heshidee,,,,
,,,,makaan musbaax la,aan ma la galo,,hayeey,,xuux

mugoo waa igu margati.......... asxaabeey......kudara.wixii kale...

jiijo waa sii qulqushau

,,,,,,,,,,,love,,,,,,,,,,,,,from jiijo...asxaabeey

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.