site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Deegaan iyo Degmo!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): Deegaan iyo Degmo!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkiin

Tuesday, June 20, 2000 - 09:23 am
Nabad iyo Naxariis Ilaahay Korkiina Ha Ahaato

Bal dayooy degaan iyo degmo waxay kala yihiin!

Markii reer adoogay iskala qayb qaybiyay oo qaarba gees u booday oo yiri aniga mooyee inta waa Allow Sahal iyo dad qalato qoryo sidatoo qawlaysato ah ayaan is iri armaad subaxa saaka ah dib u dhigataa baadi goobkii MAANDEEQ oo tol weyn waydiisaa:

Kolay isku diidnay e maxaad ula jeeddaa Deegaan?

Kolkaad fasirood faahfaahiso oo aad baahisood ka baaraan degto hadana barbar dhigoo waa maxay Degmo?

Kolkay sidaa tahood daristood faaqidood lafa gurteen gurigeen waa halkee yaa dad u ah oo dega oo uu deegaankiis yahay?

Intaa ku daraye Degmo iyo deegaan miyaa asal inoo ah mise qolo iyo qabyaalad baan dan i noo ah?

Dareen kaygu wuxuu yahay in maskax badan darari doonto oo qoraalku isku dabo dhici doono oo aad karin doonto macnaha Deegaan iyo Degmo.

Hadayna sidaa ahayn waa gafay oo meel baan ka dhacay ee sabeen qaado.

Intaa waxaa ii dheer hawl adag oo aan sugid lahayn ee MAANDEEQ meel ma ku sheegi kartaa?

Ilaahayow Noo Naxariiso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, June 20, 2000 - 10:47 am
,,,,,,,Walaalkiin sow tii hore laguugu sheegay oo Maandeeq London bey deggan tahay laguugu yiri oo heesihiina wey iska deysay oo toobad keentay ee Ninkaagan kadee Walaalkiin ahi ee walaalkaya ahiyoow oo si gooniyah u walaalaha aynu nahoow Maandeeq Walaale halkaasaa lagu sheegay oo kuwaasa ku Khaldamay oo u qaatay iney ku jirtaa fanaaniinta Jooga Jabuuti oo hadda Riwaadaha ka dhigaya,,,,se kumaanay jirin anigaa inta ka baadi goobayay Channel-ka Jabuuti oo aan Riwaayadda aan ka eeganayay waa inta kaliyeh aan ka xiiseeyo waxa ka socdo Jabuutiye,,,,,,,


Wa Bilaahi Towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Tuesday, June 20, 2000 - 05:40 pm
Neefoow Sabeenta wanka/idaha miyaa bro? Thanx

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Wednesday, June 21, 2000 - 01:24 am
Sabeenta= Caanaha Wanka markii la karkariyo ooy soo buraan Xuubka korka ka soo fuullo and its full of nafaqo + Cholestrol....


Labeenta= Caanaha Idaha la karkariyo buraan heenka kor ka soo fuulaayo oo isku kawis eh oo Subag+ Vitamin eh....


Sabeen Xir= Caano Wan oo Liin lagu miiri, Kala go'a welli intii Caano Baraawo laga dhigin ,Goodkoo lagu Xiro si biyaha ii burtuq burtuqa loogu kala miiro,,..


Sabeen Qaado= iga Qalleey+ G'a iga siiso,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Wednesday, June 21, 2000 - 06:55 am
NefoowKaniini,

in yar ayaan ku sigtay,oo anigi baadba hogaanka ii dheereeysayeh.
wallee haddii aanan is daba qaban waan ka dhergi lahaa sabeenta hore.
caana baraawaha liinta ka daa,daboolka lee ka qaad xoogaa haddii ay iska yaa laan iyagaa baqi,
ka dibna sokoryar+dab=caano baraawe.

SHE,
nuuriyad,caro maanyo,shamiinto iyo shoowlax maxaa lagu qasaa?
mahadsanid.

nabad iyo hilib

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Wednesday, June 21, 2000 - 01:49 pm
Neefka,
Ana ma oshi ariikaana waliiba dheega jereey sabeen ey kii hirooy.ama sabeena kii hiran? iyo wax sidaso kale ah.. well what U think? My Af-Raaxo-weyn LOL Sabeen = Xaal mise ido...help!!!

Xamardaye aboow, let me ask Mudane Muse Sudi. He may know wixii carada lagu qasi jiray cuz I have no clue of how to mix that stuf!!! Not that he use to be "fuundi" or something like that but I heard he was suplier..... LOl
Nuuriyada,shamiintada,bulkeetiga etc uu ka beyac mushtari jiray He was chief Ingineer etc.....
What is showlax anyway? make it flat pls jilci bisteekiga = "Afka"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Thursday, July 20, 2000 - 06:59 pm
She,

Xaad shukaanta berka bidix ugu gooysay? X da ha isaga socoto,ee Xamaaliga ma Muusaa? Shoowlax laguugu shub......lol.......

nabad iyo caano

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.