site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa i guursanaya

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): Yaa i guursanaya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumqn

Saturday, June 24, 2000 - 06:19 pm
Anigu waxaan jiraa 25.Sano gabadh cas oo dheer il ka yara cawaran ayaan ahay.
Waligaay raga aniga ayaa diidi jiray hadase cid ila hadasha mudo sadex sano ah ma arag.
waa su'aale ma ragii baa dhamaaday mise Gabdho yar-yar ayaa soo buuxsamey.
Walaalayaal ha iga moodina in aan ciyaarayo .
Waxaan deganahay Magaalada London Mudo 13. Sano ah. Aabahay ayaa kaligay i dhalay waxaan ku koray nolol Fiican sidaas darteed markii hore uma haysan in aan nin waayayo hadase Talaa ig cayn wareegtay.
Hadana cid walba ma qadanayo balse waa in aanu is barano Dad Kuwaasi in uu Calafku ka soo baxo Ayaa laga yabaa.Cidii arinkaas igu raacsani ha ii soo qoraan anaa cinwaankayga idin siinaya!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daneye

Saturday, June 24, 2000 - 06:22 pm
Waxaan ahay warsame fadlan ma ii soo qori kartaa cinwaanka boostaada oo dhamays tiran aad baan ula dhacay fikradaada wacan eed ku soo bandhigtay naftaada.anigaba baryahan waa la i hayey ee waan iska aamusnaa.
Walaal deg-deg iigu soo jawaab.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudaneh

Saturday, June 24, 2000 - 09:36 pm
igala soo xiriir ;mail{mudaneh@yahoo.com)
anigu sidaada oo kaleh ma diidi jirin dumarka.
waxna kuma haayo faraha illa iyo hadda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Sunday, June 25, 2000 - 04:18 am
abaayo what u mean (ilkaha ayan ka cawiranahay).
do u mean fanax baad leedahay...heeeeeey
yaaba ku helikaro hadaad fanax leedahay.
weligaa ma maqashay fanaxleey faceeda ka roon??
haahaaahaa only kaftan abaayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudaneh

Sunday, June 25, 2000 - 06:24 am
jamaal 4

kaftan meey rabtaa hee,baashaalis aa u muuqdo,
haddii aadan u heeynin iska sii soco,rageedi baa halakan ka dhaw.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Sunday, June 25, 2000 - 08:40 am
Mayee rag ma dhamaane imika A+ baanu baranaa.
.
.
.
.
.
labadiina A+ baa feeling fiican.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lover

Sunday, June 25, 2000 - 11:45 am
How is the eye!!!?
bad or fixable?

Lover

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muqtaar

Sunday, June 25, 2000 - 06:10 pm
abaayo aniga waxaan ahay nin aad diinta ugufiican marka waan jeclalahaa in aan isbarano email ii soo dir email kee waa(farax@goplay.com)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Sunday, June 25, 2000 - 10:54 pm
nin la'aan ayaa jirto ayaan filaa,
waan la yaabaayay saaxibkeey markuu lahaa
amaa la i kufsadaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Monday, June 26, 2000 - 04:52 am
,,,,AlXamdulilaah Qabla kulli shee'i allii ataaxanaa Hadiyal fursa,,Walaaleey waxaa jira Shabaab hormuud u ah mar waliba wixii maslaxad ugu jira Hablaha Shabaabka ahi qaasatan kuwooda Mucawiqiinta Zayak inati walaashay,,Culimaaul diinka iyo Shabaabka ku Sugan Magaaladan London Xayil Januubkeedii baan Wareystay oon u soo Caridnay oo si caqli ah bey u fiiriyeen uga munaaqashoodeen Shabaab badan oo musharixiin ah oo akhlaaqdooda,Calaamadooda, Mashaacirtooda Islaamiga ahi, Anshaxooda, Kayaankooda, Taqwadooda,alla ka cabsigooda,Tarjamaada siyirkooda, masalkooda tooda Xaadirka ahi iyo tan mustaqbalka intaba iyo Aqoontooda Diinta islaamka isku darsaday baa waxaa inoo soo baxay musharixiin farabadan oo intaaba ku wanaagsan aananse fiirineyn mucawiqnimadaada adiga ruux ahaan oo haddaad dhaafto emailkaada shabaab farabadan oo halkan magaalada inalagu nool baa kula soo xiriirayo ha ugu Horeeyo Xamardaye,,Mudaneh iyo NeefoowKaniini oo intaasiba ku sifeysmay,,,,,,,,,bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

foosi

Monday, June 26, 2000 - 05:06 am
war waxaan ciyaal suuqiinta ah waxay gabdha kula hadlayaan bal maqala!.

qumqn

Abaayo dhamaan inta kuu soo jawaabatay marka laga reebo aniga iyo hal ama labo kale waa wada duli ilaahay iska soo deystay.

Gabar ay qanciyaan iska daaye walaahi-baysan digaag yarana satisfied ka dhigi karin. maxaa yeelay caqligood waa ka liitaa midka Squirrel oo park jooga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Monday, June 26, 2000 - 05:42 am
cajaa,ib wallee gabar ma soo hadashey ragga oo dhan waa wada diktoonow , kaaga sii daran nin walba feel buu wataa oo uu noloshiisa kaga sheekeynayo waxaase igu cusub in mustaqbalkii qudhiisa wax laga taa taabanayo waxaase ka sii daran qaar is sharaxii intay sii dhaafeen oo kuwii kale laad ku kiciyey .
wallee ragow bal aan aragno bal kii ku soo baxo is reeb reebka oo finalka soo istaago .
aniga waxaan ku jiraa xagga kala saarida iyo talo bixinta ragguna hayska jiro xaggayga kama jirto waasido iyo sheeko xariir .


nabadeeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idiris

Monday, June 26, 2000 - 05:58 am
Waar yaa ma gabdhaa waydeen; maxaadse su'aalo qaliban u waydiin gabar inaad la xidhiidaad aad doonaynaan. Miyaad su'aalahaas dib u dhigataan oo aad waydiisaan qofka shakhsi ahaan tiis intaad maal dadka ka dhaxeysa ku qori.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusseey

Monday, June 26, 2000 - 07:26 am
ala meeshaan maxaa jab iyo qosol weyn yaalo

Quman abaayadiis macawiistii aad la boodid ii soo sheeg yaahee nooceeda ..dheerar keeda....hadii ee macawiis cusub tahay ama hadii ee najaasoowdey yahee.macawiista macawiist culus miyaa oo hada Saudia Arabia laga keenay mise maciis iska raqiis ah..macawiista waxaa fiican kuwa xogaa culus .(butuc boonbalo iga dheh) waad fahantaan u maleenaa macawiista waxeey ka dhigan tahay...Qumaneey waxaad tidhi "ilka yara cawaran" ??? maxaad ula jeedaa eraygaas .Qofyahay hadii fanax lee dahay biro xiro nooh ..london aaba joogtaa sidii soomalida reer baadiyaasha xee tahay fanaxleeda aad ku faaneysid na ..daqsiga iska ilaali iyo shinida ok..meesha daqsi iyo shini hadee quful weyn ku xirtaan aboowe macawiis weyne xaguu adaa hee?? soo jawaab hee ..ama jikh ha kugu ahaato!!!

Waa RAgiinaa is waalaya oo miskiiinta ka waalaya ..qarkiina ceeytamaya...

naadhigooy sindhiqigii ...sharcigiin ka boodeen diintii burburiseen ..Ragoow maad is bara qabataan!!????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Monday, June 26, 2000 - 07:37 am
Ragoow maad is bari qabataan intiinaan Kuuseey ka xanaajinin..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Monday, June 26, 2000 - 07:56 am
,,,,Qumantiyo Xaraashlaha
,,,,Maxaa kala haysta
,,,,Kuseey iyo Warta suuqa
,,,,Iyana maxaa kala haysta
,,,,Inta isa soo sharaxdiyo
,,,,Gabarta Guurdoonka
,,,,Iyana maxaa kala haysta
,,,,Ishan Cawiran iyo kuwan
,,,,Ilkaha isugu raaray
,,,,Bal Iyana maxaa kala haysta
,,,,Qaswarra sideedii
,,,,Haddaadan kor u kaadineyn
,,,,Ishaadan Cawiran Guur
,,,,Aan ka la'aado
,,,,Awalba min yaraan meelaha ka googoobayee,,ee Ciao nabadGalyooooh


Neefoow
Kaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusseey

Monday, June 26, 2000 - 09:11 am
Warta loooool
u sheeg kuwaan matoorka hadalkaa u gooye nooh..torabo nacnac lee....Warta ayaantaan xageee ka dhacday hee .siin kuugu xiisey lee ani Netka Break aan ka qaatey nooh hadaan soo laabtey anoo usheeda wato iyo maqas aan ku soo darsaday

Nefoow ar adigaa walaxaad soo qortoo dhan kusseey iyo warta lee ka fahmey nooh..aree xee tahay ...Muguugiyoo maa kugu dhagan duqa .jic dheh!
Umada nacnada wado
AF DABOOLAN DAHAB!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusseey

Monday, June 26, 2000 - 10:03 am
anonymous noocaaga camal waaye waxaan aan iskoobaha la dheco ..adi damiinimo iyo fuleey nimo aad wadaa ...minee is qarisid kusseey ma ka fahaneysid hee...ani waa kuusanahay hee meelkasta oo qarsoon waa galaa waana ku soo saraa ee biiq yahow maqaska intaan carabkaas HUURADA jaaleesay intaanan kaaga jarin soo rumeeyso hee!!!

by the way what the hell is Fugmo..
n just for the record no animal language allowed ..animalz belong to the ZOOO ..ya heard that foo??!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Monday, June 26, 2000 - 10:31 am
,,,Kuuseey ad mar labaad lagu gudo waaye,,,,ya xeey tahay iyaaaaaaaaaah ,,,yahooow is qabooji is qaboooji haddii kale mar labaad aa l;agu gudaa gabaryaay!!!!!!!


,,,,Do U wanna take him back 2 de Zoo where he belongs,,,,!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Monday, June 26, 2000 - 10:34 am
,,,Warta Suuqa Warkaa hala helo!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Monday, June 26, 2000 - 11:42 am
us qof magac waayay,been ba ha u a haadee,
biiqnimo haka ahaato,
is qaris haka ahaato,
qofkii u jawaabo aaba ila gar daran,
ani kuwaas oo kaleh miiska aan u soo saaraa
"""CALI FANAX"""afkoodaba juuqda ha gabee,

Nefoow,

gudniin u diidnay hablaha,kuleelkood ha noogu joogeen.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusseey

Monday, June 26, 2000 - 12:28 pm
NefoowQandho

let me give ma Zero cent ..u little two faced Evil...maxeee adoo ruux weyn oo qaangaar ah ..waxaad la soo taagan tahay.."ar mar labaad lagu gudo waaye" ama aan kuleel ahaado ama fenejeer ahaado adi ba iyo ta midna iima heeysid ee duqa iga leexo ..laanta mooska aa kaa boleshee la sheekeeyso hee Kuuseey ilkahaaga fargeedada ah ha ku soo taagin ..noocaaga camal looma dhiibta dhax sur aan u aqaanaa....Qori is maris yahow..

Now do u mind goin to the zoo too foo. ..i heard dat they havin animal sell outs !!!!


ANONYMOUS
waraa gaastariikada ku heeso ani ha'igu qaras bixin ee maandhoow iga fogoow..n as for the word FAgmo it still makes no sense to me nacalaa iyo odeygaa tahay aan wax ka sheegaa odayaashaa qaraamiga ah oo soo ilka dhacsadeen lama murmo..minaa awoowe la murmo minaaa afkii i qaloocahaa ....awoowaa taheee habaarkaa intuusan i qaban aa iska rooraa

ama get my Dog ..bobby to translate that animal wordish u just said ..hold ur horses ok

Xamardaye .....

Macaan garaadsiyo ..xoolahaan naga qabo ee suqii maanakoobiyo geey nooh ..maanta kawaanka waa camiran yaheee!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Monday, June 26, 2000 - 12:40 pm
LOL @ Kuuseey.

Baryahaan riboosari makasoo baxaday? Mugoo ani markaa kaba tuuroowga bilaawdid ii sheeg dariishadaan soo xiranaa, hadii kale Anon tuuryo ku socot aan ka cabsanaa ineey madaxa i jabiso mugoo ani fulay aan ahay. LOL. Teeda kale kan gaastariikada qabo "Agarol" aas rabaa ee nuuriyad u qas yaaqay micindhiraha ha isku dhagdahaganee oo sidi shub camal calooshiisa ha u adkaatee..

Neefoow,

Jawaabti DHAKA ee 999 kontro uno ahayd ayaan wali raadinayaa sxboow.. saan u jawaabi lahaa aa igu cuslaatay laakinse intaan fasaxa bilaabin ayaan ayadoo Tuuryo ah iska qabo ku dhihi doonaa haduu ilaahay yiraahdo ee boortiyeeri fiican matahay adiga?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dabshid

Tuesday, June 27, 2000 - 01:14 am
waar nimanyahow aduunyadan saad u joogto baad waxaad arki waxa uu kaa yaabiya.

bal forumskan eeg. title xunba haddii meel lagu qoro. waxaa imaani un intii ilaahay nacaladay
sida

Warta suuqa ( moryaan foqal moryaan, currently unemployed)

Kusseey (useless piece of work &socially redundant)

xamardaye (former prostitute body gaurd, lately Gawaad & now retired)

NeefoowKaniini(formerly rapist & currently junky)

hebel ( high on the drugs)

mim (inaa lilaa, wa inaa ileeyhi raajucuun, muxuu
ilaahay dad abuuray. bal qofkan day! maxaan ku sheegaa )

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Tuesday, June 27, 2000 - 02:35 am
Dabshid,

Ninyohow wax waliboo aa tiri waa loo dulqaadankaraa sida ay aniga ila tahay koowdheh, laakinse lacnada maad naga deeysid ninyohoow oo ilaahay ka cabsatid dadkaan aad soo sheegtay xoolana kaama dhicin, guri aad leedahayna kaama dumin, dameer kuu xirana kaama furan, eey ku hoos jiifana kaama tuuryeeyn, doofaar beertaada daaqaayana kuguma siidayn, abeesa kaa hoos xaluulanaysana kuguma dirin, sheeydaan dhagta kaaga kaadiyayna sabab uma ahayn, afkaaga daqsiga ka shamuumaayana walee sooma sii dayn iyaga, joqofta kaa dareeraysana kaama danqin.

Toloow ma waxaad tahay magac raadis? oo dadkan aan anugu ugu liito ayaad rabtaa magacooda inaad ku magac heshid ee lagu yiraahdo (Ar waa ninkii odayaasha kaba qaadka u ahaa) ee aad ku magac yeelatid sidaa, anugu kollayba kabahayga gacantaan ku wataa karfantaydana lacagtaan ku gadan lahaa waan xashaystay oo meel ayay ii taalaa koowdheh, dunidana hadaan quutul yoowmkayga ku haysto, caafimaadna ilaah iigu daray aana ku mahad celiyo, waxaan kaloo ka rabaa iska yar koowdheh ee adiga ninyohoow yeeysan naclada kugu soo laaban ayadoo duuduub ah.

Wabilaahi Tawfiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dabshit

Tuesday, June 27, 2000 - 04:45 am
aha h ah ah ah ah ah ah ah

lol@warta suuqa

waar ninyahow waad iga reeysay. waxaan is laaha odaga bal inta ka xanaajisid, dadkoo dhami dabeecad xumadiisa ha arkaan. laakiin si akhayaarnimo ah baad igaga adkaatay.

ninyahaw gacan aan kuu taagay. btw way i am sorry about the nacalad business i didn't mean it .. and that goes for everyone else

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, June 27, 2000 - 04:55 am
Can someone translate all this to English please!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Tuesday, June 27, 2000 - 06:00 am
allaha sahlo


allaa kariim


adeeg alle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, June 27, 2000 - 06:11 am
,,,,,,,Ciiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiid
,,,,,,,Wanaaaaaaaaaaaaaaaaaagsan


,,,,,,,Ciiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiddddddd

,,,,,,,Waaaaaaaaannnnnnnnnnnnnnnaaaaaaaaaggggggsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, June 27, 2000 - 06:15 am
,,,,,Ar Dabshid dadkan aad kulligood shaqada u wada yeeshay inaad waddamadoodana aad inoo soo sheegto baa fiicnaan lahayd please & plz marka labaad aad soo qoreyso ha ka soo ilaabin to mention meelaha ay ku kala sugan yihiin,,,,plz

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, June 27, 2000 - 06:22 am
,,,,,,,,,,Kuuseey ha iga Nixinin Laanta Mooska leen ka noolahay ee adi ha i habaarin ,,Bolol ku lahaana,,,Acuudkoooooow Kuuseey see ahaantaa adi, Kaftan lee la joogi anni kuleel leen kugu sheegay ee adiina bolol aadba iila aadi ,,, Istaakh furullaah dheh afkaa aas ii rumoobinne,,Wallaahi anoon kaftameenin Laanta Mooska leen ka noolahay ,,Subax ii casar ii galab ii habeen Xuddunta as iiga dhacooyaa siis Dameeroow aas wax ii galay ee BOLOL dambe ha igu inkaarin,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Tuesday, June 27, 2000 - 10:04 pm
Dabshid,

Kaftanka wuu furan yahay wax ceeb ah na maleh,raguna wuu kaftamaa,waa is xifaaladeeyaa,
laakiin waxyaabo aan lagu kaftamin baa jiro sida:
meel ka dhaca,
habaarka,
aflagaado toos ah,
waxyaabahaas oo dhan oo aad adigu istiri dadka ku soo jeedso,lagana yaabo in aysan xumaan kaa ahayn,arkayneh sida aad u soo hadashay.
waan kaa qabaa NACALADA raaligeeda,laakiin aflagaada aad odayaasha u geeysatay,xaalkeeda ayaa lagaa doonahayaa.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Quman

Saturday, July 08, 2000 - 02:43 pm
Qumqn Soo laabatay.
Waar yaadhaheen meesha haasawe ayaan u soo galay in la isku caayo miyaad ku bedesheen?!
Walaalayaal iga dhaafa ciyaarta oo igala taga shawahaada(Shawahaada iga daa shanta ha ila soo gelin..)Mid baa i siyay E-Mailkiisa isna ku lahaa Minyaro ayaan u baahnahay!!!.
Weger waar intaa waan iskala han waynahay Isha i cawarana quraarad ayaan gashan ee Tu kale raadi.
Walaalyaal Aboowayaal: Ninkii dhalin yar ee ii qalmaya ha is keeno......
kaftan iyo baashaal Haa.. Cayse, Maya...
Walaashiin Quman

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daneeye

Saturday, July 08, 2000 - 05:58 pm
Daneeye wali kaamo hayo wax wara qumaneey ii soo dir Adarayskaaga naftaaba i haysee. waa ku sidee ma igu dheelaysaa mise waxba islama haysid.
Daneeye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Sunday, July 09, 2000 - 01:16 am
Quman,
qaarka kore garanay(xuux),
Isha mushkilo ma leh,maro ayaa ka adag(dabool)
ee dool la qaato ma leedahay?

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, July 11, 2000 - 12:57 am
,,,,Timirtii horaaba dab loo waayay bay horay u yidhaaheen reer Abtigay waa haddana Iyadoo Ilka raaran ilna ay Cawirantahay,,,,Ismoog waanay ogayne armaa minyaradaa loo qaatay,,,,Wallee ku danseegi kuwaneen arkee laba labada isugu shaandhayn ee yaa ku yiraaho Ismoogeey iskaba cawiraatide kan iska kaa biyo biyeestee minyarada kaa dhigtaa calafkaaga ku qab oo iska iimaanso inlee iyagu kumaanay cawirineh!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burco

Tuesday, July 11, 2000 - 01:18 am
bal eega amarkan iyo yaabkan
halkana kuwii baa iiga soo horeeyaa
maalintaan murqaamoba maxaa iyaga i hortaagay ma daaqaday iga eeganayaan
meeshaan taoba afar magac baa i horyaal
tii cawaraydee ee aan islahaa markaad marqaantid aad iska jebisid way iiga soo horeeyeenba
hadaan mid curyaan ah helona way iga hor xanbaaranayaan intaan maqaaxida jaadka hortaaganahoo sugayo mid fireeshaa meel walba lagu kala tegayaa waa inaan bahalkaa ka tashadaa de ilayn ila fogaaye idhaafi dantaydiye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, July 11, 2000 - 01:48 am
,,,Burco ma suuqii baribaa mise waa Afgooye!!!!Shacabka bal uun mar qudhaatah soo gaadh iyagaa tubane,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Tuesday, July 11, 2000 - 05:44 pm
anaa tarakh haayree ii sheeg meesha timirta taal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Tuesday, July 11, 2000 - 08:54 pm
Burco,

murqaanka waxaa jabiyo cambo laf,ee koonfur ha iska deeynin.

Hebel,
goormaa laga tagay taraq,MIINO naga dheh.

Nefka,
adiga dhul yaqaan baad tahay CAMBA LAF,waa maxay?

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Wednesday, July 12, 2000 - 07:13 pm
War yaadha war maad inaga daysaan,oo inoo sheegtiin wax kaloo lagu maadsado,


dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, July 12, 2000 - 07:20 pm
Canbe Laf KUMUS lee maahinoo?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Thursday, July 13, 2000 - 05:45 am
hebel,

maya.

Nefka,

maxaad ka tiri?

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jeego

Thursday, July 13, 2000 - 01:28 pm
Xamardaye Adi noo sheeg hee Canbe-Filfil?!!!!

Burco adi maxaa ku heley yaakheey cusmaantaadii
aan ka seexan weynay? see camal waaye Neefoow wixii kuseey ku sheegeysay maa ku daaray?!!
See waaye Canbe-laflaawaha maa kaa bololay?!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Thursday, July 13, 2000 - 02:01 pm
jeego,

lee, CAMBE-FIL-FIL, Babaasiirtaa maahinoo>

jeego, ad madaxaada saan maas u yaalaa?

Hebel,

jeego, sulub aas ka roon yahay haye?

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, July 13, 2000 - 06:33 pm
Jeego-Sulub ma laga hadli karo...xanaag aas dibinta laalaadinoohaayaa.
.
.
.
Canbe-Laf waligeey KUMUS leed u mudaayee day.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Friday, July 14, 2000 - 02:46 am
,,,,,,Istaaqfurullah al Caziim!!!Istaaqfurullahil Caziim,,,Istaaqfurullaahil Caziim,,,,Al fiilu fiilka waaye ,,,Al Fiilu fiilka waaaye qad Xaqiiqa eh Qad xaqiiqa eh,,,,Qalaca waa qalacay waaye,,ee maxaas qalacay waaye , waxaas qalacay waaye Shajarkii ee maxeey naqani waaye bacdigeed al fiilu qad qalacal shajar,,,Faacilkii keey ahaanaayo waaye iyo mafcuul bihi mansuub ileehigii kee mansuub u ahaanaayo xarfal jarigii hore iyo kaana wa ikhwaatahaa ii ina wa ikhwaatahaa,,,,Wa bacdigeed Fiilkii faacil aas ahaanaa ama u sugnaatay ficilkiina qalaca waaye, mafcuul bihi mansuubkina shajarkii waaye,,,Qad oo xaqiiqa eh aa la rabaa inii la saaro xarful jarigii miyaa mise kaana wa ikhwaatuhaa ay soo gallee,,,,,,,Maanta intaas ay noogu egtahay ee berri ii baabul dhahaara aan galeynaa oo Boolka aan ka bilaabeenaa ii dhahaaradiisa ,,,,Xeelka wulaadada ii nifaaskana aas noogu xigi doono ii dhahaaradiisa,,,,...


Laf cambo maahin Kumus,,,,Kumus qiimo ii qadarin aas idinka mudanyahay kulligiin,,,,PRIMO intiid kumus dhehinna bisinka u qabo sheydaankana iska naar afka aas idin qaloocanine!!!!!!

Kumus qaf kasaayaa
koolkooliyo
Kumus qaf kasaayaa
Karaameeyo
Kumus qaf kasaayaa
kuurbo kuurbeeyo
Kumus qaf kasaayaa
Kariimeesto
Kumus qaf kasaayaa
u Kululaado
Kumus hmmmmmmmmmmmmm
Kumus hmmmmmmmmmmmmm
Sakiintii janaad
Kumus hooooooooy
Korontada aay iga tagin


Wabilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Friday, July 14, 2000 - 05:56 am
kaniin,

saabuun ku dhaq,sakiin u qaado wasaqda ka xiir,cream ku duug,qiiq u shid, koolkooli,ee kaskaada adeego,si miir qab ah,shaxuur ha kaa soo abuuriso,afka kala taag,margayaha giiji,maskaxda qolofteeda iyo inta u dhaxeeso cirib ha isla jareeyso,afkaada haar wayn ha soo dhaafto,ashahaado oo tabar dari owgeed gogosha isugu baaci,saaxiboow wanaagiisu waa intaa,ee casharkaada dambe halkaa ka sii wad.

Hebel,

cambe laf dadka qaar badar aas u yahay,
sidi mudul oo kaleh ay u dhisaan qoloftiisa,
qaarna qaras bixis,oo qolofta ayeey badar ka dhigtaan.

Jeego,
saaxiboow caro darteed miyaa dacaydi ku dheeraatay? halagu arko.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAHAD

Friday, July 14, 2000 - 08:16 am
Neefow illayn ninyahaw siibawayhi adigaa ka daran waa adigan naxwaha inoo galayee laakin naxwe qaasimi labeey kala yihiin,sidas ma ogtihiin i'm sure neefow adiga ninyahaow waan kugu wareeray sheequl kulli aa igu noqotay laakin mararka qaar bay korontada kaa tagtaa sida alcaalam athaalith.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, July 14, 2000 - 08:25 am
get alife quman,you disgrace us.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jeego

Friday, July 14, 2000 - 09:37 am
Xamardaye horta waa ku dhacday? ku nokho!! adiga ani maxaan u dhirfaa? Aduunya waa soo joogay tuulo tookiya habeen madoow ku lugeeyey, Ciyaal miijis sharat kabadiyey nabadna ku gurigeyka tugay,

Hebel xoow ahaa ahaa Sulub qandho dhogor leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, July 14, 2000 - 03:55 pm
xaan ka kasaa adigaa bilaabee bixi jiniga.
.
.
.
ama indiyeetare gasho ee mahaad igu soo weydiisay sababteed la damaandeyso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guur doonayaal

Friday, July 14, 2000 - 05:21 pm
Xamardaye/neefoow/iyo kuwiina qudhunka ah ee kale fadlan Digniin Culus anakoo ku hadlayna magaca Quman ayaan garanay in aan idiin Digno..
Fadlan kaba la'aan kaga baxa bogan aan furtay gabadh walaashiin ah oo calaf raadis ah ayaa idin bariday(Tuuktay)bogana u furatay in ay calaf ku raadiso soo akhriya boga bilawgiisa:
Yaa i guursanaya! kaftan ma leh sheekadu waxaan filayaa in aad meel kale ku baran doontaan Naxwaha carabiga iyo Cambaha iyo waxii kale eed rabtaan aniga iyo hablaha caawa halkan ila joogaaba waxaanu ku fekernay in aanu bogan kala kulmi doono rag soo sheeko tagay.
Waar mise Khaniisyo ayaad tihiin(Laga roonayaal)
Fadlan bogan ka baxa raadsada meel kale.....
Qadan, Shuun, Nimco, Filsan iyo haweeya.....
Geneve, Switzerland..
Soo dhawayn wacan waxii sheeko taga .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Quman

Friday, July 14, 2000 - 05:30 pm
Quman oo aad ugu mahad naqaysa gabdhahaas Soomaliyeed.
Waxaan lahaa maalmahanba hawada uga bax mar baan u digay balse i maqli waaye waxaanad moodaa in aanay iyaago lab indhood leh aanay waxba ku arkayn anigii isha kaliya lahaa baa arkaya waxa meesha loogu tala galay iyo waxa kale.
Merci mahadsanidin hablayahoow hawshan aad ii gasheen hadase waxaan filayaa doqon mooyee inta kale way fahmayaan fariintan culus kii soo doqonoobana waynu iska qaban.
Abaayooyin Iswiiska ka warama?Wiilal fiicani ma joogaan mise waa London oo kale?
Ma soo dhacay iyo wax cirka eegaya mooyee rag hagaagsani ma joogaan.
si kastaba ha ahaatee ku jira hawada warkana ila eega .
Xamardaye iyo saaxiibadiis Fadlan iga dhaafa rabshada meel kale aada Hadaad Inkaar ka cabsanaysaan....
Quman waay idiin mahad celinaysaa mar kasta.!!
Quman..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Friday, July 14, 2000 - 10:45 pm
aniga mar horaan u bogi waaye sheekada boggaan
laakiin hadda inkaar bayba gaarti .
waryaa shuqul laawayaal waaxid aas ugu weynyahay
kaneyto oy xamardaye leeyihiin maxaas xamar ka
kasaa reer mugaal aa ka imaado kan xataa waxaas
mudaa weligiis inaas mundul arkin ,
gabdhaha ma dhaafeysaan ha idinka qaraabtaane yaa fataax yaa razaaq aas ku juraane , kaneyto hebel
la dhahaayona maba isku shiixaayo shiirkiisana ma ursahaayo .
neefow asna kitaab aqris aasba ku juraa yaa kitaab aqris ku weydiiyey kabeebey aa la rabaa ee wax maku goosan kartaa.
mr danbe hadaan idinku imaado yaa weylakum.

nabadeeeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Friday, July 14, 2000 - 10:50 pm
GUURDOONAYAA,

QOFKA ISKU MAGACAABAYOOW.
HADDII DHEGTA AY KUU DURAN TAHAY,
KAALAY OO CUBEEDKA FOODIISA II CIYAARSII,
ISKA ILAALI HADDII UU DHEGAHA TAAGANEH,
DIF JIS OOW SOO WADAA.

qUMAN,

KAALAY KAALAY,II IMOOW,KAALAY KAALAY AAN KAA QOSLIYEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Saturday, July 15, 2000 - 12:26 am
War ninkan wuu ina wada caayaye, haddii aad ka aar gudsaneeysaan, magaciina ku hadla, magaceeyga ii daaya, waaba cafiyay aniga , maba u jawaabaayi, ha yeh, subciska hala iga dhaafo.

Quman,
habaarkaada waa ii duco, ee meel fog haka raadin,
labaatan jir xaskul u taagan,inteed isaga ceeyrinee? tiknikana u dheer tahay.

xaaji mim,
ani shukaansi aan ku jiraa, markiin soo dhameeyo oo aan maadsado ha inoo ahaato.

Guurdoonayaal,
babiska kaligiin aad isu rabtaan haye, aniga ma xanaaqe ayaa la i yiraahdaa, meel ma u socdo, dhankeeyga ayaan laanta uga dheganahay.
xamardaye ha idin soo caayay dadkaan aas ku dhex jiraa ka jersada,aniga magaca ii dhaafa.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Saturday, July 15, 2000 - 05:56 am
Salaam Waraxma Geddigiin:


Ama Bacd Casharkii baa meesha inooga sii wadayaa laakinse intaanan Casharka u guda galin bal waxoogaa hortaallah aan idiin soo gudbiyo,,.....


,,,,,,Baabkii Qad Qalacal Shajar waxaa inaga soo dhex galay Gabdho Calaf doon ah oo ka soo qaylshay halkaa Switzerland,, oo Email ay soo qaraaceen halkan inagu weydiistay in Wilasha Qolkan yimaado loo sixro!!!!!Baab wa kitaab Cajiib Akbar min Naxwe iyo Qawaacid!!!!Allaahu Akbar!!!!!


Baabul Manjariah ahaa wa kitaabkiisii Baral maa'iyaadka,,,,Bisinka iyo Suluxfaadkoow ,, Xasharaad ii Abkoowgiis,,,Tan Cawiran aaba la khaatay sixir ii badeed ma eheen kuwaanse Fargaas ii Kabis ,,,,taataabashoow ii tiitiimbiyoow Allaahu Akabar,,,Igaarki Murqo Gaduud ahaay ee Xamardaye Qasab noogu Sixir ahaa Sheekhoow!!!!!!


Kibilli(fiidmeer) ummul ah lama dhibic nafaaskiisa eh dhigga wulaadada,,,Dooro boojaal eh welli Qaxaanqixin kubaaliskeed(acni welli diiq aas boodin) mandheer mukulaal madoow, Masharaafta korkeed ku dhashi,,Dhangaloow ceeriin eh laftiis hoose,,,Kistoo Chikilliini ii bambas qawoow,, lafo awoodi(Ninkii kasaayaa kasaayee)ii biyaha maanyada,,,intaas aa liisku daraa Xirsi weyn aa lagaaga dhigaa Aaw Manjariyeh aa ku tufaa Bacdigeed Xuddunta hoosteed aa ku xiraheesiin!!!!! ihi ihi ihi waxa meeha nin joogo dhamaantiis Adinka ay isku kiin diriraayiin!!!


,,,,,,,Casharkayna berri aan sii wadeynaa


Sheekhunaa Sheekhul Kabiiri
Neefoow
Kaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kit-Kat

Saturday, July 15, 2000 - 03:59 pm
Quman

Hooy jikada iyo musqusha adoo soo dhameen maad guur raadinee..caanahiina waa kaa bureen..waa ogtahaa u maleenaa.."Gabar caano ka buraan lama guursado"..

Abaayo hoowl aaba kuu taalee meeshaan maxaa ku dhoobay..Fiiri maanta qado waxa waaye Maraq iyo ZAbaayad ok..Maraqa yuusan kaa guban..Cusbadana ka yara ilaali...

Casariyaha markaad dhameeysid caruurta Tinta ku shanlee...Guriga naaftee..Markaad hoowshaas dhameeysid lee soo shanleeyso ..soo qubeeyso...barafuun soo marso markaas lee masaajidka ku geenaa ..ok...SHiikhoow Shariif waa wiilashiisa doob yahiin

Jiira maafiya soo istaag yaah..ka bacdi....??!!

Kit-Kat<Biteeeez>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, July 16, 2000 - 12:28 am
neefoowkaniini sixiroow run ah tahay sixirka ma ku shaqeesataa maxaa naag madiido ku akhrisay ha i soo marin walaahi anigoo inta joogo aan sixirkaaga ka cabsadi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guuled

Monday, July 17, 2000 - 02:28 pm
waa gabdha sidaad nimank ugu daadsanjirtay baa lu guu gu daadsanyaa..markaa yarayd waa laggaa daba ordi jiray laaking..hada oo aad habara dhacday.yaa ku raba baayo!Somalidu waxay ku maahmaada.ninba waa maalintiisa..engrisku wuxuu dhahaa (Evey dog has his own day),Carabtu waxay ku maahmaahdaa(yooom laka wa yoom..calayk)markaas walaal waxaba ha shalaayin. addaa is ku keenay
gabdhoow waad maqlaysaabn..waxa inantii ..quraxbadan..ku dhacay waxaan idin iri lafahaga ha ku khamaarin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Monday, July 17, 2000 - 05:09 pm
Quman this is not the phychic net work and yuor question should be yaan isguursanaa since everything is 50/50 now a days besides you are only 25 yrs old for god sake what is the rush I am sure there is plenty of guys out there 4 u..

Forget about halka il it's "cawro tir" ;-)don't be hopless gabdho badan oo brainless or heartless ah baa niman guursada everyday......

wa bilaahi towfiiq.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, July 17, 2000 - 11:58 pm
Can more people write in English, like SHE, so that more people can interact. Thank you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Tuesday, July 18, 2000 - 12:30 am
Anon,

waanu aragnaa She sida ay u garaneeyso Diinta,
ka badan in ay ugaraneeyso En,miyaad nagu waanineeysaa in aynu sameeyno sida ay ku baratay?
CAWO, HABEEN, MUQDI, IYO GUUREES , yaah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dangarad

Thursday, July 20, 2000 - 10:08 am
Asalaamu alaykum....

ehehehehehhe .....
ahahhhahhah...


war hayaay meesha maxaa waryaalo
reer iskaabul fardihiina qaboojiya
imisaa gabadha usoo fakanaysa
alla wax qurbo waa ku aragnay hee
ma saa baa idinka daacad ah

adna midaadan guurtoonka mid aan ku iraahdo

waxaa kuhaysata qubadii cilmiyoo
haatanbaa leedahay cilmi baa raadinayaa
alow maxay too late tahay heee
bal inta yara xishootid oo afka gacanta
saartid bal karaadso agagaarkaa facaa
walee ceebowdayee
eheheheheh...........
ahahahaha.......


ala ilaqosla ehehehe
meesha wax waan aragnee alow dalkii noo nabadee
aahahahah ehehehehhe.......


asalaamu alaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

$xi

Unrecorded Date
hebel a ku guursayo habeenkasti C aas ku qarowyaa
indho beel aas ku dhici rabo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, August 03, 2000 - 04:57 am
waaa run gabadh kun baa ka hadliya midna waa ka guudadaa, markaa hadii aad faahfaahintayda doonayso lasooxidhiidh emialkan
abdihakims@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Leilaa

Thursday, August 10, 2000 - 07:48 am
alow sahal amuuraha cajiibb, gabar leh yaa i guursanayo iyo wiil leh guur halaal aan rabaa, wixii roon rabaa og, ee waano ma rabtaan umadeey
hadaad rabtaan guur wanaagsan
a) beenta ka dheeraada
b) ha lugooyin wiil ama gabar
c)niyada qeyr u sheega

ilahay waa u jeedaa wax walba, markaana wax walba waa idiin fududaan

ee ma is weydiiseen su'aal kale oo ah, gabar ama wiil aad ku baratey netka siduu kula noqon lahaa???

wa bilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, August 10, 2000 - 08:25 am
qumaqn

nayaaa saaqaajameed>>>> naa baax shaqoo raadso,dhileeye>>>>>>> ufff

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amuraalka

Thursday, August 10, 2000 - 01:03 pm
salaan dhamaantiin. waa sheeko gaaban oo iga talo ah. waxa guri wada gali jiray gabadh qurux badan iyo mid fool xun.maalin maal maha kamida ayaa waxa guriga yimi rag badan oo guriga ku qayilayay oo odayga soo booqday kadib gabadhii foosha xumayd baa way diisay tii kale maxay ragu doonayaan,waxay ugu lawaabtay dee adiga waxa tidhi ma anay i googoosan. markaa quman walaalay waligay tartan dumar uma galin igana raali noqo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zak

Thursday, August 10, 2000 - 01:18 pm
waryaa adiga markahore ma adigaa naageysatay markaad nayaa dhaheysid? , marka labaad, soo baro sida dad ka loola hadlo, adigoon caytamin.marka sadaxaad, waligaa maad maqashay hadal qabsiga ah -barasho horteed ha i nicin?

habeen wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

momo

Friday, August 11, 2000 - 01:11 pm
ASALAAMU ALEEKUM

AQYAARTA WAA LA IDIN SALAAMAY ,MEESHA WAXAABA ISKUGU TIMID ISKAABULO IYO REER BANADYAYAAL EE SXBYAAL QOFTA HADAL QABOOJIYA USHEEGA

QUMANAY WALAASHIIS RAGII WAY DHAMAADEEN ,INTA YAR EE SOO HARTAY WAA QAALI EE JEEBABKA MAKUUBUUXAAN LACAG DIPLOMO BAABUUR GURYO IYO SHAQO ANAABA KUU INAN INTAAS DOONAYA OO KUSII XOOJINAYA DIINTA ISLAAMKA

AQYAARTA CAAFIMAAD ALLAHA NASIIYO KULIGEEN
A+=A PLUS=CAIO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

neefowkaniini

Friday, August 11, 2000 - 06:08 pm
Naa qumayadan isha cawiran yaa inaga qabta waar orodoo darbiyad istaag intaanan dee bahalkanaga kaa dul saarin.

Waar kuwii muuqa fiicnaa baaba harerah buuxee dee maxaanu ka doonaa iley cawir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macda

Friday, August 11, 2000 - 07:29 pm
waryaa NeefoowQaniini geberta maxaa saas ugu caaynee muruqyo gaduudka haba u soo jawaabaan adi odey eey ka dhamaati aa tahay
meeshi laga rabey inaa shaqeeysid neef aa hor i gadaal ka deeyhee lol islaantaada iska damoo xabo iskuma heeyside ka dhex bax dhalinyarada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Saturday, August 12, 2000 - 04:11 am
,,,,Anniga ma qorin waxa ninkaa aflagaada ahi uu meesha ku soo qoray!!!!!!Macda walaashiis aniga hablaha ma caayo ee adoon ii jawaabin fiiri asluubka aan wax u qoro,,,Macda Barasho wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GuushAABIHIIS

Sunday, August 13, 2000 - 06:06 am
macda/ duqii aa kusalamay,,,,,,,,,,,,lol


duqa waa taqaanaayaa yaa kale hee::::

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.