site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BEER LAMA BEERTEE DAD BAA LABEERTAA

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (May 2000 - August 2000): BEER LAMA BEERTEE DAD BAA LABEERTAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Monday, June 26, 2000 - 06:42 am
Asalaamu Aleeykum

Walaalayaal waxan wada ogsoonahay in dadfarabadan ay ka qaxayeen dalkeena hooyo,una qaxayeen wadamo shisheeye 20 sano ee udanbeeysay,haba ugu daraato 10kii udanbeeyee.waxaan arki jiray dad soomaaliya oo nabada guryahooda gadi jiray,hadan waxka su aalay qaarkamida waxay iisheegeen in ay usocdaan dibada sababtoo ah nolal tankafiican baataal.maxaa soobaro kiciyay aas aas ahaan soomaalida?

maxaa loo sameeyay in dad la qaabilo? yaa sameeyay? waxaan layaabaa shalay ninka cadi africa ayagoo xirxiran buu soo qafaalayay oo adoonsanayay,maantana ayagaa dalkugalid iyo indho cadeeys ku galaya dalkii nin ka cadaa.macnaha oo dhan baa wuxuu yahay dadku waa qaali waxaana larabaa in noocaan hada yimid badar lasiiyo laakiin caruurtooda lagu shaqeeysto macnaha dood malaha dhaqan iyo diin oo ay hido uleeyihiin.markaa dadku waa qaali dadbaa labeertaaye lasocda.soomaalida waxa laqiyaasay inteena dhawan soogashay in 50 sano kadib fareeceena uu yahay mirihii labeeray waxaana cunaayo ninkii beertay ninkuna maha cidkale waa sheeydaanka ilaah nimada sheegta ee leh indhaha buluuga.waxaa lashaqeeysta yuud oo ladagaalan san rabi.waxaan jeclaan lahaa in laga hadlo nidaamka dadka loo adoonsado ayagoon is ogeen sideena oo kale hada.mase laga yaabaa in aan baraarugno oo aan sameeysano gole soomaaliyeed.waa kabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Monday, June 26, 2000 - 07:37 pm
dad see loo cunaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, June 27, 2000 - 05:42 am
,,,,Walaahi anni naftirkeey waa yaabanaay laakiinse wax liis widiyo ma xumee horta us see ahaan aa dad nool loo cunaa suwaal meeha ku jirto waaye afka ilaah ma kaa khaloocjiyee,,,,Us dad see ahaan aa loo cunaa la falto ama la beeqto maba xummee??????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shafka

Tuesday, June 27, 2000 - 10:09 am
labadiinna dabadaa idin duleesha meel walbana waa soo dhigeeysiin, see la idin yeelaa? kuwaan umadaayna ma ahan, nabee.

Gurey1, wax jiroow ka hadlayay, wax ka dhaha ama nac-nacdan oo kale ha soo dhigina meesha. Fulaan/Hebel baaba iigu daran oo meel walba hal aayad la soo taagan. Waa dulli, dulli ma garan?

Shafka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Tuesday, June 27, 2000 - 06:13 pm
waraabe dadoow waaye kan neefka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, June 27, 2000 - 06:54 pm
,,,,Aasba na cunin saaneey wax ka darane!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Wednesday, June 28, 2000 - 01:33 am
cunid ilko ku ruugid or cunid ilko la'aan.


nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Wednesday, June 28, 2000 - 03:36 am
Asalaamu Aleeyku

to: hebel gaar ahaan guud ahaana akhristayasha
dad sidee loo cunaa?waa suaal katimid HEBEL

Waxaa jira in guumeeysiga cadi uu sahan saday qaarada africa kadib uu sameeya maa mul ubaahda ayaga marwalba oo kuhoos nool.waxa uu qaarada kasoo baxay 1960 kii.meelaha uu tooska uqaatay mooyee sida koonfur africa, Djibouti,nabiibiya.markaa waxa uu rabaa mustaqbalka in uu uharo kuna noolaado qaarataas.waxa uu bilaabay in uu dadka qixiyo si maskax ahaan ah,oo uu dalkiisa keeno si dadkaa lakeenay dadkeeydhalaan u shaqeeyaan oo unoqdaan kuwo daacad ah waayo maba garanayaan waxaan cadanka aheen tusaale sida madoowga hada kunool usa.cadanka qoyskii waxa ay dhalaan 1 cunug markaa waa in lahelaa halkaa cunug dad ilee 100 qof ah oo uu utaliyo mustaqbalka.oo aan kudoodaynin aniga adiga kuma ihi ee dhaqan iyo dhul iyo diin kale baan leeyahay.shaqada dadkaa iyo dhididkooda aa ah cunid macaan.saas aa loo beertaa dad.ninka cad waxa uu rabaa in uu ahaado ilaah sida uu maanta yahayba.maxaa yee lay ilaah macnaheeda waxaa weeye kii asaga uun lacaabudayay lana waydiisana yay kheer shartana laga nabad galayay oo asaga la isu dhiibaayay.laakiin maanta yaa laysu dhiibaa? yaa la magan galaa? yaa arzaaq baxsha? kitaabkee lahaystaa dimuqraadi mise furqaan? qofmaa maanta aduunkaan oo dhan dhihi kara diintaa talinaysa oo islaam aan isku maa muleeynaa oo gaalooy adinka idin caabudi meeynee ilaah baan caabudeeynaa majirtaa cid sidaa oran kartaa? jawabtu waa maya laakiin saladaa waa tukan kartaa asaaba masaajid kuu dhisaa.waa soomi kartaa dhibmalaha waayo waxa uu ku ogyahay in aadan daacad aheen eed ilaah ku abuurtay khaa imeeyso waligaaba tuko.maxaayeelay maxaad wax kuxukuntaa oo dadka kumaamushaa waa buuga ninka cad.salad maxeey sheegee waayaabe ma alaa lakhaa imi karaa oo yiri waxaan kitaabkeeyga aheen ha isku xukumina.ma dhici kartaa inaan arimahaan wax ka ogaano maanta in aduunkaan lagu caabudo gaal kaan cad iyo yuhuud ma isku raacnay? halayga jawaabo waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Wednesday, June 28, 2000 - 07:02 am
hebel,

ma akhrisay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Wednesday, June 28, 2000 - 08:40 am
,,,,,Welli ma fahmin!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Wednesday, June 28, 2000 - 10:15 am
aryaa ciyaarta dhaafa
.
.
.
see camalooti


nabadeeeeeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jeego

Wednesday, June 28, 2000 - 11:30 am
At the pacific Islands (Fiji etc) if two waring tribes one loses the winner grills the loser and serves with side salad and Biyo Laysaka Dajiyo...

That could be well solve our problems in somalia!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Wednesday, June 28, 2000 - 11:52 am
,,,,Walaahi Anni waa ka dhaaran karaa Hilib dad Akhas see loo Cunaane,,,i iiiiih walaahi intiin Xasuusto Xataa Qof Dhegtiis hattaa ma goosan,,Uf Akhas ,,i iiiiiiiiiih awidkeey Walaahi,,,Laakinse koo Waraaba Dadoow ah aan ooga Shakiyi meehaan!!
,,,,Dad aan Awuurahaa malugu lahoonna,,ANIMAL FARM aas i soo Xasuusiyay ii George Orwell,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, June 28, 2000 - 07:25 pm
Ma akhrin kari waa ka cabsoonaa Xamardaye....
.
.
.
.
.
.
.
.
.
Sheekooyinkii oo waraabe dadoowga aas wadaa camal ii reer aakhiraadkii qoobka dameerka lahaay ii tagsiilahii Liido la geesti camal.
.
.
.
.
Horta Qoftaas reer aakhiraad mee eheed mise afar-qooble baska ka daahdi akhyaareey?
.
.
.
Yaa la iga xanaagin dhalinta koo inta joogo aa afka ii galiyi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Thursday, June 29, 2000 - 02:23 am
,,,,,Abgoogeey waa Cabdalle Zabdi,,,Goon Culus amaad tiraah Afar qooble aas Bacdigeed xaal ku raacaa!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Thursday, June 29, 2000 - 07:02 am
hebel,
waan is iri.
waayo dadka habeenki hurdada ku makaalaxo ayaad ku jirtaa goorbo.
waaxaad iloow day kii oo ceelka masawaca,mise ma soo gaarin?waad yareed mise maba dhalanin.

qoftaas habareey maanyo.

arealka digtoo naw ,bidix jeeso dheh,berche anagoo qaran raadineeyno aan qabiil soo helnay.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, June 29, 2000 - 05:28 pm
wahaan aJaaJa eheen ma orodaaw muga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Friday, June 30, 2000 - 05:24 am
HEBEL,
af daboolan GIRJIN.......LOL


waad garatay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, June 30, 2000 - 08:20 pm
garadaaw ma'alin day hee adi lee waa....capishi?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Friday, June 30, 2000 - 10:22 pm
Jaale Gurey1,

Horta Tookadaan For sure laf cad aa toobin ku heysaa.

Tan 2aad ninkii Somaali beerto, balaayuu beertay. xaarna wuu tabcanooyaa.

Sheydaankaan indhaha galuuska lehna filimkiisa wuu qarxey jaale.

Shaley ma ehee doraad markaan xamar joogney wuu gabnaa,madoobaa,timo rastana wuu lahaa.
Manta oo aan dhulgaalo joogno cadaan uu noqdey.

Ka dib markii uu ku dabaashey berkad lagu qasey Diana + Dormavite + bleach mudo 24saacadood ah. Wuxuu noqdey cadaan deetana timaha daawo jilciso iyo blonde loo mariyey.Indhahan Galuus aa loo geliyey Botom line is, Cirfiid = Somaali


Neefka,
Animal Farm amey shafeeco ku dambeysaa!

peace n <3

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Friday, June 30, 2000 - 10:28 pm
,,,,,,,Capice ii Capishi us maxaa laga wadaa an waa yaawiye!!!!!


,,,,She=Shactiroole

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, June 30, 2000 - 11:03 pm
Capice is a name of a car that Cab-drivers love to buy and is made by Chevrolet.
.
.
.
capishe is hadalkeey meel fiican makaa gali?
.
.
.
capishe?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Saturday, July 01, 2000 - 12:04 am
,,,,Caprice,,,,,,Hebel,,,,Hadalkeey ma ku galli hee!!!!!!Chevy Caprice!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Saturday, July 01, 2000 - 01:13 am
Gurey1,
saaxib metal carabi ah ayaa jiro oo dhahayo:
"""izrac zarac walaa tazrac naas"""
maxaad ka tiri?

She,
waxaas oo dhan dhalanteed iga dheh.

Nefka,
saa wax u jiraan?
ma caro celis aad sugee?

nawad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Saturday, July 01, 2000 - 09:37 am
Caprice maa la dhahaa Neefka?
.
.
.
.
Xaan ka ogahay hee bilaayada in super kaariko lagu sameen karo leenba ka war qabee.
.
.
.
.
wa bilaahi towffikh.
.
.
.
towfiikh aa koo cusub lasoo bixi.
.
.
.
.
eerboorka (Boor hakaa kecee) aas uuga shaqeehaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Saturday, July 01, 2000 - 10:31 am
Hebel,
saaxiboow duulalka ilmo towfiiq hanagu toosinin,
bus iska dhaafe,yaan xaabada la iska kicinine.


wabilaahi towfiiq, a anigi ayaaba toosi tagaye
waa ka noqday.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Saturday, July 01, 2000 - 05:51 pm
,,,,,*Allii daayir yizrac li mi'at sanna, khliik tazrc NAAS*,,,,,*Nal maa mudeen waxa nuuraayo NAAS waaye*...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Saturday, July 01, 2000 - 10:00 pm
anina taabo aanbo islahaa waxaan nuurka badan leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Sunday, July 02, 2000 - 12:42 am
,,,,Primo Luglio Baashaalkayna waaye!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Monday, July 03, 2000 - 06:10 am
Asalaamu Aleeykum


to:hebel iyo neefooowkiniiini

sxb yaal horta rag wanaagsan baatihiin hadaan lays xasteeynin laakiin adinka ciladiina waaxaa weeye meel walba aad shirib isaga qabsaneeysaan!!!

to:xamardaye sidagan is waydii horta waa maxay beer? markaa waxaa kuusoo baxaa in dadka labeerto tusaale sida BILGATE ma isagaa waxaan soosaara mise dad uu beertay? rumee ama harumeeyn BILGATE waa damiin xaga softwareka ama programm ka laakiin waxa uukusoobaxay maskax soosaarta waxaan oo uu maamusho sida ninka beerta beertaa waxa kasoobaxa uu umaamusho.faladaan inaan kudheeraado majecli

to:she tookadaan waxaan filaa sheekadaan oo kugu cuslaatay maxaayeelay ardadu badanaa ma wada fahmi karaan waxaan kahad laayo.tankale ogoow dadku waaqaali oo waxa aynu hada xogta isku dhaafsaneeyno dadbaa sameeyay soomaliduna dadkeey kamitahay.aan kula kaftamee gabar yarbaatahayee aduunkaan dadbaa uugu qaalisan,maha lacag iyo heeso kale iyo dahab dumarku dahabkeey jecel yihiine.waa kabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Monday, July 03, 2000 - 07:12 am
Gurey1,
su'aashi aan ku weeydiiyay jawaabteedi in aan helay baan filaa,meeshaada ka sii wad darsiga.


nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Monday, July 03, 2000 - 07:15 pm
ani waa la'ii bilaabee xaan dhimay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Tuesday, July 04, 2000 - 01:11 am
Asalaamu Aleeykum

TO:HEBEL

SXB waad iga qoslisoo waxaad cadeeysay inaa tahay soomaali sax ah dhalad.sababtoo ah dadkeenu ma ogola masuuliyada in ay dushooda saartaan marwalba meel kaleey saaraan way iska fogeeyaan.waxaad ixasuusisay sanadihii 1953 ayaa magalada london barbaar soomaaliyeed shirkad uu ushaqeeynayay kadhacay lacag farabadan oo uurabay intuu labax sado in uu dalkii tago oo uu geelbadan ku gato si tolku uuga heeybeeysto.maxaa yeelayeelay waagaa ninka geela badan baa ladhagayeeysan jiray.nasiib xumo barbaarkii arintii kuma guulaysan waa laqabtay waxaana loo taxaabay xabsiga.xiligaana dadka madoow london xuquuq kuma laheen.malin danbe ayaa waxaa xabsiga lakeenay barbaarkale oo soomaaliyeed,oo lagu soo xiray arimo uu ka qeeyb qaatay oo ahaa sameen ama daabicid lacag been ah.waxaa caado ah in xabsiga wixii isku wadan ahiba israad sadaan sabab too ah xabsiga dhexdiisa qabyaalad baa kajirta.ninkii hore ayaa loo sheegay in nin cusub oo soomaali ahi kusoobiiray xabsiga wuuraadiyay,waa laysa salaamay GUULEED waaninkii hore WARFAA waa ninka danbe,sidan beey sheekadu udhacday.

GUULEED:- warmaxaad sheegtay
WARFAA:- galad eebe weeyee adigu waran
GUULEED:- aniga guuleed baa layiraahdaa
WARFAA:-haa ana warfaa baa layiraahdaa
GUULEED:-Adigana ma maanteey kusoo nabeen!!!!!!

ufiirso waxa uu inkirsan yahay in uu waydiiyo dhibaatada uu ninkani sameeyay ee lagu soo xiray waxa uuna ogyahay in xataa haduu waydiiyo uusan helaynin jawaab ah anigaa danbigaa galay oo khaldamay waana layga gooynayaa waxaan geestay.markaa soomaalidu ma ogola dhibka ayagu ay geestaan cidkale bay dusha kasaaraan,labadaa max buus waxay isku raaceen in layska soo xirtay.hadaba hebel adiga hada waalaguubilaabay yaah!!!!! xilkii waa wareejisay yaah hada waa iska sheekeeysaneey naa maadaama moowduucii aan uugu talagalay in laga hadlaa uu dadkii ku adkaaday,waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, July 04, 2000 - 04:21 am
,,,,Gableey Shimbir iyo Shiribka waa kala duwan yihiin!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Tuesday, July 04, 2000 - 02:43 pm
LOLLLLLLLLloooooooooooooooololololololololloolol
.
.
.
.
.
ar ma maantey adna kusoo nabeen dheh.
.
.
.
.LOLOLOLOLOL
.
.
.
.
waa ka helay gurey1
.
.
.
.
.
Neefoowkaniini adi mowjadee kasoo hadloosaa (Shirib ii gableey) intee naga soo daareena maxaabiista landhan aabo laga sheekeenaayee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Tuesday, July 04, 2000 - 03:21 pm
,,,,Waraa Banoonigii Yurub yaa badiyay Ingiriiska ama BanglaDesh!!!!!Walaahi kuwoo meeshaan aa dhahay Computerka noo weydii,,,Walaahi anni ma Oshi,,,,,,,Hebel adaa Baloonta aad u kasaayo eey i dheheen ii Touch Downka,,,

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.